Home Blog Page 2371

Booliiska Muqdisho oo gacanta kusoo dhigay labo nin oo dhac iyo dhaawac u geesteen dad shacab ah.

Axad, 26, May 2024 {HMC} Ciidamada booliiska ee ka howlaga degmada Garasbaaley ee gobolka Banaadir, ayaa maanta gacanta kusoo dhigay labo nin oo lagu eedeeyay in ay dhac iyo dhaawac u geesteen dad shacab ah.

Labada nin ee booliiska soo qabteen ayaa mid kamid ah waxa uu katirsan yahay ciidanka xoogga dalka waxaana magaciisa lagu sheegay D/le CXD C/laahi Mustaf Maxamed, halka ninka kalana magaciisa lagu sheegay Ismaaciil Cali Ibraahim .

War kasoo baxay taliska booliiska gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in raggan lasoo qabtay dhac iyo dhaawac labo muwaadin ugu geesteen degmada Garasbaaley taariikhdu marka ay aheyd 21-5-2024 .

Booliiska ayaana sheegay in burcadan hubeysan ee ciidamada qabteen la horgeyn doono caddaalad, si loogu qaado dambiga ay galeen, waxa ayna xuseen in gacan bir ah lagu qaban doono cid kasta oo shacabka dhibaateesa.

Ciidanka dowladda oo howlgal lagu dilay Saraakiil katirsan Al Shabaab

Axad, 26, May 2024 {HMC} War kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in ka badan 20 xubnood oo katirsan Al Shabaab ay ku jiraan saddex horjooge lagu dilay hawlgal ay iska kaashadeen ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka, oo ka dhacay buuraha Calmadow ee Puntland.

Hawlgalka ayaa lagu bar-tilmaameedsaday xero ay maleeshiyaadka ah isku aruursanayeen taas oo ku taalla buuraha Calmadow, waxa ayna dowladda sheegtay in halkaasi looga hortagay dhagartii ay u maleegayeen kooxda la weeraray.

Warka kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka ayaa muddooyinkaan si weyn ula socday dhaq-dhaqaaqyada cadowga Al Sahbaab ah ay ka wadeen deegaannada buuralayda ah ee Puntland.

{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiyaha Cusub ee deegaanka Nasiye oo Xilka la wareegay.

0

Axad, 26, May 2024 {HMC} Gudoomiyaha Cusub ee deegaanka Nasiye oo Xilka la wareegay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maxkamadda Sare ee Ciidamada oo qaadeysa dacwada Dil ka dhacay Xerada Dab-damiska

0

Axad, 26, May 2024 {HMC} Maxkamadda Sare ee Ciidamada oo qaadeysa dacwada Dil ka dhacay Xerada Dab-damiska

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} kulan looga hadlayey ka hortaga Maandooriyaha oo lagu qabtay Dalka Mareeykanka.

0

Axad, 26, May 2024 {HMC} kulan looga hadlayey ka hortaga Maandooriyaha oo lagu qabtay Dalka Mareeykanka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} “Anigu maqabo in diiwan galinta lagu celiyo” Wasiir juxa.

0

Axad, 26, May 2024 {HMC} “Anigu maqabo in diiwan galinta lagu celiyo” Wasiir juxa.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Kenya oo degdeg ciidama u Geyneysa dalka Heeyti

0

Axad, 26, May 2024 {HMC} Kenya oo degdeg ciidama u Geyneysa dalka Heeyti

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Madax ka socota Dowlada oo ka qeeyb galay maalinta Afrika oo Kampala lagu qabtay.

0

Axad, 26, May 2024 {HMC} Madax ka socota Dowlada oo ka qeeyb galay maalinta Afrika oo Kampala lagu qabtay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne ku Xigeenka Soomaliland oo Booqasho Deg Deg ah ku tagay wasaarada warfaafinta

0

Axad, 26, May 2024 {HMC} Madaxweyne ku Xigeenka Soomaliland oo Booqasho Deg Deg ah ku tagay wasaarada warfaafinta

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Burkina Faso extends military rule for 5 years to 2029.

Sunday 26 may 2024 {HMC} Burkina Faso’s military regime, in power since a 2022 coup, will extend its rule for five years under an accord adopted during national consultations on Saturday, the talks’ chairman said.

“The duration of the transition is fixed at 60 months from July 2, 2024,” Colonel Moussa Diallo, chairman of the organizing committee of the national dialogue process, said after the talks.

He added that coup leader and acting president Ibrahim Traore could run in any elections at the end of the transition period.

What was supposed to be a two-day national dialogue began earlier Saturday, ostensibly to chart a way back to civilian rule for the West African nation beset by jihadi violence.

The army has governed Burkina Faso since 2022, carrying out two coups that it said were justified in large part by the persistent insecurity.

Jihadi rebels affiliated with al Qaida and the Islamic State group have waged a grinding insurgency since 2015 that has killed thousands and displaced millions.

An initial national dialogue had resulted in a charter that installed Traore as president and put in place a government and a legislative assembly.

Under the new charter, quotas will no longer be used to assign seats in the assembly to members of traditional parties. Instead, “patriotism” will be the only criteria for selecting deputies.

“You have just rewritten a new page in the history of our country,” said Minister of Territorial Affairs Emile Zerbo, who opened the meeting on Saturday morning.

The initial charter set the transition to civilian rule at 21 months, with the deadline set to expire July 1.

But Traore had repeatedly warned that holding elections would be difficult given the perilous security situation.

The new charter also calls for a new body called the “Korag” to “monitor and control the implementation of the country’s strategic vision in all areas and through all means.” Its composition and operations are at the discretion of the president.

Civil society representatives, the security and defense forces and lawmakers in the transitional assembly took part in the weekend talks, which most political parties boycotted.

Human rights groups have accused Burkina Faso’s junta leaders of abuses against civilians during their military campaigns against jihadis, and of silencing media and opposition leaders.

After taking power, the coup leaders expelled French troops and diplomats, and have instead turned to Russia for military assistance.

SOURCE VOA