Home Blog Page 207

Somaliland denies hosting Israeli military bases or accepting Gaza refugees

0

Friday  2, Jan 2026 {HMC}– Somaliland on Thursday denied reports that it had agreed to accept refugees from Gaza or allow Israel to establish military bases on its territory in exchange for Israeli recognition.

In a statement posted on X, Somaliland’s Ministry of Foreign Affairs rejected what it described as false allegations made by Somalia’s president.

advertisements

“The Government of the Republic of Somaliland firmly rejects false claims made by the President of Somalia alleging the resettlement of Palestinians or the establishment of military bases in Somaliland,” the ministry said.
It stressed that Somaliland’s engagement with Israel is strictly diplomatic and conducted in accordance with international law.

“Somaliland’s engagement with the State of Israel is purely diplomatic, conducted in full respect of international law and the mutual sovereign interests of both countries,” the statement added.

The ministry accused Mogadishu of attempting to mislead the international community and undermine Somaliland’s diplomatic efforts.

“These baseless allegations are intended to mislead the international community and undermine Somaliland’s diplomatic progress. Somaliland remains committed to regional stability and peaceful international cooperation,” it said.

The response follows remarks by Somali President Hassan Sheikh Mohamud in an interview with Al Jazeera, in which he stated Somali intelligence indicated that Somaliland had accepted three Israeli conditions in return for recognition. According to Mohamud, these included the resettlement of Palestinians, the establishment of an Israeli military base along the Gulf of Aden, and Somaliland’s participation in the Abraham Accords.

Mohamud also alleged that Somalia’s intelligence services had detected an existing Israeli presence in Somaliland, suggesting that Israel’s recognition merely formalised activities that had previously taken place covertly.

Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu announced last week that Israel would recognise Somaliland as an independent state, making it the first UN member country to do so. The announcement triggered strong reactions from Somalia and drew condemnation from several African and Middle Eastern nations, as well as criticism from the European Union.

Somaliland declared independence from Somalia in 1991 but had not previously secured formal recognition from any United Nations member state until Israel’s announcement last Friday.

Source Hiiraan Online

Somali army kills 29 militants in operation against AS

0

Friday  2, Jan 2026 {HMC}– Somalia’s armed forces, working in coordination with international partners, killed 29 al-Shabaab militants during an operation in the town of Jabad Godane in southeastern Somalia, the Ministry of Defence said on Thursday.

In a statement posted on X, the ministry said the operation included overnight airstrikes in the Middle Shabelle region, which also destroyed vehicles and weapons that were intended for use in attacks against civilians.

advertisements

“The Ministry of Defence extends its appreciation to international partners for their continued support in security cooperation, intelligence sharing, and operational enablement in the fight against terrorism,” the statement said, without identifying the specific partners involved.

The ministry commended the Somali National Army and its allies for the operation and reaffirmed its commitment to continuing military campaigns until al-Shabaab is fully defeated.

AS has waged an insurgency in Somalia since 2007, seeking to overthrow the internationally recognised government and impose its own rule.

The group continues to carry out attacks targeting civilians, government institutions, and security forces despite sustained military pressure from Somali forces and their partners.

Source Hiiraan Onlone

Man City and Liverpool frustrated in 0-0 draws in Premier League to leave Arsenal with 4-point lead.

Friday 2, Jan  2026  {HMC} Erling Haaland and Manchester City were frustrated in a 0-0 draw at Sunderland on Thursday, leaving Arsenal with a four-point lead at the halfway stage of the Premier League season.

Liverpool couldn’t manage a goal against a promoted team, either, laboring to a 0-0 draw against Leeds at Anfield.

The stalemates highlighted the strength in depth in England’s lucrative top flight.
They also maybe showed why Arsenal has been able to forge clear after 19 of 38 games in its bid for a first league title since 2004, with City and Liverpool — the dominant forces in English soccer over the last decade — having lost their old fluency going forward.

There were draws all round on a low-scoring night, with Tottenham held 0-0 at Brentford and Fulham scoring in the 80th minute to finish 1-1 at Crystal Palace.

City’s run over

City was on an eight-match winning run in all competitions but stumbled against an opponent that has drawn against Arsenal and beaten Newcastle at its Stadium of Light home over the last two months.

Haaland had opportunities either side of halftime against stubborn Sunderland but couldn’t add to his league-high 19 goals for the campaign.

Indeed, it was substitute defender Josko Gvardiol who came closest for City, flicking a shot against the post and having a header saved from point-blank range.

“You can’t be perfect every time, every half, every minute,” City captain Bernardo Silva said. “The team is showing a lot of resilience at the minute — in the moments when we don’t play that well, we are still very consistent, very stable.”

Spain star Rodri, the former Ballon d’Or winner, made his return for City after two months out with a hamstring injury when he came on as a halftime substitute.

Liverpool underwhelms

Liverpool extended its unbeaten run to eight games but underwhelmed again amid key absences up front.

Hugo Ekitike’s misdirected header from in front of goal in the first half was the only clear-cut chance at Anfield for Liverpool, which lacked inspiration in attack with Alexander Isak injured and Mohamed Salah at the Africa Cup of Nations.

Liverpool stayed in fourth and is 12 points behind Arsenal in a disappointing title defense.

Since a 4-1 home loss to PSV Eindhoven in the Champions League on Nov. 26, Liverpool has played seven games in the Premier League — winning four of them and drawing the other three. It has struggled to find much fluency, however, with Liverpool manager Arne Slot placing extra emphasis on being tighter at the back after the team’s early season woes.

“This season multiple times we have conceded a goal in a game like this and that’s a positive thing today,” Slot said.

The other result in the recent undefeated streak was a victory at Inter Milan in the Champions League.

Palace struggling

Jean-Philippe Mateta headed Palace in front against Fulham, only for Tom Cairney to equalize for the visitors.

That left Palace without a win in six matches in all competitions, with the absence of regulars like Daniel Munoz, Chris Richards (both injured) and Ismaila Sarr (at the Africa Cup) hitting hard.

AP Logo
By  STEVE DOUGLAS

Ra’iisul Wasaaraha DFS: , Ayaa Si adag U Cambaareyey Faragelin Lagu Sameeyo Madax-bannaanida & midnimada Soomaaliya.

0

Jimco 2, Jan 2026 {HMC}– Ra’iisul Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa si adag u caddeeyay mowqifka kama dambaysta ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ka qaadatay faragelin kasta oo lagu sameeyo madax-bannaanida, midnimada iyo karaamada Qaranka Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa hadalkan ka jeediyay kulan fagaaro ah oo uu kula hadlayay qaar ka mid ah hal-doorka, waxgaradka iyo bulshada rayidka ah ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug, halkaas oo uu si faahfaahsan uga hadlay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee dalka.

Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay si dhow ula socoto dhammaan falalka iyo dhaqdhaqaaqyada liddi ku ah madax-bannaanida Qaranka, isagoo xusay in faragelinta lagu eedeeyay Israa’iil ay yihiin kuwo si cad ugu xadgudbaya sharciga caalamiga ah iyo madaxbannaanida dalka.

Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu adkeeyay in Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan marnaba ogolaan doonin in dal shisheeye uu ku xadgudbo dhul, bad ama hawada dalka, isaga oo tilmaamay in Dowladda ay qaadi doonto dhammaan tallaabooyinka sharci, diblomaasiyadeed iyo kuwo amni ee lagama maarmaanka u ah difaaca Qaranka.

“Dowladda Soomaaliya waxaa ka go’an ilaalinta amniga, midnimada iyo karaamada ummadda Soomaaliyeed, cid kasta oo ku xadgudubtana waxa ay wajihi doontaa jawaab waafaqsan xeerarka Qaranka iyo kuwa caalamiga ah,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamsa.

Ugu dambeyn, Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay garab istaagaan Dowladda, kana fogaadaan wararka marin-habaabinta ah, isagoo ku nuuxnuuxsaday in midnimo qaran ay tahay tiirka ugu weyn ee lagu difaaci karo jiritaanka iyo madax-bannaanida Soomaaliya.

Yaa kusobay kusoo baxay doorashooyinka goleyaasha deegaanka Muqdisho ?

0

Jimco 2, Jan 2026 {HMC}  Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa si rasmi ah u baahiyey magacyada xubnaha ku soo baxay goleyaasha deegaanka ee 16-ka degmo ee Gobolka Banaadir, kaddib doorashooyinkii ka qabsoomay magaalada Muqdisho 25-kii bishii hore.

Sida ay guddigu sheegeen, urur siyaasadeedka uu hoggaamiyo Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa helay tirada ugu badan ee xubnaha goleyaasha deegaanka, isagoo ku guuleystay 177 xubnood.

Ururka siyaasadeedka Towfiiq, oo uu hoggaamiyo Sheekh Saakir Cali Xasan, hoggaamiyihii hore ee Ahlusunna Waljamaaca ee gobollada dhexe, ayaa isna helay 49 xubnood, halka ururka Ramaas uu noqday kan saddexaad ee ugu codka badan, kadib markii uu helay 42 xubnood.

Degmooyinka Wartanabadda, Kaaraan, Yaaqshiid, Heliwaa, Dharkenley, Wadajir, Hodan, Dayniile iyo Howlwadaag ayaa mid kasta ka soo baxay 27 xubnood oo gole deegaan ah, maadaama ay ka mid ahaayeen degmooyinka A-da ah.

Dhanka kale, degmooyinka Boondheere, Shibis, Shangaani, Xamar-weyne, Waaberi, Xamar-jajab iyo Cabdicasiis ayaa mid kasta ka soo baxay 21 xubnood oo gole deegaan ah, kuwaas oo loo aqoonsaday degmooyinka B-da ah, sida horay uu guddigu u shaaciyey.

Guud ahaan, 390 xildhibaan oo gole deegaan ah ayaa lagu dhawaaqay, kuwaas oo 291 ka mid ah ay yihiin rag, halka 99 xubnood ay dumar yihiin.

Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa sidoo kale sheegay in maalmaha soo socda ay xubnaha goleyaasha deegaanka degmo walba u dooran doonaan guddoomiyeyaasha, guddoomiye ku-xigeennada iyo xoghayeyaasha degmooyinka.

Howlgal amni oo ka dhacay Jilib ayaa Lagu dilay horjooge kaisan AS.

0

Jimco 2, Jan 2026 {HMC} Howlgal si gaar ah loo qorsheeyay oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamka ayaa lagu dilay labo sarkaal oo sare oo ka tirsanaa AS. kaddib weerar bartilmaameed ah oo ka dhacay degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe.

Howlgalkan oo dhacay 10-kii December ayaa lagu beegsaday Cabdullaahi Cismaan Maxamed, oo loo yaqaanay Injineer Ismaaciil, iyo Cabdikariin Maxamed Xersi (Qoorleex), kuwaas oo ka mid ahaa maskaxda hawlgallada khatarta badan ee kooxda.

Injineer Ismaaciil waxa uu ahaa hoggaamiye gacanta ku hayay abaabulka qaraxyada, kooxda Amniyaadka iyo hawlaha marin-habaabinta warbaahineed ee ay AS  ku faafin jireen fariimahooda.

Waxa uu kamid ahaa shaqsiyaadka sida gaarka ah loo baadi-goobayay, iyadoo madaxiisa lagu raadinayay abaalmarin lacageed oo gaareysay 5 milyan oo doollar, sababo la xiriira kaalintiisii weerarro waaweyn oo lagu hoobtay shacabka.

Wararku waxay sheegayaan inuu door muuqda ku lahaa qaraxii dhacay 14-kii Oktoobar iyo falal kale oo dhiig ku daatay oo ka dhan ahaa rayidka Soomaaliyeed.

Sidoo kale, Cabdikariin Maxamed Xersi (Qoorleex) ayaa ahaa sarkaal ka tirsan qaybta marin-habaabinta, isaga oo si gaar ah masuul uga ahaa isku-xirka hawlaha Khawaarijta ee gobollada Jubbooyinka.

Howlgalkan ayaa lagu tilmaamay mid si weyn u dhaawacay awooddii iyo qorshayaashii Khawaarijta, waxaana lagu soo afjaray halis amni oo ay muddo dheer ku hayeen shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweyne Xasan Sheekh Ayaa Sheegay in ‘AS’ iyo Daacish ay hortaagan yihiin midnimada Dadka Soomaaliyeed .

0

Jimco 2, Jan 2026 {HMC}  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ‘AS’ iyo Daacish ku eedeeyay in ay hortaagan yihiin midnimada Dadka Soomaaliyeed isla markaana ay sabab u yihiin in faragelin dibadda ah dalka uu la kulmo.

Madaxweyne Xasan ayaa tilmaamay in Somaaliya muddo ay la tacaalayso kasoo kabashada dhibaatooyinkii sokeeye iyo kuwa uu ugu yeeray in ay yihiin “Argagixiso” dad badan oo Soomaaliyeedna ay u dhinteen una dhaawacmeen.

‘AS’ & Daacish ayuu ku tilmaamay in ay yihiin kooxo khatar badan, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayuu xusay in ay xoogga saartay in dagaal wadajir ah lagu qaado si looga hortago ‘Halista ay dalka ku yihiin’ sida uu hadalka u dhigay.

“Maanta, Soomaaliya waxay la tacaalaysaa laba ka mid ah kooxaha argagixiso ee ugu adag uguna khatarta badan, kuwaas oo ah Daacish (ISIS) iyo Al-Shabaab, oo mabda’ ahaan la xiriirta Al-Qaacidda. Waxa aan la dagaallamaynaa ku dhowaad labaatan sano” ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweyne Xasan ayaa intaas ku daray in marweliba Daacish & ‘AS’ adeegsanayaan wax weliba oo ay u arkaan in ay kusoo jiidan karaan dareenka Shacabka Soomaaliyeed, balse Dowladda Federaalka ay dhinac weliba kala dagaalantay.

“Wax kasta oo ay sheegayaan hadday iyaga ka yimaadeen ama Al-Qaacidda ugu dambayn waxa ay isku dayayaan in ay soo jiitaan dareenka Shacabka Soomaaliyeed iyaga oo adeegsanaya waxa la yiraahdo Soomaalinimo, Maxay u sheeganayaan in ay Israel ka difaacayaan Soomaaliya iyaga oo haddana burburinaya dalka, Nolosha Shacabka Soomaaliyeed, Amnigooda & Nolol maalmeedkooda? Ayuu hadalkiisa sii raaciyay MW Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.

Waxa uu carrabka ku dhuftay in haddii ay ka go’an tahay difaaca iyo diir nixidda Shacabka Soomaaliyeed in dhabbaha u furan uu yahay albaabka Nabadda iyaga oo marka hore joojinaya dhibaatooyinka ay u gaysanayaan Dalka & Dadka Soomaaliyeed sida uu hadalka u dhigay.

“Haddii ay dhab ka yihiin, ha qaataan nabadda, ha joojiyaan argagixisada, ha la heshiiyaan Shacabka Soomaaliyeed, hana kamid noqdaan Soomaaliya. Ha ka tanaasulaan ku xirnaanshaha Al-Qaacidda, kuna biiraan siyaasadda guud ee Soomaaliya iyo hab-nololeedka Soomaaliyeed” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha Soomaaliya, Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale sheegay in hadallada kasoo yeeray Daacish & ‘AS’ inay yihiin kuwo ay fahamsan yihiin Dadka Soomaaliyeed oo ka caqli badan in ay ka tahay qiiro aan dhab ahayn oo ay ku doonayaan dareenkooda.

“Shacabka Soomaaliyeed waa kuwo caqli badan oo fahmaya in ay tani tahay oohin been ah sial markaana aysan waxba u tarayn Sooamaliya, dhab ahaantii Kooxaha Argagixisada ayaa fududeeyay in ay Israa’iil Dalka ay soo farageliso, sababtu waxa ay ka shaqaynayaan in Soomaaliya ay ahaato mid liidato oo aan awood lahayn” ayuu yiri MW JFS, Xasan Sheekh Maxamuud.

Hadalkaan waxa uu ku sheegay Waraysi uu siiyay Teleefishinka Aljazeera, waxaana uu uga hadlay dhowr qodob sida faragelinta Israa’iil ee Soomaaliya, Dalalka garab istaagay Dowladda Federaalka, la dagaalanka Daacish & AS, Hoggaaminta Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo kuwo kale.

Ciidanka Israa’iil ayaa si bareer ah u toogtay Carruur Magaalada Gaza

0

Jimco 2, Jan 2026 {HMC}  Ciidanka Israa’iil ayaa si bareer ah u toogtay Wiil yar oo lagu magacaabo Yuusuf Axmed Al-Shandaghli oo ku sugnaa Xero Barakac oo ku taalla Waqooyiga Magaalada Gaza gaar ahaan aagga Jabalia an-Nasla sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan.

Xubno katirsan adeegayaasha Caafimaadka ayaa sheegay in Cunugga yar la geeyay Isbitaal si looga daweeyo dhaawaca kasoo gaaray rasaasta ay ku fureen ciidanka Yuhuudda balse ugu dambayn uu ku naf baxay goobtaas sida ay sheegeen.

Dadka deegaanka ee ku nool xeryaha Barakacayaasha ayaa sheegay in si joogta ah ay ciidanka Israa’iil ay u toogtaan Dadka rayidka ah xiliyada habeenkii haba ugu badnaadaanee, waxaa jira dad kale oo isla goobta ay ku beegsadeen.

Sanduuqa Taakulada Carruurta ee UNICEF ayaa walaac ka muujiyay xaaladaha adag ay wajahayaan Falastiiniyiinta, Hay’addaan katirsan waaxyaha Qaramada Midoobay ayaa soo jeedisay in Israa’iil lagula xisaabtamo dhibaatooyinkaas ay u gaysanayso Carruurta.

Ciidanka Israa’iil oo ku jabay dagaallada tooska ah ee Magaalada Gaza ayaa duqaymo culus ku burburiyay Guryaha Rayidka, Goobaha Caafimaadka, Masaajidda iyo meel weliba oo astaan u ah Bulshada Magaaladaas, Dadka badbaaday ayaa ku nool guryo dheentooyin ah.

Iran oo Hubkeeda Casiga ah ku iibineyso Lacagta cryptocurrency.

0

Khamiis 1, Jan 2026 {HMC} Dowladda Iiran ayaa shaaca ka qaaday inay diyaar u tahay iibinta hubkeeda casriga ah oo ay ku jiraan gantaallo, diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo doomaha qaraxyada ka fuliya gudaha badda,

iyadoo la adeegsanayo lacagta dijitaalka ah ee cryptocurrency, si ay uga gudubto saameynta ka dhaqaale ee ka dhalanaysa cunaqabateynta reer galbeedka, sida uu sheegay wargeyska Financial Times oo xiganaya go’aan ay ku dhawaaqday wasaaradda difaaca Iiraan.

Tallaabadan ayaa dalalka iyo ururrada ay xiriirka la leedahay Iiraan u suragelinaya inay helaan hub casri ah, wallow go’aankan uu dhinaca kale khatar dhalin karo haddii aysan Iiraan si taxaddar leh u fulin iibkeeda hubka oo gacmo mas’uuliyad ah ku koobin ciddda ay ka iibinayso,

Iran ayaa noqonaysa dalkii u horreeyay ee hub ku iibinaya lacagta aan tixraaca lahayn ee cryptocurrency. Wax u dhigma haddii aad Bitcoin heysato, waad iibsan kartaa gantaallada Iiraan!

Dowladda Qatar oo dhax dhaxaadin ka dhaxbilaawday Sacuudiga iyo Imaaraadka.

0

Khamiis 1, Jan 2026 {HMC} Amiirka Wadanka Qatar,Tamim bin Hamad ayaa dhex dhexaadin ka dhex billaabay ; dhaxal-sugaha boqortooyadda Sacuudiga , Maxamed Bin Salmaan iyo madaxweynaha Imaaraadka Carabta , Mohammed bin Zayed , kaddib markii labada hoggaamiye uu soo kala dhex galay khilaaf bannaanka usoo baxay oo ka dhashay tartanka awoodda gobolka.

 

Amiirka Wadanka Qatar ayaa maanta labada dhinac telefoon kula xiriiray, sida ay xaqiijiyeen wakaaladaha wararka rasmiga ah ee Dalka Qatar iyo Imaaraadka Carabta.