Home Blog Page 2298

Sargaal Police Kenyan ah oo maxkamada ku hortoogtay garsoore riday xukun ka dhan ah

Jimco 14 June 2024 {HMC} Sarkaal sare oo ka tirsan Booliska Kenya ayaa toogasho lagu dilay ka dib markii uu rasaas ku furay Garsooraha Maxkamad ku taalla Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya.

Kormeeraha sare ayaa rasaas ku furay garsooraha maxkamadda Makadara Monica Kivuti wax yar ka dib markii ay go’aan ka gaartay kiis la sheegay in ay ku lug lahayd xaaskiisa.

Sarkaalkan ayaa la sheegay in uu ka carooday go’aanka maxkamadda.

Sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray Samson Kipchirchir Kipruto, isla markaana masuul ka ah Saldhig Boolis oo ku yaala Magaalada Londiani ee Galbeedka dalka Kenya, ayaa waxa uu la soo baxay qori, ka dibna uu toogtay Garsoorihii Maxkamadda.

Askartii kale ee maxkamadda joogtay ayaa markiiba jawaab ka bixiyay, iyadoo mid ka mid ah uu toogtay askariga dilka geystay.

Intii ay hawsha socotay, saddex askari oo kale ayaa ku dhaawacmay, sida lagu sheegay warbixin booliisku soo saaray.

Garsooraha iyo saraakiisha dhaawaca ah ayaa lagu daweynayaa isbitaalka.

” Isla markii go’aankan waa lagu dhawaaqay, qof ayaa toogtay garsooraha oo dhaawac ka soo gaaray sinta,” ayaa lagu yiri bayaan.

Dhacdadaan oo ka dhacday gudaha maxkamada ayaa noqotay mid aad uga naxay dadka Kenyaanka ah.

{DAAWO MUUQAALKA} Xarunta Dhaxalreeb oo Muqdisho ku qabatay bandhig ku saabsan cilmibaaris

Jimco 14 June 2024 {HMC} Xarunta Dhaxalreeb oo Muqdisho ku qabatay bandhig ku saabsan cilmibaaris

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Reer Isxaaqoow dhulkiina ha idinku filnaado,”Garaad Jaamac”

Jimco 14 June 2024 {HMC} Reer Isxaaqoow dhulkiina ha idinku filnaado,”Garaad Jaamac”

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 13 6 2024

Jimco 14 June 2024 {HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 13 6 2024

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} qorsheyaal badan ayaa nooga dagsan ka hay’ad ahaan horumarinta Garoomada diyaraadaha gudaha dalka

Jimco 14 June 2024 {HMC} qorsheyaal badan ayaa nooga dagsan ka hay’ad ahaan horumarinta Garoomada diyaraadaha gudaha dalka

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Sidee Degmada Maxaas loogu soo Dhaweeyey Ugaas Yuusuf?.

Jimco 14 June 2024 {HMC} Sidee Degmada Maxaas loogu soo Dhaweeyey Ugaas Yuusuf?.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {14/ 06/ 2024}

Jimco june, 14 2024 (HMC) – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman Macalin

Farsamadii ::Abdiqani Osoble

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

{DAAWO MUUQAALKA} Howlgal laga sameeyay dhulka howdka ah ee u dhaxeeya Galcad iyo Mesegawaay.

Jimco 14 June 2024 {HMC} Howlgal laga sameeyay dhulka howdka ah ee u dhaxeeya Galcad iyo Mesegawaay.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Muuse Biixi ayaa sheegay in Somaliland u halgamayso xaqiijinta madax-bannanida iyo aqoonsiga dalka

Jimco 14 June 2024 {HMC} Muuse Biixi ayaa sheegay in Somaliland u halgamayso xaqiijinta madax-bannanida iyo aqoonsiga dalka

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} War Deg Deg Ah Gerida Gaber Caan ka ah Baraha Bulshada.

Jimco 14 June 2024 {HMC} War Deg Deg Ah Gerida Gaber Caan ka ah Baraha Bulshada.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA