Talaado 24-09-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Yaasiin Daacad & Abdiqani Osoble
Farsamadii ::Mohamed Baryare
Talaado 24-09-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Yaasiin Daacad & Abdiqani Osoble
Farsamadii ::Mohamed Baryare
Talaado 24,Sep 2024 {HMC} SoDMA Gaadiid sida shixnado gargaar ah u dirtay degmada Awdheegle.
Talaado 24,Sep 2024 {HMC} Madaxweyne Dani” Ciidamada ATMIS Waaka Maarantaa Puntland.”
Talaado 24,Sep 2024 {HMC} Xog ku saabsan Khudbadaha Madaxda ee Shirka 79aad ee Qaramada Midoobay oo maanta ka furmaya.
Tuesday 24 Sep 2024 {HMC} Somalia accused Ethiopia of smuggling weapons on Tuesday amid fears that arms going into the conflict-riven Horn of Africa nation could end up in the hands of Islamist militants.
The neighbours traded barbs a day after an Egyptian warship unloaded heavy weaponry in Somalia’s capital Mogadishu, the second shipment since a security pact in August.
Landlocked Ethiopia, which has thousands of troops in Somalia to fight al Qaeda-linked insurgents, has fallen out with the Mogadishu government over its plans to build a port in the breakaway region of Somaliland in exchange for possible recognition of its sovereignty.
The spat has drawn Somalia closer to Egypt, which has quarrelled with Ethiopia for years over Addis Ababa’s construction of a vast hydro dam on the Nile River.
Ethiopia’s Foreign Affairs Minister Taye Atske Selassie said he was concerned arms from “external forces would further exacerbate the fragile security and would end up in the hands of terrorists in Somalia,” Ethiopia News Agency reported.
Responding, Somalia’s Foreign Minister Ahmed Moalim Fiqi told Reuters: “Ethiopia’s motivation behind these defamatory statements is its attempt to conceal the illegal smuggling of weapons across the Somali borders, which are falling into the hands of civilians and terrorists.”
He gave no evidence for the accusation, but added that Ethiopia was trying to divert attention from violations of Somalia’s sovereignty. Last week, Somalia accused Ethiopia of shipping arms to the semi-autonomous state of Puntland.
Somalia has threatened to expel Ethiopia’s troops by the end of the year if the port deal was not scrapped.
The U.N. Security Council lifted a more than three-decade arms embargo on Somalia in December.
Rashid Abdi, an analyst with the Sahan Research think-tank, said the potential for weapons landing in the wrong hands, such as al Shabaab militants, was high. “Al Shabaab is a major beneficiary and in 2023 harvested massive quantities of weapons by conducting raids on enemy (bases),” he said.
Reporting by Abdi Sheikh, Hereward Holland and George Obulutsa; Editing by Bate Felix, Ammu Kannampilly and Sharon Singleton
SOURCE

Talaado 24,Sep 2024 {HMC} Ciidamada Deegaanka Weerar Dhaba-gal ah ku dilay Xubno AS Ah.

Talaado 24,Sep 2024 {HMC} Shacabka Muqdisho oo siyaaba kala duwan uga hadlay hubka ay heshay dowlada Soomaaliya
Talaado 24,Sep 2024 {HMC} FAAH FAAHIN Isra’il oo 492 qof ku dishay Lubnaan
Talaado 24-Sep-2024 {HMC} Kooxda Al Shabaab ayaa saakay weerar culus waxa ay ku qaadeen deegaanka Janaay Cabdalle ee kuyaalla duleedka magaalada Kismaayo, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal xooggan oo dhaliyay khasaaro badan oo labada dhinac kala gaaray.
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta maamulka Jubbaland , ayaa wararku sheegayaan in ay fashiliyeen kana hortageen weerarka Al Shabaab, waxaana labada dhinac dhax maray dagaal culus oo jlbaha dhulka la isku dhigtay.
Saraakiil katirsan ciidanka Jubbaland ayaa sheegay in ay hayeen xogta weerarka Al Shabaab kusoo ahaayeen Janaay Cabdalle, waxa ayna xuseen in ciidamada uga hortageen kooxda weerarka soo qaaday meel ka baxsan saldhigga milatari ee weerarka kusoo ahaayeen.
Waxa ay sheegeen saraakiisha in Al Shabaab ku jabiyeen weerarkii ay soo qaadeen kana hortageen, waxa ayna xuseen in wali uu socdo howlgalka lagu eryanayo firxadka kooxda Al Shabaab ee saakay weerarka kusoo qaaday deegaanka Janaay Cabdalle.
Al Shabaab ayaa marar badan fashil iyo khasaarooyin xooggan kala kulmay weeraro dhoor ah oo ay kusoo qaadeen saldhigga milatari ee kuyaalla deegaanka Janaay Cabdalle, weeraadii ugu dambeeyay Al Shabaab ka geesteen deegaannada Jubbaland ayeyna kala kulmeen khasaarooyin aysan fileyn.oo
Talaado 24,Sep 2024 {HMC} Dowlada Jabuuti Oo Shaacisay qorsho lagu Xalinayo Xiisada Itoobiya iyo Soomaaliya.