Home Blog Page 2965

{DAAWO MUUQAALKA} Bushadda ku noo deegaanka Qabno ee Gobalka Hiiraan oo ka cabanaya biyo la’aan heysata xiligaan.

0

Sabti jan-13 2024-{HMC} Bushadda ku noo deegaanka Qabno ee Gobalka Hiiraan oo ka cabanaya biyo la’aan heysata xiligaan.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

{DAAWO MUUQAALKA} “Khaatumo anaa sameeyey, haddana xoreeyey.” – Axmed Karaash.

0

Sabti jan-13 2024-{HMC} “Khaatumo anaa sameeyey, haddana xoreeyey.” – Axmed Karaash.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Wasiir Daa’uud Aweys inta ay nool yihiin Taliyeyaal Suulnuuge oo kale ah waxaa hubaal ah in Soomaal

0

Sabti jan-13 2024-{HMC} Wasiir Daa’uud Aweys inta ay nool yihiin Taliyeyaal Suulnuuge oo kale ah waxaa hubaal ah in Soomaal

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud oo kasoo kabaneysa Dhibaatadii AS u geysatay.

0

Sabti jan-13 2024-{HMC} Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud oo kasoo kabaneysa Dhibaatadii AS u geysatay.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

Duqaymo mar labaad lagu garaacayo Xuutiyiinta Yemen iyo xaalka oo sii xumaanaya.

0

Sabti jan-13 2024-{HMC} Maraykanka ayaa duqaymo ho leh ku garaacay koocda Xuutiyiinta ee ka dhisan dalka Yeman, sida ay baahiyaan qaar kamid ah warbaahinta Maraykana.

Warbaaahinada kala ah CNN iyo reuters ayaa soo xiganayay masuuliyiin Maraykan ah oo aysan magacaabin.

Arrintaan ayaa kusoo aadeysa xilli muuqaal baahiye ay leeyihiin Xuutiyiintu oo lagu magacaabo Al-Masirah uu sabtidii baahiyay in weerar lagu bartilmaamedsaday caasimadda Sanca.

Lasaco wararkii ugu dambeeyay ee duqaymahaan.

Booliiska Soomaaliya oo baaraya weerarkii lagu qaaday Gaarigii ay la socdeen Xulka DG Koofur Galbeed.

0

Sabti jan-13 2024-{HMC} Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Gen. Sulub Axmed Firin ayaa sheegay Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ay baaris ku wadaan weerarkii lagu qaaday baska ay saarnaayeen ciyaartoyda Xulka Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed.

Sulub ayaa sheegay in ay gacan-adag ku qabanayaan cid weliba oo ku lug yeelata rabshadahaas oo dhaawac ku ah amniga caasimadda, wixii natiijo kasoo baxa ayuu tilmaamay in Firin in Booliisku uu dib kasoo gudbin doonno.

Dhagax-tuurka ciyaartoyda ayuu sheegay in aanay la garanayn sababta ka dambeysa maadaama ciyaartu soo idlaatay, kiiskaan ayuu shaaciyay in aan laga hari doonnin halka uu fariin u diray taageerayaasha garoonka Cayaaraha Muqdisho tagaya.

“Waxaa la dhagax-tuuray Ciyaartoy, Waxaa la jajabiyay Baabuurtii, Ciyaartoydii ayaa la dhaawacay sabab aan la aqoon, baaris baa la samaynayaa, ciidanka Booliiska shaqadooda way qabsanayaan si loo baaro, guud ahaan dhalinyarada taageerayaasha ah waxa aan rabnaa in ay u hoggaansamaan sugidda Amniga oo ilaaliyaan muuqaalka Caasimadda” Gen. Sulub Axmed Firin, Taliyaha Booliiska Soomaaliya.

Qaar kamid ah Ciyaartoyda Xulka Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ayaa dhaawac kasoo gaaray weerarkaas waxaana la geeyay mid kamid ah Goobaha Caafimaadka Magaalada Muqdisho, waxaa muddo 3 cisho ah dib loo dhigay tartanka socday.

Mareykanka oo mowqif culus ka soo saaray xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

0

Sabti jan-13 2024-{HMC} Maraykanka ayaa mar kale adkeeyay in si aanan ka leex-leexad lahayn uu u taageersanyahay Madax-anaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.

Sidoo kale Dowladda Maraykanka ayaa si cad u sheegtay inay soo dhowaynayso Shirka Madaxda IGAD ee 18-ka Bishaan lagu dhawaaqay inuu ka dhacayo dalka Uganda.

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ah Guddoomiyaha Ururka IGAD ayaa iclaamiyeyshir deg deg ah oo looga hadlayo Damaca Guracan ee Ethiopia iyo jawaabta ay ka bixisay Soomaaliya.

Shirkaas waxaa 18-ka bishaan lagu qabanayaa dalka Uganda, wuxuuna daba socdaa baaqii Soomaaliya ay u dirtay wadamada ku midoobey IGAD.

Soomaaliya ayaa horay u codsatay in IGAD la isugu yeero shir deg deg ah, si looga hadlo xadgudubka Itoobiya ee ka soo horjeeda shuruucda caalamiga.

Mareykanka oo horay u cadeeyey mowqifkiisa ayaa hadana taageeray qabsoomida shirkaan xasaasi ah ee Soomaaliya ay codsatay in madaxda IGAD ay isugu yimaadaan.

Hadalka Mareykanka wuxuu ku soo aadayaa iyadoo maanta Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku hanjabay in hadii Itoobiya ay dhanka dagaalka u qaado hal tallaabo ay Soomaalidu qaadi doonto afar talaabo, waana hadalkii ugu adkaa ee dadka Soomaaliyeed ay ka maqleen Xasan Sheekh oo ka hadlaya xiisadaan.

Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu maanta Soomaalida ku booriyey inay is diyaariyaan cadowgana ka difaacdaan dalkooda, isagoo caalamka marqaati uga dhigay damaca guracan ee Itoobiya ay ku dooneyso badda Soomaaliya.

{Daawo muuqaalka} Wiilka Madaxweyne Xasan sheekh oo la soo taagay maxkamad ku taala dalka Turkey.

0

Sabti jan-13 2024-{HMC} Wiilka Madaxweyne Xasan sheekh oo la soo taagay maxkamad ku taala dalka Turkey.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

{Daawo muuqaalka} Madaxtooyada ayaa soo Bandhiggtay Riwaayad la Magac baxday Dadka waa u diyaar dalka oo la Xoreeyo.

0

Sabti jan-13 2024-{HMC} Madaxtooyada ayaa soo Bandhiggtay Riwaayad la Magac baxday Dadka waa u diyaar dalka oo la Xoreeyo.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

{Daawo muuqaalka} Qofkii ka tirsan beesha ee la dilo isagoo wadada taagan qof loo raacanaa ma jirto.

0

Sabti jan-13 2024-{HMC} Qofkii ka tirsan beesha ee la dilo isagoo wadada taagan qof loo raacanaa ma jirto.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA