Home Blog Page 260

Somaliland Police urge calm in Boorama after deadly protests over Xeer Ciise Book launch

0

Friday 05, Dec 2025 {HMC} The Somaliland Police Force has urged residents of Boorama to remain calm after protests over the planned commemoration of the Xeer Ciise book in Saylac turned deadly, leaving two young men dead and several others injured since Thursday.

The Xeer Ciise refers to the oral customary laws followed by Somali-Issa communities across Ethiopia, Djibouti, and Somalia. UNESCO has officially recognized Xeer Ciise.

Speaking to the media on Friday, Somaliland Police Chief Abdirahman Abdillaahi Hassan (Abdi Dheere) said security forces were working to restore order in the city and warned the public against destroying property.
“To the agitated public protesting in Boorama since last night, I say: do not burn our city. The beautiful laws of Boorama are being set ablaze. People can protest and express objections, but burning property is not acceptable,” Chief Abdi Dheere said.

He added that security forces would no longer tolerate acts of violence or destruction, accusing certain groups of exploiting the unrest to loot public and private property, including an attack on the Central Bank’s local headquarters.

The police chief called on the community to return to dialogue and instructed security forces to maintain calm and ensure the safety of the city.

Suldaan Dhawal, a prominent cleric in the Awdal region, said on Friday that community leaders had recently met with the President of Somaliland, Abdirahman Mohamed Abdillahi Cirro, to express their objection to the book launch. He added that they had planned to brief the media on their discussions on Saturday but said the government acted “in haste.”

By Friday morning, tensions in the city remained high. Sporadic protests continued, with security forces patrolling markets and key locations. Some demonstrators carried the flag of the Awdal State movement and chanted “Awdal State.”

The bodies of those killed and the injured have been taken to Borama Hospital. The Somaliland government is facing accusations of using excessive force against unarmed protesters and has yet to propose a formal solution to ease the tensions.

Source Hiiraan Online

Xildhibaan Maxamed Abiib oo digniin Udiray Madaxweynaha Somaliland

0

Jimco 05, Dec 2025 {HMC}  Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf, oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in ciidamada Somaliland ay si badheedh ah u toogteen dad shacab ah oo aan hubaysnayn gudaha magaalada Boorama, isaga oo madaxweynaha ugu baaqay inuu si degdeg ah ciidanka uga saaro magaalada.

Xildhibaanka oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargeysa ayaa cambaareeyay isku dhacyada u dhexeeya ciidamada iyo shacabka, isaga oo ku dooday in xukuumaddu ay maalmihii u dambeeyay ku daabulaysay ciidamo gobolka si ay u cabudhiso shacabka.

Wuxuu sheegay in xukuumadda laga rabay inay wadahadalsiiso labada beelood ee isku maandhaafsan bandhigga buugga Xeer Ciise, isla markaana ay nabad dhexdhigto, balse taa beddelkeeda ay sababtay in beelaha la isku diro, markii ay arrintu sidaas ku dhammaan weydayna ay bilowday in dadka shacabka ah la laayo.

Xildhibaanka ayaa dadka ugu baaqay in ay isdajiyaaan, isaga oo salaadiinta ugu baaqay in ay dadka la hadlaan, waxa kale oo uu sheegay in talo deg deg ah ay ka gaadhi doonaan waxa ka socda magaalada Borama.

Xaaladda magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa maanta aad u kacsan, waxaana ku nafwaayay dhallinyaro ay booliisku u adeegsadeen rasaas, halka dhaawacyo kalena lagu dabiibayo isbitaallada magaalada. Maydadka dadka dhintay ayaa la geeyay isbitaalka Boorama, halka dhaawacyada badankooda lagu daaweynayo goobaha caafimaadka ee magaalada.

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo markii uu mucaaradka ahaa si xooggan uga soo horjeeday in xoog loo adeegsado shacabka, ayaa hadda lagu dhaliilayaa in aanu fulin ballanqaadkii uu hore u sameeyay.

Agriculture Minister Engages Community in Town Hall, Unveils National Plan to Boost Farming Sector

0

Friday 05, Dec 2025 {HMC} The Minister of Agriculture and Irrigation of the Federal Government of Somalia, H.E. Mohamed Abdi Hayir (Maareeye), held a direct engagement session with the community today, participating in a town hall meeting focused on revitalizing the nation’s agricultural output.

During the interactive forum, Minister Maareeye outlined the government’s strategic vision for the sector, emphasizing that food security and economic self-reliance are top priorities for the DanQaran administration. He announced that the Ministry has developed a comprehensive National Agricultural Plan, designed not in isolation, but with the direct inclusion of Somali farmers as key stakeholders in the development process.

“As a government, we have created a national plan, and farmers are an integral part of how we will achieve this development,” Minister Maareeye stated to the gathered citizens. “We cannot move forward without the people who work the land.”

The Minister spoke passionately about the potential of Somalia’s natural resources, dispelling the notion that the country is solely dependent on imports. He highlighted the superior quality of local produce, encouraging citizens to take pride in and prioritize domestic consumption.

“The different crops that grow in our country are among the best in the world,” he affirmed. “From our fruits to our grains, the organic quality of Somali produce is unmatched globally, and we must capitalize on this.”

Throughout the town hall, the Minister detailed the support mechanisms the Ministry is rolling out. These initiatives include the provision of modern farming equipment, access to quality seeds, and technical training aimed at modernizing traditional farming methods. He assured the attendees that the government is actively working to remove barriers to production, such as high energy costs and lack of market access.

This direct engagement is part of a broader government initiative to bridge the gap between policymakers and the public, ensuring that government services align with the real-world needs of the Somali people.

Source Sonna

Somali Ambassador to Serbia Visits Elite Presidential Guard Unit Undergoing Advanced Training

0

Friday 05, Dec 2025 {HMC} The Ambassador of the Federal Republic of Somalia to Serbia, H.E. Mohamed Abdullahi Ahmed, accompanied by embassy diplomats, conducted a high-level visit to the Marshal Tito Training Centre (Kula Training Centre) today to inspect and encourage a unit of Somali officers currently undergoing specialized instruction.

The officers, members of the elite unit tasked with the protection of National Leaders (Presidential Guard), are participating in an advanced capacity-building program facilitated by the Serbian government.

During his address at the prestigious military academy, Ambassador Mohamed expressed profound gratitude to the Government of Serbia, specifically the Ministry of Interior and Security, for their dedication to enhancing the capabilities of Somalia’s security sector. He highlighted the strategic importance of this partnership, noting that the specialized training provided to these officers is critical for the safety and stability of Somalia’s highest institutions.

In a direct address to the officers, the Ambassador urged them to maximize this rare opportunity. He emphasized the weight of their future responsibilities and encouraged them to approach their training with discipline, professionalism, and a commitment to excellence.

“You are here to acquire skills that are vital for our nation,” Ambassador Mohamed stated. “I urge you to complete this rigorous training with integrity so that you may return home equipped to serve your country at the highest level.”

The training program is part of a broader security cooperation framework between Somalia and Serbia, reflecting the strengthening diplomatic and military ties between the two nations.

Souurce

Turkiga oo billow shidaalka Soomaaliya.

0

Jimco 05, Dec 2025 {HMC}   Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqday in billowga sanadka soo socda ee maalmaha kooban ka harsan ee 2026 ay billaabayso soosaarka shidaalka Soomaaliya iyada oo keliya sugaysa natiijada baaristii lagu sameeyay oo ah mid heer gabagabo ah.

Wasiirka Khayraatka Turkiga, Alparsan Bayraktar ayaa Warbaahinta u sheegay in Dowladdiisa ay kusii dhawaanayso soosaarka shidaalka Soomaaliya ee horay sahanka loogu sameeyay Xeebaha Dalka sida uu hadalka u dhigay.

Bayraktar ayaa intaas ku daray in baaristii 3 xagalka ahayd ee uu sameeyay Markabka Oruc Reis Oktoobar sanadkii hore 2024 la hayo natiijadiisa, keliya inta kooban ee dhiman la sugayo maalmaha soo socda kaddibna janaayo 2026 shaqada la billaabayo.

Turkiga ayaa rajo ka muujiyay in Soomaaliya ay ka faa’iidaysato shidaalka iyo macdanta kale ee dabiiciga ah ee dalkeeda laga soosaarayo, waxaana baaristaan lagu gaaray dhul gaaraya 5,000 oo Kiilo-mitir oo labo-laaban.

“Sanadkan waxa aan samaynay hawlgallada dhulka shidaalka laga helay lagu ogaanayo, dabcan sanadka soo socda 2026 ayay noqon doontaa shaqada qodista Badda Soomaaliya,” ayuu yiri Alparsan Bayraktar, Wasiirka Khayraatka Turkiga.

Waxa uu xusay in duruufaha dhanka Amniga ah ay qasbeen in muddo 10 bil ah ay ilaalo xooggan geliyeen Markabkooda sahanka ee ogaaday natiijada lagu dhaqaaqayo laguna soosaarayo shidaalka & macdanta kale ee dabiiciga ah ee Soomaaliya.

“Dufuuraha dhinaca Amniga oo laga war hayo, dabcan waxa aan ku qasbanaanay in aan muddo 10 bil ah ilaalino Markabkeenna Oruc Reis,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Wasiirka Khayraatka & Macdanta Turkiga, Alparsan Bayraktar.

Caqabadaha ay kala kulmeen gaarista ceelasha shidaalka ayuu xusay in aanay xitaa jirin jidad ama marin loo mari karay, waxa uu intaas ku daray in hadda dhammaan culayskaas la xaliyay oo la sameeyay dhabbihii loo mari lahaa ceelashaas.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa horay mar uu uga hadlay arrinta shidaalka Soomaaliya waxa uu sheegay in shirkadda sahanka samaysay ee dhowaan qodi rabta in ay la wadaagto muuqaallo muujinaya Shabaak iyo qashin badan oo lagu dul daadiyay goobaha oo shaqo adag laga qabtay.

Mareykanka oo sheegay in 12 qof ay Soomaali Kujiraan lagu xiray Minneapolis.

0

Jimco 05, Dec 2025 {HMC} Wasaaradda Amniga Gudaha ee dalka Mareykanka ayaa xaqiijisay in ugu yaraan 12 qof ay xireen ku ciidamada Laanta socdaalka ee ICE, xabsi ku yaalla magaalada Minneapolis laga soo bilaabo kowdii bsihan December.

Dadka la xiray waxaa ka mid ah shan nin oo Soomaali ah, lix u dhashay dalka Meksiko iyo hal qof oo ka soo jeeda dalka El Salvador.

Kala bar ragga la qabtay waxaa lagu helay dambiyo sida ay sheegtay Wasaaradda Amniga gudaha Mareykanka.

Arrintaan ayaa imaanaysa iyadoo howgallo soo galootiga Sooomaalidu ka mid tahay lagu qabqabanayo ay ka socdaan magaalooyinka mataanaha ah ee Minneapolis iyo Saint Paul.

 

Rabshado Iyo Banaanbax kadhacay Boorama

0

Jimco 05, Dec 2025 {HMC}Banaanbaxyo rabshado wata ayaa fiidnimadii Khamiista ka qarxay magaalada Boorama, xarunta gobolka Awdal ee Somaliland, kadib markii Xukuumadda Somaliland ay ogolaatay in magaalada Saylac lagu qabto munaasibadda buugga Xeer Ciise ee muranka dhaliyay.

Banaanbaxayaasha, oo ay hoggaaminayeen dhallinyaro iyo haween, ayaa la sheegay in ay sababteen dhaawacyo soo gaadhay dad dhowr ah, inkastoo aan si rasmi ah loo xaqiijin karin khasaaraha saxda ah. Dadka bannaanbaxa dhigayay ayaa weeraray goobo muhiim ah, oo ay ku jirto xarunta Baanka Dhexe ee Boorama.

Dhallinyarada mudaharaadka sameynaysay oo si degdeg ah uga cadhooday go’aanka xukuumadda ayaa ku dhawaaqayay erayo muujinaya cadho iyo inay ka soo horjeeddaan munaasibadda buugga Xeer Ciise, iyaga oo waddooyinka qaar ku jaray dhagax isla markaana ku gubay taayirro.

Ciidamada booliiska oo halkaas soo gaadhay ayaa la arkayay iyaga oo rasaas kor u ridaya, halka shacabka qaarkood iyo baabuurta gaashaaman ee booliisku ay isku eryanayeen gudaha Boorama. Ilaa hadda lama oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay.

Muxuuyahay go’aanka ay shacabku ka cadhoodeen ee xukuumadu gaadhay?

Kadib maalmo laysku maan dhaafsana xeerka, Xukuumadda Somaliland ayaa Khamiistii ku dhawaaqday in munaasibadda Xeer Ciise lagu qaban doono magaalada Saylac 14-ka December 2025, iyadoo tilmaantay in dhammaan shacabka Somaliland u siman yihiin dhulka, islamarkaana aan la aqbali doonin in beel gaar ahi sheegato meel gaar ah.

Wasiirka Warfaafinta, Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, oo go’aanka akhriyey, ayaa sheegay in xukuumaddu ay mas’uul ka tahay amniga, diyaar-garowga, iyo habsami u dhicista munaasibadda, isla markaana Madaxweynaha Somaliland uu gogol nabadeed u fidinayo bulshada Awdal iyo Salal si loo xoojiyo kalsoonida iyo wada-noolaanshaha.

Go’aanka ayaa yimid kadib markii qaybo ka mid ah bulshada ku dhaqan gobollada Awdal iyo Salal ayaa diideen in munaasibadda lagu qabto Saylac, iyaga oo ku andacoonaya inay iyagu leeyihiin magaalada, taas oo dhalisay khilaaf hor leh. Xukuumaddu waxay ciidamo u daad-gureysay deegaanada khilaafku ka taagan yahay, kadib markii dhallinyaro ka kala tirsan labada dhinac ay rabshado dhex mareen bilo kw hor.

Golaha Wasiirrada Jubbaland oo ka shiray Labo qodob oo Deegaanka ku soo Korodhay.

0

Khamiis 04, Dec 2025 {HMC} Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo diiradda lagu saaray qodobo ay ka mid yihiin Arrimaha Amniga, xaaladaha abaareed ee ka jira qaybo ka mid ah Jubaland, iyo xaaladda guud ee siyaasadda dalka.

Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa soo bandhigtay warbixin ku saabsan amniga Jubaland iyo howlgallada socda ee lagu xoojinayo nabadgelyada, iyadoo sidoo kale la falanqeeyay qorshayaasha looga hortagayo maandooriyaha iyo waxyaabaha la midka ah, iyadoo la faray Hay’addaha Amniga inay tallaabooyin ka qaadaan dadka ku lug leh soo dhoofinta iyo ka ganacsiga maandooriyaha.

Wasaaradda Gargaarka, Maareynta iyo Masiibooyinka ayaa soo jeedisay warbixin la xiriirta xaaladda abaarta iyo baahiyaha degdegga ah ee dadka ay saameysay.

Dhanka kale, Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska & Xuquuqul Insaanka ayaa Golaha horgeysay warbixin ku saabsan ololaha 16-ka maalmood ee u doodista xuquuqda aadanaha, oo lagu soo bandhigay guulaha la gaaray iyo howlaha socda.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo xiray Shirweynaha 6-aad ee hoggaanka iyo hal abuurka Soomaaliya

0

Khamiis 04, Dec 2025 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray Shirweynaha 6-aad ee hoggaanka iyo hal abuurka Soomaaliya ayaa soo bandhigay qorsheyaasha ay dowladdu ku awood siineyso dhalliyarada Soomaaliyeed, kuwaas oo ay ka mid tahay dib u habeynta waxbarashada, dhiirri gelinta barnaamijyada dhallinyarada iyo hirgelinta doorashada dadweynaha taas oo suurt gelinaysa in ay door firfircoon ku yeeshaan talada dalka.

Madaxweynaha oo dhagaystay talooyinka iyo aragtida dhallinyarada Soomaaliyeed ee dowladnimada ayaa ku adkeeyey in ay mideeyaan maskaxdooda, hal abuurkooda, cududdooda iyo dadaalkooda, si dalkeenna uu ula tartamo dalalka horumary ee caalamka.
“Maanta waxaan u baahanahay in aan deg deg u dhaqaaqno oo aan horumarno.

Dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa laga rabaa in ay la yimaadaan hal abuur ku saleysan abaabul, wadajir, wacyi sarreeya iyo hoggaan mideysan. Isbeddel kasta oo dhaca dhallinyarada ayaa keenta”.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa bogadiyey dhabar adaygga iyo kartida dhllinyarada Soomaaliyeed oo dhiiggood u huray gobanimada iyo difaaca dalka, waxa uuna ku boorriyey barashada xirfadaha casriga ah, gaar ahaan tiknoolijiyadda oo qeyb weyn ka qaadan karta kobcinta dhaqaalaha, maalgashiga, hal abuurka iyo isku filnaashaha dalka.
DHAMMAAD

Somalia and Yemen Discuss Joint Maritime Security and Arms Control in Cairo

0

Thursday December 4, 2025 {HMC}The Minister of Defence of the Federal Republic of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, held a strategic meeting today in Cairo with his Yemeni counterpart, Lieutenant General Mohsen Mohammed Ahmed Al-Daari.

The high-level talks focused on bolstering defense cooperation and securing the critical maritime corridor between the two nations. The meeting was attended by the Commander of the Somali National Armed Forces, Major General Odowaa Yusuf Rage, alongside other senior military officials from both countries.

Central to the discussions was the urgent need to strengthen maritime security in the Red Sea and the Gulf of Aden. Both ministers explored joint mechanisms to combat the illicit flow of weapons, which terrorist groups exploit to destabilize the region.

Minister Fiqi and Lt. Gen. Al-Daari emphasized the importance of a coordinated response to curb illegal arms trafficking and other security threats that leverage the shared waterways. They agreed on the necessity of controlling all forms of illicit movement to safeguard not only regional stability but also international maritime safety.

This meeting shows the Federal Government of Somalia’s commitment to regional partnerships in its broader strategy to eradicate terrorism and secure its borders.

Source Sonna