Home Blog Page 2927

{DAAWO MUUQAALKA} Baarlamaanka labadiisa aqal ayaa maanta meel mariyay xisaabxirka miisaaniyada 2022

0

Isniin jan-22 2024-{HMC} Baarlamaanka labadiisa aqal ayaa maanta meel mariyay xisaabxirka miisaaniyada 2022

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

Madaxweyne Guudlaawe oo gaaray Garoowe

0

Isniin-22-jan-2024-{HMC} Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland oo uu uga qeybgalayo

Caleema-saarka Madaxweynaha La doortay ee Dowlad Goboleeedka Puntland.

Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Janaraal Maxamed Abshir ee Garowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha la doortay ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, Goleyaasha Puntland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Madaxweynaha ayaa markale u hambalyeeyay Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni oo 8-dii bishaan markale loo doortay Madaxweynaha maamulka Puntland.

{DAAWO MUUQAALKA} Wasiirkii Hore ee Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Abdillahi Bidhan Warsame iyo Xildh……

0

Isniin jan-22 2024-{HMC} Wasiirkii Hore ee Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Abdillahi Bidhan Warsame iyo Xildh……

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Somaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn

0

Isniin jan-22 2024-{HMC} Wararka ugu waa weyn Somaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DAAWO SAWIRADA} Xamsa Cabdi Barre,oo xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada.

0

Isniin-22-jan-2024-{HMC} Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka taageerada howlgallada Mr. Atul Khare oo ay ka wada hadleen xoojinta taageerada ay Q.M siiso Soomaaliya.

Kulankan dhax maray Ra’isul Wasaare Xamse Barre iyo Atul Khare ayaa diiradda lagu saaray arrimaha amniga, siyaasadda iyo xoojinta taageerada ay Qaramada Midoobay siiso Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed.

Labada masuul ayaa isla soo qaaday sidii Qaramada Midoobay u xoojin lahayd qorshaha lagu xaqiijinayo in ciidanka Soomaaliya ay si buuxda ula wareegaan mas’uuliyadaha amniga dhammaadka sanadkan 2024.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ka guddoomay shahaado sharaf uu ku mutaystay ka shaqeynta nabadda iyo xasilloonida dalka, ayaa uga mahadceliyey Q.M. taageeradooda ku aaddan madaxbannaanida, gobonnimada iyo midnimada Soomaaliya.

{DAAWO MUUQAALKA} Dagaal sababay khasaaro oo ka dhacay xadka Hiiraan iyo sh/dhaxe ee Maamulka Hirshabelle.

0

Isniin jan-22 2024-{HMC} Dagaal sababay khasaaro oo ka dhacay xadka Hiiraan iyo sh/dhaxe ee Maamulka Hirshabelle.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar.

0

Isniin, January, 22, 2024 (HMC)  Madaxweynaha Jamuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar.

Madaxweynaha ayaa kulan ku saabsan xiriirka labo geesoodka ah iyo fursadaha lagu sii horumarin karo iskaashiga Soomaaliya iyo Qatar waxa uu la qaadan doonaa Amiirka dalka Qatar Amiir Tamiim Binu Xamad.

Soomaaliya iyo Qatar ayaa wadaaga iskaashi walaalnimo iyo xiriir dhow oo salka ku haya danaha wadajirka ah ee ay wadaagaan Labada dal iyo sooyaalka Labada Shacab.

DHAMMAAD

{DAAWO MUUQAALKA} Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo u diyaar garoobaya xuska sannad guurada Ciidanka oo ku….

0

Isniin jan-22 2024-{HMC} Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo u diyaar garoobaya xuska sannad guurada Ciidanka oo ku….

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si heer-sare ah loogu soo dhaweeyay Qatar.

0

Isniin-22-jan-2024-{HMC} Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar.

Madaxweynaha ayaa kulan ku saabsan xiriirka labo geesoodka ah iyo fursadaha lagu sii horumarin karo iskaashiga Soomaaliya iyo Qatar waxa uu la qaadan doonaa Amiirka dalka Qatar Amiir Tamiim Binu Xamad.

Soomaaliya iyo Qatar ayaa wadaaga iskaashi walaalnimo iyo xiriir dhow oo salka ku haya danaha wadajirka ah ee ay wadaagaan Labada dal iyo sooyaalka Labada Shacab.

2 Navy SEALs missing off Somalia’s coast declared dead

0


Monday January 22, 2024
By Darryl Coote

Two Navy SEALs who went missing more than a week ago during an operation in Somalia were declared dead on Sunday, the U.S. military said.

U.S. Central Command in a statement announced that the 10-day search-and-rescue operation for the two missing Navy SEALs has concluded and recovery operations were underway.

“We mourn the loss of our two Naval Special Warfare warriors, and we will forever honor their sacrifice and example,” Gen. Michael Erik Kurilla, CETCOM commander, said Sunday.

“Our prayers are with the SEALs’ families, friends, the U.S. Navy and the entire Special Operations community during this time.”

The Navy SEALs went missing Jan. 11 during the seizure of a vessel transporting advanced weaponry from Iran to its proxy militia the Houthi rebels in Yemen, who have been attacking commercial ships transiting the Red Sea amid Israel’s war in the Palestinian enclave of Gaza.

CENTCOM said the two Navy SEALs were directly involved in the operation that occurred near the coast of Somalia, an East African nation where some 450 U.S. service members are stationed.

Material confiscated in the operation include Iran-made ballistic missiles and cruise missile components, including warheads.

The deceased SEALs have not been identified, and CENTCOM said that out of respect for their families, no further information would be released at this time.

“We mourn the loss of our two brave Navy SEALs, and our hearts are with their families,” U.S. Secretary of Defense Lloyd Austin said in a statement. “The entire department is united in sorrow today. We are grateful to all who worked tirelessly to try to find and rescue them.”

The United States has conducted a series of recent strikes against the Houthi militants in Yemen over its continued attacks against commercial shipping vessels in the Red Sea and the Gulf of Aden.

The Houthis vowed to attack vessels heading to Israel over the Middle Eastern country’s war against Hamas, another Iran proxy militia, though they have since widened their scope to seemingly include all vessels.