Axad 5, May 2024 {HMC} Muwaadin Soomaaliyeed oo si arxan Daro ah loogu dilay Koofur Africa iyo Somalida oo aad Uga Carootay
{DAAWO MUQAALKA} Go’aan qaldan iyo hab qaldan ayaa loo dhisay kiliga dhagaxjibis”Duqa Baladweyne Cabdullahi Salaad”
Axad 5, May 2024 {HMC} Go’aan qaldan iyo hab qaldan ayaa loo dhisay kiliga dhagaxjibis”Duqa Baladweyne Cabdullahi Salaad”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Sayid-cali oo maanta mar kale la hor geynayo maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Banaadir.
Axad 5, May 2024 {HMC} Sayid-cali Macalin Daa’uud ayaa maanta mar kale la hor geynayaa maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Banaadir,
Maxkamadaan ayaa horay u dhageysatay dacwadda kiiska Sayid-cali, balse mar kale ayaa maanta la horgeynayaa si dhageysiga dacwadiisa horay loogu sii amba qaado.
Sayidcali, isaga ayaa dalbaday maxkamadda racfaanka, kadib markii u uku qanci waayey xukunkii dilka ahaa ee maxkamadda gobolka Banaadir ay ku riday.
Ninkaan ayaa gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis, waxayna u geeriyootay dhaawac culus oo ka soo gaaray dab uu qabadsiiyey, balse waxay dood ka taagan tahay qaabka uu ninkaan dabka u qabadsiiyey xaaskiisa.
Sayid-Cali ayaa ku dooday in gurigiisa uu gubay, isla markaana xaaskiisii Luul ay gashay guriga oo gubanaya, markii uu dabku qabsaday ayuu sheegay inuu ku dadaalay badbaadinteeda, ilaa isagu uu gubtay.
Gacan iyo wajiga ayuu ka gubtay Sayid-Cali, waxaana la waayey marqaati ku cadeeya in gabadha xaaskiisa aheyd u uku tala-gal u gubay, balse baaritaanada xeer ilaalinta iyo qoyska Luul ayaa maxkamadda gobolka ku qanciyey in ninkaas lagu xukumo dil toogasho ah.
Hadda kiiskiisu wuxuu u gudbay maxkamadda racfaanka, waxay horay kiiskaan u dhageysatay hal mar, waxaana maanta suurtagal ah inay ka soo saarto xukun.
Hadii mar kale Sayidcali ay maxkamadaani ku xukunto dil toogasho ah, waxaa u furan inuu mar kale qaato racfaan oo kiiskaan uu u gudbo maxkamadda sare ee dalka.
Qoyska Luul Cabdicasiis oo diidanaa inay aastaan meydka ayaa ku qancay xukunkii dilka ahaa ee maxkamadda gobolka Banaadir ay ku riday Sayid-Cali, taasi oo sababtay in markii dambe meydka la aaso, in kastoo markaas uu reerku ogaa go’aanka uu racfaanka ku qaatay Sayid-Cali.
Hoobiyayaal xalay lagu garaacay gudaha magaalada muqdisho.
Axad 5, May 2024 {HMC} Hoobiye ayaa xalay kusoo dhacay dhabarka danbe ee Madxafka Qaranka, gaar ahaan dhisme aad ugu dhow xarunta TV-ga Universal, waxaana laga helayaa xog hordhac ah.
Waxaa la sheegay in hoobiyahaas oo ahaa hal xabo uu ku dhacay guri weyn oo dhisme uu ku socday oo wax dad ah aysan joogin xiligaan.
Goobjooyaal tegay dhismaha uu hoobiyahaasi ku dhacay ayaa sheegay in wax khasaare nafeed ah uusan geysan hoobiyahaas, maadaama uusan dad joogin guriga.
Lama garanaayo halka laga soo tuuray hoobiyahaas, sidoo kale waxay dowladdu horay ugu guul-dareysatay inay ogaato halka laga soo rido hoobiyaha lagu garaaco xaafada Muqdisho.
Ammaanka Muqdisho ayaa maalmahaan laga dareemayaa culeys aan horay u jirin, waxaana loo sababeynayaa dhowr arrimood oo is biirsaday.
Kow, isbedelka lagu sameeyey hoggaanka NISA oo muhiim u ah amniga Muqdisho, Mahad Salaad oo xafiiska muddo ku dhow labo sano ayaa ku guuleystay amni ku soo dabaalidda caasimadda Muqdisho.
Hadda, waxaa xafiiska la wareegay Cabdullahi Sanbaloolshe, waxaana hortaalla xujo adag, taasi oo ah inuu halkiisa kasii amba-qaado sugidda amniga Muqdisho.
Tan kale oo loo sababaynayo weerarrada AS ee Muqdisho ku soo badanaya waa dagaalkii ka dhanka ahaa kooxda ee ka socday gobollada dalka uu istaagay, taasi oo fududeyneysa in kooxdu ka shaqeyso sidii ay dhibaatooyin uga geysan lahaayeen gudaha caasimada, si shacabka ay u niyad jebiyaan.
Nama qabato ”Adiga iyo ubadkaagu xaq iyo xerr midna kuma lihidin dalka” gabar ugardhigatay Baarlamaanka.
Axad 5, May 2024 {HMC} Waxa aan ahay gabadh Soomaaliyeed oo aan weligeed wanaag maahine, wax dhiba geysan, waxa aan ka hayaamey dalkaygii anigoo naf la carar ah, waxa aan tegay dal shisheeye oo aan dalkaygii ahayn.
Waxa aan galay sidaan nafteyda u horumarin lahaa, weligay bulshadeyda diinteyda iyo dhaqankayga kama guurin, magaca Soomaaliyeed wax aan taro maahine waxba uma dhibin
Hadda waxa aan ahay marwo la qabo, waxaa aan wax ku bartey oo wax la bartey dadyoow shisheeye ah maadaama aan yaraa dalka aan joogana Soomaalidu ku yarayd iyagaan la macaamiley oo xidhiidh naga dhaxeeyey.
Ugu dambeyn markaan dhammeystay waxbrashadeydii waxa aan xidhiidh yeelanay wiil caddaan ah oo yurubiyaan ah, waanu is afgaranay, waxaanna ku heshiinay inaan nolol wadaagno.
Waxa uu soo marey sidii diinta iyo dhaqanku oggolaayeen oo ah inuu reerkayga iga doonto iina guursado sida gabadh Muslim ah loo guursado.
Wiilku waa Muslim balse waa Yurubiyaan, taasi waa tan koowaad, waanna midka calafku ii galay ee Eebbe isku kaa qorey anigoo Afrika geeskeeda ka imid inaan badhtamaha Yurub ku kulano.
Ilaa maanta dalka iyo dibadda waxaa aan u taaganahay taageerada iyo taakuuleynta bulshadeyda anigoon u eegin gobolka iyo beesha uu yahay.
Waxa aan ilaa hadda gacanta ku hayaa waalidkay oo aan waajibkii ubad lagu lahaa gutaa, sidoo kale inta aan gacan la gaadho ee dadkayga ah.
Waxa aan hadda la murugaysanahay in baarlamaanka Soomaaliya yidhaahdo, Gabadha Soomaaliyeed ubadkeeda ma aqoonsani haddii uusan Soomaali ahayn.
Arrinta kale ee la yaabka leh baa ah, In wiilka Soomaaliyeed ee guursada gabadh reer kale ah uusan sharcigaasi qabanayn.
Haddaba maxaan galabsadey oo dalkayga xuquuqdii aan ku lahaa layga duudsiyey. ma dambi iyo dakano ayaan galay?
Bulshada Soomaaliyeed waxaa burburiyey waa garsoorxumo iyo sinaan la’aan, tanina waxa ay qayb ka tahay caddaalad darradii hore u jirtey.
Haddii uusan qof walba oo Soomaaliyeed helin xaqiisa waxaa iman doonta in la waayo dad lexejeclo dalka ka leh maxaa yeelay haddii qof walba tabashadiisa aan la dhegaysan
Waxaa dhici doonta in laysu garaabi waayo waa tii gabyaagu ku gabyey
“Rag caddaalad waaya sidii Cawsha kala yaac.”
Haddii gabadha Soomaaliyeed ee iyadu aan dooran in ay qaxdo aan dooran in ay dal shisheeye tagto ee duruufta ragga Soomaaliyeed sababeen darteed dal iyo dad shisheeye magansatay haddana la yidhi “Adiga iyo ubadkaagu xaq iyo xerr midna kuma lihidin dalka saw maaha gardarro loo badheedhay.?
Guud ahaan bulshada Soomaaliyeed waxa aan weydiinayaa maxaan galabsaday? Maxay tahay godobta aan galay ee lay gawdhiyey gaarna laygu saaray?
{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {04-05-2024}
Sabti 4, May 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ;Yaasiin Ali Ahmed
Farsamadii :Mohamed Baryare Haamud
HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO
{DAAWO SAWIRADA} Madaxweyne Xassan Shiikh oo saddex arrin ku amaanay Wakiilka Qaramada Midoobay
Sabti 4, May 2024 {HMC} Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Marwo Catriona Lainga oo soo gaba-gabeysay shaqadii diblumaasiyadeed ee ay ku joogtay dalkeenna.
Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Danjire Catriona Lainga, doorka ay ka qaadatay iskaashiga Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ee taageerada dowlad dhiska, nabada, amniga iyo arimaha binu aadannimo
Wakiilkii gaarka ahaa ee xoghayaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Marwo Catriona Lainga oo Madaxweynaha uga mahad-celiysay kulankan ayaa sheegtay in ay ku faraxsan tahay wada-shaqeynta ay u muujiyeen dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, inta ay ku guda jirtay gudashada waajibaadka diblumaasiyadeed ee loo soo igmaday.
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Catriona Laing, ayaa soo gebagebeynaysa hawsheeda bishan Maajo.
“Waxaan kalsooni buuxda ku qabaa in Soomaaliya ay guuleysan doonto isla markaana Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay, oo ay wehliyaan saaxiibadayada caalamiga ah, ay sii wadi doonaan dowrka muhiimka ah ee lagu taageerayo dadka Soomaaliyeed ee ku socda waddada nabadda iyo xasilloonida – shakhsi ahaan, Soomaaliya waxay ii tahay goobta rajada iyo saaxiibtinimada, waana sii wadi doonaa taageerada iyo u qareemidda Soomaaliya meel kasta oo aan joogo,” ayay tiri Mw. Laing, oo sidoo kale ah Madaxa Xafiiska Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).
Hawshii loo xilsaaray Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee halka sano ahayd waxay ku egtahay 21ka bishan Maajo, iyadoo la filayo in xoghayaha guud ee QM uu Soomaaliya u soo magacaabo ergay cusub.

Arsenal cruise past Bournemouth to stay top
Saturday 4, May 2024 {HMC} Arsenal cruised past Bournemouth to go four points clear at the top of the Premier League before Saturday’s later games.
The Gunners dominated the opening 45 minutes and took the lead just before half-time from the penalty spot.
Kai Havertz was brought down by Bournemouth goalkeeper Mark Travers and Bukayo Saka coolly rolled the ball into the net from the resulting spot-kick.
Arsenal doubled their lead in the 70th minute when Declan Rice won the ball on the edge of the box and teed up Leandro Trossard, who curled the ball home from inside the area, before Rice scored in added time to boost the Gunners’ goal difference.
Bournemouth threatened a lot more in the second period and Dominic Solanke forced David Raya into a save in the second half before Justin Kluivert flashed a shot wide.
The Cherries thought they had pulled a goal back through Antoine Semenyo but his strike was ruled out for a foul on David Raya by Solanke in the build up.
Arsenal centre-back Gabriel also had a goal ruled out late on for offside after he smashed a volley into the top corner.
The victory means Arsenal are clear at the top but their four-point lead may only last a few hours as title rivals Manchester City play later this afternoon.
During the match, Arsenal and their fans paid tribute to 14-year-old supporter Daniel Anjorin, who was killed in a sword attack on Tuesday.
Arsenal keep pressure on City in title race
The Gunners started the game extremely quickly and had Bournemouth under pressure for the majority of the first half.
Mikel Arteta’s side had 11 shots in the opening 20 minutes of the match – the joint-most by a Premier League side this season – but for a while it looked as though it might not be their day.
William Saliba had a shot well saved by Travers after he exchanged passes with Saka, before the England winger himself had an effort saved by the Bournemouth keeper.
Rice had a good chance to open the scoring in the first half but he shot just wide from a Havertz knock down.
Trossard, Thomas Partey, Martin Odegaard and Takehiro Tomiyasu all had further opportunities before Saka finally made the breakthrough from the spot.
The tension eased when Trossard finished well to double the lead, and Rice’s strike in added time added further gloss to the scoreline.
The victory is Arsenal’s fourth win on the bounce as they keep the pressure on Manchester City and hope the champions drop points in the title race.
Bournemouth second half shows why they are improving
The Cherries are having their best ever season in the top flight and their points tally of 48 is a club record.
However, they were pinned back for most of the first half as they struggled to deal with Arsenal’s quality and had only one shot before the break, which came in the opening minute of the match from Dango Ouattara.
Eighteen-goal striker Solanke was well marshalled by the Arsenal defence and will be disappointed he did not take full advantage when Gabriel stepped on the ball in the 17th minute, but Saliba prevented him from getting a shot off.
But manager Andoni Iraola will be pleased with how his side improved in the second half and they gave Arsenal a scare before the second and third goals went in.
The visitors will feel they should have had a goal through Semenyo, but VAR Peter Bankes agreed with on-field referee David Coote that Raya was pushed in the build-up to the goal.
Bournemouth can still finish in the top half of the table but they did not come too close to picking up any more points in this match.
SOURCE BBC
Nigeria gunmen kill 25 in raids on northwest villages
Saturday 4, May 2024 {HMC} Gunmen from criminal gangs killed 25 people when they raided four villages in northwestern Nigeria in reprisals over military offensives on their hideouts, a local security official said Friday.
The attacks on Thursday took place in Katsina State, one of the regions in northwest Nigeria hit by armed gangs known locally as bandits who carry out mass kidnappings for ransom and looting raids on villages.
Bandit militias stormed the villages of Unguwar Sarki, Gangara, Tafi and Kore in Sabuwa district late on Thursday, opening fire on residents, said Nasiru Babangida, Katsina state internal security commissioner.
“Twenty-five people were killed in the attacks on the four communities, 19 of them in Unguwar Sarki village alone,” Babangida told local radio.
Several residents were injured while others were kidnapped by the criminals, he said.
“Most of those killed were vigilantes who came out to confront the bandits.”
Many communities in northwest Nigeria have formed self-defense vigilante forces to fight off bandits in remote areas with little state presence, and the two sides are locked in a spiral of tit-for-tat killings and reprisals.
The bandits raided the villages in response to ongoing military offensives against their camps in the area and in neighboring Kaduna state where they have suffered a large number of casualties, Babangida said.
“The attacks were in retaliation for the aerial bombings of their camps in Katsina and Kaduna states that have killed more than 200 of them,” he said.
The gangs who maintain camps in vast forests straddling Zamfara, Katsina, Kaduna and Niger states have made headlines for mass kidnappings of students from schools in recent years.
Bandits have no ideological leaning and are motivated by financial gains but there has been concern from analysts and officials over their increasing alliance with jihadists waging a 15-year armed rebellion in the northeast of Nigeria.
SOURCE VOA
Nigeria arrests alleged mastermind of Abuja-Kaduna train attack
Saturday 4, May 2024 {HMC} Nigerian authorities said Thursday they have arrested the mastermind of a 2022 terrorist attack on a moving train that killed 10 passengers.
Police arrested Ibrahim Abdulahi, who is also known as “Mande,” during a raid in January at the Abuja-Kaduna road flyover near Rido junction, Police Force public relations officer Olumuyiwa Adejobi told journalists.
“The suspect confessed to being the leader of the kidnap syndicate terrorizing Abuja-Kaduna highway,” Adejobi said.
Police had received a tip-off about Abdulahi’s whereabouts, Adejobi said, adding that Mande admitted to participating in several deadly attacks on citizens, including the kidnapping of 20 Greenfield University students in Kaduna in 2021 and the 2022 attack on the train.
On March 28 of that year, armed terrorists bombed the passenger train traveling from Abuja to Kaduna and opened fire on passengers. Ten people were killed, and the attackers abducted at least 61 passengers. The abductees were freed many months later.
The attack sparked fear and widespread criticism of the government. Authorities shut down the train service for nine months and, when they reopened it, provided improved security and escorts on each trip.
Security analyst Senator Iroegbu praised the arrest but said authorities must be more proactive.
“What actually Nigerians want is to be sure that never [happens] again,” Iroegbu said “They [shouldn’t] wait till people get kidnapped before they start taking actions, whether militarily or through ransom payments. Nigerians want the kidnappings to end.”
Insecurity is one of the major problems standing in the way of prosperity in Africa’s most-populous country.
In the past year, gangs have kidnapped more than 4,700 people, according to security consulting firm SBM Intelligence.
Last month, Nigeria’s president said the country would no longer pay ransom to armed gangs to free hostages and pledged that gangs will face the full force of security agencies. Many victims and relatives of those in captivity are hoping the decision does not ruin their chances of rescuing their loved ones.
SOURCE VOA



