isniin jan-1-2024-{HMC} Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa si adag uga hadlay kulankii madaxweyne Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi ee dalka Jabuuti.
Kulanka labada madaxweyne oo ahaa mid dib loogu bilaabayay wada-hadallada dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, ayada oo Somaliland ay muujisay dabacsanaan aan hore u dhicin wada-hadalladii hore.
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in socdaalka Muuse Biixi uu ku tegay Jabuuti iyo wada-hadallada uu dib u bilaabay uusan ka talo gelin siyaasiyiinta Somaliland iyo mucaaradkaba.
“Waxaa asbuucii dhoweyd bilowday arrin aanu fileyn, oo waxaa war ku helnay Muuse Biixi wuxuu tegay Jabuuti. Ma jirin wax dadka kala socodsiiyay oo anagana nala socodsiiyay aysan jirin,” ayuu yiri guddoomiye Faysal Cali Waraabe.
“Waxay aheyd (Muuse Biixi) in doorashadii uu waqtigeeda qabto, xeerkii uu sii daayo. Waqti aan maanta Soomaaliya hadal la furno saacadeedii ma joogno.”
Sidoo kale waxa uu sheegay in Muuse Biiix aan hadda laga sugeyn inuu wada-hadal la furo Soomaaliya, balse ay aheyd inuu qabto doorashada, sida uu hadalka u dhigay guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Ucid.
“Waxaa u aragnaa socdaalka uu Jabuuti ku tegay fallaari gil-gilasho kagama go’do,” ayuu yiri Eng. Faysal Cali Waraabe oo weyn ugu dhaliilay Muuse Biixi inuu wada-tashi la’aan ku tegay Jabuuti, uuna dib u furo wada-hadallada.
Si kastaba, in ay wada-hadallada ku bilowdeen heer sidaan u dabacsan oo ogolaansho badani ay ka muuqato ayaa loo tirinayaa inay horseed u tahay cadaadiska gudaha ka haysta Muuse Biixi, oo dhawaan lumiyay Sool, uuna buuq siyaasadeed xooggan ku furan yahay.
isniin jan-1-2024-{HMC} Waxaa daqiiqado ka hor la shaaciyay Xildhibaanada Cusub ee Maamulka Puntland oo maalmahaan la sugayay in lagu dhawaqo shaacintooda waxaana lagu soo daray 17 Xildhibaan ee Beesha Dhulahante oo horay loo shaaciyay in aysan ka mid noqon doonin Xildhibanaada cusub ee Maamulka Puntland .
Shaacinta Xildhibaanada cusub ayaa ku soo aadaysa Xili inta badan mucaaeadka Madaxwayne DANI diidmo ka keeneen hanaanka lagu soo xuulay xildhinaada cusub , waxayna shaaciyeen in inta badan xildhibaanadaas soo xushay Madaxwayne DANI .
Madaxweynihii hore ee Puntland, Senator Cabdiraxmaan Faroole ayaa diginin u jeediyay guddiga xallinta khilaafaadka iyo madaxweyne Deni, isagoo uga digay in laga leexdo dariiqii baarlamaanka lagu soo xuli jiray
Dhanka kale Wasiirkii hore ee maaliyadda Puntland, Xasan Shire Abgaal oo ka mid ah musharaxiinta ayaa isna madaxweyne Deni ku eedeeyay inuu guddiga xallinta khilaafaadka ku cadaadinayo inay liiska ka saaraan xidhibaano beelahoodu soo xusheen, laguna beddelo kuwa ay madaxtooyada wadato.
Lixdan iyo Lix Xildhibaan ayaa loo soo xulay Maamulka Puntland waxayna kala yihiin Sida
WASHINGTON, DC: The Executive Boards of the International Monetary Fund (IMF) and the World Bank’s International Development Association (IDA) have approved[1] the Heavily Indebted Poor Countries (HIPC) Initiative Completion Point for Somalia, which provides total debt service savings for the country of US$4.5 billion.[2] Following HIPC Completion Point, Somalia’s external debt has fallen from 64 percent of GDP in 2018 to less than 6 percent of GDP by end 2023. This debt relief will facilitate access to critical additional financial resources that will help Somalia strengthen its economy, reduce poverty, and promote job creation.
Debt service relief has been provided by the IMF (US$343.2 million), IDA (US$448.5 million), African Development Fund (ADF) (US$131.0 million), other multilateral creditors (US$573.1 million), as well as by bilateral and commercial creditors (US$3.0 billion). Bilateral creditors include members of the Paris Club, creditors from the Arab Coordination Group, and other official bilateral creditors.
“Somalia’s debt relief process has been nearly a decade of cross governmental efforts spanning three political administrations. This is a testament to our national commitment and prioritization of this crucial and enabling agenda,” said Somalia’s President, H.E. Hassan Sheikh Mohamud. “For Somalia to move forward in the positive economic direction we all needed, we had to reform our laws, systems, policies, and practices. Reaching the HIPC Completion Point is the fruit of these reforms. When my government committed to the reform program nearly a decade ago, this was the result we envisaged.”
“Somalia’s reform journey has been a true national process culminating in the remarkable success of determined economic reform implementation despite external challenges such as painful regular climatic shocks and the ongoing fight against international terrorism. We are proud to have reached the HIPC Completion Point,” said Somalia’s Minister of Finance, H.E. Bihi Iman Egeh. “Through our enabling reforms, we have consistently raised domestic revenue, strengthened public financial management, improved good governance and central banking operations, and enhanced the capacity of our national institutions. We will build on these successes going forward.”
The Executive Directors of both institutions determined that Somalia has made satisfactory progress in meeting the requirements to reach the HIPC Completion Point. Somalia has implemented a poverty reduction strategy for at least one year and maintained a track record of sound macroeconomic management as evidenced by the satisfactory implementation of the Extended Credit Facility (ECF) supported program (see IMF Press Release No. 23/437). This performance was achieved despite Somalia having to face the global Covid-19 pandemic, prolonged and severe drought, a desert locust infestation, the impact of external shocks on food supply and prices, and significant security risks. Somalia maintained steadfast progress on structural reforms and implemented thirteen of fourteen floating Completion Point triggers, including on public financial and expenditure management, domestic revenue mobilization, governance, social sectors, and statistics. The IMF Executive Board granted a waiver for the adoption and implementation of a single import duty tariff schedule at all ports.
“Somalia has made significant strides in rebuilding its economy and institutions after a devastating civil war. Reaching the HIPC Completion Point is a testament to the Somali authorities’ strong and sustained policy and reform efforts over the past years, despite numerous challenges, as well as the strong support from international partners,” said the IMF’s Director for the Middle East and Central Asia, Jihad Azour. “The Completion Point is a momentous achievement that restores debt sustainability and over time offers access to new external financing to support inclusive growth and poverty reduction. Maintaining sound macroeconomic policies and sustaining the reform momentum remain critical after the Completion Point for Somalia to reap the full benefits of the debt relief.”
“Reaching the HIPC Completion Point is a historic milestone for which the Somalia Government deserves full credit,” said the World Bank Vice President for Eastern and Southern Africa, Victoria Kwakwa. “Somalia has implemented critical reforms in support of pro-poor growth, poverty reduction, better public financial management and debt management. These reforms establish the conditions for the effective use of irrevocable debt relief to support the people of Somalia. Deepening structural reforms after the Completion Point will be critical to boost private sector growth and create fiscal space to invest more in human development and infrastructure in support of inclusive and resilient growth.”
The Somali authorities remain firmly committed to sustaining the reform momentum post-HIPC to build resilience, promote inclusive growth, and reduce poverty. The World Bank and IMF will continue working together to provide the technical assistance and policy guidance the authorities need to achieve these goals. The IMF will continue its engagement with Somalia in the context of the new three-year IMF financial arrangement as well as capacity development support sponsored by the Somalia Country Fund. The World Bank has agreed on a new five-year Country Partnership Framework with Somalia focused on continuing support to state and institution building, infrastructure and jobs, human capital, and resilience. The current World Bank portfolio in Somalia stands at US$2.3 billion spanning human capital development, access to energy, and action against cyclical climatic shocks such as floods and drought.
Debt service savings of US$4.5 billion incorporate debt relief of about US$4.2 billion under the Enhanced HIPC Initiative, US$115.1 million under the Multilateral Debt Relief Initiative (US$96.4 million from IDA and US$18.7 million from ADF), US$164.3 million under beyond-HIPC debt relief from the IMF, and commitments from Paris Club creditors to provide beyond-HIPC debt relief to cancel most of their outstanding claims.
The Heavily Indebted Poor Countries (HIPC) Initiative
In 1996, the World Bank and IMF launched the HIPC Initiative to create a framework in which all creditors, including multilateral creditors, can provide debt relief to the world’s poorest and most heavily indebted countries to ensure debt sustainability, and thereby reduce the constraints on economic growth and poverty reduction imposed by the unsustainable debt service burdens in these countries. Somalia is the 37th country to reach Completion Point under the HIPC Initiative.
The Multilateral Debt Relief Initiative (MDRI)
Created in 2005, the aim of the MDRI is to further reduce the debt of eligible low-income countries and provide additional resources to help them reach their development objectives. Under the MDRI, three multilateral institutions—the World Bank’s IDA, the IMF, and the African Development Fund—provide 100 percent debt relief on eligible debts to qualifying countries, at the time they reach the HIPC Initiative Completion Point.
[1] The IDA Executive Board met on December 12, 2023, and the IMF Executive Board met on December 13, 2023.
[2] This value is in nominal terms and refers to the dollar value of the stock of arrears accumulated at end-2022 and forgiven debt service over a period of time, based on end-2022 exchanges rates.
Axad Dec-31-2023-{HMC} Saraakiisha ammaanka ee Magaalada Mandheera ee Dalka kenya ayaa ku raad jooga ugu yaraan 20 qof oo looga shakisan yahay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, sidda ay warisay Warbaahinta.
Dagaalameyaashan la tuhunsan yahay in ay gacan-saar la leeyihiin xoogaga taabacsan Al-Qaacida ayaa weerar ku qaaday xero boolis oo ku taalla deegaankaas ka hor inta aysan baxsan.
Maleeshiyada oo aad u hubeysan ayaa la sheegay in subaxnimadii Jimcaha ay ku soo dhawaadeen Xerada Quick Response Unit (QRU) ee Ciidanka Birmadka ee Waqooyi Galbeed.
Dabley ayaa, sidda ku xusan xogta ay bixiyeen laamaha ammaanka dalka Kenya, waxay ka soo rasaaseeyeen xerada meel 100 mitir u jirta ka hor inta aan la iska caabin dableydaas.
Kooxda ama Dableydan oo tiradooda ay gaareyso ugu yaraan 20 ruux ayaa la sheegay in ay usoo baxsadeen dhanka Soomaaliya.
Dhacdadan ugu dambeysay ayaa timid kadib weeraro is xigxigay oo inta badan lala beegsaday xeryo boolis oo ku yaala deegaankaas oo ay fuliyeen kooxo isku mid ah.
Bishii Agoosto, saraakiishu waxay fashiliyeen isku day weerar oo ka dhacay xerada Elram oo ay maamulayeen saraakiil ka tirsan guutadda ASTU ee ka hortagga argagixisadda.
Kororka Weerarada argagaxisada ah ee ka dhacaya waddanka Kenya gaar ahaan gobolka Waqooyi Bari ayaa yimid kadib markii ciidamada Kenya ay gudaha u galeen wadanka dariska la ah ee Soomaaliya sanadkii 2011-kii
Axad Dec-31-2023-{HMC} Hogaamiyaha Jabhadda Rapid Support Forces (RSF) ee Sudan ayaa booqasho ku tagay dalka Jabuuti, taasoo hormuud ka ah dadaalada gobolka ee lagu doonayo in xabad joojin lagu sameeyo ka dib in ka badan sideed bilood oo dagaal ah.
Dalka Geeska Afrika ayaa ah safarkii ugu horreeyay ee uu Maxamed Xamdaan Dabaglo ku tago dalka dibaddiisa, tan iyo markii ay dagaalladu ka dhex qarxeen ciidamada RSF iyo kuwa Suudaan bartamihii bishii April.
Booqashadiisa gobolka — oo sidoo kale u qaaday Itoobiya iyo Uganda — ayaa ku soo beegmaysa iyadoo diblumaasiyiintu ay ku hawlan yihiin inay dhexdhexaadiyaan kulan dhexmara Daglo iyo ninka ay is hayaan, taliyaha ciidamada Sudan Abdel Fattah al-Burhan.
Jeneraallada dagaallamaya ayaan si fool-ka-fool ah u kulmin tan iyo markii uu qarxay iskahorimaadka oo ay ku dhinteen in ka badan 12,000 oo qof qiyaasaha qaar ee muxaafidka ah, oo ku qasbay malaayiin qof inay qaxaan.
Daglo waxa uu ku sheegay X oo hore u ahaan jiray Twitter-ka inuu Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle kala hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee dagaalka.
“Waxaan qeexay sida ay nooga go’an tahay joojinta colaadda iyo in aan ka shaqayno sidii aan u heli lahayn xal wax ku “Waxaan carrabka ku adkeeyay inaan diyaar u nahay inaan ka qayb-galno wadahadallada lagu doonayo in lagu gaaronabad deg-deg ah, cadaalad ah, oo dhammaystiran oo ka dhacda Suudaan.”
Qoraal kale oo lagu daabacay X, Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa sheegay in booqashadan ay qeyb ka tahay dadaallada dalkiisa, isaga oo ah madaxa urur goboleedka IGAD, si uu isugu dayo in xabbad joojin laga sameeyo Suudaan.
“Toddobaadka soo socda, iyada oo ah guddoomiyaha IGAD, Jabuuti waxay sidoo kale diyaarin doontaa gogol-xaarka wadahadalka Suudaan, waxayna martigelin doontaa kulan xasaasi ah,” Yuusuf ayaa sidaas ku yiri X Sabtidii, isagoo aan bixin faahfaahin dheeraad ah.
Daglo ayaa Khamiistii magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, kadib markii uu maalin ka hor wada hadal la yeeshay Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni.
Urur goboleedka IGAD oo ka kooban 8 wadan oo ku yaala Bariga Afrika ayaa tan iyo markii uu dagaalku qarxo isku dayey in la isku keeno Burhaan iyo Daglo.
Arbacadii, wasaaradda arrimaha dibadda ee Djibouti ayaa sheegtay in kulan dhexmari lahaa kooxaha iska soo horjeeda oo qorshaysnaa 28-ka December “ dib loo dhigay horraanta bisha Janaayo sababo farsamo awgeed”.
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa horaantii bishan ka dhawaajiyay inay ka walaacsan yihiin rabshadaha sii kordhaya ee ka socda dalka Sudan iyo ku sii fidaya dagaalada goobaha ay hore ugu tirinayeen inay gabaad u yihiin dadkii ku barakacay colaadaha.
Dhammaadkii Nofembar, ugu yaraan 12,190 qof ayaa la dilay, marka loo eego qiyaas muxaafid ah oo laga soo qaataygoobta isku dhacyada hubaysan iyo mashruuca xogta dhacdada.
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in in ka badan toddobo milyan oo qof ay ku barakaceen dagaallada, halka 1.5milyan oo kalena ay u qaxeen dalalka deriska ah.
Labada dhinac ee ku dagaalamaayo Dalka suudaan ayaa lagu eedeeyay in ay galeen dambiyo dagaal.
Axad Dec-31-2023-{HMC} Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee Mareykanka ayaa burburiyay saddex ka mid ah afar doonyood oo yar yar oo ay adeegsadaan dagaalyahanada Xuutiyiinta ee ay taageerto Iran si ay u weeraraan markabka Maersk ee konteenarada qaada oo marayay koonfurta badda cas, sida uu sheegay militariga Mareykanka Axada maanta ah.
Diyaaradaha USS Eisenhower iyo USS Gravely, oo ka jawaabayay baaqyada murugada leh ee ka imaanayay markabka Maersk Hangzhou, ayaa rasaas ku soo celiyay doonyaha Xuutiyiinta iyagoo is difaacaya, waxayna dejiyeen saddex ka mid ah, iyadoo aanay jirin cid ka badbaaday, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay Taliska Dhexe ee Mareykanka (CENTCOM).
Doontii afraad ayaa meesha ka baxsatay, sida lagu yiri qoraalka lagu baahiyay baraha bulshada ee CENTCOM.
Shirkadda maraakiibta Maersk ayaa xaqiijisay in shaqaalihii markabka ay soo sheegeen in 30-kii Disembar lagu weeraray meel 55 nautical miles koonfur-galbeed ka xigay Al Hodeidah.
Shaqaalihii markabka ayaa badqaba mana jirin wax dhaawac ah oo markabka soo gaarey, wuxuuna sii watay safarkiisa waqooyi ilaa Port Suez.
Axad Dec-31-2023-{HMC} Horjoogayaal iyo maleeshiyaad Al shabaab ayaa lagu dilay howlgallo qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka kuwaas oo ka dhacay goballada Shabeellaha Hoose iyo Mudug.
Howlgalka hore oo ka dhacay deegaanka Nuun-Garre oo hoos taga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu dilay laba horjooge oo kala ahaa, Cumaraani Maxamed Malaaq oo ahaa horjoogihii deegaanka Bariire iyo horjoogihii baadda iyo boobka dadka beeralayda ah u qaabilsanaa Al shabaab kaasi oo lagu magacaabi jiray Saabir.
Labada horjooge ee la dilay ayaa ahaa dembiileyaal si wayn loogu raad joogay, kuwaas oo loo haystey gabbood fallo ay u gaysteen shacabka Soomaaliyeed.
Dhanka kale howlgal aad loo qorsheeyay oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka ayaa lagu dilay toddobo ka mid ah Al shabaab kuwaas oo lagu bartilmaameedsaday fariisin Al shabaab ay ku lahaayeen duleedka magaalada Caad ee Gobolka Mudug.
Dowladda Soomaaliya oo kaashanaysa shacabkeeda iyo saaxiibada caalamka ayaa waxaa ka go’an ciribtirka Al shabaab haraadiga ah.
Sunday December-31-2023-{HMC} – Degrading Al Shabaab and improving the capability of the Somali Security Forces (SSF) are top priorities for the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) in 2024.
These New Year challenges were laid out by ATMIS Force Commander Lt. Gen. Sam Okiding and ATMIS Police Commissioner, CP Hillary Sao Kanu in respective end-of-year messages.
“Our primary task next year will be the degradation of Al Shabaab. Al Shabaab must be defeated so that the people of Somalia can live in peace and harmony,” the ATMIS Force Commander declared.
To help achieve these aims, a conference bringing together all ATMIS sector commanders will be held in Mogadishu to refine the current Concept of Operations (CONOPS) to effectively counter Al Shabaab’s asymmetrical warfare.
The Police Commissioner highlighted that the police component would focus on imparting specialist skills to the SPF and enhancing community-based initiatives.
“In the new year, we are going to streamline our training on community policing, investigative skills, combating financial crimes, money laundering, trafficking and public order management,” stated CP Kanu.
She noted that community policing had proven to be successful in fostering cooperation between security forces and residents, strengthening the fight against Al Shabaab.
“Community policy has strengthened cooperation between security forces and the residents. This is important because we need total cooperation of community members in the fight against Al Shabaab,” added CP Kanu
Reviewing the achievements of 2023, Lt. Gen. Okiding pointed to the completion of 236 military operations, with 41 percent conducted jointly with the Somali Security Forces (SSF).
The operations he noted were instrumental in securing population centres, safeguarding main supply routes, liberating key towns and villages such as Farqalaal, Gadaan and Cali Fooldheere Forest and facilitating the distribution of humanitarian aid to distressed communities.
“It is important to note that ATMIS also collaborated with Somali Security Forces (SSF) in driving out Al Shabab in areas like Jubaland, Galmudug, Middle Shabelle and Lower Shabelle,” added Lt. Gen. Okiding.
The Force Commander disclosed that ATMIS will intensify its mentorship programme for the Somali National Army (SNA) personnel and regularly advise the government on capability development to ensure resilience of the forces left behind.
The Force Commander also singled out the successful conclusion of the first phase of ATMIS troops drawdown in June and the consolidation of gains made under the African Union Mission in Somalia (AMISOM), the precursor to ATMIS, as one of the major achievements.
“Throughout the year our focus has been the transfer of security responsibilities to the Federal Government of Somalia and we successfully concluded phase one of ATMIS troops drawdown,” he observed.
Other activities conducted by the military component included the provision of clean water to local communities, medical care and outpatient services, food donations and infrastructural development.
CP Kanu highlighted the significant achievements of the ATMIS Police component in terms of training and providing operational support to the Somali Police Force (SPF).
“We (ATMIS Police component) conducted numerous joint patrols together with the SPF and we also deployed our officers to secure different government installations, namely the Ministry of Finance, the Ministry of Justice, and also at General Kahiye Police Academy,” she explained.
Lt. Gen Okiding and CP Kanu, praised the dedication of troops and police officers serving with the Mission, urging them to remain vigilant and avoid complacency.
“Our officers should remain vigilant in the new year and avoid unnecessary mistakes that give Al Shabaab an advantage,” said the Force Commander, while urging Somalis to foster and embrace unity in the New Year.
Concurring with Lt. Gen. Okiding’s sentiments, CP Kanu urged the residents to selflessly guard national unity even after ATMIS’s departure.
“My message to the people of Somalia is about unity and ensuring that they work together to gain peace that we have all been fighting for,” added the Police Commissioner.