Home Blog Page 2504

ICPAC receives Google.org funding through the UN WFP to Enhance Disaster Preparedness in Eastern Africa

0

Monday 29, April 2024, in Nairobi, Kenya: The IGAD Climate Prediction and Applications Centre (ICPAC) took a significant stride towards bolstering disaster preparedness and response capabilities. Today, the Center announced the reception of support from the United Nations World Food Programme (WFP) for the implementation of a pioneering project titled “Strengthening Early Warning Systems for Anticipatory Actions.” This initiative, aimed at leveraging machine learning to enhance early warning information systems, marks a collaborative effort involving leading weather and climate research institutions, a university, and a humanitarian organization.

The funding provided by WFP will also benefit the Kenya Meteorological Department and Ethiopian Meteorological Institute, aiding in the enhancement of their national and sub-national forecasts. By transforming the quality of early warning information available to communities in disaster-prone regions, the project endeavors to facilitate proactive responses to critical alerts.

Given the exacerbation of natural hazard-induced disasters by climate change, the importance of timely and accurate early warning systems cannot be overstated. Supported by Google.org, this project endeavors to address this pressing need by harnessing cutting-edge technology and innovative approaches. Through the utilization of artificial intelligence, machine learning, and data analytics, the project aims to enhance the accuracy and timeliness of disaster alerts, empowering communities to take proactive measures to safeguard lives and livelihoods.

Dr. Guleid Artan, Director at the IGAD Climate Prediction and Applications Centre, expressed enthusiasm for the collaboration, highlighting the combination of expertise in weather forecasting, disaster risk reduction, and technological capabilities. He said, “With the involvement of partners such as Google, the University of Oxford, the Ethiopian Meteorological Institute, the Kenya Meteorological Department, and the World Food Programme, the project aspires to revolutionize early warning systems in the IGAD region and enable communities to prepare and act preemptively against impending hazards”.

Initially, the project will focus on pilot implementations in Ethiopia and Kenya, with the lessons learned informing the scaling-up of initiatives across the region. Ultimately, the goal is to ensure that vulnerable communities throughout the IGAD region have access to life-saving early warning information and that they can take timely action in the face of impending disasters.

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweeyne Xasan Shiiq oo Ka Qeyb GaLay Shirka Horumarinta Bangiga Adduunka

isniin-29-April-2024 {HMC} Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qeyb galay shirka 21-aad ee Hay’adda Horumarinta Bangiga Adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo 𝐈𝐃A.

Shirkaan waxa uu ahmiyad gaar ah u leeyahay dowladda Soomaaliya oo dhawaan ka gudubtay heerka deyn cafinta, doonaysana in ay hesho maalgalin caalami ah si sare loogu qaadayo wax soo saarka gudaha, dib-u-habeynta maaliyadda oo qeyb ka qaadan karta kordhinta dhaqaalaha Soomaaliya.

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah (IDA) ee hoostagta Bangiga Adduunka, ayaa diiradda saari doona horumarinta iyo maalgashiga qaaradda Afrika sidii loo xoojin lahaa iyada oo loo marayo mashaariic horumarineed oo waaweyn.

Madaxweye Xasan Sheekh ayaa la filayaa in kulamo gaar ah la yeesho madaxda Afrika iyo mas’uuliyiinta ka socda Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah, si loo dardar-geliyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo hay’adaha maaliyadeed ee caalamiga ah.

Geel Jirayaal iyo Geeloodi oo Duqeen Lagu Dilay

isniin-29-April-2024 {HMC}  Diyaaradaha dagaalka ee milatariga dowladda Sudan ayaa duqeymo culus oo dhinaca cirka ah ka fuliyay degmadda Mellit oo dhanka waqooyi kaga toosan caasimad-gobaleedka waqooyiga Darfur ee El Fasher.

Duqeynta ayaa la sheegay in lagu dilay 7-qof oo geeley ah iyo sidoo kale in ka badan 250-neef oo geel ah, waxaa sidoo kale duqeyntaasi dhaawacyo kala duwan kasoo gaareen dad shacab ah iyo sidoo kale geel.

Dadka duqeynta lagu dilay iyo kuwa lagu dhaawacay ayaa la sheegay in ay ahaayeen labo qoys oo geeley ah, waxaana dadka la dilay iyo xoolaha ay wateen degmada Milloit u aadeen sidii xoolaha looga soo waraabin lahaa dooxooyin iyo harooyin halkaasi kuyaalla.

Milatariga Sudan ayaana kordhiyay duqeymaha ay ka fulinayaan degmada Millit halkaas oo bishan bartankeeda la wareegeen ciidamada gurmadka deg dega uu hoggaamiyo Jeneral Maxamed Xamdaan Dagolo .

Dagaalka u dhaxeeya ciidamada milatariga Sudan iyo kuwa gurmadka deg dega ayaa galaaftay nolosha dad badan oo shacab ah , kuwaa oo ku baxay duqeymaha iyo dagaalka u dhaxeeya labada ciidan ee iska soo horjeeda.

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 29-4-2024

isniin  April 29, 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

Warka waxaa soo jeedinayo ::shugri baryare & mustaf cali cadoow

Farsamadii :Abdiqani osoble

HOOS KA DHAGEYSO WARKA Duhurnimo

{DAAWO MUQAALKA} Gobol ka tirsan Mareykanka oo gebi ahaanba ay duufaanno bur-buriyeen

isniin-29-April-2024 {HMC}  Gobol ka tirsan Mareykanka oo gebi ahaanba ay duufaanno bur-buriyeen

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Dhagax-Dhigay Dhismaha Wasaaradaha Amniga iyo Cadaaladda .

isniin-29-April-2024 {HMC} Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Dhagax-Dhigay Dhismaha Wasaaradaha Amniga iyo Cadaaladda .

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUQAALKA} Dowlada Soomaaliya oo Shaacisay in 100-Xubnood oo AS ay isku soo dhiibeyn.

isniin-29-April-2024 {HMC} Dowlada Soomaaliya oo Shaacisay in 100-Xubnood oo AS ay isku soo dhiibeyn.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka dhacay MUQDISHO + Khasaaraha

isniin-29-April-2024 {HMC} Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka dhacay MUQDISHO + Khasaaraha

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} UK oo maanta bilaabeysa raafka muhaajiriin loo tarxiilayo dal kuyaalla Qaarada Afrika

isniin-29-April-2024 {HMC}  UK oo maanta bilaabeysa raafka muhaajiriin loo tarxiilayo dal kuyaalla Qaarada Afrika

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Gudomiyaha Gobolka Mudug ee Pudlaand” Colaad sii jirta waxba ma reebte aan ka wada-shaqayno nabada”

isniin-29-April-2024 {HMC} Gudomiyaha Gobolka Mudug ee Pudlaand” Colaad sii jirta waxba ma reebte aan ka wada-shaqayno nabada”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA