Home Blog Page 1862

{DAAWO MUQAALKA} Madaweyne William Ruto oo Group-ka Whatsupka madaxtooyada ka saaray kuxigeenkiisa.

0

Sunday 22,Sep 2024 {HMC} Madaweyne William Ruto oo Group-ka Whatsupka madaxtooyada ka saaray kuxigeenkiisa.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Deg Deg ” Hadii Reer Dudub 72 Sacadood Gacan Ku Dhiiglihii Ku Keeni Waayaan Waanu Aargoosananaa

0

Sunday 22,Sep 2024 {HMC}  Deg Deg ” Hadii Reer Dudub 72 Sacadood Gacan Ku Dhiiglihii Ku Keeni Waayaan Waanu Aargoosananaa

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Garaad Jaamac oo ka hadlay Madasha soodhaweynta Isimada dhaqanka SSC- khaatumo ee Mudug.

0

Sunday 22,Sep 2024 {HMC}  Garaad Jaamac oo ka hadlay Madasha soodhaweynta Isimada dhaqanka SSC- khaatumo ee Mudug.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Madaxwayne ku-xigeenka Puntland oo lagu soo dhoweeyey Caasimadda Dalka Sweden ee Stocholm.

0

Sunday 22,Sep 2024 {HMC} Madaxwayne ku-xigeenka Puntland oo lagu soo dhoweeyey Caasimadda Dalka Sweden ee Stocholm.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Dadka Wado Maakhir State waa daba-dhilifyo u shaqeeyo Somaliland” Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland

0

Sunday 22,Sep 2024 {HMC}Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland.”Maakhir meel reer Sanaag ku samaysteen maleh, dadka dabada ka riixayana waa daba-dhilifyo Somaliland u shaqayn jiray haddana Badhan ka sameeya imtixaanka SL oo wareeriyey waxbarashadii..”-

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Madaxweyne Waare oo Ka Hadlay arrinta Masar iyo Itoobiya.

0

Axad 22-Sept-2024 {HMC} Madaxweynihii hore ee HirShabelle, haddana ah ku xigeenka Xoghayaha guud ee IGAD Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, isla markaana khudbad ka jeediyay shir sanadeedka Nabadda ee PDRC ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xiisadda Soomaaliya, Itoobiya iyo Masar ee ka dhalatay heshiiska badda ee Abiy Axmed uu la galay Muuse Bixi.

Waare ayaa si aan gambasho lahayn uga hadlay loolanka Itoobiya iyo Masar ee Soomaaliya, kaas oo sii xoogeystay maalmihii lasoo dhaafay, kadib markii heshiis iskaashi difaac uu dhex-maray Muqdisho iyo Qaahira, kaas oo ay ka xumaatay Addis Ababa.

Ku xigeenka Xoghayaha guud ee IGAD ayaa sheegay in labada dal ee Itoobiya iyo Masar aanay wax dan ah u ahaynin Soomaaliya, waxaana uu si weyn uga horyimid in xilligan Masar lagu soo dhaweeyo magaalada Muqdisho, isaga oo su’aal ka keenay halkii ay jirtay 30-kii sano ee ay burburka la daala dhaceysay Soomaaliya.

“Itoobiya iyo Masar nin annaga qaraabo nala ah ma jiro 30 sano ayaan halkan joognay nooma imaan maxay hadda soo dooneen?” ayuu yiri Maxamed Cabdi Waare.

Sidoo kale wuxuu sii raaciyay “Qiil ayaan u raadineynaa Masar annagoo leh Islaam waayay, haddii ay Islaam tahay 30-kii sano ee la soo dhaafay xagee jireen?”.

Maxamed Cabdi Waare ayaa sidoo kale intaasi kusii daray in Itoobiya iyo Masar oo xuduud ahaan aad noogu now aanay garab qaban Soomaaliya, taas beddalkeedna ay jiraan waddamo kale oo ka dhow, isaga oo tusaale usoo qaatay dalalka Turkiga iyo Yemen.

“Taariikhdeenna markii ay Soomaalidu kala adkaan waysay Yemen iyo Turki ayay hub u kala doonan jireen hadda miyaan kala dooraneynaa kuwa Itoobiya la jira iyo kuwa Masar la jira? ” ayuu sii raaciyay.

Waxaa kale oo uu Waare shaaca ka qaaday in arrintu haddii ay sidaan kusii socoto la waayi doono magaca Soomaali, isaga oo ka digay halis uu sheegay in dalka uu kusii socod.

“Sida aan hadda ku socono haddaan kusii socono 20 KM oo bad ah ayaan hadda la yaabanahay dad Soomaali la yiraahdo ayaa halkan daganaan jiray ayaa la dhihi doonaa” ayuu markale yiri madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee HirShabelle.

{DAAWO MUQAALKA} Ciyaal weero markale laga Cabsi qabo ineey ka aas aasmaan Muqdisho.

0

Sunday22 Sep 2024 {HMC} Ciyaal weero markale laga Cabsi qabo ineey ka aas aasmaan Muqdisho.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Dalka Siri Lanka oo ay ka Billaabataya Doorashada Madaxtinimada.

0

Sunday22 Sep 2024 {HMC}Dalka Siri Lanka oo ay ka Billaabataya Doorashada Madaxtinimada.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Egyptian medical team arrives in Mogadishu to offer surgeries for Somali citizens

0

Sunday 22 Sep 2024 {HMC} An Egyptian medical delegation has arrived in Somalia to perform various operations and treatments for Somali citizens, reported DSEE NEWS on Friday.

The Somali Minister of State for Health Maryam Mohamed Hussein welcomes the Egyptian delegation upon their arrival at Aden Abdullah International Airport (Photo courtesy of DSEE NEWS)

The Somali Minister of State for Health Maryam Mohamed Hussein welcomed the delegation upon their arrival at Aden Abdullah International Airport.

This team of surgeons and medical consultants will conduct orthopaedic surgeries, tumour removals, and heart surgeries at De Martino General Hospital in Mogadishu to benefit 700 patients in the Horn of Africa.

In recent years, Egypt and Somalia have strengthened ties, signing multiple memorandums of understanding in 2022 focused on health, higher education, media and cultural and religious cooperation.

In July, Egypt launched its first direct flights between Cairo and Mogadishu to enhance relations with the Horn of Africa. And, in August, Egypt announced the opening of a new Egyptian embassy headquarters in the Somali capital.

SOURCE

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {22.09.2024}

Axad 22-Sept-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo::Mustaf Ali Addow

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO