Home Blog Page 2421

{DAAWO MUUQAALKA} Xeer Ilaalinta Guud ma keenin cadeymo Maangal ah “Abuukaate Sakariye

0

Talaado-14-May-2024 {HMC} Xeer Ilaalinta Guud ma keenin cadeymo Maangal ah “Abuukaate Sakariye

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Ugaasyo ka Socda Dowlad Deegaanka Soomaalida Oo ka qeeyb Galay Caana-Shubka Ugaas Yuusuf.

0

Talaado-14-May-2024 {HMC} Ugaasyo ka Socda Dowlad Deegaanka Soomaalida Oo ka qeeyb Galay Caana-Shubka Ugaas Yuusuf.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Somaliland oo ku goodisay in ay dib qabsaneyso Laascaanood

0

Talaado-14-May-2024 {HMC} Somaliland oo ku goodisay in ay dib qabsaneyso Laascaanood

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Maanta Muqdisho Ka Furmay

Talaado-14-May-2024 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada oo maanta ka furmay Madaxtooyada Qaranka.

Madaxda heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ayaa ka arrinsanaya xaaladda amniga dalka, gaar ahaan dar dargelinta dagaalka ka dhanka ah argagixisada Al-shabaab oo Ciidamada Xoogga dalka ay ka soo hoyeen guulo waaweyn, kana xoreeyeen deeganno badan oo ay horey ugu dhibaateynayey shacabka Soomaaliyeed iyo dhameystirka dastuurka dalka.

Shirkan waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Mudane Salah Jama, Madaxweyneyaasha Dowlad-Goboleedyada, Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Koonfur-Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed, Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale.

{DAAWO MUUQAALKA} Ciidamada booliska oo gacanta ku dhigay koox dhac ka geeysatay Muqdisho

0

Talaado-14-May-2024 {HMC}  Ciidamada booliska oo gacanta ku dhigay koox dhac ka geeysatay Muqdisho

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} faah faahino laga helayo Dil Goordhow Qof Maxbuus ah loogu Geeystay Guriceel.

0

Talaado-14-May-2024 {HMC} faah faahino laga helayo Dil Goordhow Qof Maxbuus ah loogu Geeystay Guriceel.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Nin Shalay Degmada wallaweyn Qof ku Dilay oo Maanta la tooktay.

0

Talaado-14-May-2024 {HMC} Nin Shalay Degmada wallaweyn Qof ku Dilay oo Maanta la tooktay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Faah Faahin dheeraad Ah Dil ka dhacay Saldhiga Booliska Guriceel

Talaado-14-May-2024 {HMC} Guriceel: Nin Kamid ahaa maxaabiis lagu hayey Saldhiga Booliiska Guriceel oo isku dayey in uu ka fakado xabsiga ayaa u geeriyoodey rasaas uu ku furey askari waardi ka hayey Saldhiga

Marxuumka dhintay ayaa la sheegay in lagu magacaabi jiray Xidddig Cali Khaliif, waxaana dhacdadan ay timid xili jimcihii lasoo dhaafey xabsigaasi ay ka baxsadeen dhowr maxbuus oo ku xukunnaa min dhowr sano

{DAAWO MUUQAALKA} Ciidamada PMPF ee Puntiland oo gacanta ku dhigay Nin ku hubeeysnaa waxyaabaha Qarxa.

0

Talaado-14-May-2024 {HMC} Ciidamada PMPF ee Puntiland oo gacanta ku dhigay Nin ku hubeeysnaa waxyaabaha Qarxa.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Xildhibaano iyo Wax garad oo Madaxweyne Laftagareen ku eedeeyay dhacdooyinki ka dhacay Bardaale .

0

Talaado-14-May-2024 {HMC} Xildhibaano iyo Wax garad oo Madaxweyne Laftagareen ku eedeeyay dhacdooyinki ka dhacay Bardaale .

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA