Home Blog Page 2415

{DAAWO MUUQAALKA} Ehelada Sayid Cali:- Nin walba xiniinyihiisuu koraa mana la dilayo wiilkeena.

0

Arbaco-15-May-2024 {HMC}  Ehelada Sayid Cali:- Nin walba xiniinyihiisuu koraa mana la dilayo wiilkeena.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Abuukaate Cali Xalane ” Siid Cali dhaqtar Maahan Ee waa ee deysane”

0

Arbaco-15-May-2024 {HMC}  Abuukaate Cali Xalane ” Siid Cali dhaqtar Maahan Ee waa ee deysane”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Wasiirka Dhallinyarada XFS “Aan isku tashano oo aan dalkeenna ka xoreyno As”.

0

Arbaco-15-May-2024 {HMC}  Wasiirka Dhallinyarada XFS “Aan isku tashano oo aan dalkeenna ka xoreyno As”.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

MD Xasan oo Ubax dhigay Taallada SYL xuska maalinta dhalinyaradda Soomaaliyeed ee 15-ka May

Talaado-14-May-2024 {HMC}  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xuska maalinta dhalinyaradda Soomaaliyeed ee 15-ka May awgeed waxa uu Ubax dhigay Taallada SYL oo lagu xasuusto dhalinyaradii gobanimo u dirirka ahayd ee SYL.

Wasiirro katirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Guddoomiyaha gobolka Banaadir, taliyaha ciidanka booliska, saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale ayaa ka qeybgalay munaasabadda Ubax dhigga xuska 15-ka May, oo ah maalinta aas-aaska dhalinyaradii gobanimo doonka SYL ee dhexda u xirtay dhismaha Qaranka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad jeediyay ayaa sheegay in dhallinyarada Soomaaliyeed dalkan usoo halgameen ayna hormuud u ahaayeen xuriyadda maanta la heesto.

Sannad kasta maanta oo kale ayaa si weyn loo xusaa xuska maalinta dhalinyaradda Soomaaliyeed ee 15-ka May , maalintan ayaana ah mid umadda Soomaaliyeed qiimo badan ugu fadhisa oo horseeday in dalka ka xuroobo gumeestihii dalka kusoo duulay.

{DHAGEYSO} warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {15.05.2024}

Arbaco-15-May-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

Warka waxaa soo jeedinayo ::Shugri Baryare Maxamuud &Yaasiin Cali Axmed

Farsamadii :Abdiqani osoble

Maxkamadda Racfaan gobolka Banaadir oo xukun dil ah ku riday Sayid-cali Macalin Daa’uud

Arbaco-15-May-2024 {HMC}  Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa goordhaw xukun dil ah ku riday Sayid-Cali Macalin Daa’uud, oo maxkamadda ku heshay in isagu ka dambeeyay geerida iyo gubitaanka xaaskiisii Luul Cabdicasiis.

Guddoomiyaha maxkamadda Racfaanka ayaana aqriyay dhammaan eedeymaha lagu soo eedeeyay Sayid-cali Macalin Daa’uud iyo caddeymaha lagu helay, waxa uuna ku dhawaaqay in uu ku riday Sayid-cali xukun dil ah.

Ehelada Luul Cabdicasiis oo goobjoog ka ahaa maxkamadda ayaana si weyn usoo dhaweeyay xukunka dilka ah ay maxkamadda ku riday Sayid-cali, waxa ayna sheegeen in si caddaalad ah xukun u dhacay.

Geesta kale ehelada Sayid-cali Macalin Daa’uud ayaa si weyn uga naxay xukunka dilka ah ee wiilkooda ku riday maxkamadda, waxa ayna ku tilmaameen xukunka dhacay in uu yahay mid caddaaladda ka fog.

Xukunkan maxkamadda Racfaanka ku riday Sayid-cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan in uu ka dambeeyay geerida xaaskiisa ayaa mar kale heesta racfaan uu u qaadan karo maxkamadda Sare ee dalka, taa oo leh go’aanka ugu dambeeya ee kiiskan.

{DAAWO MUUQAALKA} WAR DEG-DEG AH: Maxkamadda Rafcaanka G/Banaadir oo soo saartay xukunka Sayid cali Macalin.

0

Arbaco-15-May-2024 {HMC} WAR DEG-DEG AH: Maxkamadda Rafcaanka G/Banaadir oo soo saartay xukunka Sayid cali Macalin.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Xasan”Waa ley dhaliili karaa balse wadada aan rabo ee saxda ah leygama leexin karo”

0

Arbaco-15-May-2024 {HMC} Madaxweyne Xasan”Waa ley dhaliili karaa balse wadada aan rabo ee saxda ah leygama leexin karo”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Guddoomiye Madaale “Madaxweynuhu waxa uu rabaa in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah

0

Arbaco-15-May-2024 {HMC} Guddoomiye Madaale “Madaxweynuhu waxa uu rabaa in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Maamulada Puntland iyo Galmudug oo kala wareejiyey Bajaajyo la kala dhacay.

0

Arbaco-15-May-2024 {HMC} Maamulada Puntland iyo Galmudug oo kala wareejiyey Bajaajyo la kala dhacay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA