Home Blog Page 1851

{DAAWO MUQAALKA} Shaqaaqo ka Dhacday Cadaado iyo Booliska oo Amaro Cusub Dul dhigay.

0

Talaado 24,Sep 2024 {HMC} Shaqaaqo ka Dhacday Cadaado iyo Booliska oo Amaro Cusub Dul dhigay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Ciidanka amniga Baydhabo oo fashiliyay qaraxyo

0

Talaado 24,Sep 2024 {HMC} Ciidanka amniga Baydhabo oo fashiliyay qaraxyo

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Dowlada Somaaliya oo maanta dalka dib ugu so celisay muwadiniin Somaliyeed…

0

Talaado 24,Sep 2024 {HMC} Dowlada Somaaliya oo maanta dalka dib ugu so celisay muwadiniin Somaliyeed…

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Dowlada Soomaaliya Oo Loogu Baaqay in Ciidamo Geeyso Xadka Hiiraan iyo Shabeelada Dhaxe.

0

Talaado 24,Sep 2024 {HMC} Dowlada Soomaaliya Oo Loogu Baaqay in Ciidamo Geeyso Xadka Hiiraan iyo Shabeelada Dhaxe.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} WAR DEG DEG AH:-Dowladda Masar oo ka hadashay Sababta ay hubka usiisay Soomaaliya.

0

Talaado 24,Sep 2024 {HMC} WAR DEG DEG AH:-Dowladda Masar oo ka hadashay Sababta ay hubka usiisay Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Taliyaha qeybta Booliska Gobalka karkaar oo si adag ula hadlay golaha wakiilada maamulka Puntland

0

Talaado 24,Sep 2024 {HMC} Taliyaha qeybta Booliska Gobalka karkaar oo si adag ula hadlay golaha wakiilada maamulka Puntland

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Madaxa Hayadda PDRC oo balan-qaadyo usameeyay shacabka iyo Madaxda Puntland

0

Talaado 24,Sep 2024 {HMC}Madaxa Hayadda PDRC oo balan-qaadyo usameeyay shacabka iyo Madaxda Puntland

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Daadad ay Dad ku dhimteen oo ku dhuftay Wadanka Jabaan

0

Talaado 24,Sep 2024 {HMC} Daadad ay Dad ku dhimteen oo ku dhuftay Wadanka Jabaan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Trump oo Ballan qaad u sameeyey Shacabka Mareeykanka .

0

Isniin 23,Sep 2024 {HMC}  Madaxweyne Trump oo Ballan qaad u sameeyey Shacabka Mareeykanka .

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

Dowladda Masar oo ka hadashay Sababta ay hubka usiisay Soomaaliya.

0

Talaado 24-Sep-2024 {HMC} Dowladda Masar ayaa war rasmi ah kasoo saartay hub iyo saanad ciidan oo shalay ay soo gaarsiisay magaalada Muqdisho.

Masar ayaa xaqiijisay inay Soomaaliya keentay kaalmo military oo looga gol leeyahay in lagu xoojiyo awoodda ciidamada Soomaaliya, xilli ay labada dhinac gaareen heshiis iskaashi oo dhanka difaaca ah.

“Waxaa Muqdisho gaaray shixnad kaalmo military oo loogu tala galay in lagu xoojiyo awoodda ciidanka Soomaaliya, iyada oo laga amba qaadayo taageerada Masar ee lagu xaqiijinayo xasiloonida Soomaaliya, la dagaalanka aragagixisada iyo ilaalinta midnimada dhuleed ee Soomaaliya,” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Masar.

Sidoo kale waxaa qoraalka Masar lagu sheegay in kaalmadan milateri ay tahay mid lagu fulinayo heshiiska iskaashi ee labada dal iyo dadaallada Soomaaliya oo amni ah.

Bayaanka Masar ayaa imanaya saacado un kadib markii uu dekedda Muqdisho kusoo xirtay markab dagaal oo siday hub iyo saanad ciidan oo kala duwan oo Masar ugu tala-gashay ciidamada xoogga dalka.

Muddooyinkan dambe waxaa sii xoogaysanayay xiriirka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Masar, iyada oo dhawaan un aheyd markii diyaarad ka timid Qaahira oo siday hub iyo ciidan ay ka soo dagtay garoonka magaalada Muqdisho.

Hubka haatan laga soo dajiyay Muqdisho ee ka yimid Masar ayaa noqonayaa kii labaad, iyadoo kan shalay soo gaaray Soomaaliya uu yahay mid ka duwan kii hore marka loo eego noocyada uu ka kooban yahay oo ay ku jireen kuwo waaweyn.