Home Blog Page 2503

Tanzania vows to help boost Somalia’s defense and security

0


CHINEDU OKAFOR
Monday April 29, 2024

Tanzania intends to put its weight behind Somalia, the East African Community’s newest member. Tanzania’s president, Samia Suluhu Hassan, has committed to help Somalia boost bilateral trade. This is part of the president’s continuous drive to improve Tanzania’s connection with the rest of East Africa.

A report by the Tanzanian newspaper, The Citizen shows that President Samia Hassan promised to assist its fellow East African state, Somalia in areas such as defense and security.

She made the announcement during a press briefing at the State House in Dar es Salaam, on the 27th of April, after she met with the president of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, who is on a visit to Tanzania.

“We have expressed our readiness as a country to provide training in various fields, whether in defense and security or other areas of government service,” President Hassan said.

“We have assured them of our support in building their capacity as a country to defend themselves,” she added, commending the president of Somalia for his efforts in advancing his nation’s priorities and peacefully overseeing its agendas.

This marks the first time the Somali president has stepped foot in Tanzania since assuming office. While there he attended the country’s 60th Union anniversary between Tanganyika and Zanzibar.

The president of Tanzania also mentioned that both countries after the meeting have found new avenues for cooperation despite their already long-standing sturdy relationship.

“We have seen the importance of having a formal system to enhance this relationship; we intend to strengthen cooperation meetings between Somalia and Tanzania, and through our sectorial meetings we will identify areas and projects of cooperation that are beneficial to both of us,” President Hassan said.

Contention between Somalia and Ethiopia

Friction between Ethiopia and Somalia over Somaliland has been brewing for some time now, with conflict being avoided at every turn. At the beginning of the year, the landlocked country of Ethiopia touted its new plan to gain direct access to the sea.

The plan entailed signing a deal with Somaliland, a region Somalia considers a breakaway state. In response Somalia officially declared the sea access partnership between Somaliland and Ethiopia unlawful.

The president of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud passed a bill that “nullifies” the port deal, with Somalia even going as far as saying it would stop at nothing to protect its territorial integrity. Somalia considers Somaliland a part of its territory, while Somaliland considers itself a sovereign state.

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Xasan Shiikh oo Khudbad Xasaasi ah ka jeediyay Shirka Africa iyo Bangiga Auunka

0

isniin-29-April-2024 {HMC} Khudbaddii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ka jeediyay Shirka Madaxda Afrika iyo Bangiga Adduunka oo ka dhacay Dalka kenya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Maxeey tahay Sababata Dalka Jabuuti Looga Masaafuriyay Xilidhibaank u ola leeyo aqoonsiga Somaliland.?

isniin-29-April-2024 {HMC} Xildhibaan ka tirsan xisbiga Conservative-ka ee Ingiriiska ayaa sheegay in laga celiyay safar uu ku tagay dalka Jabuuti sababo la xiriira xiriirka dhow ee dalka ku yaalla bariga Afrika uu la leeyahay Shiinaha.

Tim Loughton, oo ah xildhibaanka laga soo doorto East Worthing iyo Shoreham, ayaa sheegay in la xiray in ka badan 7 saacadood, lagana mamnuucay inuu galo Djibouti horaantii bishan.

Mr Loughton, oo Shiinuhu cunaqabatayn saaray 2021, ayaa dhacdada ku tilmaamay mid “kalinimo iyo cabsi badan”.

Xafiiska arrimaha dibadda ee Shiinaha ayaa sheegay in eedeymahaasi ay yihiin kuwo aan sal iyo raad toona lahayn.

“Waxaan ka mid ahaa wafdi ka yimid Somaliland oo dooneyay in ay hesho aqonsi caalami ah, waxay Somalia ka go’aday 1991dii, aniga waxaan soo marayay Jabuuti laakii inta kale saaxibadey Adis-ababa ayey mareen. Waxaan kulan la lahaa safiirka si aan xog uga siiyo Somaliland. Waxaan wadanka joogi lahaa ku dhawaad 36 saacadood.”

“Waan imid. Diyaaradda ayaan ka dagay si aan fiiso u helo kaddibna aan ula kulmo qofkii ii qaadi lahaa hotelka. Markaas ayey dhibaatadu bilaabatay. Markii ay sawireen basaboorkeyga waxay I weydiiyeen waxaan qabto. Waxaan u sheegay in aan xildhibaan ahay markaas ayey xaaladda xumaatay. Kaddib meel gees ah ayey iga fariisiyeen hoolka laga soo dego. Qof kasta oo diyaardda saarnaa wuu baxay. Halkaas ayaan saacad fadhiyay.”

Waxa uu sheegay in aysan cidna u sheegin waxa dhibaatadu tahay.

“Kaddib qof ayaa ilaalinayay oo qol i geeyay. Qolkaas ayaa laygu xiray. Dhowr saacadood ayaan ku jiray. Markii ay ii yimaadeen ayey ii sharaxeen in aan la ii goleyn in aan dalka galo, waxaana laysaaray diyaarad ii qaadi doonto dalkeyga. Intaas ayey aheyd, wax sharaxaad ah layma siin. 7 saac ayaan halkaas joogay intaan laysoo masaafurin oo laysoo saarin diyaarad dooaxa kaddibna UK ayaan imid. Waxaan imid 24 saac ka hor xiligii aan filaayay in aan imaado. Ilaa hadda ma ogi sababta rasmiga,” ayuu yiri xildhibaan Tim Loughton.

“Jabuuti si wax ku ool ah ayey u tahay waddan Shiinaha ka tirsan – waxa Shiinuhu rabo, sababtoo ah Jabuuti in xildhibaan dhib badan oo Shiinuhu cunaqabatayn ku soo rogay uu albaabkooda yimaado waxay ahayd wax aanay doonayn inay ka kaftamaan.”

“Tani waxay ahayd tusaale kale oo ku saabsan sida teendhooyinka Dawladda Shuuciga ah ee Shiinaha ay ugu fidayaan meelaha fog, iyo saamaynta xun ee ay ku leeyihiin qaybaha xasaasiga ah ee Afrika ayaa ah mid walaac gaar ah leh,” ayuu si gaar ah ugu sheegay BBC online.

Sannadkii 2021-kii, Shiinaha ayaa cunaqabatayn ku soo rogay shan xildhibaan oo uu ku jiro Mr Loughton, kaddib markii ay dalka ka faafiyeen waxa ay ugu yeereen “been iyo war-xumo”.

Waxay ku timid aargoosi tallaabooyin ay dawladda UK ka qaadatay xad-gudubyada xuquuqda aadanaha ee ka dhanka ah kooxda laga tirada badan yahay ee Muslimiinta Uighur.

Mr Loughton waa la-guddoomiyaha kooxda dhammaan baarlamaanka ee Tibet, taas oo muujisay rikoorka Shiinaha ee xadgudubyada xuquuqda aadanaha.

2019, wuxuu soo bandhigay Sharciga Helitaanka Isdhaafsiga ee Aqalka Baarlamaanka kaas oo u baahan in dawladda UK ay qaado tillaabooyin ka dhan ah saraakiisha Shiinaha oo u diidaya inay galaan Tibet.

Sidoo kale waa xubin hormuud u ah Isbaheysiga Inter-Parliamentary Alliance on China, koox caalami ah oo ka shaqeeya dib u habeynta sida wadamada dimuqraadiga ah ay ula xiriiraan Shiinaha.

Wasiirkii hore iyo xubin ka tirsan guddiga doorashada ee arrimaha gudaha ayaa sheegay in uusan u tartami doonin doorashada soo socota oo uu baarlamaanka ku jiray in ka badan 27 sano.

Xigasho BBC

{DAAWO MUQAALKA} Diyaar garowga ciidanka xoogga dalka ee dagaalka Kooxda AS

0

isniin-29-April-2024 {HMC} Ciidamo cusub oo aad u fara isla markaana ka qeyb galayo dagaalka ka dhanka ah Kooxda al shabaab ayaa maanta lagu so bandhigay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Agaasime Sanbaloolshe oo Wacad ku Maray in uu la dagaal la galidoono cidii Isbaara dhigato

isniin-29-April-2024 {HMC} Agaasimaha Hayada Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Cabdulaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo goob fagaaro ah kula hadlaayay Beelaha Xawaadle iyo Abgaal ayaa Wacad ku Maray in uu la dagaal lamidoono cidii Isbaara dhigato.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} FAAH FAAHIN Ciidanka deegaanka oo weerar ku qaadeen Fariisimo AS.

0

isniin-29-April-2024 {HMC} Wararka ka imaanaya deegaanka ceel cade ee dhaca galbeed qayaastii kaga beegan 50 KM Magaalada Baladweyne ee gobalka hiiraan waxaa ka dhacay Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada deegaanka iyo Al shabaab.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO SAWIRADA} Cali Guudlaawe oo La Kulmay Madax Ka Socatay Hay’adda Cunada iyo Beeraha {FAO}

isniin-29-April-2024 {HMC} Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen {Cali Guudlaawe} Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa maanta kulan la qaatay Hay’adda Cunada iyo Beeraha u qaabilsan Qaramada Midoobe ee {FAO}.

waxana shirkaas goobjoog ahaa Wasiirka Wasaarrada Beeraha ee Dowladda Federalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir iyo Wasiirka Wasaarrada Beeraha Dowladda Hirshabeelle Maxamed Faarax Cali.

Shirkan ayaa diirrada lagu saaray dhammeystirka mashaariicdii horay u socotay, bilaabida mashaariic cusub iyo qaabteynta howlaha labada dhinac hor-tebinta u leh.

“Dowladda Hirshabeelle waxa ay diyaar u tahay wax walba oo dhankeeda ah, si loo qabto howl-hufan oo labada dhinac taariikh u sameyso.

Ugu dambeyn madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa ka mahadceliyay dadaalka FAO ay ku bixineyso deeganada Dowladda Hirshabeelle.

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweyne Xasan Shiikh oo Ka qeyb galay Shirka Madaxda Dalalka Africa iyo Bangiga Auunka

0

isniin-29-April-2024 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Shirka Madaxda Afrika iyo Bangiga Adduunka ayaa soo bandhigay qorshaha dowladda Soomaaliya ee ku saabsan maalgashiga iyo in mashaariicda la maal-geliyo loo weeciyo dhanka kaabeyaasha dhaqaalaha iyo wax-soosaarka.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in iskaashiga dhaqaalaha iyo fududeynta ganacsiga dalalka Qaaradda ay aas-aas u tahay qorsheyaasha kobcinta nolasha dadkeenna danyarta ah, cirib-tirka saboolnimada iyo xaqiijinta hiigsiga horumarka loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey.

“Soomaaliya marka loo eego dhaawac soo gaaray dhaqaalaheeda iyo Hay’adaheeda dowladeed, maanta waxaa muuqanaysa in ay aad u soo kabatay oo ka soo gudubtay marxaladdii aadka u adkayd, iyadoo cagta saartay dhabbaha xasilloonida dhaqaale, horumar bulsho iyo mid ganacsi. Saas oo ay tahay waxaan sii wadnaa qorsheyaal lagu xaqiijanyo soo kabashadaas dhaqaale iyo dhiirri-gelintiisa”.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku boggaadiyay Madaxda Bangiga Adduunka dadaalka ay ku bixinayaan maalgelinta iyo awood-siinta dowladaha nugul, si xal waara loogu helo aafooyinka dib u dhigay nolasha shucuubta dalalkaas.

DHAMAAD

Ciidanka deegaanka oo weerar ku qaadeen kolonyo AS ah oo Marayay Gobolka Hiiraan.

0

isniin-29-April-2024 {HMC} Wararka ka imaanaya deegaanka ceel cade ee dhaca galbeedka gobalka hiiraan ayaa sheegay in Ciidanka deegaanka ay weerar ku qaadeen kolonyo  AS oo marayay duleedka deegaanka ceelcade halkaas oo uu kaqarxay dagaal culus,

Saraakiisha Deegaanka oo lahadlay warbahinta codka ciidmada qalabka sida ayaa sheegay inuu Dagaalka uu socda,

Warar hordhac ah oo ay saraakiisha inoo xaqiijiyeen ayaana sheegay in halkaa lagu gubay gaadiid dagaal oo ay wateen kahwarijta sido kale lagu dilay maleeshiyaad badan oo katirsan argagixisada.

ICPAC receives Google.org funding through the UN WFP to Enhance Disaster Preparedness in Eastern Africa

0

Monday 29, April 2024, in Nairobi, Kenya: The IGAD Climate Prediction and Applications Centre (ICPAC) took a significant stride towards bolstering disaster preparedness and response capabilities. Today, the Center announced the reception of support from the United Nations World Food Programme (WFP) for the implementation of a pioneering project titled “Strengthening Early Warning Systems for Anticipatory Actions.” This initiative, aimed at leveraging machine learning to enhance early warning information systems, marks a collaborative effort involving leading weather and climate research institutions, a university, and a humanitarian organization.

The funding provided by WFP will also benefit the Kenya Meteorological Department and Ethiopian Meteorological Institute, aiding in the enhancement of their national and sub-national forecasts. By transforming the quality of early warning information available to communities in disaster-prone regions, the project endeavors to facilitate proactive responses to critical alerts.

Given the exacerbation of natural hazard-induced disasters by climate change, the importance of timely and accurate early warning systems cannot be overstated. Supported by Google.org, this project endeavors to address this pressing need by harnessing cutting-edge technology and innovative approaches. Through the utilization of artificial intelligence, machine learning, and data analytics, the project aims to enhance the accuracy and timeliness of disaster alerts, empowering communities to take proactive measures to safeguard lives and livelihoods.

Dr. Guleid Artan, Director at the IGAD Climate Prediction and Applications Centre, expressed enthusiasm for the collaboration, highlighting the combination of expertise in weather forecasting, disaster risk reduction, and technological capabilities. He said, “With the involvement of partners such as Google, the University of Oxford, the Ethiopian Meteorological Institute, the Kenya Meteorological Department, and the World Food Programme, the project aspires to revolutionize early warning systems in the IGAD region and enable communities to prepare and act preemptively against impending hazards”.

Initially, the project will focus on pilot implementations in Ethiopia and Kenya, with the lessons learned informing the scaling-up of initiatives across the region. Ultimately, the goal is to ensure that vulnerable communities throughout the IGAD region have access to life-saving early warning information and that they can take timely action in the face of impending disasters.