Home Blog Page 1858

Itoobiya oo sheegtay aysan doonayn deked, balse ay doonayaan inay bad helaan.

0

Isniin 23-Sept-2024 {HMC} La taliyihii hore ee amniga raysal wasaaraha Itoobiya ahna agaasimihii Guud ee Sirdoonka iyo Nabadsugida Itoobiya, Redwan Hussien, ayaa ka dhawaajiyay Itoobiya in aysan doonayn deked, balse ay doonayaan inay bad helaan.

Redwan Hussien ayaa aaminsan in Itoobiya mar hore lumisay fursad ay bad ku heli kartid, hase ahaatee, markaan wuxuu sheegay wax kaste haku qaadatee inay Itoobiya ka go’an tahay inay bad hesho

“Waa inaan Bad helnaa ujeedkeena ma ahan Deked, wax kasta ay nagu qaadato waxaan luminay fursadeenii ugu horeysa xiligii Mililiq. Laakiin hadda nagama hoos bixi doonto,” ayuu yiri Redwan Hussien

Horraantii sannadkan ayaa wareysi laga qaaday sarkaalkan mar uu ahaa la taliyaha amniga ee raysal wasaare Abiy, wuxuu sheegay, in Soomaaliya iyo Itoobiya ay isla ogaayeen heshiiska Itoobiya iyo Somaliland ilaa heshiiska si rasmi ah loo saxeexay.

Redwan wuxuu aaminsan yahay Somaliland in ay tahay maamul-goboleed Soomaaliya ka go’ay. Waxa uu sheegay 20 kiiloomitir oo ay ka helaan badda Cas inay ka caawinayso ciidamada badda ee Itoobiya fursad ay ku helaan tababaro ka sakow in dalka uu yeesho dekeddiisa soo dejinta iyo dhoofinta.

Dowladda Soomaaliya ayaa horey riyo maalmeed ugu tilmaamtay damaca Itoobiya ee badda Soomaaliya. Dowladdu waxay sheegtay inay Itoobiya faraha kula jirto arrimo xadgudub ku ah qaranimadeeda iyo madax bannaanideeda.

Somaliland oo ka shiftay qorshe ka dhan ah kooxaha AS iyo Xuutiyiinta dalka Yemen.

0

Isniin 23-Sept-2024 {HMC} Somaliland ayaa sheegtay in uu xidhiidh ka dhexeeyo kooxaha AS iyo Xuutiyiinta dalka Yemen, kuwaasi oo iska kaashanaya khalkhal galinta amaanka gobolka.

Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, oo waraysi siiyay Muuqbaahiyaha Al Carabiya, qaybta ku baxda Afka-Carabiga, ayaa dowlada Soomaaliya ugu baaqay in ay wax ka qabato xidhiidhka cusub ee dhexmaray kooxahan.

“Waxa jira xidhiidh adag oo ka dhexeeya kooxaha Xuutiyiinta iyo AS taasina waxay khatar ku tahay nabada gobolka. Dowlada Soomaaliya waa in ay xakamaysa iskaashiga kooxahan”

Waxa uu beesha caalamka ugu baaqay in ay door wayn ka ciyaarto xakamaynta dhaqdhaqaaqyada khatarta ku ah ganacsiga gobolka, isla markaana, aan lagu halayn Somaliland amaanka badda Cas.

Maraykanka ayaa hore u sheegay in uu jiro xidhiidh ay sameeyeen kooxaha Xuutiyiinta iyo AS, taasi oo laga yaabo in ay sababto in Xuutiyiintu ay hub xoogan siiyaan AS.

Dowladda Soomaaliya oo lasoo dagtay hubkii ugu badnaa iyo qorshaha socda.

0

Isniin 23-Sept-2024 {HMC} Ilo wareedyo ku sugan Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa Warbaahinta u xaqiijiyey in caawa Dowladda Soomaaliya ay la soo degtay Markab sida Hub aad u badan oo nooc walba isugu jira.

Hubka waxaa keenay Markab nooca dagaalka ah oo ka yimid dalka Masar, waxaana lagu daad gureeyay gaadiid waa weyn oo nooca ciidanka qaada ah, kaas oo dowladda Soomaaliya ay leedahay.

Hubkaan ayaa wararka qaar waxay sheegayaan in dowladda Masar ay siisay Soomaaliya, halka wararka qaar ay sheegayaan in Soomaaliya ay soo iibsatay hubkaan.

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa caawa loo daad gureeyey hubkaan laga soo dejiyey dekedda Muqdisho.

Wadada ka baxda Dekadda Muqdisho illaa inta laga gaarayo wasaaradda Gaashaandhigga ayaa caawa la xiray, waxaana marayey kaliya gaadiidkii hubka siday.

Weli wax war ah kama soo saarin Dowladda Soomaaliya hubkaan dalka la keenay iyo qorshaha ay ka damacsan tahay, balse waxaa jirta saansaan dagaal.

Dowladda Soomaaliya ayaa isku diyaarineysa inay ka jawaabto daandaansiga Itoobiya, hadii uu isku bedelo gacan ka hadal, waxaana jira dowladda cadeeyey in Soomaaliya ay ku garab taagan yihiin hiilo militery.

Sidoo kale hubkaan ayaa dowladda Soomaaliya ka saacidaya inay ka adkaato kooxaha Khawaarijta ah ee ka dagaalama gudaha dalka, kuwaas oo ka daran cadowga shisheeye ee dalkaan uu leeyahay.

Hogaamiyaasha Coongareeska Mareykanka oo ku heshiiyay miisaaniyad ku meel gaar ah

0

Isniin 23-Sept-2024 {HMC} Hogaamiyayaasha Kongareeska Mareykanka ee ka kala socda labada xisbiyada Jamhuuriga iyo Dimoqraadiga ayaa Axaddii shalay ku heshiiyay, miisaaniyad saddex bilood ah oo maalgelin doonto socod-siinta howlaha hey’adaha dowladda federaalka Mareykanka.

Hindise sharciyeedka kharashaadka muddada gaaban ee Coogareeska ayaa meesha ka saaraya, in qeyb ahaan ay istaagto shaqada Dowladda Federaalka Mareykanka marka la gaaro billowga miizaaniyad sannadeedka Mareykanka oo sanad walba billowdo 1-da bisha October.

Go’aanka kama danbeysta ah ee dhameystirka miisaaniyadda cusub ee Mareykanka ayuu Koongareeska u riixay marka laga gudbo doorashada madaxtinimada oo dhaceysa 5-ta bisha November.

Afhayeenka Aqalka Wakiillada Mareykanka Mike Johnson ayaa dhambaal uu u diray mudanayaasha Jamhuuriga ee Koongareeska ku faah-faahiyay qorshaha miisaaniyadda ku meel gaarka ah, 8 maalin ka hor inta uusan billaaban miisaaniyad sannadeedka cusub.

Koongaraska ayaa la filayaa in uu waqti adag wajaho marka la gaaro 1-da bisha Janaury ee sannadka soo socda, markaas oo ay sharci-dajiyaashu si aada uga doodi doonaan sara u qaadista xadka deynta Dowladda Mareykanka. Waxay halis ugu jiraan in ay dhaafaan xadka deynta Dowlada Federaalka oo la filayo in ay gaarto in ka badan $35 tiriliyan.

siyaasi u janjeera fikirka Maarkiisamka oo ku guuleystay doorashadi madaxtinimo ee dalka Sri Lanka.

0

Isniin 23-Sept-2024 {HMC} Anura Kumara Dissanayake oo ah siyaasi u janjeera fikirka Maarkiisamka ayaa ku guuleystay doorashadi madaxtinimo ee Sabtidi ka dhacday dalka Sri Lanka, sidaasi waxaa shaaciyay Axaddii guddiga doorashada.

Shacabka Sri Lanka ayaa gees isaga riixay siyaasiyiinti hore ee wajiga u ahaa dowladihi dhawaa, kuwaas oo ay u arkeen in ay dalkaasi dhaca koofurta Aasiya ay ku riixeen qalalaasihi dhaqaale ee aadka u xumaa.

Dissanayake, oo aad u taageera dabaqadda shaqeysa isla markaana kasoo horjeeday siyaasiyiinta af-miishaarrada ee caanka ahaa, ayaa taageero lixaad leh ka helay dhalinyarada taas oo soo dadajisay guusha uu ka gaaray doorashada.

Wuxuu ka badiyay hoggaamiyaha mucaaridka Sajith Premadasa iyo madaxweynaha xilka kasii dagaya Ranil Wickremesinghe, kaas oo kursiga ku fariistay laba sano ka hor ka gadaal marki ay Sri Lanka gunta u gashay qalalaase dhaqaale oo aad u daran.

Ku dhawaad 6 milyan oo cod ayuu ka helay codadki la dhiibtay sida ay shaaciyeen guddiga doorashada. Shaqada ugu weyn ee hortaalla ayaa ah xasilinta dhaqaalaha aanan wali soo kaban ee dalka Sri Lanka.

{DHAGEYSO} Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {22.09.2024}

Axad 22-Sept-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahmaan Ahmed Maaskaro

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

At least 51 dead in Iran coal mine explosion

0

Sunday 22 Sep 2024 {HMC}  An explosion caused by a gas leak at a coal mine in eastern Iran has killed at least 51 people, state media said on Sunday.

More than 20 others were injured after the blast in South Khorasan province.

It is reported to have been caused by a methane gas explosion in two blocks of the mine in Tabas, 540 km (335 miles) southeast of the capital Tehran.

The explosion occurred at 21:00 local time (17:30 GMT) on Saturday, state media said.

South Khorasan’s governor Javad Ghenaatzadeh said there were 69 workers in the blocks at the time of the explosion.

According to the AP news agency, he said: “There was an explosion and unfortunately 69 people were working in the B and C blocks of Madanjoo mine.

“In block C there were 22 people and in block B there were 47 people.”

It remains unclear how many people are still alive and trapped inside the mine.

State media has now revised its earlier toll of 30 dead.

“The number of dead workers increased to 51 and the number of injured increased to 20,” the official IRNA news agency reported.

Citing the head of Iran’s Red Crescent, state TV said earlier on Sunday that 24 people were missing.

According to Reuters news agency, Iranian President Masoud Pezeshkian expressed condolences to the victims’ families.

“I spoke with ministers and we will do our best to follow up,” Pezeshkian said in televised comments.

The Tabas mine covers an area of more than 30,000 square kilometres (nearly 11,600 square miles) and holds mass reserves of coking and thermal coal, according to IRNA.

It is “considered the richest and largest coal area in Iran,” IRNA said.

Local prosecutor Ali Nesaei was quoted by state media as saying “gas accumulation in the mine” has made search operations difficult.

“Currently, the priority is to provide aid to the injured and pull people from under the rubble,” Nesaei said.

He added that “the negligence and fault of the relevant agents will be dealt with” at a later date.

Last year, an explosion at a coal mine in the northern city of Damghan killed six people, also likely the result of methane leak according to local media.

In May 2021, two miners died in a collapse at the same site, local media reported at the time.

A blast in 2017 killed 43 miners in Azad Shahr city in northern Iran, triggering anger towards Iranian authorities.

SOURCE BBC

Kenya to send 600 more police officers to Haiti

0

Sunday 22 Sep 2024 {HMC}  Kenya has pledged to send 600 more police officers to Haiti in the coming weeks to help fight gangs controlling much of the capital, Port-au-Prince, and nearby areas.

This would bring the Kenyan contingent, deployed incrementally since June to help the Caribbean nation’s beleaguered police force, up to 1,000.

During a visit to the country, Kenya’s President William Ruto also said he supported turning the current Kenya-led security mission into a full United Nations peacekeeping operation.

A handful of other countries have together pledged at least 1,900 more troops.

Violence in Haiti is still rife and a UN human rights expert has warned that gangs are targeting new areas, causing further displacement.

The UN Security Council is due to meet by the end of the month to decide whether to renew Kenya’s current mandate for another 12 months, paving the way for a full UN mission in 2025.

This would lead to increased funding and resources for the operation, which has been hampered by a lack of equipment.

Addressing the Kenyan police officers at their base in Port-au-Prince, President Ruto commended the force for their successes over the last few months.

“There are many people who thought Haiti was mission impossible, but today they have changed their minds because of the progress you have made.”

He said they would succeed against the gangs and he promised to try to get them better equipment.

The nearly 400 Kenyan officers on the ground were going out on patrol “working hand-in-hand with Haitian forces to protect the people and restore security”, Ruto said.

“Our next batch, an additional 600, is undergoing redeployment training. We will be mission-ready in a few weeks’ time and look forward to the requisite support to enable their deployment,” he added.

But there has been some criticism in Haiti at the lack of a decisive move against the gangs.

A UN human rights expert who has just been there said the mission was inadequately equipped and needed helicopters, as well as night vision goggles and drones.

“The Multinational Security Support Mission (MSS), authorised by the UN Security Council in October 2023, has so far deployed less than a quarter of its planned contingent,” William O’Neil said on Friday.

Despite an international embargo, arms and ammunition continued to be smuggled into the country. allowing the gangs to extend their control to new territories, he said.

The UN expert had visited the south-east of the country, where he said the police lacked the logistical and technical capacity to counter the gangs.

He quoted a policeman in Jérémie as saying: “The situation borders on the impossible. We have to learn to walk on water.”

Sexual violence had drastically increased and more than 700,000 people were now displaced, Mr O’Neil said.

“This enduring agony must stop. It is a race against time.”

He said the solutions already existed, but efforts had to be “redoubled immediately”.

“It is crucial to stifle the gangs by giving the MSS Mission the means to be effective in supporting the operations of the Haitian National Police, as well as to implement the other measures provided for by the United Nations Security Council, including the sanctions regime and the targeted arms embargo.”

SOURCE BBC

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii Ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka.

0

Axad 22 Sep 2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararkii Ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

Waxaa Caawa Warka So Jeedinaayo Wariye Sahro Gabre

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DANBEEYAY

Israeli soldiers raid, order closure of Al Jazeera office in Ramallah

0

Sunday 22 Sep 2024 {HMC} Israeli soldiers have raided Al Jazeera’s bureau in Ramallah in the occupied West Bank and ordered the Doha-based news network to shut down operations amid a widening Israeli crackdown on media freedom.

Heavily armed and masked Israeli soldiers forcefully entered the building housing Al Jazeera’s bureau and handed the 45-day closure order to the network’s West Bank bureau chief, Walid al-Omari, early on Sunday.

Al-Omari said the Israeli military’s closure order accused the network of “incitement to and support of terrorism”.

Al Jazeera’s Jivara Budeiri said Israeli forces used tear gas in the vicinity of the Al Jazeera bureau and al-Manara Square in the heart of the occupied West Bank city. She added that Israeli soldiers confiscated their cameras. Budeiri said she feared the military might try to destroy Al Jazeera’s archives, which are stored in the office.

Israeli military vehicles left Ramallah after the raid.

Speaking over the phone from Ramallah, Al Jazeera’s Nida Ibrahim said the West Bank raid and the closure order come “as no surprise” after the earlier ban on reporting from inside Israel.

“We’ve heard Israeli officials threatening to close down the bureau. We’ve heard the government discussing this, asking the military ruler in the occupied West Bank to close down and shut down the channel. But we [had] not been expecting it to happen today,” Ibrahim said.

‘To erase the truth’
Sunday’s raid comes just months after the Israeli government banned Al Jazeera from operating inside Israel in May in the wake of its devastating war in Gaza, which has been turned into ruins by nonstop bombardment for the past 11 months.

That initial closure order was also for 45 days, but it was renewed and Al Jazeera journalists are still unable to report from inside the country.

After the raid, bureau chief al-Omari raised concerns about what Israeli soldiers may do to the office.

“Targeting journalists this way always aims to erase the truth and prevent people from hearing the truth,” he said.

The Government Media Office in Gaza called the Israeli move a “deafening scandal”.

“We call on all media organisations and groups that deal with human rights in the world to condemn this heinous crime … that is a blatant violation of press and media freedom,” it said.

Mostafa Barghouti, secretary-general of the Palestinian National Initiative, said Israel has no right, legally speaking, to close any office in Ramallah, which falls in Area A under the security and civil administration of the Palestinian Authority (PA). He added that Al Jazeera’s operating license was issued by the PA.

“This is the real face of Israel, a country that claims to be a democracy and claims to be supporting freedom of press,” he said.

Izzat al-Risheq, a member of Hamas’s political bureau, described the closure order as “a retaliatory measure against its professional role in exposing the occupation’s crimes against our people”.

He said, “The closure of Al Jazeera’s office is the culmination of the declared war against journalists who are subjected to systematic Zionist terrorism aimed at hiding the truth.”

Killing and silencing journalists

Media rights groups have slammed the Israeli government for its restrictions and attacks on journalists, particularly Palestinian reporters on the ground in Gaza amid Israel’s ongoing war on the besieged enclave.

Since the start of the war in October last year, Israeli forces have killed 173 journalists, according to a tally from the Government Media Office. International journalists have not been allowed to report independently from Gaza.

Al Jazeera’s Ismail al-Ghoul and Samer Abudaqa are among the journalists killed.

Al Jazeera Arabic correspondent Ismail Abu Omar was also severely injured in an Israeli strike in February.

Attacks against Al Jazeera reporters predate the war in Gaza, however.

In 2022, Israeli forces killed veteran Al Jazeera correspondent Shireen Abu Akleh while she was reporting from Jenin in the occupied West Bank.

A year earlier, the Israeli military also bombed a tower housing the network’s offices in Gaza.

Al Jazeera condemned the ban on reporting inside Israel earlier this year, calling it a “criminal act that violates human rights and the basic right to access of information”.

“Israel’s ongoing suppression of the free press, seen as an effort to conceal its actions in the Gaza Strip, stands in contravention of international and humanitarian law,” the network said in a statement in May.

“Israel’s direct targeting and killing of journalists, arrests, intimidation and threats will not deter Al Jazeera from its commitment to cover.”

Sunday’s raid highlights Israel’s tight control over the occupied West Bank, including areas purported to be under PA jurisdiction, such as Ramallah.

It comes two days after the United Nations General Assembly voted overwhelmingly for an end to the Israeli occupation.

Rami Khouri, a fellow at the American University of Beirut, also said the raid is part of a longstanding Israeli policy of seeking to “prevent real news about Palestinians or about what the State of Israel is doing to Palestinians” from coming out.

But Khouri told Al Jazeera that the bureau’s closure won’t “stop the world from knowing what’s going on, because of the hundreds of brave Palestinian journalists” and other foreign journalists in the West Bank and Israel.

Source: Al Jazeera