Sabti, 25 May, 2024 {HMC} Shacabka Muqdisho oo hadlaay tallaabada laga qaaday dadkii baraha bulshada ka waday kicinta….
El Nino not behind deadly floods in East Africa – scientists

Saturday May 25, 2024
The scientists said that climate change made the event twice as likely and warn heavy rainfall will continue to increase in the region.
Sabti 25 May 2024 {HMC} The El Nino weather pattern did not have “any influence” on widespread flooding that killed hundreds in East Africa this year, an expert group of scientists said Friday.
Torrential rainfall in Kenya, Tanzania and neighbouring nations killed more than 500 people, displacing hundreds of thousands as the deluge swept away homes and swamped roads during the March to May monsoon season.
The region was hit by floods late last year as well, with researchers saying that the Indian Ocean Dipole (IOD) – a climate system defined by the difference in sea surface temperature between western and eastern areas of the ocean – contributed to the heavy rainfall.
This year’s rains were believed to have been exacerbated by El Nino – a climate phenomenon typically associated with increased heat that leads to drought in some parts of the world and heavy downpours elsewhere.
Global warming
But a study published by the World Weather Attribution (WWA) group on Friday found that “researchers did not find any evidence that El Nino or the Indian Ocean Dipole had any influence” on this year’s extreme rainfall.
The network of scientists has developed peer-reviewed methods for quickly establishing the potential role of global warming in specific extreme weather events.
Scientists examined weather data and climate models to compare how rainfall patterns have changed between now and the pre-industrial era as they sought to measure the impact of climate change on the monsoon.
“The extreme rainfall that led to destructive floods in Kenya, Tanzania and other parts of East Africa is becoming more intense, with climate change as one of the drivers,” researchers said.
“The best estimate is that climate change made the event twice as likely and five percent more intense,” they said, adding a caveat that the findings also had to take “a large mathematical uncertainty” into account.
More rainfall coming
The study covered the “maximum 30-day rainfall” during this year’s monsoon season, with researchers pointing out that “heavy rainfall will continue to increase in the region with further warming.”
The study urged governments in the region to improve infrastructure and protect ecosystems to save lives and help citizens cope with the heightened risk of climate disasters, especially in densely populated urba n areas.
East Africa and the Horn of Africa are among the regions most vulnerable to climate change – even though the continent’s contribution to global carbon emissions is a fraction of the total.
Over 300 people died in rains and floods in Ethiopia, Kenya and Somalia late last year, just as the region was trying to recover from its worst drought in four decades that left millions of people hungry.
A WWA study on last year’s floods in East Africa called for the urgent phasing out of fossil fuels and reduction of emissions globally.
{DAAWO MUQAALKA} Xarun loo dhameystiray dhamaan Adeegyadda Cuntooyinka iyo Nasiinadda oo laga hirgaliyay Baladweyne.
Sabti, 25 May, 2024 {HMC} Xarun loo dhameystiray dhamaan Adeegyadda Cuntooyinka iyo Nasiinadda oo laga hirgaliyay Baladweyne.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Mucaradnimo wax dumineysa cid aqbaleysa ma jirto”Ra’iisul wasarihii hore e dalka Cali Maxamed Geedi
Sabti, 25 May, 2024 {HMC} Mucaradnimo wax dumineysa cid aqbaleysa ma jirto”Ra’iisul wasarihii hore e dalka Cali Maxamed Geedi
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
DFS oo soo dhaweeysay cunaqabateynta QM ay ku soo rogtay hogaamiyaal ka tirsan AS
Sabti, 25 May, 2024 {HMC} Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu cunaqabateyn ku soo rogay saddex hoggaamiye oo ka tirsan Al-Shabaab, sida uu qabo qaraarka tirsigiisu yahay 2713.
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Daa’uud Aweis Jaamac ayaa bogaadiyay go’aankan.
“Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay bogaadinaysaa go’aankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu ku cunaqabateeyey saddex ka mid ah hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab codsigeenna. Shakhsiyaadkan hadda waxay ku jiraan liiska cunaqabataynta ee hoos timaada Qaraarka 2713, iyagoo wajahaya xayiraad dhaqaale iyo mamnuucid socdaal,“ayuu yiri wasiir Daa’uud.
Arrintan ayaa ku soo beegantay saddex maalmood ka dib markii Golaha Ammaanku uu cunaqabatayn ku soo rogay saddex ka mid ah madaxda sare ee Al-Shabaab, kuwaas oo lagu eedeeyay inay ka qaybqaataan maalgelinta, qorsheynta, fududaynta, diyaarinta dhaqdhaqaaqyada Al-Shabaab.
{DAAWO SAWIRADA} Booliiska oo lagu bogaadiyay dadkii dhaqanxumada waday ay ku xir xireen Muqdisho
Sabti, 25 May, 2024 {HMC} Qaar kamid ah culimada Soomaliyeed ee ku sugan Muqdisho ayaa maanta booqdey xarunta taliska ciidanka booliiska , waxa ayna bogaadiyeen shaqada ay ciidanka u hayaan dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
Waxa ay culimadan soo dhaweeyeen go’ aankii booliiska ku Xir xireen dadkii magaalada ka waday anshax-xumada iyo sidoo kale kicinta bulshada iyaga oo qabyaalad isticmaalaya.
Culimada ayaa taliska ciidanka boliiska Soomaaliyeed ku amaaney doorka shariif ah ee ku aadan la-dagaalanka faafinta anshax-xumada iyo dadka colaada qabiil ka abuura baraha bulshada
Sidoo kale culimada Soomaaliyeed ayaa taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed S/guuto Sulub Ahmad Firin ku amaaney go a’aankiiisi ahaa in qofka xaafidul Quraanka ah ee ka mid noqonaaya ciidanka booliiska Soomaaliyeed uu la mid yahay qof Haysta shahaado dugsi sare ah ;
Taliyaha Boliiska Soomaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa dhankiisa culimada ka codsadey in ay gacan ka geystaan wacyi-gelinta bulshada Soomaaliyeed, isaga oo xusay in ciidanka booliiska Soomaaliyeed u taagan yahay cidkasta Oo anshaxa bulshada suurad xumeysa in gacan bir ah ku qabtaan.

RW Xamse Barre oo ballanqaad cusub ka helay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya
Sabti, 25 May, 2024 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa uga mahadceliyey Dowladda Qatar taageerada ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada amniga, kaabayaasha dhaqaala iyo horumarinta adeegyada asaasiga ah.
Dhinaciisa, Danjire Abdullah, ayaa xusay in ay sii wadi doonaan taageerada dhinacyada kala duwan leh ee ay mar walba la garab taagan yihiin Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.
Dowladda Qatar ayaa kamid ah dowladaha sida weyn u taageera Soomaaliya , waxa ayna dowladan dhaqaale iyo garab istaag kalaba ku taageertaa Soomaaliya, iyadoona mar aheyd Qatar dalka haga siyaasadda Soomaaliya.
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Hiiraanweyn 25/05/2024
Sabti May, 25, 2024 (HMC) – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo Yaasiin Cali Axmed & Shigri Baryare
Farsamadii ::Abdiqani osoble
HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO
{DAAWO MUQAALKA} Ujeedka Safarka Madaxweyne Cali Guudlaawe uu ku Imaanayo Gobalka Hiiraan oo la Ogaday.
Sabti, 25 May, 2024 {HMC} Ujeedka Safarka Madaxweyne Cali Guudlaawe uu ku Imaanayo Gobalka Hiiraan oo la Ogaday.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Waxgaradka Gobolka Saaxil oo raalli gelin ka bixiyay hadallo ka soo yeedhay odayaal deegaankaas ah.
Sabti, 25 May, 2024 {HMC} Waxgaradka Gobolka Saaxil oo raalli gelin ka bixiyay hadallo ka soo yeedhay odayaal deegaankaas ah.



