Isniin 16 Sep 2024 {HMC}Wasiir Amniga K/Galbeed”Gacan Bir ah ayaan ku Qabaneeyna Cida Amaan Darada wado.”
{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiye Baydhabo Oo Bogaadiyay Guulaha Ciidamada Dowlada.
Isniin 16 Sep 2024 {HMC} Gudoomiye Baydhabo Oo Bogaadiyay Guulaha Ciidamada Dowlada.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} ASkari Buuq Dartiis u Dilay Saaxibadiisii ay shaqo wadaaga ahaayeen.
Isniin 16 Sep 2024 {HMC} ASkari Buuq Dartiis u Dilay Saaxibadiisii ay shaqo wadaaga ahaayeen.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Jarmalka oo tallaabo adag Kaqaday qul qulka Qaxootiga
Isniin 16 -09-2024 {HMC} Dowladda Jarmalka ayaa Isniinta maanta ah ballaarisay kontoroolka xudduudaha ay la leedahay dhamaan sagaalka dal ee deriska la ah, ayada oo rajo ka qabta in ay xakameyso qul-qulka muhaajiriinta, taasi oo ay ka caroodeen dalalka kale ee xubnaha ka ah Midowga Yurub.
Booliska Federaalka ayaa hubinayey baabuurta iyo basaska ka soo gudbaya dalalka kale, ayaga oo weydiinaya dadka saaran inay tusaan kaararka aqoonsiga, sidoo kalena furaan qeybta dambe ee gawaarida.
Germany ayaa dhacda bartamaha Yurub, waxayna qeyb ka tahay aagga dal ku gal la’aanta ee ee la yiraahdno Schengen ee dalalka xubnaha ka ah ay ku sameyn karaan isu socod xor ah.
Berlin ayaa tallaabadan ku dhowaaqday toddobaadkii tegay kadib markii ay dhaceen weeraro xagjir oo sare u qaaday cabsida shacabka, islamarkaana xoojiyey taageerada xisbiga midiga fog ee AfD.
Poland iyo Austria ayaa ka mid ah dalalka ka ashtakooday tallaabadan, oo wejigeeda koowaad uu socon doono lix bil.
Wasiirka arrimaha gudaha ee Jarmalka Nancy Faeser ayaa sheegtay in tallaabadan looga golleeyahay in lagu xaddido socdaalka sharci-darrada ah iyo “in la joojiyo dembiilayaasha lana aqoonsado lana joojiyo Islaamiyiinta xilli hore”.
Koontaroolada ayaa hakiyay isu socodka gaadiidka, laakiin dadka qaar ayaa taageeray.
Koontaroollada ayaa horey uga jiray xuduudaha Jarmalka uu la leeyahay
Faeser waxay sheegtay in dowladdu ay rajaynayso inay yarayso saamaynta ay tallaabadan ku yeelan karto dadka ku nool iyo kuwa ka shaqeeya gobollada xuduudda, isagoo ballan-qaaday “iskaashiga waddamada deriska ah”.
{DAAWO SAWIRADA} RW Kuxigenka oo Maanta Tacsi Ugu tagay Qoyska Ugaas Faracade
Isniin 16 -09-2024 {HMC} Ra’iisal Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta tacsi ugu tegey qoyskii Allaha u naxariistee uu Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi “Faracade” 13kii bishan uga geeriyooday magaalada Maka ee Boqortooyada Sacuudi Caraabiya.
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka ayaa Allaah uga baryay in uu Marxuumka ka waraabiyo jannadiisa Samir iyo Iimaanna ka siiyo ehelka, beesha uu ugaaska u ahaa iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo hoggaaminayey xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda iyo Xildhibaannada labada Aqal, ayaa sida oo kale saxiixay Buugga Tacsidaugaaska.

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamo kasoo Goostay PFS oo isku dhiibay Puntland
Isniin 16 Sep 2024 {HMC} Ciidamo kasoo Goostay PFS oo isku dhiibay Puntland
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Golaha Wakiilada Soomaliland oo Mar kale diiday in Maxkamad la saaro Xil. Maxamed Abiib
Isniin 16 Sep 2024 {HMC} Golaha Wakiilada Soomaliland oo Mar kale diiday in Maxkamad la saaro Xil. Maxamed Abiib
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Ciidamo kasoo goostay PSF oo la soo bandhigay.
Isniin 16 Sep 2024 {HMC} Ciidamo kasoo goostay PSF oo la soo bandhigay.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Wararka ugu Waa Weeyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn 16 09 2024
Isniin 16, Sep 2024 {HMC}Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAAWEYN
{DAAWO MUQAALKA} Garsoorka Degmada Buulo Burde oo la dhaariyey.
Isniin 16 Sep 2024 {HMC} Garsoorka Degmada Buulo Burde oo la dhaariyey.



