Arbaco, 22 May, 2024 {HMC} Isaggoo dhar wareejinaya ayuu dilalka gaadmada ah u fulin jiray .
{DAAWO MUQAALKA} Madaxweynaha Jubbaland Oo maanta Booqday Xarunta SODMA.
Arbaco, 22 May, 2024 {HMC} Madaxweynaha Jubbaland Oo maanta Booqday Xarunta SODMA.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Wasirka Beraha iyo Warabka XFS oo boqday gobaha lagu baaro gadidka qudaarta ka keena gobalada dalka
Arbaco, 22 May, 2024 {HMC} Wasirka Beraha iyo Warabka XFS oo boqday gobaha lagu baaro gadidka qudaarta ka keena gobalada dalka
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Labo dal oo kuyaalla Qaarada Yurub oo dowlad rasmi ah u aqoonsanaya Falastiin
Arbaco, 22 May, 2024 {HMC} Labo dal oo kuyaalla Qaarada Yurub oo dowlad rasmi ah u aqoonsanaya Falastiin
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Shirka nabadeynta beelo ku dagaalamay gobolka Sh/Dhexe oo lagu soo gabagabeeyay deegaanka Guullane.
Arbaco, 22 May, 2024 {HMC} Shirka nabadeynta beelo ku dagaalamay gobolka Sh/Dhexe oo lagu soo gabagabeeyay deegaanka Guullane.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiyaha Badbaado Bulsho”jasiira,Afgooye,Balcad iyo Warshiikh waa in muqdisho lagu Daraa.
Arbaco, 22 May, 2024 {HMC} Gudoomiyaha Badbaado Bulsho”jasiira,Afgooye,Balcad iyo Warshiikh waa in muqdisho lagu Daraa.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Heshiis Laga Gaaray Dilal ka dhacay Gobolka Mudug.
Arbaco, 22 May, 2024 {HMC} Heshiis Laga Gaaray Dilal ka dhacay Gobolka Mudug.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Faah Faahin Macalin Dugsi Quraan iyo Xaaskiisa oo Lagu dilay Gobolka Galgaduud ar
Arbaco, 22 May, 2024 {HMC} Faah Faahin Macalin Dugsi Quraan iyo Xaaskiisa oo Lagu dilay Gobolka Galgaduud ar
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DHAGEYSO} warka duhunimo ee Hiiraanweyn 22-5-202
Arbaci May, 22, 2024 (HMC) – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo Mustaf Cali Cadoow & Sahra Gabre
Farsamadii ::Abdiqani osoble
HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO
Waa Tuma Gabadha Muslimada Ah ee Loo Magacaaway Mar Labaad Wasiirka Gaashaandhigga Itoobiya
Arbaco, 22 May, 2024 {HMC} Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Abiy Axmed ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeyay xukuumadiisa, waxa uuna xilka wasiirka Gaashaandhigga u magacaabay in ay noqoto gabar Muslim ah.
Wasiirkii Gaashaandhigga dalka Itoobiya, Abraham Belay ayaa laga wareejiyay wasaaradaasi, waxaana loo magacaabay in uu noqdo wasiirka cusub ee Wasaaradda Waraabka iyo Horumarinta Deegaannada Qalalan.
Ra’isul Wasaare Abiy Axmed ayaana mar kale u magacaabay Caa’isha Maxamed Muuse oo 54 jir in ay noqoto wasiirka cusub ee Gaashaandhigga Itoobiya, waxaana laga soo wareejiyay wasaaradii Waraabka ay heysay.
Gabadhan loo magacaabay wasiirka cusub ee Gaashaandhigga dalka Itoobiya ayaa ah gabar Muslim ah oo kasoo jeeda qowmiyada Canfarta ee degta dalka Itoobiya, asal ahaana waxa ay kasoo jeedaa dalka Jabuuti .
Caa’isha Maxamed ayaa wasiirka Gaashaandhigga Itoobiya horey usoo noqotay muddadii u dhexeysay bishii October ee sanadihii 2018 ilaa April 2019, waxa ay sidoo kale soo noqotay wasiirka Dhismaha iyo horumarinta iyo wasaaraddii hadda laga bedelay.



