Sabti 6, April ,2024 {HMC} Laamaha amniga degmada luuq oo beeniyay in Maxamuud Boodbode uu uxiran yahay gudoomiyaha degmada.
{DAAWO MUUQAALKA} Guddoomiyaha Madaale oo Deeq Lacageed Ciid siin ah guddoonsiiyay dadka baahiyaha gaarka qaba, kuw
Sabti 6, April ,2024 {HMC} Guddoomiyaha Madaale oo Deeq Lacageed Ciid siin ah guddoonsiiyay dadka baahiyaha gaarka qaba, kuw
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka 06-04-2024
Sabti 6, April ,2024 {HMC} Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka 06-04-2024
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} Kooxaha Daarusalaam vs sikompa oo galabta ku wada hardamay Baladweyne yey guushu raaxday.
Sabti 6, April ,2024 {HMC} Kooxaha Daarusalaam vs sikompa oo galabta ku wada hardamay Baladweyne yey guushu raaxday.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} Maxkamadda Ciidamadda oo xukun dil ah ku riday Taliye Qoslaaye iyo ragii kalle
Sabti 6, April ,2024 {HMC} Maxkamadda Ciidamadda oo xukun dil ah ku riday Taliye Qoslaaye iyo ragii kalle
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} Dalka Ameerika ku yaalla oo cagta saaray waddadii Soomaaliya ee burburka
Sabti 6, April ,2024 {HMC} Dalka Ameerika ku yaalla oo cagta saaray waddadii Soomaaliya ee burburka
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Xukun Dil ah oo lagu riday Taliyihii Saldhigga Degmada Hiliwaa.
Sabti 6, April ,2024 {HMC} Maxkamadda Ciidamada ayaa Dil-toogasha ah ku xukuntay Cabdifatax Maxamed Xasan Qoslaaye & Maxamed Cabdi Maxamed Qoone oo kala ahaa taliyihii Hilwaa, Kabtan Police ka tirsan & Dable Gacanyare u ahaa Taliyaha.
Waana Qasaasta Marxuum Abuukar Axmed Kaabax oo ay Dileen 24/02/2024.
Sidoo kale Maxkamadda ayaa ka Xayuubisay Darajadiisa Ciidan, kana Saartay Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Dhamme Qoslaaye & Qoone.
Maxkamadda Ciidamada ayaa 15-Sano oo Xabsi Ciidan ah ku riday Liibaan Maxamed Cumar oo Sidoo kale Liibaan Maxamed Axmed ku isticmaalo Passport-kenyan, Waana abaabulaha kiiskan ka agaasimay Dubai.
Maxamed Cadaawe Cali & Yaasiin Cabdi Jaamac oo ahaa maleeshiyad aan Diiwaanka Ciidanka ku jirin laakiin Qoslaaye uu dharka Police-ka u xiray ayaa lagu xukumay min 10-Sano oo Xabsi Ciidan ah halka Xasan Maxamed Saciid {Dhiin-Dhiin} oo ahaa farsamiyaqaan loo adeegsaday daba galka iyo shaxda dhicista isku xun laga dhigay labadan.
{DAAWO MUUQAALKA} SODMA: oo dooni Nooca la buufiyo ah ku wareejisay Wasaaradda Gargaarka Hirshabeelle
Sabti 6, April ,2024 {HMC} SODMA: oo dooni Nooca la buufiyo ah ku wareejisay Wasaaradda Gargaarka Hirshabeelle
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO SAWIRADA} Gudoomiye Madaale oo qoysas ajaaniib ah uqeybiyay Deeq Lacageed.
Sabti 6, April ,2024 {HMC} Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta deeq lacageed oo ciid siin ah u qeybiyay qaar ka mid dadka baahiyaha haarka qaba, haweenka waayeelka ah, agoonta, dadka nugul iyo muwaadiniinta u dhashay dalalka Syria, Yemen iyo Falastiin ee kunool Muqdisho.
Barnaamijkan ciid-siinta oo sanadkii labaad uu bixinaayo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale {Madaale} ayaa loogu tala-galay in dadkaan nugul ay ugu qeyb qaataan farxada ciidul Fidriga.
Duqa Muqdisho ayaa ugu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed iyo dadka illaahey wax siiyay in ay kaalin ka qaataan garab istaagan dadka nugul, kuwa baahiyaha gaarka qaba iyo walaalaha u dhashay dalalka Syria, Yemen iyo Falastiin ee kunool caasimadda Muqdisho.
Maamulka gobolka Banaadir ayaana marar badan garab istaag u sameeyay dad badan oo Soomaaliyeed oo baahiyo kala duwan qabay iyo sidoo kale dad ajaaniib barakacayaal ah oo ku sugan magaalada Muqdisho.




Xukun Dil ah oo lagu riday ninkii dilay Maxamuud Cali Xade
Sabti 6, April ,2024 {HMC} Maxkamadda derajada koobaad ee gobolka Sool ayaa maanta xukun dil ah ku riday Mowliid Maxamed Jaamac oo lagu helay in magaalada Laascaanood ku dilay 24-kii bishii hore ee Maarso Korneel Maxamuud Cali Xade .
Ninka dilka geestay ayaana la sheegay in uu isku dayay in uu ka baxsado laamaha amniga iyo cadaaladda, waxaana ugu dambeyn soo qabtay oo maxkamad horgeeyay ciidamada ammaanka ee maamulka Khaatumo SSC.
Guddoomiyaha maxkamadda derajada koobaad ee gobolka Sool ayaana ku dhawaaqay in xukun dil ah ku rideen Mowliid Maxamed Jaamac oo ahaa qisaata marxuumkii uu horey u dilay ee Korneel Maxamuud Cali Xade.
Maxkamadda ayaa sidoo kale lix bilood oo xabsi ah ku riday nin dhallinyaro ah oo lagu magacaabo Cawil Cabdi Maxamed , kaa oo lagu helay in uu gacankudhiiglaha kala shaqeenayay sidii uu u baxsan lahaa.
Xukunkan dilka ah ee maanta lagu riday ninka dilka ka geestay magaalada Laascaanood waxaa si isku mid ah usoo dhaweeyay dhinacyada ay kasoo kala jeedaan ninka eedeysanaha ah ee dilka geestay iyo dhinaca marxuumka ee la dilay.



