Arbaco jan-24 2024-{HMC} Xildhibaan Qaali Shire “Koox yar oo shalay diyaarad lagu keenay nama hor istaagi karaan
HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTA
Arbaco jan-24 2024-{HMC} Xildhibaan Qaali Shire “Koox yar oo shalay diyaarad lagu keenay nama hor istaagi karaan
Arbaco jan-24 2024-{HMC} Abuukaate Zakariye oo difaacay eedeysane loo haysta Masuq maasuq iyo cadeymo maqal iyo muuqaalo ah
Arbaco jan-24 2024-{HMC} Xildhibaan Dahabo Suusow oo si adag u taageertay ansixinta Dastuurka.
Arbaco-24-jan-2024-{HMC} –Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ; Shukri Baryare IYO Mustaf Ali
Farsamadii : Kaafi Cismaan

Wednesday January 24, 2024
Ethiopian national security adviser Redwan Hussien has said that Addis Ababa was “willing to listen to friends” in a bid to de-escalate tensions with Somalia over a controversial port deal with the self-declared republic of Somaliland.
“As part of our commitment, we shall redouble our effort to ensure a better understanding. Will listen to friends for a possible coordination of efforts lowering rhetoric,” Mr Redwan posted on X (formerly Twitter).
“Will continue striving to steadily reach at a conclusion with amicable considerations which benefit all,” he added.
On Monday, Mr Redwan criticised meddling by “opportunistic external actors” in the row between Somalia and Ethiopia.
The remarks were perceived as aimed at Egypt, which has warned against threats to Somalia’s sovereignty.
The row was triggered by Ethiopia signing a Memorandum of Understanding (MoU) with Somaliland early this month.
The deal gives landlocked Ethiopia access to a seaport for military and commercial purposes.
Arbaco-24-jan-2024-{HMC} Dowladda Federaalka Ruushka ayaa markale Dowladda Soomaaliya waxa ay ku wareejisay 25,000 oo tan oo Qamadi ah, gargaarkaan ayaa qayb ka ah taakulada Moscow ay u qorshaysay in ay siiso dhiggeeda Muqdisho.
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA Maxamuud Macallin Cabdulle oo wakiil ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la wareegay gargaarkaan ka yimid Ruushka.
Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa u mahadceliyay Dowladda Federaalka Ruushka oo garab istaag muuqda u muujisay Soomaaliya si looga baxo xaaladaha adag ay wajahayaan Dad badan oo la dhibaataysan xaaladihii ka dhashay abaaraha, Daadadka & Fatahaadda Webiyada.
Waa sii hadlay Guddoomiye Maxamuud Macallin Cabdulle waxaana uu carrabka ku dhuftay in keliya Xukuumadda Moscow aanay Soomaaliya ka garabsiin doonin arrimaha bani aadamnimada balse ay kaalinteeda ka qaadan doonto dhinacyada Horumarinta.
Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed SODMA ayaa horay u qaybisay gargaarkii ka yimid Dalal Ruushka uu kamid yahay, Hay’addu waxa ay ballanqaadday in Gargaarkaan u qaybin doonto Dadka u baahan.
{DAAWO SAW
Arbaco-24-jan-2024-{HMC} Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaw kulan ay ku yeesheen xarunta Villa Hrageysa waxa ay ku meel mariyeen wax ka bedelka Dastuurka KMG ee dalka lagu maamulayay.
Kulanka xildhibaanada labada Aqal goordhaw yeesheen oo bannaanka looga saaray saxaafada ayaa lagu meel mariyay wax ka bedelka Dastuurka oo si weyn ugu ololeeneysay madaxtooyada Soomaaliya.
Wax ka bedelka Dastuurka lagu sameenayay waxaa ogol ugu codeeyay 180 xildhibaan, halka ay diideen wax ka bedelka Dastuurka KMG 30-xildhibaan , waxa uuna sidaasi ku noqday mid ku ansaxay wax ka bedelka Dastuurka .
Qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ayaana si weyn uga soo horjeeday wax ka bedelka xilligan lagu sameenayay Dastuurka, lamana oga xiisada siyaasadeed uu abuuri doono go’aankan ay maanta xildhibaanada labada Aqal ku ansixiyeen waxka bedelka Dastuurka.
Arbaco jan-24 2024-{HMC} La taliyaha Madaxweynaha” 12 sano ayuu xayirnaa Dasturku, Maanta Baarlamanka yaan la geyn sax maahan
Arbaco jan-24 2024-{HMC} Wasiirka Dastuurka XFS” Waa naga go’antahay in Dastuurka wax ka badal lagu sameeyo,
Arbaco jan-24 2024-{HMC} Dowladda Ruushka oo gargaarkii ugu badnaa kasoo dejisay dekada Muqdisho.