Home Blog Page 2270

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {23/ 06/ 2024}

Axad june,23 2024 (HMC) – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta  Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo :: Zahro Gabre & Shukari Baryare

Farsamadii ::Abdirahman Macalin Muse

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

 

{DAAWO MUUQAALKA} Dhalinyaro Ciyaartooy Caan ah oo ku Geeriyooday Shil ka dhacay Soomaaliland.

Axad june,23 2024 {HMC}  Dhalinyaro Ciyaartooy Caan ah oo ku Geeriyooday Shil ka dhacay Soomaaliland.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

Maroodi dalka Zambia ku dilay Haweeney Mareykan ah

Axad june,23 2024 {HMC} Maroodi ayaa weerar ku qaaday kaddibna dilay haweeney u dhalatay dalka Mareykanka oo dalxiis tamashle ah u tagtay dalka Zambia, waxaana haweeneydan la weeraray xilli ay ka degtay gaari dalxiis qaade ah oo ay la socotay.

Haweeneydan iyo koox kale oo dalxiisayaal ah ayaa waxaa weerar ku qaaday maroodiyaal, waxaana la xaqiijiyay dhimashada Juliana Gle Tourneau oo 64 jir ah oo ka tiimid gobolka New Mexico ee dalka Mareykanka.

Sargaal katirsan booliiska dalka Zambia ayaa sheegay in weerarka maroodiga uu dhacay xilli ay gaadiidka dalxiiska istaageen goob buundo ah, kaddib markii halkaasi saxmad ka abureen maroodiyaal badan.

Dalka Zambia ayaa kamid ah dalalka ay dhibaatada ugu badan ka geestaan maroodiyaasha, dhimashadan ayaana noqoneysa tii labaad ee dalkaasi kula kulmaan muwaadiniinu dhalatay dalka Mareykanka.

{DAAWO MUUQAALKA} Gen Cumar “Ciidanki Qarankow waxaa difaac idinka rabta baddaan Afrika ugu weyn”

Axad june,23 2024 {HMC}  Gen Cumar “Ciidanki Qarankow waxaa difaac idinka rabta baddaan Afrika ugu weyn”

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} DFS “Waxaa jira dad xanuunsanaya markii ay arkaan guulaha ay gaareyso dowladda Soomaaliya,

Axad june,23 2024 {HMC} DFS “Waxaa jira dad xanuunsanaya markii ay arkaan guulaha ay gaareyso dowladda Soomaaliya,

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Arday Imtixaanka Fasalka 12aad ku gashay Xabsiga ky yaalla Soomaaliland

Axad june,23 2024 {HMC} Arday Imtixaanka Fasalka 12aad ku gashay Xabsiga ky yaalla Soomaaliland

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Dhamme Asli” Hooyooyinka Soomaliyed waxa aay diyaar Garoobeyn Dagaalka AS

Axad june,23 2024 {HMC}  Dhamme Asli” Hooyooyinka Soomaliyed waxa aay diyaar Garoobeyn Dagaalka AS

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Dowladda Soomaaliya Oo maanta ciidamo horleh u dirtay gobolka Gedo

Axad june,23 2024 {HMC} Dowladda Soomaaliya Oo maanta ciidamo horleh u dirtay gobolka Gedo

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Guddiga qaban-qaabada munaasabadaha toddobaadka xorriyadda oo kulan yeeshay..

Axad june,23 2024 {HMC} Guddiga qaban-qaabada munaasabadaha toddobaadka xorriyadda oo kulan yeeshay..

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Hooyo Aamino Axmed Sheekh oo u fariisatay imtixaanka dugsiga sare, iyadoo maalmo kooban umul ah.

Axad june,23 2024 {HMC}  Hooyo Aamino Axmed Sheekh oo u fariisatay imtixaanka dugsiga sare, iyadoo maalmo kooban umul ah.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA