Home Blog Page 223

Aircraft carrying Libya’s Chief of General Staff, four other people disappears from radar.

0

Tuesday 23, Dec 2025 {HMC} An aircraft carrying Libya’s Chief of the General Staff, General Mohammed Ali Ahmed Al-Haddad, and four other passengers has disappeared from radar, Turkish Interior Minister Ali Yerlikaya said on Tuesday.

According to the Turkish Interior Minister, the aircraft, a Falcon 50 business jet of registration number 9H-DFJ, was heading to Libya’s capital, Tripoli, from Turkish capital, Ankara, when it lost radar connection.

Interior Minister Yerlikaya said the aircraft took off from Ankara Esenboğa Airport at 8:10 pm Turkish time (17:10 GMT) and lost radio contact at 8:52 pm (17:52 GMT).

“An emergency landing notification was received from the aircraft in the vicinity of Haymana; however, communication could not be re-established thereafter,” the minister said in a statement on the Turkish social media platform NSosyal. Haymana is located in the Turkish capital.

“The public will be kept informed of further developments,” Interior Minister Yerlikaya said.

SOURCE TRT Afrika

Turkiga oo heshay burburka diyaarad gaar loo leeyahay oo siday shan qof, oo uu ku jiro Taliyaha Ciidanka Libya.

0

Talaado 23, Dec 2025 {HMC} Dowladda Turkiga ayaa heshay burburka diyaarad gaar loo leeyahay oo siday shan qof, oo uu ku jiro Taliyaha Guud ee Ciidamada Libya, General Muhammed Ali Ahmed Al-Haddad.

Diyaaradda ayaa la waayay intii ay ku jirtay safar ay kaga soo duushay Ankara kuna sii jeedday Tripoli, ka hor inta aan laga helin agagaarka Ankara burburkeeda.

Kooxaha gurmadka iyo xaaladaha degdegga ah ayaa hadda ku sugan goobta shilka, waxaana socda qiimeyn lagu sameynayo xaaladda iyo baadi-goob suurtagal ah.

Ilaa hadda faahfaahin degdeg ah lagama bixin xaaladda dadka saarnaa ama sababta shilka.
Mas’uuliyiinta Turkiga ayaa sheegay in baaritaan rasmi ah uu socdo.

Israa’iil oo mushaar bille ah siiso saddex kun oo dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al Harji.

0

Talaado 23, Dec 2025 {HMC} Wargeyska Mareykanka ka soo baxa ee
Washington Post ayaa daahqaaday inay Israa’iil mushaar bille ah siiso saddex kun oo dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al Harji oo sheegta inay difaacaan bulshada Druze ee deggan koonfurta Suuriya ,

Warbixinta ayaa xaqiijisay inay Israa’iil sidoo kale kooxdan hub u dirto, halka sidoo kale tababbaro milatari la siiyo.

Wargeyska wuxuu sheegay , in ujeeddadu tahay kooxaha Druze inay goostaan dhulalka ay degganyihiin ee dalalka, Suuriya , Lubnaan iyo Ciraaq.

Diyaarad sidday Taliyihii Militariga Liibiya & saraakiil kale oo la waayey Xili ay ka duuleen magaalada Ankara.

0

Talaado 23, Dec 2025 {HMC} Diyaarad sidday Taliyihii Militariga Liibiya, Maxamed Cali Al-Xaddaad & saraakiil kale ayaa la waayey xilli goordhaweyd oo caawa ah ay ka duuleen magaalada Ankara ee dalka Turkiga, kuna sii jeedeen Tripoli — AJ

Diyaarad siday Tallyaha cildanka Lilbiya Jen, Mohammed All Ahmed a Haddad no ka duushay Ankara kuna socotay Impoli ayaa lumisay xarieka lagaarsiima, lamana hayo wax dhagdhagaageedo, sida ay shongray warbearanta Ankara.

Al Haddad ayaa 00 100m ka duulay Ankara, isagoo kusocday dalkisa marki uu dhameyslay boogasho kutagay turkiga, diyaarada ayaa xarırks lumisey 42 dagligo markil ay hawada kujitay

Wasiirka arnmaha gudaha Turkiga ayna sheegay in ay haarhaan daan

Qaramada Midoobeey oo kordhiyay mudada AUSSOM ilaa December ee 2026.

0

Talaado 23, Dec 2025 {HMC} Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobeey ayaa kordhiyay mudada AUSSOM ilaa December ee 2026.

Dhankale 15ka xubnood ee Golaha Ammaanka ayaa isku raacay in la xiro xafiiska UN ee Soomaaliya oo jiray tan iyo sanadkii 1991.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Dowladiisa ayaa mudo raadinaayay go’aanka xirista xafiiskaan oo awood dheeri ah lahaa.

Itoobiya iyo Kenya oo ka wada hadlay fursadaha maalgashi iyo istaraatiijiyada.

0

Talaado 23, Dec 2025 {HMC} Dowladdaha Kenya iyo Itoobiya ayaa ku heshiiyay in ay sii wadi doonaan xoojinta iskaashiga qotoda dheer ee labada dhinac iyagoo horumarinaya nabadda iyo ammaanka gobolka Geeska Afrika.

Sida uu barta X ku sheegay madaxwenye William Ruto kadib markii uu booqasho ku tagay magaalada Addis Ababa.

Ruto oo la kulamy ra’iisulwsaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayeey kulanka kadib sheegeen in ay dib u xaqiijineyaan go’aanka ay wada wadaagaan ee ku aaddan xasilloonida, wadahadalka, iyo xalalka Afrikaanka ah; kuwaas oo ku qotoma beey yiraahdeen aragti midaysan oo ku saabsan is-dhexgalka dhaqaalle ee xooggan, kobaca dhijitaalka ah, iyo barwaaqada la wadaago.

William Ruto ayaa yiri “Waxa aan booqasho ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo aan wadahadallo miro dhal ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya”

Arrimaha kale ee muhiimka ee ay ka wadahadleen ayaa ah in ay taageeraan Ethiotel iyo Safaricom si ay u sahamiyaan fursadaha maalgashi ee istaraatiijiga ah ee wadajirka ah ee suuqyada gobolka, iyadoo taageero buuxda laga helayo dowladaha Kenya iyo Itoobiya.

Itoobiya iyo Mareykanka oo kala saxiixday Heshiis ku kacaya 1.6 bilyan oo dollar.

0

Talaado 23, Dec 2025 {HMC} Dowladaha Itoobiya iyo Mareykanka ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi caafimaad oo xoojinaya iskaashiga dhanka caafimaadka.

Heshiiska oo ku kacaya1.6 bilyan dollar oo u dhexeeya dawladaha Itoobiya iyo Maraykanka ayaa socon doona ilaa 5 sano (laga bilaabo 2026 ilaa 2030) wuxuuna qaab dhismeedkiisu yahay in la sii wado taageerada HIV/AIDS-ka, Qaaxada, hooyada iyo dhallaanka, wax ka qabashada cudurrada faafa iyo u diyaargarowga iyo in la xoojiyo nidaamka caafimaadka Itoobiya.

Lagasoo bilaabo qaabka iskaashiga ee 1.6 bilyan dollar, dawladda Maraykanku waxay ku bixin doontaa 1.16 bilyan oo doolar, waxayna dawladda Itoobiya dabooli doontaa dhaqaalaha soo hara kaas oo ku saleysan aasaaska joogtada ah ee ah in ay kordhiso maaliyadda nidaamka caafimaadka gudaha.

Iskaashiga waqtiga fog, labada dal ayaa gacan ka geysan doona xoojinta nidaam caafimaad oo isku dhafan oo aan la jabin karin, iyo hubinta caafimaadka muwaadiniinta, kor u qaadida tayada iyo xirfadaha xirfadlayaasha caafimaadka, kordhinta maaliyadda caafimaadka gudaha iyo sahayda iyo soosaarka daawada gudaha iyo nidaam caafimaad oo waara.

Mareykanka oo in kabada 4 toddobaad ka wadaa duulimaadyo sirdoon dalka Nigeria.

0

Talaado 23, Dec 2025 {HMC} Mareykanka ayaa muddo ka badan 4 toddobaad wuxuu dalka Nigeria ka wadaa duulimaadyo sirdoon oo la sheegay inay xog ka aruurinayaan qeybo badan oo ka tirsan dalkaa,

sida ay werisey Reuters oo tixraacaysa xogta duulimaadyada hawada Nigeria iyo xaqiijinta saraakiil Mareykanka ah oo sheegay in Mareykanka howlgal hawada ah oo xog lagu aruurinayo uu ka wado Nigeria , xilli Trump uu bishii November ku hanjabay faragelin milatari oo ka dhan ah Nigeria, isagoo ku eedeeyay inay ku guuldarraysatay dawladda Nigeria joojinta waxa uu ku tilmaamay cadaadiska lagu hayo Masiixiyiinta.

Warbixinta waxaa lagu sheegay in howlgalkan loo adeegsanayo diyaaraddo ay leedahay shirkad milatari oo gaar ah oo la shaqeysa milatariga Mareykanka ,waxayna diyaaradahan ka soo kacayaan dalka Ghana, balse lama bixin sababta howlgalkan uu Mareykanka uga wado Nigeria.

Dhaqaatiir si Xun u Garaacay Bukaan La keenay Isbitaalkooda.

0

Talaado 23, Dec 2025 {HMC} Dhakhtar ka shaqeeya isbitaal ku yaalla magaalada Shimla ee dalka Hindiya ayaa shalay si xun u garaacay bukaan, kaddib muran hadal ah oo dhex maray.

Warbaahinta Hindiya oo ay ku jirto The Indian of Times ayaa werisey in bukaanka oo lagu magacaabo Arjun Singh, uu dhibsaday erayada uu adeegsanayo dhakhtarka Raghav Narula, taa oo keentay inuu muran ugu dambeyn gacan ka hadal gaaray inuu dhex maro.

Bukaan waxaa dhaawac yar uu ka soo gaaray sanka, iyadoo si kumeel gaar ah dhakhtarka shaqada looga joojiyay, waxaana socda baaritaan.

Hindiya, waxaa loo aqoonsanyahay dalka ay caafimaadka u tagaan Soomaalida u badan ee caafimaad dibadda ah u baahda.

Somalia Drought Worsens, 4.6 Million Affected as Funding Gaps Threaten Response

0

Tuesday 23, Dec 2025 {HMC} Somalia’s drought crisis is deepening, with more than 4.6 million people — nearly a quarter of the population — affected by prolonged dry conditions, according to authorities and the UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA).

At least 120,000 people were displaced between September and December as water prices rose, food became scarce and livestock died. The situation is expected to worsen during the January–March dry season, with increased water shortages, further livestock losses and growing food insecurity. The next rainy season is not expected until April 2026.

The drought follows the failure of both the April–June and October–December rains. At least 170 boreholes and shallow wells have become non-functional nationwide, while more than 75,000 students have dropped out of school as families struggle to cope.

Humanitarian agencies are providing cash assistance, animal fodder and rehabilitating water sources, supported by a US$10 million allocation from the UN Central Emergency Response Fund targeting over 603,000 people. However, OCHA warned that funding remains critically low.

Somalia’s US$1.4 billion humanitarian response plan has received only about US$370 million, leaving major gaps in lifesaving aid as authorities and partners warn the coming months will be critical to avert further displacement and loss of life.

Source Hiiraan Online