Home Blog Page 298

Somalia Brings 165 Citizens Home from Libya

0

Thusday 11, Nov 2025 {HMC} The Federal Government of Somalia successfully evacuated 165 Somali citizens from Libya on Thursday, rescuing them from challenging and dangerous circumstances. Of these, 152 were brought to the capital, Mogadishu, while 13 arrived in Hargeisa.

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of Somalia, H.E. Abdisalam Abdi Ali, has been actively involved in monitoring and advocating for Somali citizens detained or affected abroad.

This follows a similar operation on October 27, when 160 citizens were repatriated from Yemen.

The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation has consistently worked to safeguard Somali citizens abroad.

On November 13, through diplomatic negotiations with the government of Togo, the ministry secured the release of 16 Somali nationals who had been imprisoned for one year and nine months.

The Federal Government of Somalia remains committed to protecting its citizens and facilitating their safe return from overseas hardships.

Israaiil oo ku Hanjabtay in ay Iran ku dhufaneyso Nukleer hadii Mareykanka uu Duqeyn waayo Nugleerka Iran.

0

Khamiis 11, Nov 2025 {HMC} Sarkaal hore oo ka tirsanaa hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA-da , John Kiriakou ayaa markii u horreysay daah qaaday sababta ku qasabtay inuu Trump qaato go’aan uu ku weerarrayo xarumaha nukliyeerka ee Iiraan, wuxuu yiri”

“Sababta Trump u go’aansaday inuu Iiraan duqeeyo waxay ahayd in Israa’iil u sheegtay, ‘Haddii aadan adigu garaacin Iiraan oo aadan burburin xarumaha dhulka hoostiisa ku yaalla ee nukliyeerka, annagu waxaan adeegsan doonaa hub nukliyeer ah…Arrintaas hore weligood uguma hanjabin.

Markaasi ayuu Trump fahmay in haddii uu Iiraan duqeeyo, ay suurtogal tahay in uu dunidda ka badbaadiyo dagaalka saddexaad ee adduunka.”

Wallow aysan jirin cid horey usoo bandhigtay xogtan, hadan Israa’iil ma heysan hub kale oo aan ahayn nukliyeer oo ay ku weerarri kartay xarumaha nukliyeerka Iiraan oo ku hoos yaalay buuro hoostooda.

{DAAWO MUQAALKA} Taliye Odawa ”Caruurta Yar Yar ayey dabka Soo galiyaan Kooxda AS .

0

KHAMIIS 20 ,Nov 2025 {HMC} Taliye Odawa ”Caruurta Yar Yar ayey dabka Soo galiyaan Kooxda AS .

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 20-11 2025.

0

KHAMIIS 20 ,Nov 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY 

DFS oo maanta dalka dib ugu soo celiyay 165 muwaadin oo ku dhibbanaa dalka Liibiya.

0

Khamiis 11, Nov 2025 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guulaysatay in ay dalka dib ugu soo celiso maanta 165 muwaadin oo Soomaaliyeed oo xaalado iyo duruufo adag ku haystay dalka Liibiya.

Muwaadiniintani laga soo daad-gureeyay dalka Liibiya, ayaa 152 ka mid ah laga dejiyay caasimadda Muqdisho, halka 13 laga dejiyay magaalada Hargeysa.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa dadaal weyn ku bixiyay ka war-qabka iyo u doodidda muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xiran xabsiyada iyo kuwa dhibban dalka dibaddiisa.

Waxaa xusin mudan in 27 Oktoobar, dalka dib loogu soo celiyay 160 muwaadin oo laga soo daad-gureeyay dalka Yemen.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa dadaal lixaad leh ku bixisay soo badbaadinta iyo dib ugu celinta dalka muwaadiniin kala duwan.

13 bishan November, ayaa Wasaaraddu ku guulaystay dadaal diblomaasiyadeed iyo wadahadallo labo geesood ah oo ay la yeelatay Dowladda Togo in xabsiyada dalkaasi laga soo siidaayo 16 muwaadin oo muddo sanad iyo sagaal bilood ku xabisnaa.

Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa ka go’an ilaalinta muwaadiniinteeda iyo dib ugu soo celintooda dalka iyaga oo bedqaba.

Booliiska Turkiga oo baahiyay howlgal ka dhacay koonfurta gobolka Hatay.

0

Khamiis 11, Nov 2025 {HMC} Booliiska Dowladda Turkiga ayaa baahiyay howlgal ka dhacay koonfurta gobolka Hatay oo ay ku soo qabteen nin saddex sanno baxsad ahaa oo maxkamaddii 77 sanno oo xabsi ah horey ugu xukuntay, isagoo lagu helay khiyaano qaran.

Ciidanka Booliiska Dalka Turkiga ayaa ninkan gacanta ku dhigay iyagoo isku ekeysiiyay kooxaha adeegga guryaha geeya.

Diyaaradaha Mareykanka uu ka Iibinaayo sacuudiga ee F-35 oo hoos loo dhigi doonaa awoodooda.

0

Khamiis 11, Nov 2025 {HMC} Wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa ku warrantay inuu Mareykanka ka iibin doono Sacuudiga diyaaradaha jiilka shanaad ee F-35 , balse waxaa hoos loo dhigi doonaa awoodooda mana noqon doonaan kuwa leh awoodda diyaaradaha F-35 ee ay heysato Israa’iil, si loo xaqiijiyo inaysan cid kale dhinaca awoodda dagaalka kula tartamin Israa’iil, waxaana gudaha Mareykanka looga arkaa arrin sharci ah.

Sacuudiga, sidoo kale diyaaradaha uu helayo ee F-35 ma noqon doonaan kuwa leh tiknoolajiyada dagaalka elektarooniga ah ee diyaaradaha Israa’iil iyo gantaallada jiilka cusub ee AIM-260.

Israa’iil diyaaradaha F-35 waxay heysata tiro badan oo ay helaysay siddeedii sanno ee u dambeysay , taa jirto weli si cad ayay Israa’iil uga soo horjeeda in Sacuudiga uu helo F-35 , tallaabooyinka hadda la qaaday ee hoos loogu dhigayo awoodda diyaaradaha la siinayo Sacuudiga ayaa u muuqda inay tahay dammaanad la siinayo Israa’iil oo ah ; “ Wali idinka ayaa ah kuwa awoodda sare.”

Soomaaliya dhalinyaro ku xirnaa Liibiya Kasoo Deysay.

Khamiis 20 Nov 2025 {HMC}  Dowladda Federaalka Soomaaliya, Midowga Yurub iyo Hay’adda IOM ayaa si wadajir ah ugu suurtageliyay in dalka dib loogu soo celiyo 165 muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xanibnaa dalka Liibiya, halkaas oo ay ku wajahayeen xaalado nololeed oo aad u adag.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo warbaahinta kula hadlay Garoonka Aadan Cadde ayaa sheegay in dadaal badan iyo wada-shaqeyn xooggan lagu bixiyay badbaadinta iyo keenista dadkaas, kuwaas oo intooda badan ku silcayay xabsiyada iyo xarumaha lagu hayo muhaajiriinta Liibiya.

Dhalinyarrada dalka dib loogu soo celiyay ayaa u mahadceliyay Dowladda Soomaaliya iyo Hay’addaha Caalamiga ah ee gacanta ka geystay soo noqoshadooda.

Warbixinaha rasmiga ah ayaa muujinaya in sanadka 2025 kaliya dalka dib loogu soo celiyay in ka badan 500 qof oo Soomaali ah, kuwaas oo u badan dhalinyaro ku dhibtooday safarrada tahriibka iyo xarumaha lagu hayo muhaajiriinta.

Emotional Homecomings as Somali Government Repatriates 152 Citizens Stranded in Libya

Thursday November 20, 2025 {HMC} Tears of relief and stories of harrowing survival marked the arrival of 152 Somali citizens at Aden Adde International Airport today, following a successful repatriation mission led by the Federal Government of Somalia. The returnees, primarily young men and women who had been stranded in Libya while attempting to migrate to Europe, were welcomed home by government officials and reunited with their families after enduring significant hardships abroad.

Ahlan Abdikarim, a young woman among the returnees, spoke candidly to the media upon her arrival, her voice reflecting a mix of gratitude and lingering concern for those left behind. She expressed profound thanks to the Federal Government for facilitating their return, describing the flight home as a lifesaving intervention after months of uncertainty and suffering in North Africa.

“I am incredibly happy to be back in my motherland,” Ahlan stated. “The situation we faced was difficult, and I want to thank our government for not forgetting us and for making the effort to bring us back home safely.”

However, Ahlan also used the opportunity to shed light on the plight of hundreds of other Somali youths who remain trapped in Libya. She urged the government and international organizations to continue their rescue efforts, noting that many of her compatriots are still living in precarious conditions, often in detention centers or at the mercy of smugglers, desperately waiting for a chance to return.

The repatriation is part of an ongoing initiative by the Somali government, in collaboration with the International Organization for Migration (IOM) and the European Union, to assist voluntary returnees stranded along dangerous migration routes. Libya remains a major transit point for migrants seeking to cross the Mediterranean, but instability in the region has left thousands vulnerable to abuse, exploitation, and indefinite detention.

Government officials present at the airport reaffirmed their commitment to assisting all stranded citizens. They emphasized that the state is working tirelessly to create better opportunities for youth within Somalia to discourage dangerous irregular migration.

Upon arrival, the returnees were processed by immigration officials and provided with immediate medical checks, food, and temporary accommodation assistance before being reintegrated with their families.

The emotional scenes at the airport served as a stark reminder of the perils of irregular migration and the critical need for sustained support for Somali youth, both at home and abroad.

Source Sonna

{DAAWO MUQAALKA} Maxay Puntland ku diiday Nidaamla Sharciga Tamarta Soomaaliya?

0

KHAMIIS 20 ,Nov 2025 {HMC} Maxay Puntland ku diiday Nidaamla Sharciga Tamarta Soomaaliya?

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA