Home Blog Page 2370

{DAAWO MUQAALKA} Maxkamadda Gobolka Mudug oo maanta Catoosh Cali ku wareejisay dhul si sharci darro ah looga heystay.

0

Axad, 26, May 2024 {HMC} Maxkamadda Gobolka Mudug oo maanta Catoosh Cali ku wareejisay dhul si sharci darro ah looga heystay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

New Acting UN Special Representative for Somalia arrives in Mogadishu

Sunday 26, May 2024 {HMC} Mogadishu, 26 May 2024 – The Acting Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia and Head of the UN Assistance Mission for Somalia (UNSOM), James Swan, arrived in Mogadishu today.

 

Mr. Swan’s focus will be to support the Federal Government of Somalia and the Somali people to advance their peace, security, development and state-building priorities.

 

UN Secretary-General António Guterres announced his designation of Mr. Swan on 14 May. Mr. Swan then held extensive meetings with UN Headquarters leadership prior to his arrival in Mogadishu.

 

Mr. Swan previously served as the UN Secretary-General’s Special Representative for Somalia and Head of UNSOM from 2019 to 2022, after a long career in the United States diplomatic service.

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweynaha Kenya oo sheegay in Kooxda AS ay qabsan doonto Soomaaliya haddii ay baxaan ATMIS.

0

Axad, 26, May 2024 {HMC} Madaxweynaha Kenya oo sheegay in Kooxda AS ay qabsan doonto Soomaaliya haddii ay baxaan ATMIS.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Koofi oo war kasoo saaray go’aanka kiiskiisa iyo cidda ka dambeysa xukunkii la riday

0

Axad, 26, May 2024 {HMC}  Koofi oo war kasoo saaray go’aanka kiiskiisa iyo cidda ka dambeysa xukunkii la riday

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Askar marqaati ahaan loo geeyey Maxkamada oo xeray.

0

Axad, 26, May 2024 {HMC} Askar marqaati ahaan loo geeyey Maxkamada oo xeray.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maxkmada Galgaduud oo dil toogasha ah ku fulisay nin horay u geestay dil bareer ah

0

Axad, 26, May 2024 {HMC}  Maxkmada Galgaduud oo dil toogasha ah ku fulisay nin horay u geestay dil bareer ah

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Hadal haayn ka dhalatay qaabka loo sawiray Dad Caan ka ah Baraha Bulshada.

0

Axad, 26, May 2024 {HMC}  Hadal haayn ka dhalatay qaabka loo sawiray Dad Caan ka ah Baraha Bulshada.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Dab xooggan oo ka kacay beer carruurta lagu ciyaarsiiyo oo kutaalla dalka Hindia.

Axad May, 26, 2024 (HMC) – Dad badan ay ku jiraan carruur yar yar ayaa ku dhintay dab xooggan oo ka kacay beer carruurta lagu ciyaarsiiyo oo kutaalla madadaallada ee Rajkot. gobolka Gujurat ee galbeedka dalka Hindia.

War kasoo baxay booliiska dalka Hindia ayaa lagu shaaciyay in dabka ka kacay beerta ku geeriyoodeen 27-qof oo ay ku jiraan carruur, waxaa sidoo kale dabkaasi ku dhaawacmay tiro kale oo dad ah.

Taliyaha booliska magaalada Rajkot ayaa sheegay in marki danbe daba la xakameeyay isla markaana lasoo badbaadiyay qaar badan oo ka mid ah dadki ku sugnaa beerta madadaallada ee Rajkot.

Sargaal katirsan ciidanka booliiska dalka Hindia ayaa sheegay in ay ku adkaatay in ay aqoonsadana meydadka dadka ku dhintay dabka, waxa uuna sheegay in dadka qaar si weyn u gubtay jirkooda.

Ciidanka booliska Hindia ayaa sheegay in ay xireen milkiilaha iyo maamulaha beerta nasiinnada ee gubatay, si ay su’aalo uga weydiiyaan waxa sababay dabka, waxaana beerta xilliyada fasaxa tagi jiray qoysaska si ay carruurtooda ugu soo nastaan uguna ciyaaraan.

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 26/05/2024

Axad May, 26, 2024 (HMC) – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo Sahra Gabre & Mustaf Cali Cadoow

Farsamadii ::Abdiqani osoble

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

Madaxweynaha Hirshabeelle oo shaqada u fasaxay labo Wasiir oo horey shaqada looga joojiyay

Axad, 26, May 2024 {HMC}  Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen {Cali Guudlaawe} ayaa qoraal uu soo saaray dib ugu fasaxay shaqadooda, labo kamid ah wasiiradda maamulka Hirshabelle uu dhawaan shaqada ka joojiyya.

”Markii uu arkay qoddobada 56-aad iyo 57-aad iyo howlaha ku hor-gudban waxa uu xayiraada shaqo ka qaaday Wasiirrada Wasaaraddaha Warfaafinta iyo Beeraha oo ay kala hoggaaminayeen Mudane Aadan Maxamed Muuse iyo Maxamed Faarax Cali” ayaa lagu yiri wa kasoo baxay Cali Guudlaawe.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa tilaabadani kala tashaday Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar {Dabageed} kaas oo horay shaqo-joojin ugu sameeyay 4-xubnood oo ka mid ah Gollaha Wasiirrada Hirshabeelle, kuwaas oo 2 ka mid ah ay maanta shaqaddooda dib ugu laabanayaan.

Ugu dambeyn Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa faray Wasiirrada Wasaaraddaha Warfaafinta iyo Beeraha inay si hufan u gutaan shaqooyinka ay bulshada u hayaan.