Home Blog Page 292

Go’aanka Maamulka Trump ee Soomaalida Minnesota beegsanaya yuu saameyn karaa.?

0

Axad 23, Nov 2025 {HMC} Mase laga yaabaa in la tarxiilo Soomaali badan oo hadda aan sharci buuxa ku heysan Mareykanka?

Inta hadda haysata sharcigan KMG ah -𝐓𝐞𝐦𝐩𝐨𝐫𝐚𝐫𝐲 𝐏𝐫𝐨𝐭𝐞𝐜𝐭𝐞𝐝 𝐒𝐭𝐚𝐭𝐮𝐬- (𝐓𝐏𝐒) guud ahaan Mareykanka waa (𝟏,𝟐𝟗𝟕,𝟔𝟑𝟓) tiro ku dhow 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧 iyo 𝟑𝟎𝟎 oo kun.

Dadkaas waxa ay xaq u leeyihiin in aan la tarxiilinin shaqeysanna karaan.

Dalalka muwaadiniintooda loo oggol yahay in sharcigan KMG ah lasiiyo tiradoodu waa 𝟏𝟕 𝐝𝐚𝐥. Sagaal waddan oo 17-kaas kamid ah sanadkan 𝟐𝟎𝟐𝟓-ka ayaa laga joojiyay oo meesha laga saaray (𝐓𝐄𝐑𝐌𝐈𝐍𝐀𝐓𝐄𝐃).

Hadda waxaa 9-kaas dowladood kusoo biiraya 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚.
Dalka Haiti oo kamid ahaa 9-ka dal ee horey looga joojiyay TPS waxaa fulinta go’aankaas dib u dhigay garsoore heer Federaal ah.

𝐒𝐢𝐝𝐚 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐓𝐏𝐒 𝐡𝐚𝐲𝐬𝐭𝐚 𝐚𝐲 𝐠𝐨𝐛𝐨𝐥𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧:
Gobolka 𝐌𝐢𝐧𝐧𝐞𝐬𝐨𝐭𝐚 waxa uu ku jiraa kaalinta 𝟐𝟏𝐚𝐚𝐝. Waxaa ku nool 𝟖,𝟓𝟎𝟎.

Tiradaas Soomaalidu waxa ay ka tahay 𝟕𝟎𝟓 oo keliya.

Soomaalida waa waddanka ugu tirada yar 17-ka dal ee muwaadiniintooda loo oggol yahay sharcigan KMG ah. Waxaa ka hooseeya laba dal oo keliya 𝐒𝐨𝐮𝐭𝐡 𝐒𝐮𝐝𝐚𝐧: 𝟐𝟏𝟎 qof iyo 𝐋𝐞𝐛𝐚𝐧𝐨𝐧 𝟏𝟒𝟎 qof oo keliya.

Kaalinta 1aad waxaa ku jira 𝐅𝐥𝐨𝐫𝐢𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐧𝐨𝐨𝐥 (𝟒𝟎𝟑,𝟗𝟔𝟓) 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐨𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐧𝐮𝐬 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧.
Kaalinta 2aad waxaa ku jira 𝐓𝐞𝐱𝐚𝐬 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐧𝐨𝐨𝐥 (𝟏𝟒𝟕,𝟎𝟖𝟎) 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐨𝐰𝐚𝐚𝐝 𝟏𝟓𝟎𝐤𝐮𝐧.
Kaalinta 3aad waxaa ku jira 𝐍𝐞𝐰 𝐘𝐨𝐫𝐤 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐧𝐨𝐨𝐥 (𝟗𝟖,𝟐𝟓𝟎) 𝐢𝐧 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐨𝐰 𝟏𝟎𝟎𝐤𝐮𝐧.
Kaalinta 4aad waxaa ku jira 𝐂𝐚𝐥𝐢𝐟𝐨𝐫𝐧𝐢𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐧𝐨𝐨𝐥 (𝟕𝟗,𝟑𝟐𝟎) 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐨𝐰𝐚𝐚𝐧 𝟖𝟎𝐤𝐮𝐧.
Kaalinta 5aad waxaa ku jira 𝐆𝐞𝐨𝐫𝐠𝐢𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐧𝐨𝐨𝐥 (𝟓𝟎,𝟏𝟏𝟎) 𝟓𝟎𝐤𝐮𝐧.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa muddo-xileedkiisi hore isku dayay in uu meesha ka saaro sharcigan, waxa uu isku daygiisii ugu horreeyay TPS-ka uga joojiyay waddamada 𝐄𝐥 𝐒𝐚𝐥𝐯𝐚𝐝𝐨𝐫, 𝐇𝐨𝐧𝐝𝐮𝐫𝐚𝐬, 𝐍𝐞𝐩𝐚𝐥, 𝐍𝐢𝐜𝐚𝐫𝐚𝐠𝐮𝐚, 𝐚𝐧𝐝 𝐒𝐮𝐝𝐚𝐧.

Laakiin fulinta go’aankaasi ayaa wajahay caqabado dhinaca sharciga ah, markii dambena waxaaba ka takhallusay maamulkii 𝐁𝐢𝐝𝐞𝐧.

Go’aankan cusub ee Soomaaliya khuseeya ayaa laga yaabaa in ay maxkamado kahor yimaadaan ama ugu yaraan muddada dhaqan-galkiisa dib u dhigaan.

W/Q Jacfar Kukay

Somali FM Holds Talks with Croatian Counterpart at EU Indo‑Pacific Forum.

0

Brussels, 22, Nov 2025 {HMC} The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Abdi Ali, met on Saturday with H.E. Gordan Grlić Radman, Minister of Foreign Affairs of the Republic of Croatia, on the sidelines of the 4th EU Indo‑Pacific Ministerial Forum.

The meeting highlighted the bilateral ties formally established in 2022 and underscored the importance of revitalizing the relationship to build a more active and mutually beneficial partnership.

Discussions focused on strengthening political dialogue, enhancing trade cooperation, and supporting sustainable development.

Minister Radman emphasized Croatia’s commitment to expanding cooperation with Somalia, while Minister Abdisalam Ali expressed Somalia’s readiness to explore new areas of collaboration, including development, security, education, and multilateral cooperation.

Israa’iil oo muddo dheer adeegsanaysay qaxootiga Afgaanistaan ee ku nool gudaha Iiran.

0

Sabti 22, Nov 2025 {HMC} Israa’iil ayaa muddo dheer adeegsanaysay kumannaan qaxootiga u dhashay Dalka Afgaanistaan oo ku nool gudaha Dalka Iiraan si ay xog uga aruuriyaan goobaha muhiimka ah ee Dalkaas.

Sababta ay u israaiil u dooratay qaxootiga wadanka Afgaanistaan ayaa waxa waxaa ay la xiriirtay in ay ahaayeen dad nolol adag ay ku heysatay gudaha Iiran oo haddii la siiyo boqol doollar wax walba u sameynayay sirdoonka Irsaaiil.

Si rasmi ah looma oga xogtan in ay tahay mid saxan madaama ay baahiyeen saraakiil hore oo ka shaqeyn jiray hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA-da.

Japan oo Sheegtay weerar kasta oo Shiinuhu ku qaado Taiwan waxa uu khatar ku ah amniga Dalkeena.

0

Sabti 22, Nov 2025 {HMC} Ra’iisul wasaaraha wadanka Japan, Sanae Takaichi ayaa maalmaho ka hor ku hanjabtay in weerar kasta oo Shiinuhu ku qaado Taiwan loo tixgelin doono mid khatar ku ah amniga qaranka Japan, taas oo micnaheedu yahay in Japan ay adeegsan doonto awood militari oo ka dhan ah Shiinaha.

Si hadalladan looga jawaabo , wuxuu Shiinaha go’aansaday iyadoo aan wax hadal ah lagu falcelin in Japan la tuso awoodda Shiinaha , waxayna warbaahinta Shiinaha bilowday inay sii deyso 24 saac kasta muuqaal muujinaya awoodda militari ee Shiinaha , waxaana laga dhex maqlaya ; “ Kuwan maxay yihiin!“ Waa wax u dhigma , haddii cid kasta inoo hanjabi karto, maxay hubkani inoo qabanayaan.

Madaxweyne Xasan Sheekh “Oo Kahadlay Maalinta Macalimiinta Soomaaliyeed”

Sabti 22, Nov 2025 {HMC} Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad muhiim aheyd ka jeediyey munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo ku beegan 21-ka Novembar, taasoo ka dhacday garoonka Ciyaaraha Muqdisho.

Munaasabaddan oo aheyd mid si heer sare ah u soo agaasintay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku amaanay macalinka Soomaaliyeed doorka muhiimka ah oo ay ku leeyihiin horumarinta waxbarashada dalka, barbaarnta jiilal karti leh oo dhisi mustaqbalka Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa faray Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare in ay dhameystirto tirada ka dhiman 10,000 ee Macalin, si kor loogu sii qaado tayada Waxbarashada dalka.

“Dalkaan waxaa ugu qiima badan Macalinka iyo Askariga Soomaaliyeed, Sidaas awgeed, waxaa waajib innagu ah in la maamuuso Macallinka, lana taageero, madaama yahay laf-dhabarta horumarka bulshada, waxaan farayaa Madaxda Wasaaradda in la dhameystiro tiradii tobanka kun ee macallin, taas oo ilaa hadda dowladdu ay shaqaaleysiisay lix kun, kuwaas oo si buuxda uga howlgala goobaha waxbarashada ee kala duwan, waxaan rajeynaya inta dhimaanna in si deg deg loo diyaariyo dugsiyadii ay ku shaqeyn la hayeen, lana siiyo tababar” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Wuxuu sidoo kale sheegay madaxweyne Xasan Sheekh in dowladdiisa ay ka go’an tahay in la xoojiyo tayada aqoonta, tababarada iyo dhiirigelinta macallimiinta, si Waxbarashada dalka ula jaan qaado kuwa heerarka Caalamiga ah, isagoona u sheegay dhalinyarada inay yihiin hogaamiyeyaasha dalka ee maanta iyo beriba.

Si kastaba ha ahaate Munaasabadda oo ay goob joog ka ahayeen Wasiirka Wasaarada Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Faarax Sheekh Cabdulqaadir, masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda, hay’adaha waxbarashada, macallimiinta iyo ardayda qaar ka mid ah dugsiyada Caasimadda, kuwaas oo soo bandhigay barnaamijyo kala duwan oo lagu xusayay weyneynta maalinta macallinka Soomaaliyeed.

Munaasabadda gabagabadii ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa la guddoonsiiyay billad sharaf uga timi Bahda Waxbarashada Soomaaliyeed, wuxuuna ku bogaadiyey macalimiinta dadaalkooda joogtada ah iyo adkeysiga ay muujiyeen xiliyadii dalka uu soo marayey duruufaha adag.

Federal Parliament Approves Final Accounts of the 2024 National Budget

Saturday 22, Nov 2025 {HMC} The members of both Houses of the Federal Parliament of Somalia convened today for the sixth joint sitting of the 7th session at the Parliament Headquarters in Mogadishu. The meeting was chaired by the Speaker of the House of the People, H.E. Sheikh Adan Mohamed Nur (Madoobe), accompanied by the deputy speakers of both Houses.

The main agenda of the session was the third reading and vote on the Final Accounts of the 2024 national budget, submitted earlier by the Ministry of Finance.

At the outset, the Chair of the Budget, Finance, Planning, International Cooperation and Oversight Committee of the House of the People, MP Abdi Ibrahim Warsame (Qowdhan), presented to the joint Houses the committee’s report on the third reading of the 2024 Final Accounts, which had been jointly reviewed over the past weeks by the budget committees of both Houses.

Following deliberations, lawmakers from both Chambers voted on the Final Accounts of the 2024 fiscal year. A total of 167 Members of Parliament voted in favour, two voted against, while one MP abstained, thereby approving the Final Accounts.

Speaker Sheikh Adan Mohamed Nur (Madoobe), who closed the session, underscored that critical national tasks lie ahead in the 7th session. He reaffirmed that both Houses of Parliament will prioritise the review and completion of the Provisional Constitution of the Federal Republic of Somalia in the coming weeks.

Source Sonna

 

President Hassan Sheikh delivers a keynote speech at the Somali Teachers’ Day

Saturday 22, Nov 2025 {HMC} President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, delivered a keynote speech at the national ceremony marking Somali Teachers’ Day, held at Mogadishu Stadium and organized by the Ministry of Education, Culture, and Higher Education.

Reflecting on the vital role of Somali teachers, the President highlighted their historic contribution to advancing the nation’s education sector and nurturing skilled generations capable of shaping Somalia’s future. He directed the Ministry to finalize the recruitment of the remaining teachers needed to complete the government’s 10,000-teacher initiative.

“In this country, no one is more valuable than the Somali teacher and soldier. It is our duty to honour and support teachers, who are the backbone of societal development. The government has already hired 6,000 teachers, now fully deployed across educational institutions. I urge the Ministry to swiftly finalize the remaining recruitment and ensure proper training,” President Hassan said.

The President reaffirmed his administration’s commitment to strengthening teacher training, capacity-building, and motivation to guarantee that current and future generations receive quality education aligned with international standards. He reminded Somali youth that they are the leaders of both today and tomorrow.

The event was attended by Minister of Education Farah Sheikh Abdulkadir, senior government officials, education agencies, teachers, and students from various schools across the capital, who presented special performances dedicated to honouring Somali educators.

In closing, President Hassan Sheikh received an honorary award from the education sector and praised Somali teachers for their resilience and dedication during the country’s most challenging years. He emphasized that his government places special priority on teacher welfare and improving the nation’s education system.

Source Sonna

South African gunmen kill Somali shop owner in Philippi, police say

Saturday 22, Nov 2025 {HMC} South African bandits killed a Somali businessman, identified as Mahmoud Abdi Osman, in Philippi, Cape Town, on Friday night.

According to local sources, the victim was shot dead inside his shop by armed assailants. Philippi is considered one of the most dangerous areas for Somali traders, who are frequently targeted in violent attacks.

South African police arrived at the crime scene hours later and said an investigation is underway. No arrests have yet been made in connection with the killing.
Attacks on Somali business owners in South Africa have sharply increased in recent weeks.

Despite the rising violence, the Somali government has not issued any statement regarding the repeated killings and robberies affecting its citizens in the country.

Every year, large numbers of Somalis in South Africa face deadly attacks, injuries, and robbery. However, there appears to be no significant security measures from South African authorities to address the growing threats facing the Somali community.

 

Source Hiiraan Online

Trump says he’s terminating legal protections for Somali migrants in Minnesota

Saturday 22, Nov 2025 {HMC}President Donald Trump said Friday night that he’s “immediately” terminating temporary legal protections for Somali migrants living in Minnesota, further targeting a program seeking to limit deportations that his administration has already repeatedly sought to weaken.

Minnesota has the nation’s largest Somali community. Many fled the long civil war in their east African country and were drawn to the state’s welcoming social programs.

But how many migrants would be affected by Trump’s announcement that he wants to end temporary protective status could be very small. A report produced for Congress in August put the number of Somalis covered by the program at just 705 nationwide.

Congress created the program granting Temporary Protective Status in 1990. It was meant to prevent deportations of people to countries suffering from natural disasters, civil strife or other dangerous conditions.

The designation can be granted by the Homeland Security secretary and is granted in 18-month increments.

The president announced his decision on his social media site, suggesting that Minnesota was “a hub of fraudulent money laundering activity.”

“Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from,” Trump wrote. “It’s OVER!”

The Minnesota chapter of the Council on American-Islamic Relations said Trump’s decision “will tear families apart.” Executive Director Jaylani Hussein said in a statement late Friday, ”This is not just a bureaucratic change; it is a political attack on the Somali and Muslim community driven by Islamophobic and hateful rhetoric.”

Trump promised while campaigning to win back the White House last year that his administration would deport millions of people. As part of a broader push to adopt hardline immigration policies, the Trump administration has moved to withdraw various protections that had allowed immigrants to remain in the United States and work legally.

That included ending TPS for 600,000 Venezuelans and 500,000 Haitians who were granted protection under President Joe Biden. The Trump administration has also sought to limit protections previously extended to migrants from Cuba and Syria, among other countries.

Source Hiiraan Online

Maxaytahy heshiis Kalasaxiixden Soomaaliya iyo Masar ?

Sabti 22, Nov 2025 {HMC}  Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay inuu heshiis is-afgarad ah (MoU) la galay Hay’adda Isla-xisaabtanka ee dalka Masar, kaddib kulan gaar ah oo ay ku yeesheen magaalada Sharm El-Sheikh, halkaas oo uu ka socday Shirka 23-aad ee Caalamiga ah ee Hay’adaha Hantidhowrka Sare.

Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska hantidhowrka Soomaaliya ayaa lagu sheegay, in heshiiskan uu ka tarjumayo dadaalka labada hay’adood ee lagu ballaarinayo iskaashiga dhinaca kormeerka iyo baarista maaliyadeed.

Labada dhinac ayaa ku heshiiyay in ay kor u qaadaan tayada hantidhowrka, ay isla qaabeeyaan hababka lagula tacaalayo la dagaalanka musuqmaasuqa, islamarkaana ay is-weydaarsadaan khibradaha iyo farsamooyinka casriga ah ee lagu sameeyo baarista hay’adaha dowladda, si loogu shaqeeyo heerarka iyo halbeegyada caalamiga ah.

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Soomaaliya ayaa sheegay inuu ka go’an yahay ballaarinta iskaashiga caalamiga ah, gaar ahaan dalalka gobolka sida waddamada Carabta, taas oo kor u qaadaysa awoodda xafiiska iyo doorarkiisa ku aaddan daahfurnaanta, isla-xisaabtanka, iyo dhaqangelinta mabaadi’da dowlad-wanaagga.