Aqalka Cad oo ah hadlay, wuxuu sheegay, in hubkaas lagu xoojinayo Ciidammada Kenya, gaar ahaan dagaalka ay kula jiraan Shabaab.
Dayuuradahan gaboobay, waxay iman doonaan Nairobi inta u dhaxaysa 2024 iyo 2025.
Kenya waxaa kale oo ay heli doontaa 150 baabuurta gaashaaman nooca M1117. Baabuurtan waxay Kenya iman doonaan September 2024.
Kenya waxaa kale oo loo ballanqaaday, in lagu dari doono program-ka loo yaqaan Operation Gallant Phoenix oo ah program ay dalal badan ku jiraan oo la iskaga kaashado macluumaadka khuseeya argagixisada.
Sabti, 25 May, 2024 {HMC} Khabiir ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in gobolka Darfur uu wajahayo halis xasuuq iyadoo dunida ay ku sii jeedo dagaalka Ukraine iyo Gaza.
“Waxaan aragnaa astaamaha in xasuuq dhici karo ama dhacay” ayey tiri Alice Wairimu Nderitu oo ah la tiliyaha gaarka ee xoghayaha guud Qaramada Midoobay ee ka hortagga xasuuqa.w
Waxay sheegtay in rayid badan loo beegsaday qowmiyadda ay ka soo jeedaan darteed magaalada hareereysan ee El Fahsar halkaasi oo dhawaan uu ka dhacay dagaal xooggan.
Xaaladda ayaa lagu tilmaamay in ay u egtahay “Xasuuqii Rwanda” ee 1994-tii sidaasna waxaa sheegay Ms Nderitu
In ka badan 700 ayaa la soo sheegay in ay ku dhinteen toban maalmood gudahood. Al Fasher waa magaalada ugu dambeysay gobolka Darfur oo weli ku jirta gacanta ciidamada militeriga.
Militeriga iyo ciidamada RSF ayaa dagaallamayay in ka badan sanad. Dagaalka sokeeyda waxaa ku dhintay kumanyaal iyadoo malaayiin ay ka qaxeen guryahooda.
Sabti, 25 May, 2024 {HMC} Maxkamadda Caddaaladda Dunida ee Qaramada Midoobay ayaa ku amartay Israa’iil in ay si degdeg ah u joojiso hawlgalka milateri ee ay ka waddo magaalada Rafax ee ku taalla dhinaca koonfureed ee Marinka Gaza.
Hase ahaatee Israa’iil ayaa ku gacan-saydhay go’aanka maxkamadda, iyadoo sheegtay in aanay u hoggaamsani doonin.
Israa’iil waxay sheegtay in Rafax ay joogaan wax au ugu yeertay dambiilayaashii geystay weerarkii 7dii Oktoobar, aysana jirin cid ka hor joogsan karta iney ugaarsato.
Isra’il si adag ayay uga hortimid go’aanka maxkamadda, sidoo kalana been iyo wax lagu yaaq-yaaqsado ku tilmaantay eedda ay u jeedisay South Africa ee ah in Isra’il ay Gaza ka waddo xasuuq.
South Africa ayaase go’aanka maxkamadda soo dhaweysay. Waxaa sidoo kale soo dhaweeyay maamulka Falastiiniyiinta. Xamaas oo maamusha Gaza ayaa qeyb ahaan soo dhaweysay go’aanka ICJ, balse sheegtay in qeyb ahaan dhameystirneyn, mar haddii bay yiraahdeen ay Isra’il wali dagaal ka waddo qeybo kale oo ka mid ah Gaza
Garsoorayaasha Maxkamadda ugu sarreysa Qaramada Midoobay ayaa Jimcihi ku amray Isra’il, in ay si deg deg ah u joojiso weerarka ay ku qaadday magaalada Rafax ee Marinka Gaza, hase ahaatee Isra’il waxay sheegtay in ay sii wadi doonto weerarka ay ku qaadday Rafax.
Xukunka deg degga ah ee Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ayaa ka danbeeyay kaddib marki ay dowladda Koofur Afrcia todobaadki hore maxkamadda geystay dacwad ka dhan ah duullaanka ay Is’aril ku qaadday Rafax, si loo badbaadiyo bay tiri nolosha boqollaal kun oo Falastiiniyiin rayid ah.
Isaga oo aqrinayay xakunka kasoo baxay maxkamadda, ayuu guddoomiyaha Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaalada, Nawaf Salaam sheegay in xaaladda dhulka Falastiiniyiinta ee Gaza ay sii xumaanaysay tan iyo xakunki ugu danbeeyay ee maxkamadda ee Isra’iil ku amray in ay qaaddo tallaabooyin ay ku joojineyso masiibada ka jirta Gaza.
“Dowladda Israel waa in ay si deg deg ah u joojiso duullaanka millatari, iyo tallaabo kale oo kasta oo ay u qaaddo gobolka Rafax, taasoo ku sababi karta dadka Falastiiniyiinta ee Gaza xaalado nololeed oo ku keeni kara burbur jireed guud ahaan iyo gaar ahaanba,” ayuu yiri Nawaf.
Inkasta oo ay Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee ICJ aysan laheyn awood ay ku fuliso xakunnadeeda, haddana kiiskan ayaa calaamad weyn u noqonaya go’doominta caalamiga ah ee Isra’il ee ku aaddan dagaalka ay ku qaadday Gaza, gaar ahaan weerarka ay hadda ka waddo Rafax.
Mareykanka oo ah saaxibka ugu dhaw xulufada Isra’il ayaa horay dhowr jeer uga digay weerarka Rafax. Maamulka Biden ayaa sidoo kale horay ugu dhawaaqay inuu hakiyay shixnado hub ah oo loo daabuli lahaa Isra’il, kaas oo ay ku sababeeyeen in ay uga baqayaan in loo adeegsado rayidka Rafax.
Maxkamadda ICJ ayaa sidoo kale ku amartay Isra’il in ay furto marinka isku xiro Rafax iyo Masar, si gargaarka bani’aadannimo loo geliyo Gaza. Ciidanka Isra’il ayaa xiray Marinka Rafax dhawaan.
Amarka Maxkamadda ayaa waxaa ansixiyay 13 ka mid ah 15-ka garsoore ee qaadiyaasha Maxkamadda Caalamiga ah ee Qaramada Midoobay. Waxaa diiday, garoore u dhashay Ugana iyo garsoore kasoo jeeda Isra’il.
The first group of Somali pilgrims to arrive in Mecca on Thursday was verified by Mukhtar Robow, the country’s minister of endowment and religious affairs. For thousands of Somalis, this is the start of their Hajj pilgrimage journey.
This marks the commencement of the Hajj pilgrimage journey for thousands of Somalis.
Hajj, an annual pilgrimage to the holy city of Mecca, is one of Islam’s five pillars. Every year, millions of Muslims from all over the world go to Saudi Arabia to complete the religious obligations contained in Islamic teachings.
“We did adequate planning ahead of the Hajj period which has been largely successful. This is a momentous occasion for our country and our people,” said Minister Robow.
On Thursday, 500 pilgrims touched down in Saudi Arabia, with 11,000 Somalis anticipated to participate in this year’s pilgrimage to Mecca.
The number excludes Muslim faithful from the Federal Member State of Puntland which withdrew from Somalia’s 2024 Hajj pilgrimage.
The semi-autonomous Federal member state cited concerns of purported black market trading of pilgrimage slots and the politicization of the pilgrimage process by the Federal Government as the basis for their withdrawal.
The Somali Federal Ministry of Endowments and Religious Affairs is responsible for monitoring religious affairs and promoting religious tolerance in the country.
Pilgrims from Somalia arrive in Mecca, Saudi Arabia, aboard a bus, marking the beginning of their journey for the annual Hajj pilgrimage next month.
Other specific responsibilities of the ministry include arranging affairs for Somali Hajj pilgrims and regulating religious instruction throughout the country.
Abdi Ali Hisri, who arrived from Medina, the second holiest city in Islam after Mecca, after completing Umrah, described the journey to the sacred land to perform Hajj as “a transformative experience, a journey of the heart and soul.”
“Conducting Umrah before Hajj has prepared me spiritually for the challenges and blessings of this sacred pilgrimage,” he said.
Sheikh Haji Shire, a coordinating officer at the Ministry of Religious Endowment received the pilgrims who were transported in a convoy of select buses for Somali citizens.
He expressed gratitude as he received the delegation to the holy city of Mecca.
“We are blessed to be here and grateful for the hospitality extended to us by the Saudi authorities,” Sheikh Shire remarked, acknowledging the support provided to pilgrims from around the world.
Pilgrims from Somalia arrive in Mecca, Saudi Arabia, aboard a bus, marking the beginning of their journey for the annual Hajj pilgrimage next month
The Saudi Ministry of Hajj and Umrah has suspended Umrah permits, starting from May 23 to June 21, to facilitate the ease of rituals for Hajj pilgrims. During this time, visit visa holders will be barred from entering Makkah.
“Anyone found violating this rule faces fines up to SR10,000, (Sh 354,610) with penalties doubling for repeat offenders,” the Ministry said in a statement.
It added, “Expatriates caught without permits will be deported, with a ban on reentry. Transporting violators will incur imprisonment up to six months and fines up to SR50,000, (Sh 1,773,054) with vehicles subject to confiscation.”
Haji Abdiaziz Fiiqow of Tadaamun Hajj and Umrah welcomed the pronouncements which aim to streamline the pilgrimage experience for Hajj pilgrims in Makkah.
He expressed gratitude for the measures aimed at upholding the sanctity and safety of the Hujajs, critical in maintaining order and compliance within the holy sites of Makkah and its surroundings.
Pilgrims from Somalia arrive in Mecca, Saudi Arabia, aboard a bus, marking the beginning of their journey for the annual Hajj pilgrimage next month
He said the decision will ensure a smooth and orderly Hajj experience for pilgrims.
“Clarity on visa regulations is crucial to prevent any misunderstandings or disruptions during the pilgrimage,” Haji Fiiqow said.
267,657 travellers from all over the world arrived in Saudi Arabia as of Sunday to undertake the yearly Hajj pilgrimage.
According to the General Directorate of Passports, these pilgrims arrived through Saudi airports, seaports, and land entry points, with the majority travelling by air.
The directorate said it will streamline entry procedures for pilgrims by enhancing online platforms at entry points with advanced technology and multilingual staff to assist pilgrims effectively.
Somalia is predominantly Sunni Muslim, comprising over 99 per cent of the population. With estimates ranging from 12.4 million to at least 15.7 million, Somalia boasts one of the largest Muslim demographics in Africa.
Islam plays a central role in Somali society, influencing various aspects of daily life, culture, and governance.
Mosques and other Islamic Institutions serve as focal points for community gatherings, religious education, and spiritual guidance.
Mogadishu (HOL) – The World Food Programme (WFP) and the Somali Disaster Management Agency (SODMA) have activated an Anticipatory Action (AA) plan to mitigate the effects of anticipated El Niño-induced floods in four districts of Somalia:
Baardheere, Luuq, Jowhar, and Beletweyne. This initiative, launched in April 2024, marks the second activation of the Somalia Anticipatory Action Plan, following its initial implementation in October 2023.
The AA plan involved disseminating early warning messages to approximately 1.9 million people through local radios, ringtones, and social media channels managed by local authorities. Additionally, $1,060,160 in anticipatory cash assistance was distributed to 79,512 individuals, enabling them to purchase food and cover essential expenses, including transportation to safer areas.
To aid in evacuation efforts, WFP and the Logistics Cluster prepositioned fourteen boats in flood-prone communities.
WFP and its partners met with local communities, political and religious leaders, and other stakeholders to discuss potential flood scenarios, preparedness plans, and available assistance. To keep communities informed, updated early warning messages about flood risks and mitigation strategies were distributed prior to, during, and after the floods.
The anticipatory actions have proven effective in protecting vulnerable populations from climate-related disasters. The initiative is supported by multi-year funding from the governments of Germany and Denmark.
El Niño, a natural warming of the central and eastern Pacific Ocean, significantly alters global weather patterns, often leading to severe floods and droughts. Countries like Somalia, already facing food insecurity and displacement due to conflict, are particularly vulnerable to these climatic shifts.
As El Niño’s effects potentially give way to La Niña later this year, marked by cooling Pacific temperatures and altered weather patterns, the need for anticipatory actions remains critical.