Home Blog Page 2376

{DAAWO MUQAALKA} Wasiirka Waxbarashada Faarax Cabdulqaadir oo maanta booqday Xarunta Safaarada Soomaaliya ee UK.

0

Sabti, 25 May, 2024 {HMC} Wasiirka Waxbarashada Faarax Cabdulqaadir oo maanta booqday Xarunta Safaarada Soomaaliya ee UK.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maydka Wiilkii ku geeriyooday bali biyo galeen ah oo lasoo saaray.

0

Sabti, 25 May, 2024 {HMC} Maydka Wiilkii ku geeriyooday bali biyo galeen ah oo lasoo saaray.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maamuus gaar ah oo loo sameeyay qaban qaabiyayaashii Shirkii Jiheynta Xukuumadda Puntland.

0

Sabti, 25 May, 2024 {HMC} Maamuus gaar ah oo loo sameeyay qaban qaabiyayaashii Shirkii Jiheynta Xukuumadda Puntland.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Saciid Deni oo Daahfuray itixaanka Shahaadigaha Fasalada 8 aadka iyo 12 aadka Ee Sannad Dugsiyeedka

0

Sabti, 25 May, 2024 {HMC} Saciid Deni oo Daahfuray itixaanka Shahaadigaha Fasalada 8 aadka iyo 12 aadka Ee Sannad Dugsiyeedka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Koof, Cabdul iyo Muxudiin Jurus oo Dambi ku weysay Maxkamadda gobolka Banaadir

Sabti, 25 May, 2024 {HMC}  Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa goordhaw ku dhawaaqday go’aanka kiis musuqmaasuq ah oo loo heestay masuuliyiin katirsanaa dowladda Sooaaliya, kuwaa oo maqane ahaa inta dacwada socotay.

Maxkamadda ayaana wax dambi ah ku weyday, isla markaana bari-yeeshay agaasimayaashii hore ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Maxamed Aadan Koofi iyo C/qaadir Cali Cilmi {Cabdul}.

Sidoo kale Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa dambi isna ku weysay Muxudiin Xasan Jurus {Saabey} oo ahaa Agaasimihii hore ee Canshuraha Bariga oo isna dalka maqane ka ahaa, kaddib markii uu baxsaday xilli la doonayay in la xiro.

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaana saraakiil kale oo iyana ku eedeysnaa musuqmaasuq dalka ka maqan ku riday xukunno kala duwan, kaddib markii lagu helay qaar kamid ah dembiyadii lagu soo eedeeyay.

Saraakiisha la xukumay ayaana kala ah

1-Maxamed Ibraahim Axmed oo maqane ah waxay ku xukuntay 4 sano oo xarig ah

2-Cabdiraxmaan Maxamed Cali Caadle 4 sano oo xarig ah iyo inuuna qaban karin xafiis dowladeed si joogto ah.

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Saalax Cali Maxamuud ayaa ku dhawaaqay go’aanka maxkamadda, maanta ku bariyeeshay masuuliyiinta hore oo muddo dhibane u ahaa eedeynta ay kusoo oogeen xafiiska Xeer Ilaalinta Soomaaliya.

{DAAWO MUQAALKA} Muuqaal soo koobaya soo dhaweyntii Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan ee Deegaanka Gasle ee gobalka Hiiraan.

0

Sabti, 25 May, 2024 {HMC} Muuqaal soo koobaya soo dhaweyntii Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan ee Deegaanka Gasle ee gobalka Hiiraan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA}AS oo weerar iyo dagaal toos ah ku qaaday fariisimo ay ku sugnaayeen Ciidamo ajaaniib ah.

0

Sabti, 25 May, 2024 {HMC}  AS oo weerar iyo dagaal toos ah ku qaaday fariisimo ay ku sugnaayeen Ciidamo ajaaniib ah.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan oo loo jeediyay Afar qodob oo laga rabo in uu Sameeyo?

0

Sabti, 25 May, 2024 {HMC}  Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan oo loo jeediyay Afar qodob oo laga rabo in uu Sameeyo?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Xogta Fatahaadda iyo xaaladda Baladweyne ee Maanta 25-05-2024

0

Sabti, 25 May, 2024 {HMC} Xogta Fatahaadda iyo xaaladda Baladweyne ee Maanta 25-05-2024

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

go’aanka kiis musuq ah oo loo heesto Masuuliyiin baxsad ah oo maanta Lagu Dhawaaqayo

Sabti, 25 May, 2024 {HMC}  Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqi doonta go’aanka dacwad loo heysto masuuliyiin ka soo shaqeysay qaar kamid ah hey’adaha dowladda Soomaaliya oo dambiyo ku eedeysan.

Masuuliintan maanta go’aanka laga soo saarayo ayaa ku eedeysan kiisas musuq maasuq ah, masuuliyiintaas oo gaareysa 12 qof waxaa kamid ah agaasimayaashii hore ee hey’adda socdaalka iyo jinsiyadda Korneel Maxamed Aadan Koofi iyo Cabduqaadir Cilmi Cali {Cabdul}.

Maxkmadda gobolka Banaadir ayaana masuuliyiintan ku eedeysan musuqmaasuqa go’an ka gaareysa iyaga oo dalka ka maqan baxsadna ah , waxaana aad loo sugayaa natiijada uu ku dambeyn doono kiiskan.