Home Blog Page 2613

{DAAWO SAWIRADA} Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga

Sabti 6, April ,2024 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper Aktaş, kaas oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo Iskaashiga walaalnimo ee u dhexeeya labada dowladood.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa Danjiraha la wadaaga tacsida muwaadin u dhashay dalka Turkiga oo isaga oo gargaar qeybinaya ay dileen kooxaha Khawaarijta ah ee banneystay daadinta dhiigga dadka muslimiinta, xilligaan lagu jiro tobankii ee bisha barakeysan ee Ramadaan.

Dhankiisa, Danjire Alper Aktaş ayaa xaqiijiyay sida ay uga go’an tahay sii wadidda taageerada ay la garab taagan yihiin dadka Soomaaliyeed ee walaalahood ah, isaga oo xusay in falkaas argagixiso uusan hakin doonin taageeradooda.

Kooxda Al Shabaab ayaa Khamiistii qarax miino ku dilay duleedka magaalada Muqdisho muwaadin u dhashay dalka Turkiga, kaa oo halkaasi ka waday howlo samafal ah uu ku caawinayay dad Soomaaliyeed oo tabaaleysan.

 

{DAAWO MUUQAALKA} War cusub oo kasoo kordhay khilaafka Dowlad iyo Puntland

0

Sabti 6, April ,2024 {HMC} War cusub oo kasoo kordhay khilaafka Dowlad iyo Puntland

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUQAALKA} Maxkamadda Gobalka Sool oo dil toogasho ku diray nin dilay Korneyl Ciidan.

0

Sabti 6, April ,2024 {HMC}  Maxkamadda Gobalka Sool oo dil toogasho ku diray nin dilay Korneyl Ciidan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Taliyaha Ciidanka lugta XDS oo ka waramay sidda looga hortagay weerar AS ee Saakay.

0

Sabti 6, April ,2024 {HMC} Taliyaha Ciidanka lugta XDS oo ka waramay sidda looga hortagay weerar AS ee Saakay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} AS Badan ayaa ku Dilnay Dagaalkii Saakay ka Dhacay Degmada Balcad

0

Sabti 6, April ,2024 {HMC} AS Badan ayaa ku Dilnay Dagaalkii Saakay ka Dhacay Degmada Balcad

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Qaar kamid ah magaalooyinka Mareykanka oo laga soo warinayo Dhulgariir xoogan.

0

Sabti 6, April ,2024 {HMC} Qaar kamid ah magaalooyinka Mareykanka oo laga soo warinayo Dhulgariir xoogan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Waxaan ahaa qofkii ugu Horeeyay ee Baladweyne keenay in la gambiyo banooniga”Mustaf Čech”

0

Sabti 6, April ,2024 {HMC} Waxaan ahaa qofkii ugu Horeeyay ee Baladweyne keenay in la gambiyo banooniga”Mustaf Čech”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Waxan rabnaa in aan ka hortagno wax yaabaha xumeynaya bulshada””Taliye Sulub””

0

Sabti 6, April ,2024 {HMC} Waxan rabnaa in aan ka hortagno wax yaabaha xumeynaya bulshada””Taliye Sulub””

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Faadumo Cabdi Gabadha Salaatul-leylka illahey uu ku siiyay gabdho, muddo dheer kaddib.

0

Sabti 6, April ,2024 {HMC} Faadumo Cabdi Gabadha Salaatul-leylka illahey uu ku siiyay gabdho, muddo dheer kaddib.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn .6 .4.2024

Sabti-6- April 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo:Shugri barayare maxamuud iyo mustaf

farsamadii; Kaafi osmaan makaraan

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO