Home Blog Page 2892

Mareykanka oo Mar kale Ka Hadlay damaca Itoobiya ee Badda Soomaaliya

Arbaco-31-jan- 2024-{HMC}  Dowladda Maraykanka ayaa mar kale aad u adkaysay inay kala midaysantahay IGAD, Hay’adaha caalamiga ah iyo bahwadaagta kale ee Qaarada Afrika in Qaranimada iyo Madaxbanaanida dhuleed ee Soomaliya ay tahay mid lama taabtaan ah.

Hadalkan ayaa waxaa warbaahinta u sheegay Molly Phee Kaaliya Xoghayaha arrimaha dibibada u qaabilsan arrimaha Afrika.

“Waxaan qabnaa walaaca ah in is afgaradka la soo bandhigay uu caqabad ku noqon karo halgankeena wadajirka ah kaasoo ay ku jirto kaalinta Ethiopia ee sanadihii la soo dhaafay ee aadanaa la dagaalanka argagixisada.” ayay tiri Molly Phee Kaaliya Xoghayaha arrimaha dibibada u qaabilsan arrimaha Afrika.

Dowladda maraykanka ayaa sheegtay sidoo kale inay taageersantahay wadahadalada u dhaxeeya Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Gobalada Waqooyi ee ku salaysan mustaqbalka Soomaaliya.

NISA oo Sheegtay inay dishay dagaalamayaal sare oo ka tirsan AS

0

Arbaco-31-jan- 2024-{HMC} Hawlgal ay iska kaashadeen Hay’adda nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka iyo Saaxiibada caalamka oo laga fuliyay deegaanka Buq-aqable ee Gobalka Hiiraan ayaa lagu dilay halkaasi, sida lagu sheegay war lagu baahiyay Warbaahinta Dowladda.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA KASOO BAXAY NISA

Mareykanka oo mar kale ka dhawaajiyay hadal walaac ku abuuray Itoobiya.

0

Arbaco-31-jan- 2024-{HMC} Dowladda Maraykanka oo aad u adkaysay inay kala midaysantahay IGAD, Hay’adaha caalamiga ah iyo bahwadaagta kale ee Qaarada Afrika in Qaranimada iyo Madaxbanaanida dhuleed ee Soomaliya ay tahay mid lama taabtaan ah.

“Waxaan qabnaa walaaca ah in is afgaradka la soo bandhigay uu caqabad ku noqon karo halgankeena wadajirka ah kaas oo ay ku jirto kaalinta Ethiopia ee sanadihii la soo dhaafay ee aadanaa la dagaalanka Khawaarijta.” Ayay tiri Molly Phee Kaaliya Xogheeyaha arrimaha dibibada u qaabilsan arrimaha Afrika

Dowladda maraykanka ayaa sheegtay sidoo kale inay taageersantahay wadahadalada u dhaxeeya Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Gobalada Waqooyi ee ku salaysan mustaqbalka Soomaaliya.

Share this:

{DAAWO SAWIRADA} Wajigii labaad ee dhimista Howlgalka ATMIS oo la soo gabagabeeyay

0

 

Arbaco-31-jan- 2024-{HMC}  Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (Atmis) ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku wareejiyeen sagaal saldhig oo ciidan, taasoo ka dhigan in la soo gaba gabeeyay wajigii labaad ee dhimista ciidanka ATMIS.

Todobo ka mid ah sagaalka saldhig ee ciidamada ATMIS ayaa Isniintii lagu wareejiyay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho sida lagu yiri warsaxaafadeedka ATMIS.

“Tirada 3,000 oo askari iyo wareejinta 7-da xarumood ee ciidamada oo lagu soo gabagabeynayo Biyo Cadale, Raaga Ceel, Baarlamaanka, Aqalka Madaxtooyada, Qorillow, iyo Garoonka Diyaaradaha ee Kismaayo waxay calaamad u tahay marxaladda kala guurka ah ee amniga Soomaaliya,”ayaa lagu yiri warka ATMIS.

Alhaji Sarjoh Bah, oo ah agaasimaha maareynta khilaafaadka arrimaha siyaasadda, nabadda iyo amniga ee guddiga Midowga Afrika oo ka hadlay munaasabadda Muqdisho, ayaa sheegay in dhimistaasi ay calaamad weyn u tahay hiigsiga wanaagsan ee Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in ciidamada ammaanka Soomaaliya ay muujiyeen geesinimo iyo adkeysi ay ku wiiqayaan Al Shabaab, taasoo qeyb ka ah joogtaynta horumarka laamaha ammaanka.

“Dadaalladayada wadajirka ah ayaa noo suurtageliyay inaan si habsami leh u fulino dhimista 2,000 oo askari sannadkii hore iyo, bishan 3,000 oo askari oo ATMIS ah, iyada oo aan ku wareejinayno toddobo saldhig oo muhiim ah ayuu yiri Bah.

Wuxuu xusay in isbadalka habsamida leh uu ku yimid dadaal xoogan oo ay sameeyeen guddiga seddex geesoodka ah ee Atmis, dowladda Soomaaliya iyo xafiiska taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in Midowga Afrika ay si isku mid ah u taageersan yihiin hirgelinta Qorshaha Horumarinta Amniga Soomaaliya oo ay Soomaaliya hormuud ka tahay, kaas oo dhowaan lagu ansixiyay magaalada New York.

ATMIS hands over 9 military bases to Somalia in troop withdrawal

0


Wednesday January 31, 2024

The African Union Mission in Somalia (Atmis) said it has handed over nine military bases to the Somali government, marking the completion of the second phase of the troop withdrawal from the country.

Seven of the nine military bases were handed over Monday at a ceremony held in Mogadishu, the capital of Somalia, Atmis said in a statement issued Monday evening.

“The drawdown of 3,000 troops and handover of the seven military bases which conclude Bio Cadale, Raga Ceel, Parliament, State House, Qorillow, Burahache, and Kismayo Old Airport ENDF mark a watershed moment in the ongoing Somalia security transition process,” Atmis said.

According to Atmis, two other military bases that were closed are Sarille and Old Airport KDF.

Alhaji Sarjoh Bah, director of conflict management within the Political Affairs, Peace and Security Department of the African Union Commission who spoke at the event in Mogadishu, said the drawdown marked a significant milestone in Somalia’s positive trajectory.
Bah said the drawdown is also a testament to the critical progress made by Somalia since May 2022 under the visionary leadership of President Hassan Sheikh Mohamud.

He said Somalia’s security forces have demonstrated incredible courage and resilience in degrading Al Shabaab as part of sustaining security sector development.

“Our collective efforts have enabled us to carry out an orderly and smooth transition of 2,000 troops last year and, this month 3,000 Atmis troops through the handing over of seven key Forward Operating Bases (FOBs),” Bah said.

He noted that the orderly transition has been due to the strong efforts of the tripartite committee of Atmis, the Somalian government and the UN Support Office in Somalia.

“The successful completion of this drawdown Phase, notwithstanding significant challenges, including the El Nino, is a testament to the will of the Federal Government of Somalia to an orderly transition,” he said.

Bah said the African Union is fully committed to completing the security transition on time, in particular, beginning preparations for the Phase 3 drawdown of 4,000 Atmis troops by June 30.

He said the AU is equally supportive of implementing the Somalia Security Development Plan under Somalia’s leadership, recently endorsed in New York in December 2023, which has come in the wake of other remarkable achievements, including the admission of Somalia into the East African Community (EAC), the debt relief and the lifting of the arms embargo on Somalia.

In this plan, Bah said they have agreed with the government to explore modalities for a post-Atmis security arrangement to be submitted to the AU and UN Security Councils by March 31 for endorsement.

“We believe this is a critical step towards achieving long-term peace and stability in Somalia, and we urge all stakeholders to support this effort,” he added.

 

Indian and Seychelles forces separately rescue 2 fishing boats hijacked by Somali pirates

0

The Diplomat
By Bharatha Mallawarachi
Wednesday January 31, 2024

Indian and Seychelles forces separately rescued Monday two fishing vessels hijacked by Somali pirates and freed 23 crew members from Iran and Sri Lanka, both countries said in statements.

The Seychelles’ defense forces and coast guard rescued six Sri Lankan fishermen whose vessel was hijacked by Somali pirates two days earlier while the Indian navy said it freed 17 crew members in an Iranian fishing vessel that was hijacked by pirates off the east coast of Somalia.

The Seychelles Défense Forces Special Forces and coast guard “led a successful operation to regain control of a Sri Lankan vessel hijacked by armed Somali pirates,” the president’s office said in a statement.

The three hijackers were arrested, and the fishermen and their boat were safe and being taken to the Seychelles, according to Susantha Kahawatta, a top official in the Fisheries Department of Sri Lanka. He said the Sri Lankan envoy to the Seychelles told him of the successful rescue operation.

The hijacking came after Sri Lanka said it would join a U.S.-led operation to protect merchant vessels sailing in the Red Sea against attacks by Yemen-based Houthi rebels. Sri Lanka’s navy said two weeks ago it would provide a ship to protect merchant ship traffic, but the date hasn’t been set and the area Sri Lanka will patrol hasn’t been finalized.

Other suspected hijackings in waters off Somalia have raised concern that Somali pirates have resumed activity a decade after they caused chaos in international shipping.

The piracy occurred in international waters about 840 nautical miles (1,555 kilometers) east of Somalia, 1,100 nautical miles (2,040 kilometers) from Sri Lanka and north of the Seychelles, according to Sri Lankan Navy spokesperson Capt. Gayan Wickramasuriya.

Sri Lankan officials had informed all countries in the region about the hijacking.

“The Seychelles coast guard was also on alert and when the hijackers entered their waters, the Seychelles coast guard arrested the hijackers, took control of the boat and released the fishermen and the vessel, which are now being taken to a port in the Seychelles,” Kahawatta said.

On Saturday, an armed group arrived in an area where about 30 Sri Lankan vessels were fishing. Two to three armed men who had arrived in a 23-meter (75-foot) vessel boarded the fishing trawler, fired shots apparently to warn away the other fishing boats and took away the trawler and the fishermen, Kahawatta said.

Fishermen in the other trawlers who identified the attackers as Somali recalled the details of the abduction, Kahawatta said.

Separately on Monday, the Indian navy said it freed an Iranian fishing vessel that was hijacked by pirates off the east coast of Somalia.

India’s navy wrote on social media platform X, formerly Twitter, that the fishing vessel named Iman had been boarded by pirates and its crew were taken hostage. It said the naval force freed all 17 crew members along with the boat.

The fishing vessel was later “released for onward transit,” it said.

The Indian navy did not immediately say what had happened to the pirates responsible for the hijacking.

{DAAWO MUUQAALKA} Maareeye Axmed Macalin “Soomaaliya waxaa ka diiwaan gashan lix diyaaradod waana wada cusub yihiin

0

Arbaco-31-jan- 2024-{HMC} Maareeye Axmed Macalin “Soomaaliya waxaa ka diiwaan gashan lix diyaaradod waana wada cusub yihiin

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Agaasimaha guud ee wasaradda Batroolka Maxamed Xaashi oo kulan looga hadlay qorshaha sanadkaan 2024

0

Arbaco-31-jan- 2024-{HMC} Agaasimaha guud ee wasaradda Batroolka Maxamed Xaashi oo kulan looga hadlay qorshaha sanadkaan 2024

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn 31 01 2024

0

Arbaco-31-jan- 2024-{HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn 31 01 2024

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Xildhibaan Qaali Shire “waan u mahadcelinayaa in Ganacsatada maalgashtaan dalkooda

0

Arbaco-31-jan- 2024-{HMC} Xildhibaan Qaali Shire “waan u mahadcelinayaa in Ganacsatada maalgashtaan dalkooda

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA