Axad, 26, May 2024 {HMC} Magaalada Laascaanood oo lagu Doortay Xubno Muhiim ah.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Axad, 26, May 2024 {HMC} Magaalada Laascaanood oo lagu Doortay Xubno Muhiim ah.
Axad, 26, May 2024 {HMC} Xogta Fatahaadda iyo xaaladda Baladweyne ee Maanta 26-05-2024
Axad, 26, May 2024 {HMC} Afhayeenka kooxda iska caabinta Qasa ayaa ku dhawaaqay inay nolosha ku qabteen askar ka tirsan ciidanka Israa’iil ee dagaalka kula jiray
Waa markii ugu horeysay ee askari israaiili ah uu gacanta u galo Xamaas tan iyo markii uu dagaalka qarxay
Marka laga soo tago hadalkii argagaxa lahaa ee Abuu Cubayda ku sheegay inay askar ka tirsan ciidanka Israa’iil gacanta ku dhigeen, muuqaal ay soo bandhigeen iska caabinta ayaa laga arkay askari ka tirsan ciidanka Israa’iil oo ay ku soo jiiteen mid ka mid ah gododkooda ku yaalla xerada Jabalia , waxayna arrintan naxdin dhab ah ku tahay Israa’iil
Waxaa ku cad qalabka la soo bandhigay in ciidanka la soo qabtay ee muuqaalka lagu soo bandhigay inay ahaayeen ciidanka gaar ah oo leh aqoon sare
Israa’iil waa diidday jiritaanka askar ay gacanta ku dhigeen iska caabinta Qasa, laakin ciddina kama fileyn Israa’iil qirashada askar laga qabsaday.
Axad, 26, May 2024 {HMC} Waxaa maanta magaalada caasimadda ah ee Muqdisho soo gaaray wafdi Xildhibaano ah oo ka socday Baarlamaanka dowladda Kenya, kuwaasi Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde lagu soo dhaweeyay
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil { Fartaag}oo ay wehliyaan Wasiirro, Xildhibaanno iyo masuuliyiin ka tirsan hey’adaha Dowladda, ayaa Muqdisho ku soo dhoweeyey Xildhibaannada
Xildhibaannada Muqdisho yimid oo kamid ah siyaasiyiinta Baarlamaanka Kenya ku matala Soomaalida ku nool dalkaas ayaa kala ah, Xildhibaan Aadan Daa’uud Maxamed, Xildhibaan Ugdoon Siyaad kunno iyo Xildhibaan deeqow Maxamed Barrow
Mas’uuliyiintan ayaa ay ku sugan yihiin caasimadda Muqdisho aya waxa kulamo kala duwan ay la yeelan doonaan madaxda dalka iyo qeybaha bulshada Soomaaliyeed, iyagoona kala hadli doona arrimo ay kamid yihiin sii xoojinta xiriirka labada dal.
Sunday 26 may 2024 {HMC} Mali and Russia on Friday launched the construction of the largest solar power plant in West Africa, Malian Energy Minister Bintou Camara said on national television.
It comes as the country continues to be plagued by electricity supply problems, with only half of the population having access to electricity.
The power station, “the first [in terms of size] in the country and even in the subregion … will greatly reduce the electricity shortage currently affecting our country,” Camara told Malian TV station ORTM.
Grigory Nazarov, director of NovaWind, the Russian company in charge of the construction, said it is expected to increase Mali’s electricity production by 10%.
NovaWind is a subsidiary of Russia’s nuclear agency Rosatom.
The 200-megawatt solar station will cover 314 hectares in Sanankoroba, in southwestern Mali, close to the capital, Bamako.
The work, which is costing over 200 million euros ($217 million), will take a year to complete, Nazarov said.
The solar power plant is designed for “stable operation for 20 years” and will come “under full control of the Malian Ministry of Energy” after 10 years, he added.
Malian electricity production is 70% thermal, which is extremely costly, Finance Minister Alousseni Sanou said in March when the deal with NovaWind was signed.
Burdened with a debt of more than $330 million, Mali’s national energy company is no longer able to supply electricity to the capital and other towns around the country.
Construction of two other solar plants near Bamako is scheduled to start on May 28 and June 1 and be built by Chinese and Emirati companies.
Moscow has steadily gained influence in Mali through the deployment of Wagner Group mercenaries, unofficially serving the Kremlin’s aims in resource-rich Africa since the 2010s.
During a call in March, Russian President Vladimir Putin and Malian junta leader Colonel Assimi Goita discussed strengthening “cooperation in energy, agricultural and mining projects,” the Kremlin said.
SOURCE VOA
Axad, 26, May 2024 {HMC} Guddiga Difaaca Qarannimada, Madaxbannaanida & wadajirka dhuleed ee Soomaaliya ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Ingiriiska ku nool ugu baaqay in doorkooda ay ka qaataan howlaha horyaalla guddigaan si looga hortago xad-gudub weliba oo Dalka lagu sameeyo
Mas’uuliyiin katirsan Guddigaan ayaa warbixin la wadaagay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Ingiriiska waxaana ay u sheegeen in howlo kala duwan uu Guddigu qabtay si looga hortago damaca gurracan ee Itoobiya shaacisay 1dii Janaayo 2024
Qaar kamid ah xubnaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK ayaa dhankooda ballanqaaday in ay door wanaagsan oo firfircoon ka qaadanayaan difaaca wadajirka dhuleed iyo madaxbannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Qurba-joogta Soomaalida ayaa ka dhiidhisay damaca gurracan ee fashilka kusoo biya-shubtay ee Itoobiya ku shaacisay in ay heshiis la gaartay Maamulka Gobollada Waqooyi {Somaliland} kaas oo dhigaya in ay heleyso qayb kamid ah Biyaha Soomaaliya
Ergeyga Badda Cas, Danjire Yuusuf Garaad Cumar Axmed, xubina ka ah guddiga difaaca ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK ka codsaday in ay doorweyn ka qaataan qadiyadda ilaalinta badda iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya sida uu hadalka u dhigay.
Axad, 26, May 2024 {HMC} Rabshado u dhaxeeya booliska Israel iyo dad mudaaharaadaya ayaa xalay ka dhacay magaalada Tel Aviv kadib markii kumanaan qof ay isugu soo baxeen banaanbax ay kaga soo horjeedaan dowlada ayna dalbanayaan inay soo celiso dadka ay Xamaas ku heystaan Qaza
Dhinaca kale, markab yar oo ay leeyihiin ciidamada Maraykanka iyo wax u muuqday meel lagu soo xidho ayaa ku soo caariyay xeebta u dhow magaalada Ashdod ee koonfurta Israa’iil, meel aan ka fogayn marinka uu Maraykanku ka dhisay oo ay milatariga Israa’iil ku sheegeen in gargaarka bini’aadantinimo uu ku sii socdo. Dhulka Falastiin
Sido kale Sabtidii, duqeymo ayaa Israa’iil waxay ka geysatay waqooyiga iyo bartamaha Gaza, kuwaasoo la soo sheegayo iney geysteen khasaarooyin kala duwan
Qaar ka mid ah mudaaharaadayaasha Tel Aviv ayaa watey sawirrada haweenka askarta ah oo ka soo muuqday muuqaal ay baahisay Xamaas horraantii toddobaadka ah kaasoo muujinaya wax yar ka dib markii la afduubay intii lagu jiray weerarkii Xamaas ee Israa’iil 7-dii Oktoobar
Qaarkood waxay haysteen boorar ay ku qoran yihiin “Jooji dagaalka” iyo “Caawimo.” Waxa ay ugu baaqeen dowladda in ay heshiis ka gaarto sii deynta tobonaan la heystayaal ah oo weli gacanta lagu hayo
Dibadbaxayaasha ayaa sidoo kale ku baaqay in uu iscasilo ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, waxayna dalbanayeen doorasho cusub
Kala qeybsanaanta Israa’iiliyiinta ayaa sii xoogeystay sida Netanyahu uu u maareeyay dagaalka ka dhanka ah Xamaas ka dib weerarkii lagu dilay ilaa 1,200 oo qof 250 kalena lagu qafaashay
Israa’iil waxay sheegtay in ilaa 100 la haystayaal ah ay Xamaas weli ku hayaan Qaza, iyo meydadka ku dhawaad 30 kale
Dibed baxayaasha ayaa ku eedeeyey Dowlada Netanyahu ineysan dooneynin wadahadal, dagaalkiina aysan natiijo ah ka keenin muddo 7 bilood ah
Horaantii usbuucan, meydadka saddex la haystayaal ah oo la dilay ayaa laga soo saaray Gaza,. Ciidamada ayaa sheegay in la dilay maalintii uu weerarka dhacay, meydadkoodana loo qaaday Qaza.
Axad, 26, May 2024 {HMC} Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Bilad Sharaf la Gudoon-siiyay
Sunday 26 may 2024 {HMC} South Africa’s main opposition party Democratic Alliance on Sunday made its final appeal to South Africans to help it unseat the ruling African National Congress as it concluded its campaign ahead of elections this week.
The Democratic Alliance is the biggest opposition party in South Africa and has gathered some smaller opposition parties to form a pact known as the Multi-Party Charter for South Africa, which will see a group of political parties combine their votes to challenge the ruling ANC after the elections.
Sunday’s rally coincided with that of the smaller opposition Inkatha Freedom Party, which has the populous KwaZulu Natal province as its stronghold and has committed to work with the main opposition.
Recent polls and analysts have suggested the ANC could receive less than 50% of the national vote. The Democratic Alliance is under pressure after its support declined in the last national elections and a number of its former leaders left the party to form new political parties that will be competing in the polls.
Its leaders and supporters came out in the thousands Sunday in Benoni, east of Johannesburg, where its blue colored flags and party memorabilia decorated a small stadium in the town.
“Make no mistake, if DA voters stay at home, or they split the vote among many small parties on the ballot, then our country’s next chapter could be even uglier than the past,” said party leader John Steenhuisen.
“If we sit back and allow a coalition between the ANC, the [Economic Freedom Fighters] and the [uMkhonto weSizwe], aided by the sell-outs in the Patriotic Alliance, then our tomorrow will be far, far worse than yesterday. It will be doomsday for South Africa,” he said to loud applause.
A coalition between the DA and other parties including the Patriotic Alliance in the Johannesburg council after the 2021 local government elections collapsed, handing power back to an ANC-led coalition and resulting in political animosity between the two parties.
Steenhuisen has repeatedly accused the ruling ANC and the leftist opposition party Economic Freedom Fighters of planning to go into coalition after the elections.
Speaking ahead of its final rally in the city of Richards Bay in KwaZulu-Natal on Sunday, Inkatha Freedom Party leader Velenkosini Hlabisa said their main objective was to see the current government removed.
“The IFP is campaigning to remove the ANC from power and become part of the government at a policy making level and also cut the ANC to below 50% at national level.
“We are calling on people to take action and vote IFP to remove the government that has failed them,” said Hlabisa.
He said most negotiations would take place after the results were in. Hlabisa highlighted unemployment, poverty, crime and the country’s electricity crisis as some of the major problems South Africans are facing.
“We all know the crisis we are facing, we all know the depth of the struggle in South Africa and the daily trauma so many people endure. What the country needs to hear is that there is a way out,” he said.
SOURCE VOA
Axad, 26, May 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf ali adoow
Farsamadii :Mohamed Baryare Haamud
HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO