Home Blog Page 2445

Ciidamada Dowladda oo soo qabtay Shidaal iyo Agab kale oo loo waday kooxda AS.

Sabti, 11 May, 2024 {HMC} Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo ay gelinkii dambe Jimcihii ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay ka sameeyeen duleedka degmada Xarardheere, kaas oo lagu beegsaday kooxda AS.

Howlgalkan oo ka dhacay deegaanka Howdley ayaa waxaa si gaar ah u qaaday ciidamada Danab iyo kuwa Gorgor oo kaashanaya ciidamada deegaanka oo iyana ka soo baxay dhanka degmada Ceel-dheer, kuwaas oo waddada u galay agab loo waday AS.

Ciidamada huwanta ayaa waxaa u suuragashay inay gacanta ku dhigaan shidaal ay halkaas kala soo dageen AS, isla markaana lagu jeenay doon, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay dowladda.

Sidoo kale ciidamada ayaa gacanta ku dhigay laba nin oo waday shidaalka iyo gaari nooca raaxda ah oo ay wateen, kuwaas oo loo soo bandhigay warbaahinta.

“Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska Danab iyo gorgor oo kaashaanaya ciidanka Deegaanka oo iyana ka soo baxay degmada Ceel-dheer ayaa howlgalo ka sameyay deganka howdley oo duleedka degmada Xarardheere ciidanka waxa usuurta gashay in ay gacanta ku soo dhigaan 150 jirgan oo shidaal ah oo halkaasi dooni keentay isla markaana loo waday cadawga khawarijta.” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka kasoo baxay dowladda.

Sidooo kale waxaa lasoo raaciyay “Waxaa ay ciidamadu ay gacanta ku dhigeen laba ruux oo ku luglahaa soo dejinta shidalka kuwaasi oo baaritano ay ku socdaan”.

Horay ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa sidan oo kale u fashliyay hub iyo saanad ay doonayeen inay kooxda AS kala soo dagaan halkaasi.

Gobollada dhexe ayaa waxaa weli ka socda howlgallo culus oo ay iska kaashanayaan ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo deegaanada badan ka xoreeyay kooxda.

Xasan sheikh oo markale ka hadlay nuuca doorashada ee dhacayso iyo qadiyadda Somaliland

Sabti, 11 May, 2024 {HMC} Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Jimcaha ee maanta qeybtaan kaga hadlay arrimaha doorashooyin uu qorsheynayo inuu dalka ka qabto iyo qadiyadda Somaliland.

Madaxweynaha ayaa ugu horeyn sheegay inay ka go’antahay in dalka uu ka qabto doorasho qof iyo cod ah, taasna uusan ka gorgortami doonin, isla markaana uu xaqiiji doono si kasta oo ay ku suurtageli karto.

“Doorasho Qof iyo Cod ah ayaa ballanqaadnay, waana hirgalinayaa alle idinkiis, dadkeenana waa in ay dortaan cidda danahooda iyo mustaqbalkooda ka shaqeynaysa,” ayuu yiri Madaxweynaha JFS.

Madaxweynaha ayaa wacad ku maray in dadkaan aysan u tali doonin cid dambe oo hoggaanka dalka si qaldan ku timaada “fursad kale ma jirto, dadkeena waa inay doortaan cida meteleysa,” ayuu yiri.

Dhinaca kale, Madaxweynaha ayaa ka hadlay qadiyadda Somaliland, isagoo sheegay in waxaba aysan u wabin dowladda Soomaaliya, dadka Soomaaliyeed ee ku nool gobollada waqooyi.

“Walaalaha Somaliland majirto wax dhibaato ah habayaratee oo na dhexyaal, doorashooyinka ku soo wajahan iyo dimoquraadiyadda ay hiigsanayaan si nabad ah inay ugu dhamaato ayaan u rajeyneynaa,” ayuu yiri Xasan Sheekh.

Madaxweynaha ayaa cadeeyey in dowladda Soomaaliya ay weli daneyneyso in Somaliland dowladiisu wadahadal la yeelato, si looga tashado aayaha iyo wadajirka umadaan walaalaha ah.

“Mowqifkeenii hore ayaan ku taaganahay, Somaliland waa walaalaheen waa dad Soomaaliyeed, waxaan qabnaa aan wadajirno, sida aan ku wadajireynana aan ka wadahadalno,” ayuu yiri Xasan Sheekh.

Qaramada Midoobay oo taageertay dalabka xubinnimada Falastin

Sabti, 11 May, 2024 {HMC} Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa Jimcihi si weyn u taageeray, dalabka Falastiin ee ah in ay xubin buuxda ka noqoto Jimciyadda Qurumaha ka dhaxeysa, iyada oo uu Goluhu kula taliyay Golaha Ammaanka inuu arrintan si wanaagsan dib ugu eego.

Qaraarki Golaha Guud ee shalay oo ay cododkooda ka dhiibteen dhammaan 193-da xubin ee Golaha, ayaa waxaa haa ugu codeysay 143 dowladood, 9 waddan oo ay ku jiraan Isra’il iyo Mareykanka ayaa diiday halka 25 xubin ay ka aamustay.

Qaraarkan ayaanan Falastiin siineyn aqoonsiga xubinnimada ee Qaramada Midoobay, balse si fudud ugu aqoonsaday in Falastiin ay u qalanto xubinnimada.

Si Falastiin ay u noqoto xubin buuxda oo ka mid ah xubnaha Qaramada Midoobay ayaa u baahnaan doonto, in ay qaraar ku ansixiyaan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.

Waxay u badnaan doontaa inuu Mareykanka codka awoodda qayaxan ee Veto-ga ku diidi doono, sidi uu ugu diiday fadhigi dhawaan ay arrintan ka yeesheen Golaha Ammaanka.

Qaraarki Golaga Guud ee la ansixiyay Jimcihi, ayaa Falastiin sii doona xuquuqo dheeraad ah oo aysan horay u heysan, laga billaabo bisha September ee sannadkaan 2024-ka, kuwaas oo ay ka mid yihiin kursi ay ku yeelan doonaan hoolka Golaha Guud, laakin cod kuma yeelan doonaan golaha.

Isra’il oo jabisay mid kamid shuruucda caalamiga iyo Maraykanka oo Talaabo Adag qaaday.

Sabti, 11 May, 2024 {HMC} Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihi shaaca ka qaadday, in hubka ay ugu deeqday Isra’il ee ay u adeegsatay dagaalka ay ka waddo Gaza, ay u badan tahay in uu ku xadgudbay xeerarka caalamiga ah ee bani’aadannimada.

Hase yeeshee, warbixinta oo ay soo diyaarisay Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka loona gudbiyay Koongareeska, ayaa dhanka kale sheegta, in duruufaha dagaalka ay saraakiisha Mareykanka u diideen go’aan ka gaarista qaar ka mid ah duqeymo cirka ahaa oo ku koobnaa meelaha qaar, sidaasi daraadeedna aysan u kala caddeyn in adeegsiga hubka Mareykanka ee Israi’l uu meelaha qaar ku xadgudbay shuruucda caalamiga ah.

Warbixintan sheegeysa in ay jiraan caddeymo muujinaya in Isra’il oo ah xulufada ugu dhaw Mareykanka ay jibisay xeerarka caalamiga ah ee ilaaliya rayidka, ayaa noqoneysa bayaanki ugu xooganaa ee ay Washington ku cambaareyso Tel Aviv, tan iyo marki uu billowday duullaanka ay Isra’il ku qaadday Gaza wixi ka danbeeyay weerarki Xamaas ee 7-badi October.

Natiijada warbixintan ayaa khatar dheeraad ah gelineysa xiriirka sii kharaaranaya ee u dhaxeya Isra’il iyo maamulka madaxweyne Biden. Maamulka Biden ayaa qaaday tallaabooyin aysan ku farxin Isra’il, tan iyo marki ay ciidamada Isra’il galeen marinka Rafax todobaadkan.

Mareykanka ayaa horay uga digay in uusan raalli ka aheyn duullaan ay Isra’il ku qaaddo magaalada Rafax oo ay ku noolyihiin in ka badan 1.3 milyan oo Falastiiniyiin qaxooti ah, ilaa ay Isra’il ka keeneyso qorshe cad oo dammaanad qaadaya badqabka dadka rayidka ah.

Todobaadkaan Biden ayaa sheegay inuu hakinayo hubka uu Mareykanka u daabulo Isra’il, arrintaas oo uu uga jawaabayay qabsashadi ay Isri’il qabsatay marinka isku xira Rafax iyo Masar iyo duqeymo ay ciidanka Israil ka geysteen qeybo ka mid ah Rafax, halkaas oo lagu dilay dad badan oo rayid ah.

Isra’il wali kama aysan jawaabin warbixinta kasoo baxday dowladda Mareykanka, hase yeeshee qaar ka mid ah mudanayaasha xisbiga Jamhuuriga ee Koongareeska ayaa cambaareeyay warbixinta kuna tilmaamay mid lid ku ah Isra’il.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {10-05-2024}

Jimco, 10, May, 2024 {HMC}–Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahman macalin muse

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

Booliska Soomaaliya oo So Bandhigay 5 qof oo ku Edeysan Kufsi Wadareed

Jimc , 10 May, 2024 {HMC} Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa maanta gacanta kusoo dhigey Eedaysanayaal Kufsi Wadareed u geystey Gabar Soomalaiyeed

Markay Taariikhda Aheyd 10-05-2024 abaaro 06:00pm Fiidnimo waxaa Howl-gal lagu Soo Qabtey 5 Eedeysane oo Kufsi wadareed U Geystey Gabar Soomalaiyeed .

Eedeysanayaashaaan ayaa Gabadha ku kufsadey Degmada Xamarweyne Gaar ahaan Waaxda Horseed . guri Jajaban Oo ku yaala Eeriyadaas

Ciidanka Boliiska Saldhigga X/weyne Oo kaashanaya Bulshada Degmadaas ayaa gacanta ku Soo dhigey 5.ta eedeysane ee Kufsatey Gabadha Waxayna Hada Ku xeran yihiin Saldhigga Boliiska Degmada Xamarweyne

Chad deploys troops as opposition protests after Debby named election winner

Friday , 10 May, 2024 {HMC} Chad has ordered the immediate deployment of troops to maintain peace, especially in the capital, N’djamena, after provisional results of the May 6 presidential elections surprisingly published on Thursday night declared transitional ruler General Mahamat Idriss Deby winner with over 61% of the votes. The main challenger, Succes Masra, claimed he won, with over 73% of the votes.

Residents in Chad’s capital, N’djamena, said they awoke Friday morning to the sound of heavy gunshots. Forty-five-year old Oumar Saleh is a resident of the Machaga neighborhood spoke to VOA on Friday morning via a messaging app.

Oumar said the shooting may have been ordered by Chad’s government to intimidate those objecting to the results of Chad’s May 6 presidential elections published by the country’s elections management body, ANGE, Thursday night.

Chadian state TV reports that there were isolated gunshots in N’djamena but does not say who the shooters are.

Public Security and Immigration Minister Mahamat Charfadine Margui said in a release Thursday that enough police have been deployed to stop what he called the use of weapons and explosives all over Chad, but specifically in Ndjamena.

Chad’s military also said before the announcement of the partial results that enough troops had been deployed to protect people and their goods, especially in N’djamena and Moundou, the central African state’s second-largest city.

According to the provisional results, transitional President General Mahamat Deby is the official winner with 61.3% of the votes, more than the 50% needed to avoid a run-off.

Members of the opposition and the public say they are surprised ANGE published the figures in three days instead of 15 days after the voting, as stated in the electoral code. ANGE says it is legal to publish results within 15 days.

Deby in a late-night message said he is very grateful to the majority that voted for him.

Deby said he is now the democratically elected president of all Chadians, including opposition party leaders who lost. Deby says he is particularly delighted because he scored a resounding victory, and that he is going to work immediately to fulfill his electoral promises.

Deby said he will concentrate on providing jobs for unemployed youths and strengthening Chad’s internal security to guarantee peace and stability.

ANGE says more than 75% of the registered 8.2 million voters took part in the vote.

Deby’s main challenger, Succes Masra, scored 18.53% of the vote while Albert Pahimi Padacke, the first transitional prime minister, got 7.91%.

Masra had earlier declared that he won a resounding victory in the first round of voting, but that his victory was stolen by Deby. He spoke in a message broadcast on Facebook Thursday afternoon.

He said Chadians voted en masse to say enough is enough to the over three-decade dictatorial rule of Chad’s former president Idriss Deby Itno and his son Mahamat Idriss Deby. Masra said all his supporters and security forces should strongly oppose an attempt by Deby to steal victory from the people.

Masra said all Chad civilians should calmly mobilize and demonstrate peacefully for the stolen victory to be restored.

Opposition and civil society members say there is perceivable tension that may cause chaos in Chad following the publication of the results.

Candidates have five days from the date of publication of provisional results to file complaints at the constitutional council, which has 10 days rule on fraud and irregularities allegations. Definitive results will be declared by Chad’s Constitutional Council on May 21.

Deby took power in April 2021 after the death of his father, Idriss Deby Itno, who died on the front line of a war against rebels after ruling for 30 years.

SOURCE VOA

8 killed in attack on DR Congo health center .

Friday , 10 May, 2024 {HMC}  At least eight civilians died Thursday in an attack on a health center in eastern Democratic Republic of Congo, according to media reports that cited locals.

The attack occurred in the country’s North Kivu province. Locals attributed the attack to the Allied Democratic Forces militia, which pledged loyalty to the Islamic State group in 2019.

“For now we have a toll of eight dead, including the sick and the accountant at the health center,” Beni territory civil society leader Omar Kalisia told reporters. Kalisia added that one nurse was missing, and a house was set on fire.

In late 2021, the DRC and neighboring Uganda launched a joint military operation against the Allied Democratic Forces. To date, that effort has not been successful.

The Thursday attack on the health center follows a May 3 attack on a camp for displaced people in the same province, and a May 7 bombing in a village in a neighboring province.

In the city of Goma on Thursday, social affairs minister Modeste Mutinga Mutushayi said that the toll from the attack on the camp for displaced people had risen to 35 people killed, with an additional 37 people injured. The initial death toll was estimated to be nine people killed.

Mutushayi visited Goma with a delegation from the capital, Kinshasa, investigating the attack. The United States blamed the assault on nearby Rwanda and the M23 rebel group, which the U.S. government says has ties to the Rwandan government.

The Rwandan government has rejected those accusations.

A few days later on May 7, a bombing in the neighboring province of South Kivu killed seven people and injured six more. Authorities also blamed M23 for that attack.

The rebel group M23, which is mainly led by Tutsis, recommenced its armed campaign in the DRC in 2021 and has taken control of large swathes of territory since then.

SOURCE VOA

Hopes fading for 44 workers still missing after South Africa building collapse

Friday , 10 May, 2024 {HMC} Hope was fading Friday for 44 construction workers buried for days in the rubble of a building that collapsed in South Africa, with authorities saying rescuers are now faced with the challenge of moving thousands of tons of concrete with heavy machinery to see if there are any more survivors.

The death toll rose to nine after a worker who was in critical condition died in the hospital, authorities said.

Of the 28 workers rescued from the site, 21 were in critical condition or had life-threatening injuries following Monday’s collapse of the five-story apartment complex that was under construction.

With fears that the final death toll could exceed 50, authorities in the city of George on South Africa’s south coast said large earth-moving equipment had arrived and rescue teams were removing huge slabs of concrete and rubble to reach deeper into the wreckage.

City authorities said it was still a rescue rather than a recovery operation, but no survivors have been located or brought out since Wednesday.

“Despite the introduction of large machinery, rescue techniques will still be applied meticulously and sensitively by the highly skilled and experienced disaster management team,” the city said in a statement.

It also revised the number of missing from 38 to 44 after determining that there were more construction workers at the site than previously thought. New information provided by the construction company showed there were 81 workers when the building came crashing down, not 75 as authorities had initially announced, it said.

More than 600 personnel are involved in the rescue operation, with many brought in from nearby towns and cities. George, which is about 400 kilometers east of Cape Town, is a small city known as a vacation and golfing destination.

Authorities say multiple investigations are under way into the cause of the collapse, including by police, the provincial government and the national department of labor.

SOURCE VOA

Rafah assault will strengthen Hamas’ hand, says White House

Friday , 10 May, 2024 {HMC} The United States is again warning Israel against expanding its limited operation into an all-out assault on Rafah, this time not only for long-held humanitarian concerns but for strategic calculations.

“Our view is that Rafah operations, certainly any kind of major Rafah ground operation, would actually strengthen Hamas’ hands at the negotiating table, not Israel’s,” National Security Council spokesperson John Kirby told reporters Thursday.

Kirby said that Yahya Sinwar, the Hamas leader believed to be hiding in the network of tunnels in Gaza, would have “less incentive to want to come to the negotiating table” if there were massive new civilian casualties in Rafah.

Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu ordered Israeli forces to carry out a “limited operation” in eastern Rafah earlier this week after rejecting a proposed cease-fire deal that Hamas said it had agreed to. The deal would have provided a temporary pause in hostilities paired with the release of hostages held by Hamas for Palestinians detained in Israeli jails.

On Thursday, cease-fire negotiations in Cairo between Israel and Hamas with intermediaries including Egypt, Qatar and the U.S. were put on hold, according to Egyptian state media.

U.S. State Department spokesman Matthew Miller told reporters Thursday that negotiators are still working to make changes to Hamas’ counterproposal, but finalizing the agreement’s text was an “incredibly difficult” process.

Israeli Foreign Minister Israel Katz said Thursday that his country’s military “will continue to fight Hamas until its destruction.”

His comments came a day after President Joe Biden said the U.S. would not provide offensive weapons to Israel for use in Rafah, while also expressing a commitment to Israel’s defense.

Weapons shipment pause

The U.S. announced Wednesday it is pausing shipment of weapons consisting of 1,800 907-kilogram (2,000-pound) bombs and 1,700 226-kilogram (500-pound) bombs over concerns that Israel could use them in civilian-populated areas of Rafah as they have in other parts of Gaza.

U.S. officials have for weeks expressed opposition to Israel’s plans to carry out an offensive in Rafah, where more than half of the territory’s population has sought refuge from the fighting elsewhere. Israeli officials cited the need to conduct an operation there to defeat Hamas and secure the release of hostages held in Gaza.

Israel has now occupied the Palestinian side of the Rafah crossing into Egypt. It’s an effort to send the signal that Hamas no longer has control over the territory, said Aaron David Miller, former U.S. negotiator for the Middle East who is now with the Carnegie Endowment for Peace.

“And perhaps to position themselves for a more comprehensive operation,” he told VOA.

Whether the arms transfer pause will change Israel’s calculus on Rafah is “too soon to tell,” Kirby said. Further U.S. action toward Israel is “going to depend on what we see Israel do in Rafah.”

Kirby rejected proposals reportedly floated by Israel that would allow it to continue its operations in Rafah during the proposed cease-fire. The U.S. would only support a cease-fire that would provide “six weeks of calm in all of Gaza,” he said.

“Smashing into Rafah” would not advance the objective of Hamas’ sustainable and enduring defeat, Kirby said. The U.S. is prepared instead to secure the border between Gaza and Egypt to prevent weapons from coming into the Palestinian enclave.

The U.S. can also “help [Israel] target the leaders including Mr. Sinwar, which we are frankly doing with the Israelis on an ongoing basis,” Kirby said.

On further questioning, he would not confirm that the United States is helping Israel to identify specific targets but said the U.S. can help with “setting the conditions” for Israel to go after them.

Miller said an assassination attempt on Hamas leaders is unlikely to compel the militant group to move closer toward cease-fire.

“Sinwar wants to survive,” he said.

The White House has not responded to VOA’s question on whether the administration would support a cease-fire counteroffer from Hamas that allows its leaders to remain alive.

Humanitarian concerns

United Nations officials expressed concerns about humanitarian aid deliveries reaching Gaza, including fuel, amid the Israeli operations in the Rafah area.

Rafah is a key crossing used to bring in aid from Egypt, while a nearby crossing called Kerem Shalom allows for shipments to cross into southern Gaza from Israel.

The Israeli military said Wednesday it has reopened the Kerem Shalom crossing, but the United Nations said no humanitarian aid had yet entered the Palestinian territory as no one was present to receive it after workers left the area because of Israeli attacks near there.

The Kerem Shalom crossing was closed last weekend after a Hamas rocket attack killed four Israeli soldiers. Tuesday, an Israeli tank brigade seized the nearby Rafah crossing between Gaza and Egypt, also forcing its closure.

UNRWA, the U.N.’s Palestinian aid agency, closed its doors in East Jerusalem Thursday, the agency said in a statement, after Israeli residents set fire twice to the perimeters of its headquarters.

There were no casualties, but armed men outside UNRWA’s compound chanted, “Burn down the United Nations.”

Protests outside the compound have become violent this week, according to the statement, with demonstrators throwing stones at U.N. staff and at buildings.

UNRWA called for the perpetrators of the attacks to be investigated and held responsible.

Around 80,000 people have fled Rafah since Monday when Israel intensified its operations in the southern Gaza city, the U.N. agency for Palestinian refugees, known as UNRWA, said Thursday.

The World Health Organization says about 1.2 million people are sheltering in Rafah, and more than half of them are children. Many have come from other parts of Gaza, fleeing in search of safety and shelter as Israel’s campaign against Hamas left much of the Gaza Strip in ruins.

The Israel-Hamas war was triggered by the October 7 Hamas attack on southern Israel that killed 1,200 people and led to the capture of about 250 hostages, according to Israeli officials. About 100 of the hostages were freed in a weeklong truce in late November.

Israel’s counteroffensive in Gaza has killed more than 34,900 Palestinians, about two-thirds of them women and children, according to the Health Ministry in Gaza. The Israeli military says the death toll includes thousands of Hamas fighters it has killed.

SOURCE VOA