Sabti 8 June 2024 {HMC} Tirada guud ee ardayda dugsiyada dhexe ee maanta imtixaanka ku geleysa deegaanada Hirshabeelle
{DAAWO MUUQAALKA} Tirada guud ee ardayda dugsiyada dhexe ee maanta imtixaanka ku geleysa deegaanada Hirshabeelle
{DAAWO MUUQAALKA} Waxaan idinku bushaaraynayaa Aqoonsigii Somaliland ma foga,” Marwo Edna Adan”
Sabti 8 June 2024 {HMC} Waxaan idinku bushaaraynayaa Aqoonsigii Somaliland ma foga,” Marwo Edna Adan”
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA
{DAAWO MUUQAALKA} Maxay yihiin waxyaabaha Muslimiinta ka reebban bisha Dul-Xaj?
Sabti 8 June 2024 {HMC} Maxay yihiin waxyaabaha Muslimiinta ka reebban bisha Dul-Xaj?
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn {08 06 2024}
Sabti june, 08, 2024 (HMC) – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Shugri Baryare Maxamuud & mustaf Cali Cadoow
Farsamadii ::Abdiqani Osoble
HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO
{DAAWO MUUQAALKA} Taliye ku XIgeenkii Booliska caabud waaq oo ku geriyooday dagaal u dhaxeeyy labo malleeshiyo beeleed
Sabti 8 June 2024 {HMC} Taliye ku XIgeenkii Booliska caabud waaq oo ku geriyooday dagaal u dhaxeeyy labo malleeshiyo beeleed
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA
{DAAWO MUUQAALKA} Imtixaanka shahaadiga fasalka 8-aad oo ka bilowday degaanada Galmudug
Sabti 8 June 2024 {HMC} Imtixaanka shahaadiga fasalka 8-aad oo ka bilowday degaanada Maamulka Galmudug
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUQAALKA
{DAAWO MUUQAALKA} Farxad ayay noo tahay in calanka Soomaaliya uu ka babanaayo golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe
Sabti 8 June 2024 {HMC} Farxad ayay noo tahay in calanka Soomaaliya uu ka babanaayo golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA
Deegaanno u dhaxeeya Caabudwaaq iyo Xeraale oo ka socda Dagaal dhiig badan ku daatay
Sabti 8 June 2024 {HMC} Dagaal xooggan oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda degmooyinka Caabudwaaq iyo Xeraale ayaa tan iyo saakay waabarigii ka socda deegaan lagu magacaabo Laandheer oo u dhexeeya labada degmo.
Maleeshiyaadka dagaallamaya ayaa isku adeegsanaya hubka nuucyadiisa kala duwan, waxaana dagaalka uu ahaa mid saacadbo saacada kasii dambeysa sii xoogeesanayay ayna isku soo gurmanayeen dhinacyada dagaallamaya.
Khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaalka saacadaha badan ka socda deegaanka u dhaxeeya Xeraale iyo Caabdudwaaq, dadka ku dhaawacmay dagaalka iyo kuwa ku dhintay ayaa la geeyay isbitaaladav labada degmo iyo goobo kale.
Ciidamo katirsan booliiska Galmudug oo ka kala baxay Caabuwaaq iyo Xeraale ayaa ku guul dareestay in dagaalka qaboojiyaan, waxaana lasoo warinayaa in dagaalka ay ku dhinteen askar uu ku jiro taliye kuxigeenkii saldhigga booliiska degmada Caabudwaaq .
Maamulka Galmudug ayaan wali ka hadlin dagaalka dhiigga badan ku daadanayo ee saakay ka socda deegaanno maamulkaasi katirsan, labada beel ee dagaalka u dhaxeeyo ayaana marar badan sidaan oo kale horey ugu dhax maray dagaallo rag badan kudhinteen.
{DAAWO MUUQAALKA} Guulaha dowladdu gaareyso waa is daba joog,”Gudoomiye Madaale”
Sabti 8 June 2024 {HMC} Guulaha dowladdu gaareyso waa is daba joog,”Gudoomiye Madaale”
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA
DFS oo ka hadashay weerarkii qaraxyada ku bilowday ee Al Shabaab ku qaaday Ceeldheer
Sabti 8 June 2024 {HMC} Al Shabaab ayaa saakay weerar culus oo ku bilowday qaraxyo ismiidaamin ah ku qaaday saldhigyada ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka kaga sugan yihiin degmada Ceeldheer, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal culus oo dhiig badan ku daatay.
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Al Cadaala ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in kooxda Al Shabaab lagu jabiyay weerarkii saakay aroortii hore ku qaadeen degmada Ceeldheer.
Al Cadaala ayaana sheegay in ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka iska difaaceen weerarka lagu soo qaaday, waxa uuna sheegay in hadda socdaan dhameestirka howlgalka ka dhanka ah kooxdii weerarka soo qaaday sida uu tilmaamay.
”Khawaarijta si adag ayaa loogu jabiyay Ceeldheer , alle ayaa mahadsan, Ciidanka Qaranka iyo Geesiyaasha deegaanku waa mahadsanyihiin, dhamaystirka hawlgalka ayaa socda, ayuu yiri Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta.
Dhinaca kale warbaahinta dowladda war lagu daabacay ayaa lagu sheegay in ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ay hayeen xogta kooxda Al Shabaab ee weerarka soo qaaday, waxa ayna xuseen in weerarkaasi Al Shabaab si weyn loogu jabiyay.
Kooxda Al Shabaab ayaa dhankooda guulo ka sheegtay weerarka ay saakay ku qaadeen degmada Ceeldheer, waxa ayna sheegeen in halkaasi la wareegeen kuna dileen ciidan badan, sidoo kale ku qabsadeen hub kala duwan iyo saanad.
Sheegashada labada dhinac marka laga soo tago ma jiraan ilo madax-bannaan oo xaqiijinaya khasaaraha ka dhashay weerarka Al Shabaab saakay ku qaaday degmada Ceeldheer iyo waliba cida libinta dagaalka heshay.



