Home Blog Page 2277

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 21 06 2024

0

Sabti 22 June 2024 {HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 21 06 2024

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Ardayda si Wanaagsan oo akhlaaq leh ha uga qayb galaan Imtixaanka

0

Sabti 22 June 2024 {HMC} Ardayda si Wanaagsan oo akhlaaq leh ha uga qayb galaan Imtixaanka

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Faysal Cali Waraabe: Taageerayaasha Xisbiga Waddani ma xidhi karaan madaarka

0

Sabti 22 June 2024 {HMC} Faysal Cali Waraabe: Taageerayaasha Xisbiga Waddani ma xidhi karaan madaarka

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} WAR DEG DEG AH: Ciidamo Itoobiyaan oo soo galay Gobolka Hiiraan.

0

Jimco 21 June 2024 {HMC} WAR DEG DEG AH: Ciidamo Itoobiyaan oo soo galay Gobolka Hiiraan.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Hub Dunida laga mamnuucay oo Ruushka Doonayo inuu Adeegsado.

0

Jimco 21 June 2024 {HMC} Hub Dunida laga mamnuucay oo Ruushka Doonayo inuu Adeegsado.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Radio Hiiraanweyn – 21 – 6- 2024

Jimco june, 21 2024 (HMC) – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Fiidnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo :: Abduqaadir carab

Farsamadii ::Abdirahman Muse {Hagar}

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

Israel oo qorsheyneysa duulaan ballaaran oo ka dhan ah Lubnaan

Jimco 21 June 2024 {HMC} – Wasiirka Arrimaha dibadda Mareykanka, Antony Blinken ayaa u sheegay mid ka mid ah wasiirrada dhiggiisa ah ee Carabta oo uu la kulmay intii uu ku jiray booqashadii u dambeysay ee bariga dhexe, in Israa’iil ka go’antahay inay weerarto Xisbullah oo ay gudaha u gasho Lubnaan, sida ay soo bandhigtay shabakadda CNN, oo inta ku dartay in ilo wareedyo ay u xaqiijiyeen Wasiirka Carbeed inuu ugu jawaabay Blinken inaysan Xisbullah joojin doonin weerarrada Israa’iil illaa laga joojiyo dagaalka Qasa.

Saraakiisha Mareykanka ayaa walaac weyn ka qaba in haddii uu dhaco dagaal toos ah oo dhexmara Israa’iil iyo Xisbullah, inay Xisbullah ka adkaan karto difaaca cirka Israa’iil ee waqooyiga – oo ay ku jiraan nidaamka difaaca hawada Iron Dome, sida ay sheegtay CNN oo xiganaysa saddex sarkaal oo Mareykan ah.

Warbixinta ayaa sidoo kale xaqiijisay inay Israa’iil dhankeeda la wadaagtay Mareykanka cabsida ay ka qabaan gantaalada iyo diyaaradaha aan duuliyahan lahayn ee Xisbullah inay ka soo gudbaan nidaamka difaaca oo ay ku dhacaan bartilmaameedyadooda, iyadoo Israa’iil ay sheegtay in hannaankeeda difaaca ee yaalla koonfurta Qasa u wareejin doonto waqooyiga.

Wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa ku warrantay in saraakiisha ciidanka Israa’iil oggolaadeen qorshe howlgal oo lagu weeraro Lubnaan; “Iyada oo qayb ka ah qiimaynta xaaladda, qorshayaasha hawlgelinta ee weerarrada Lubnaan waa la ansixiyay, waxaana la qaatay go’aamo ku saabsan sii wadida kordhinta u diyaargarowga ciidamada goobta.” ayaa lagu yiri warbixinta Reuters ay ka soo xigatay saraakiisha Israa’iil.

Xiisadda Israa’iil iyo Xisbullah ayaa sare u kacaysa, tan oo ka dambeysay, markii ay Xisbullah si is daba-joog ah oo awood leh ay u weerartay saldhigyada iyo deegaannada Israa’iil ee ku dhow xadka Lubnaan

Boqollaal kun oo Israa’iiliyiin ah ayaa ku barakacay weerarrada Xisbullah, halka ay sare u kaceen muuqaallada dacaayada ah ee kooxda ay soo bandhigayso ee shakiga geliyay nidaamka difaaca iyo tignoolajiyada la socodka hawada Israa’iil

{DAAWO MUUQAALKA} Faysal Waraabe ayaa Soomalida Maraykanka joogta ugu baaqay inaanay dooran Xildhibaan Ilhaan Cumar,

Jimco 21 June 2024 {HMC} Faysal Waraabe ayaa Soomalida Maraykanka joogta ugu baaqay inaanay dooran Xildhibaan Ilhaan Cumar,

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 21 06 2024

Jimco june,21 2024 (HMC) – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta  Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo :: Abdimajiid Abdiraxman & Sahra Gabre

Farsamadii ::Abdiqani Osoble

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

{DAAWO MUUQAALKA} Nidaamka toogashada loo maro Itoobiya iyo sida ay isu shabahaan kan Soomaaliya

Jimco 21 June 2024 {HMC} Nidaamka toogashada loo maro Itoobiya iyo sida ay isu shabahaan kan Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA