Sabti 15 June 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdimaajid Abdiraxmaan Aadan
Farsamadii ::Abdiqani Osoble
Sabti 15 June 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdimaajid Abdiraxmaan Aadan
Farsamadii ::Abdiqani Osoble
Sabti 15 June 2024 {HMC} The United States on Friday announced another $315 million for hungry Sudanese as it pressed the warring sides to end obstruction of aid, warning that a famine of historic proportions could unfold without urgent action.
The assistance will include food and drinking water, as well as malnutrition emergency screening and treatment for children.
It comes as estimates say that five million people inside Sudan suffer extreme hunger, with food lacking also in neighboring countries where two million Sudanese have fled.
advertisements
“We need the world to wake up to the catastrophe happening before our very eyes,” Linda Thomas-Greenfield, the US ambassador to the United Nations, told reporters.
“We’ve seen mortality projections estimating that in excess of 2.5 million people — about 15 percent of the population — in Darfur and Kordofan, the hardest-hit regions, could die by the end of September,” she said.
“This is the largest humanitarian crisis on the face of the planet, and yet somehow it threatens to get worse,” she said, pointing to expectations that the key border crossing will become unpassable with the rainy season.
A UN humanitarian appeal for Sudan has received only 16 percent of its target, with much global attention focused instead on Gaza, where aid workers have also warned of famine risks.
Samantha Power, the administrator of the US Agency for International Development (USAID), said Sudan could be in worse shape than Somalia in 2011 when some 250,000 people died after three consecutive seasons without enough rain in a country grappling with near anarchy.
“The most worrying scenario would be that Sudan would become the deadliest famine since Ethiopia in the early 1980s,” when as many as 1.2 million people died, she said.
Sudan descended into war in April 2023 when the generals in charge of the army and the paramilitary Rapid Support Forces (RSF) took up arms to seize control, rejecting a plan to integrate.
With the two sides battling for power across the country, Power said that deliveries of aid across the rival sides’ lines of control was “virtually non-existent.”
Power strongly criticized both sides. The RSF, she said, has been “systematically looting humanitarian warehouses, stealing food and livestock, destroying grain storage facilities and wells in the most vulnerable Sudanese communities.”
The army, in turn “completely contradicts its commitments and its responsibility” to the Sudanese people by blocking aid from crossing the border with Chad into Darfur, she said.
“The really clear message here is that it is obstruction, not insufficient stocks of food, that is the driving force behind the historic and deadly levels of starvation in Sudan,” she said.
“That has to change immediately.”
– Diplomacy struggles –
Repeated US-led efforts to end the conflict have failed, with many observers concluding that the warring generals each think they can win on the ground.
A number of foreign powers have supported rival forces. Sudan expelled diplomats from the United Arab Emirates on allegations of fueling the RSF, while Egypt, Turkey and Iran have backed the army.
Recent fighting in El-Fasher, the last city in Darfur outside RSF control, has killed more than 220 people, according to charity Doctors Without Borders.
The UN Security Council on Thursday demanded that the RSF halt the siege, with all countries voting in favor except Russia, which abstained.
US Secretary of State Antony Blinken late last month called Sudan’s army chief, General Abdel Fattah al-Burhan, and pressed both for humanitarian access and a resumption of diplomacy between the two sides.
Talks last year in the Saudi port city of Jeddah, brokered by the United States and Saudi Arabia, only briefly paused fighting, and a US push to restart the process has been unsuccessful.
“We know that there is no acceptable military solution to this conflict,” Thomas-Greenfield said.
“We have been disappointed with the delays.”
Sabti 15 June 2024 {HMC} Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa goor dhow soo bandhigay hindise uu sheegay haddii la fuliyo inuu joojinayo duulaanka Ukraine.
Isagoo ku xiray si dagaalka loo joojiyo inay Ukraine iyo reer galbeedka fuliyaan shuruudaha Ruushka ee kala ah; Ukraine inay ciidankeeda ka saarto afar gobol oo kala ah; Donetsk, Luhansk, Kherson iyo Zaporozhye oo uu ku sheegay aftidii laga qaaday inay ku biireen Ruushka.
Waxaa kalo uu ku xiray si wada-hadallo loo billaabo inay Ukraine ka tanaasusho doonisteeda ku biiritaanka NATO iyo inay dalalka reer galbeedka cunaqabateynta ka qaadaan Ruushka, isagoo ku hanjabay haddii Ukraine iyo reer galbeedka ay diiddan hindisahan cusub inay xaaladdo sii xumaan doonto oo Ruushka uu la imaanayo shuruudo kale.
Dhinaca kale, Dawladda Switzerland, ayaa shaacisay liiska ka qaybgalayaasha shirka nabadda Ukraine , iyadoo hoggaamiyayaasha shirka ka qaybgalaya uu ka mid yahay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh.
Ruushka ayaa diidday inuu shirkan ka qaybgalo, halka Shiinaha uu ku sheegay shir aan waxtar lahayn, maaddama aysan si siman uga qaybgaleen Ruushka iyo Ukraine, wuxuuna Shiinaha ka baaqsaday inuu wafdi u diro, halka Biden uu doorbiday inuu ka qeybgalo olole lacag aruurinta ah oo lagu qabanayo California, wuxuuna shirka u diray ku-xigeenkiisa.
Ukraine ayaa isku dayaysa inay shirkan ka raadiso taageerro, wallow ay hoos u dhigeen dalalkii saameynta ku lahaa labada dhinac oo Turkiga iyo Sacuudiga ay ka mid yihiin. Ruushka ayaana si adag u cambaareeyay shirkan, inta ay socotay qabanqaabadiisa waxaa ay Switzerland, la kulantay weerarro dhinaca internetka, balse ma jirin wax eedeyn ah oo ay u jeedisay Ruushka.
Sabti 15 June 2024 {HMC} Ciidanka booliska maamulka Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan inuu ka mid ahaa burcad-badeedii afduubatay markabka MV Abdullah ee laga lahaa dalka Bangladesh.
Booliska Puntland qoraal kasoo baxay ayaa lagu sheegay in howlgal qorsheesan oo ay fuliyeen kusoo qabteen Maxamed Cali Aadan oo ku eedeysan in uu ka mid ahaa burcad-badeedii billo kahor afduubatay markabka MV Abdullah.
Howlgalka lagu qabtay eedeysanaha katirsanaa koox burcad-badeed ah oo ka jira deegaannada Puntland ayaa ka dhacay deegaanka Yibaayil oo ka tirsan degmada Dangorayo, booliiska ayaana raadinaya xubno kale oo burcad-badeed ah.
Markabka MV Abdullah oo la afduubay 12 March 2024 ayaa la siidayay 13 April, kaddib markii laga qaatay lacag madax furasho ah oo gaaraysa 5 malyan oo doolar.
Sabti 15 June 2024 {HMC}Â Â Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan muhiim ah oo ku saabsan arrimaha nabadda, amniga caalamiga ah iyo ganacsiga. Kulankan ayaa waxaa ka qayb galay khubaro ka socotay Dowladda Federaalka Soomaaliya, Hay’adda Nabadda Adduunka Interpeace iyo Ururka Ganacsiga Adduunka {WTO}.
Madaxweynaha ayaa iftiimiyay dadaallada socda ee dhismaha nabadda Soomaaliya, taas oo ku salaysan aragtidiisa “Soomaaliya Heshiis ah, dunidana heshiis la ah”, waxa uuna xusay caqabadaha gudaha iyo dibedda ee weli saameynta taban ku leh dadaalladaas.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa adkeeyay sida ay uga go’an tahay Dowladda in ay xoojiso dib u heshiisiinta iyo dadaallada lagu xasilinayo deegaannada laga xoreeyey argagixisada, kuwaas oo baahi weyn u qaba adeegyada aas-aasiga iyo isdhexgalka bulsho.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa uga mahadceliyey hay’adaha iyo ururrada ka soo qayb galay kulankan, doorka ay ka qaadanayaan nabadda Soomaaliya iyo guud ahaan gobolka, waxa uuna la wadaagay sida Dowladda Federaalka Soomaaliya ay uga go’an tahay xoojinta nabadda, daris-wanaagga iyo horumarka gobolka

Jimco 14 June 2024 {HMC} kulan lagu soo dhaweynayey aqoonsiga degmada Cusub oo Baarlamaanka Galmudug ay dhawaan aqoonsadeen.
Jimco 14 June 2024 {HMC} Taliyaha Nisa oo Maxaas kula kulmay Ugaas Yuusuf ugaas Xasan
Jimco 14 June 2024 {HMC} Xoghayaha Xariirka kubada Cagta Hirshabeelle oo soo xiray Tartan ka socday Magaalada Baladweyne
Jimco 14 June 2024 {HMC} Kulan loogu Duceeynayey Saraakiishii lagu Dilay Ceeldheer oo lagu qabtay Muqdisho.
Jimco 14 June 2024 {HMC} Tartan kubada Cagta ah oo lagu soo gabagabeeyey Magaalada Baladweyne