Home Blog Page 2607

{DAAWO MUUQAALKA} Sanator Afcadey Qoragayga ayaan qaadanayaa waxaana ka qayb galayaa howlgalka dalka looga xoraynayo AS

0

Axad 7, April ,2024 {HMC} Sanator Afcadey Qoragayga ayaan qaadanayaa waxaana ka qayb galayaa howlgalka dalka looga xoraynayo AS

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Shacabka Muqdisho oo ka hadlay diyaar garowga Ciida iyo mashquulka suuqyada

0

Axad 7, April ,2024 {HMC} Shacabka Muqdisho oo ka hadlay diyaar garowga Ciida iyo mashquulka suuqyada

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Heshiis laga gaaray colaad u dhaxeysay beelo walaalo ah oo wada dega Galmudug

0

Axad 7, April ,2024 {HMC} Heshiis laga gaaray colaad u dhaxeysay beelo walaalo ah oo wada dega Galmudug

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO SAWIRADA} Taliyaha Boliska oo shir deg deg ah la qaatay Saraakiisha laamana amniga

Axad 7, April ,2024 {HMC} Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed S/guuto Sulub Axmed Firin, ayaa kulan dag dag ah iskugu yeeray Saraakiisha Ciidamada qalabka sida ee ka Howlagalo Gobolka Banaadir iyo Nawaaxigiisa,

Ujeedka kulanka ayaa ahaa dardar galin Howlaha amni ee Caasimada maadaama bishii barakeysned ee Ramadaan ay Gabagabo tahay loona diyaar garoobo sidii loo xaqiijin lahaa amniga muwaadiniinta Maalmaha ciida ee nagu soo food leh u dabaaldagayo,

S/Guuto Sulub Axmed Firin, Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa dhamaan Saraakiisha fadhiyada Qeybaha saldhigayada Nabad sugida iyo Boliis Militaaro, in laga shaqeyo sidii loo laba jibaari lahaa amniga Caasimada iyo Nawaaxigeeda.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed S/guuto Sulub Axmed Firin ayaa sidoo kale warbixino ka dhegeystay saraakiisha ciidamada iyo taliyeyaasha saldhigyada kuwaasoo la xiriiray xaaladihii ugu dambeeyey ee amniga.

{DAAWO MUUQAALKA} Xildhibaanno ka qeyb galay munaasabad lagu ciidsiinayay carruur danyar ah

0

Axad 7, April ,2024 {HMC} Xildhibaanno ka qeyb galay munaasabad lagu ciidsiinayay carruur danyar ah

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Ajnabi gudaha Soomaaliya ugu gacan galay AS oo laga soo badbaadiyay.

0

Axad 7, April ,2024 {HMC}  Ajnabi gudaha Soomaaliya ugu gacan galay AS oo laga soo badbaadiyay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Qoragayga ayaan qaadanayaa waxaana ka qayb galaya howlgalka dalka looga saarayo AS” Sanator Afcadey

0

Axad 7, April ,2024 {HMC} Qoragayga ayaan qaadanayaa waxaana ka qayb galaya howlgalka dalka looga saarayo AS” Sanator Afcadey

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Doodada ka taagan wax badalka Dastuurka ma tahay Mid sharci ah.

Axad 7, April ,2024 {HMC} Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhawaan saxiixay cutubyada dastuurka ee wax laga beddelay, isla markaana ay ansixiyeen labada Aqal ee Baarlamaanka. Madaxda dawladda federaalka ayaa tallaabooyinka dib u eegista dasturuka ku tilmaamay “guul taariikhi.

Hase yeeshee waxaa wax ka beddelka dasturuka cambaareeyey maamul goboleedka Puntland iyo xubno ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka. Puntland waxay ku eedaysay madaxweynaha inuu jebiyey dastuurkii, waxayna sheegtay inaysan aqoonsanayn dawladda federaalka, isla markaana ay arrimahaeed au maamuli doonto sidii dawlad madaxbannaan.

Toddobaadkii horena wafdi ka socda Puntland ayaa la kulmay saraakiil sare oo ka tirsan Itoobiya, taasi oo ka caraysiiyey dawladda federaalka.

1-dii bishii Jannaano ee sannadkanna, dawladda SOomaaliya waxay ku eedaysay Itoobiya inay ku xadgudubayso madaxbannaanida Soomaaliya kadib markii ay is-faham la gashay Somaliland ku saabsan helitaanka saldhig milatari oo kiro ah laguna beddalanayo aqoonsi. Somaliland iyo Itoobiya waxay difaaceen heshiiskaasi. Somaliland waxay horey ugu dhowaaqday inay tahay dal ka madaxbannaan Soomaaliya inkastoo aysan ilaa haatan helin aqoonsi caalami ah

{DAAWO MUUQAALKA} Malaayiin doolar oo Soomaaliya la siiyay ka dib dayntii dhawaan laga cafiyay

0

Axad 7, April ,2024 {HMC} Malaayiin doolar oo Soomaaliya la siiyay ka dib dayntii dhawaan laga cafiyay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Gudiga Gurmadka Dib u dhiska Buundooyinka Gobolka Gado oo ka warbxiyey halka ay wax marayaan

0

Axad 7, April ,2024 {HMC} Gudiga Gurmadka Dib u dhiska Buundooyinka Gobolka Gado oo ka warbxiyey halka ay wax marayaan

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA