Home Blog Page 2952

{DAAWO MUUQAALKA} Jaaliyada Soomaliyeed ee kasoo jeeda gobolka Awdal kuna dhaqan dalka Jarmalka ayaa kasoo horjeestay…

0

Talaado jan-16 2024-{HMC} Jaaliyada Soomaliyeed ee kasoo jeeda gobolka Awdal kuna dhaqan dalka Jarmalka ayaa kasoo horjeestay…

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Wiilka Madaxweynaha Soomaliya oo lagu Xukumay wadanka Turkiga.

0

Talaado jan-16 2024-{HMC} Wiilka Madaxweynaha Soomaliya oo lagu Xukumay wadanka Turkiga.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Radio Hiiraanweyn {16 01 2024}

Talaado jan-16 2024-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ; Abdi yare

Farsamadii : abdi maajid abdirxman aadan

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

 

Digniin Laga soo saaray Maraakiibta isticmaasho Badda cas.

0

Talaado jan-16 2024-{HMC} Dowladda Mareykanka ayaa uga digaya maraakiibta isticmaala marinka badacas in ay ka fogaadaan ilaa amar dambe,

sida ay sheegtay Waaxda Gaadiidka Mareykanka ayaa soo saartay digniin ku socota maraakiibta ganacsi ee Mareykanka, iyadoo kula talisay inay ka fogaadaan qeybta koonfureed ee Badda Cas ilaa amar dambe.

Maamulka badaha ayaa ka digay in ay jirto si ay u socoto khatar sare oo wajahaysa maraakiibta isaga gudba badda cas ee koonfureed, oo ay ku jirto suurtagalnimada weerarada aargoosiga ah” ee fallaagada Xuutiyiinta ee Yemen.

“Waxaa lagula talinayaa maraakiibta ganacsi ee uu leeyahay Mareykanka inay ka fogaadaan aagga “ilaa ogeysiis dambe.” ayaa lagu yiri war ka soo baxay saraakisha Mareykanka.

Arintaan Digniinta ah waxay maraakiibta kula talisay inay ku sugnaadaan waqooyiga Yemen ee Badda Cas iyo Bariga inta badan Yemen ee Gacanka Cadmeed.

 

Todobaad ka hore ciidamada Maraykanka uu hogaaminayo ayaa qaaday weeraro ka dhan ah xarumaha Kooxda Xuutiyiinta ee wadanka Yemen.

In ka badan 200 qof oo macluul ugu dhintey Dalka Ethiopia.

0

Talaado jan-16 2024-{HMC} laa 225 qof oo ay ku jiraan carruur ayaa macaluul ugu dhintay gobolka Tigray ee ay abaaraha iyo colaadaha saameeyeen lixdii bilood ee la soo dhaafey, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta deegaanka.

Ku dhowaad dhimashada ilaa- 209 qof ayaa laga diiwaan geliyay miyiga Edga Arbi, sida TV maxalli ah uu ka soo xigtay saraakiisha caafimaadka.

Deegaan kale, 16 qof, oo ku barakacay dagaalkii sokeeye ee sida arxan darrada ah halkaas uga socday muddo laba sanno ah, ayaa lagu soo waramayaa inay gaajo u dhinteen.

Saraakiisha Tigreega ayaa horay uga digay inay dhacdo ama qarka loo saran yahay macaluul la mid ah tii Itoobiya ku habsatey bartamihii 80-meeyadii, xilligaas oo ay ku dhinteen boqollaal kun oo carruur iyo dad waaweyn intaba.

Sida laga soo xigtay Qaramada Midoobay, in ka badan 20 milyan oo qof ayaa u baahan cunto gargaar ah gudaha Itoobiya sababo la xiriira colaadaha, abaaraha iyo fatahaadaha.

Ethiopia ayaa u muuqata mid iska indha tiraysa wax ka qabashada dhibaatooyinkaasi baaxadda leh ee daakhiliga ah, waxaana dhowaan ay si ka baxsan xeerarka caalamiga ah u faragelisay madaxbanaanida iyo qaranimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, tallaabadaas oo ay aad uga dhiidhiyeen shacabka iyo dowladda Somalia intaba.

Itoobiya oo ka cudur-daaratay ka qeyb galka shir madaxeedka deg dega ah ee IGAD

0

Talaado jan-16 2024-{HMC} Itoobiya ayaa ka meer-meeraysa inay ka qayb gasho shirka ay iclaamisay dowladda Jabuuti ee ay yeelanayaan Madaxda dalalka IGAD, kaasoo looga hadlayo heshiiskii muranka dhaliyay ee ay wada-saxiixdeen Aby Axmed iyo Muuse Biixi.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya oo warqad u dirtay IGAD ayaa ka gaabsatay ka qeyb galka shirkaas, iyadoo ku marmarsiyootay inay howlo kale ku mashquulsan yihiin, waxayna codsatay in waqti kale looga dhigo.

Itoobiya ayaa waxaa heysta wejigabax diblumaasiyadeed oo ku qasbaya inay ka dhuumato fagaarayaasha gobolka iyo kuwa caalamiga ah.

Shir Madaxeedka deg deg ah ee madaxda IGAD ayaa lagu wadaa inuu ka furmo magaalada Kambala ee dalka Ugandha 18ka bishan oo ay naga xigto muddo labo cisho ah.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA ITOOBIYA U DIRTAY IGAD

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxwayne ku xigeenka Pl oo sheegay inay shir u dib u heshiineed u qabanaayaan Waxgaradka Puntland

0

Talaado jan-16 2024-{HMC} Madaxwayne ku xigeenka Pl oo sheegay inay shir u dib u heshiineed u qabanaayaan Waxgaradka Puntland

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA.

 

{DAAWO MUUQAALKA} Deg Deg:.Odayaasha Beelaha daga Gobolka Awdal oo ku dhawaaqay Dagaal ka dhan ah Itoobiya.

0

Talaado jan-16 2024-{HMC} Deg Deg:.Odayaasha Beelaha daga Gobolka Awdal oo ku dhawaaqay Dagaal ka dhan ah Itoobiya.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} guusha Dayn Cafinta, kororka Miisaaniyadda iyo dakhliga dowladda oo kor u kacay.

0

Talaado jan-16 2024-{HMC} guusha Dayn Cafinta, kororka Miisaaniyadda iyo dakhliga dowladda oo kor u kacay.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA.

 

{DAAWO MUUQAALKA} Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo si Diiran loogu soo dhaweeyey Degmada Matabaan

0

Talaado jan-16 2024-{HMC} Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo si Diiran loogu soo dhaweeyey Degmada Matabaan

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA.