Isniin 16 Sep 2024 {HMC} Garsoorka Degmada Buulo Burde oo la dhaariyey.
{DAAWO MUQAALKA} Wasiir Fiqi ”Wafdiga noo yimid waxaan kala hadalnay Xiisada nagala dhaxeyso Itoobiya”
Isniin 16 Sep 2024 {HMC} Wasiir Fiqi ”Wafdiga noo yimid waxaan kala hadalnay Xiisada nagala dhaxeyso Itoobiya”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Gudiga Dastuurka labada aqal oo Senator Cabdirisaaq u Doortay Gudoomiye.
Isniin 16 Sep 2024 {HMC} Gudiga Dastuurka labada aqal oo Senator Cabdirisaaq u Doortay Gudoomiye.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Baarlamaanka Soomaaliya oo loo gudbiyay Hindise Sharciyeed xasaasi ah
Isnii 16 -09-2024 {HMC} Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta kulan yeeshay ayaa akhrinta koowaad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxaana kulanka shir guddoominaayay Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow.
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo ay wehliyaan masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda ayaa mudanayaasha Golaha Shacabka faahfaahin ka siiyay Hindise Sharciyeedka Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed iyo muhiimada uu dalka u leeyahay.
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa aragtidooda ka dhiibtay hindise sharciyeedkan, muhiimada uu leeyahay, iyagoo talooyinkooda ku biiriyay, waxaana Xildhibaanada qaar ay su’aalo ka keeneen qodobada ku jira hindise sharciyeedkan oo uu ka mid yahay magaca hindise sharciyeedka
Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow oo kulanka soo xiray ayaa amray in hindise sharciyeedkan lagu wareejiyo guddiga ku shaqada leh si uu usoo diyaariyo akhrintiisa labaad dibna Golaha ugu soo celiyo.
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn {16.09.2024}
Axad 16 -09-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Yaasiin Cali Axmed & Sahro Gabre
Farsamadii ::Abdiqani Osoble
HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO
{DAAWO MUQAALKA} Maxkamadda Darajada Koobaad oo lasoo tagay Askai dhaawac u Geeystay Taliyaal Ciidan.
Isniin 16 Sep 2024 {HMC} Maxkamadda Darajada Koobaad oo lasoo tagay Askai dhaawac u Geeystay Taliyaal Ciidan.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Wasiir Fiqi ”Wafdiga noo yimid waxaan kala hadalnay Xiisada nagala dhaxeyso Itoobiya”
Isniin 16 Sep 2024 {HMC} Wasiir Fiqi ”Wafdiga noo yimid waxaan kala hadalnay Xiisada nagala dhaxeyso Itoobiya”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Dadka ku nool qeeybo kamid ah Puntland oo Cabasho ka Muujinaya waraabe Dad Cun ah.
Isniin 16 Sep 2024 {HMC} Dadka ku nool qeeybo kamid ah Puntland oo Cabasho ka Muujinaya waraabe Dad Cun ah.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Maxay tahay ujeedada Wafdiga ka Socda Urur Goboleedka IGAD ay u tageen Muqdisho.?
Isniin 16 Sep 2024 {HMC} Maxay tahay ujeedada Wafdiga ka Socda Urur Goboleedka IGAD ay u tageen Muqdisho.?
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Diyaaradaha Sahanka Ruushka ee lagu arkay Alaska iyo Maraykanka oo walaac ka muujiyay
Isniin 16-Sep-2024 {HMC} Diyaaradaha Dagaalka Dowladda Federaalka Ruushka ayaa lagu dul arkay Hawada sida weyn Maraykanka uu ugu faano in uu gacanta ku hayo ee Alaska, walaac ayay Washington ka muujisay Diyaaradahaas nooca sahanka ah.
Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in Taliska Ciidanka Cirka ee Waqooyiga Ameerika (NORAD) uu qaaday tallaabooyin uu difaac uga galay Diyaaradahaas oo markii 3aad kusoo xadgudbay muddo ka yar labo todobaad sida hadalka loo dhigay.
Arrintaan ayaa sii kordhisay walaaca laga muujinayo cabsida laga qabo in uu Ruushku beegsado xarumaha Isbahaysiga NATO sida ay dhawaan wadajir ugu caddeeyeen madaxda ugu sarreysa Sirdoonka Dalalka Maraykanka iyo Ingiriiska.
Moscow ayaa muujisay in ay awood u leedahay in Diyaaradahooda basaaska ah ay tagi karaan meel weliba oo loo arko halis aan loo gudbi Karin oo u xiran Dalka Maraykanka, waa tan keentay in uu Ruushka soo gudbiyo muuqaallada ay soo duubaan diyaaradahooda.



