Home Blog Page 3008

Al-Shabaab militants attack police camp in Mandera

0


Monday January 1, 2024

Suspected Al-Shabaab militants on Friday morning attacked the National Police Service’s (NPS) Quick Response Unit (QRU) Camp in Mandera County.

Police reports indicate that more than 20 heavily-armed militants approached the camp from the northwest, initiating their assault within a proximity of 100 meters from the camp.

“Officers who were alert responded swiftly and engaged them for 15 minutes but managed to repulse them,” a police report documenting the incident reads in part.

Officers based at the camp however retaliated, engaging the militants in a 15-minute intense gun battle before the assailants fled.

No police officer was killed or injured during the incident.

“No injuries on our side and all officers accounted while on the enemy side pending confirmation during clearance at first light. Currently situation under control,” said the police report.

One hundred and twenty journalists and media workers killed in 2023, says IFJ

0


Monday January 1, 2024

120 journalists and media workers, including 11 women, have been killed in 2023, announced the International Federation of Journalists (IFJ) on 31 December.

The IFJ, which published an initial list of journalists killed ahead of UN Human Rights Day on 8 December documenting 94 killings, says the latest increase is the result of additional deaths in the Gaza war as well as other killings being made known to the federation.

“Today our thoughts go out to journalists’ families and our colleagues in world newsrooms who are mourning the deaths of colleagues killed for simply doing their jobs. While we always remind journalists that no story is worth their life, there are too many situations where they are deliberately targeted to cover up stories and restrict the public’s right to know. It is a democratic right of citizens to be duly informed; it is governments’ responsibility to ensure journalists are protected to report independently. The deadly figures from this year illustrate how badly we need an international binding instrument forcing states to adopt key mechanisms to protect journalists’ safety and independence,” said IFJ General Secretary Anthony Bellanger.

This year, 68% of journalists and media workers killed worldwide have been killed in the Gaza conflict, the Federation records.

In the Middle East, 75 Palestinian, four Israeli, three Lebanese journalists were killed as a result of the war in Gaza, and three media workers were killed in Syria.

In the Asia-Pacific region, 12 journalists have been killed, whether inIndia (3), Afghanistan (2), the Philippines (2), Bangladesh (2), Pakistan (2) or China (1).

In North and South America10 journalists were killed in 2023. Three Mexicans, one Paraguayan, three Guatemalan, one Colombian, one Honduran and one American .

In Africa, the IFJ deplores 8 murders in Cameroon (2), Sudan (1), Lesotho (1), Mali (1), Somalia (1), Mozambique (1),Nigeria (1) which have failed to be fully investigated to date, and one accidental killing in Rwanda.

In Europe, 3 journalists and media workers – Ukrainian (1), Russian (1) and French (1) – have been killed in the Ukrainian war-, and 1 media worker in Albania

The IFJ calls on world governments to swiftly adopt an international binding Convention to protect journalists’ safety and independence.

Kenya extradites US citizen planning to join Al Shabaab

0


Monday January 1, 2024

A US citizen allegedly inspired by Hamas’ October 7 attack on Israel was arrested in the Kenyan capital Nairobi mid-this month on his way to join the Al Shabaab terror network in Somalia.

Karrem Nasr, 23, from Lawrenceville, New Jersey, was arrested on December 14 after flying from Egypt to Nairobi, where federal prosecutors say he was planning to meet with al-Shabaab members before travelling to train in Somalia, where the terror group is based.

He was extradited to New York on December 28 to face charges for attempting to provide material support to a designated foreign terrorist organisation.

The October 7 attack on Israel has been described as one of the third worst terror attacks in history, ranked close to the 9/11 attack that recorded the largest mass fatalities in the history of terror attacks.

According to a statement by the US Attorney’s Office of the Southern District of New York, the suspect had been contemplating engaging in jihad for a long time and was particularly motivated to become a jihadi by the October 7, 2023, Hamas terrorist attack in Israel.
For example, in communications with a covert FBI operative, Nasr stated that the number one enemy was “evil America,” which he called the “head of the snake”.

Additionally, in his recent public social media posts, he warned that “Jihad” was “coming soon to a US location near you”, posting airplane, bomb, and fire emojis: And in further communications with the operative, Nasr expressed his intent to join Al Shabaab to receive military training and engage in jihad, that he was prepared to kill and be killed, and that he specifically aspired to be a martyr for the jihadist cause.

“NASR is a 23-year-old US citizen who moved from New Jersey to Egypt in or about July 2023. NASR is a supporter of Al Shabaab, a designated foreign terrorist organisation that has attacked Americans and American allies. Since at least in or about November 2023, NASR has repeatedly expressed his desire and plans to join al Shabaab and wage jihad, including in communications with an FBI confidential source who was posing as a facilitator for terrorist organizations,” the statement added.

His charge carries a maximum sentence of 20 years in prison.

“Karrem Nasr travelled across the globe in an alleged attempt to join the ranks of a foreign terrorist group– an organisation that has repeatedly expressed its desire to harm Americans around the world,” said FBI Assistant Director in Charge James Smith.

New York Police Department’s Commissioner Edward A. Caban faulted Nasr for failing to embrace all that the United States had to offer him instead choosing to move abroad and committing himself to supporting a terrorist organisation.

“The provision of support to such a group – particularly by an American citizen – is a heinous threat to our entire country and way of life. In the face of this, NYPD investigators and our law enforcement partners on the FBI-led New York Joint Terrorism Task Force will remain relentless in our efforts to identify and investigate anyone who so clearly considers our nation their sworn enemy,” he said.

Nasr told the operative that he planned to delete data from his cellphone and computer to ensure that if he were detained, law enforcement would not be able to recover evidence of his jihadist activities from those devices.

 

{DAAWO MUQAALKA} Musharraxiinta Madaxweynaha Puntland oo ku dhawaaqay in aanay aqoonsan Doonin liiska Xildhibaanada ee Maanta la shaaciyay

isniin jan-1-2024-{HMC} Musharaxiinta madaxweynaha Puntland ayaa si adag uga horyimid liiska xildhibaanada baarlamaanka oo ay soo gudbiyeen guddiga xallinta khilaafadka iyo ansixinta xubnaha baarlamaanka.

Bayaan ay soo saareen musharaxiinta ayaa waxay sheegeen in liiskaan uu yahay liis been abuur ah oo uu jeebkiisa kala yimid madaxweyne Deni.

Waxay sheegeen in aanay haysan wax sharciyad ah sida uu horey u sheegay guddoomiyaha guddiga xallinta khilaafaadka, kaas oo isaga baxay guddiga markii uu sheegay in madaxtooyada ay ku cadaadisay inay qaataan liis ay la timid.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO SAWIRADA} Qaar ka mid ah dadkii ugu caansanaa Soomaalida ee geeriyooday sanadkan 2023

isniin jan-1-2024-{HMC} Sanad waliba oo ka curta adduunka waxa uu wataa maalmihiisa saameynta leh, haddii ay ahaan lahayd murug iyo farxad intaba.

Sanadkan sii dhamaanaya ee 2023-ka ummadda Soomaaliyeed waxaa ka baxay dadyow magac iyo maamuus ku dhex lahaa bulshada isla markaana geeridooda ay gilgishay quluubta dad badan.

Haddaba waxa aan halkan ku xusi doonnaa qaar kamida dadkii ugu caansanaa Soomaalida dhexdeeda ee geeriyooday sanadkan gudihiisa.

Fannaan Maxamuud Xaaji Caalin (Gaywarow)

Allaha u naxariistee sanadkan gudihiisa 21-kii Jannaayo, waxaa geeriyooday fannaankii weynaa Maxamuud Xaaji Caalin (Gaywarow).

Fannaankana wuxuu qaadi jiray heeso isugu jiro waddani iyo Jaceyl, iyada oo dadka fankiisa xiiseeya iyo saaxibbadiiba ay aad u jeclaayeen cuudka sida uu heesihiisa ugu lari jiray.

Gaashaanle sare Cismaan Maxamed Jeelle.

Allaha u naxariistee Gaashaanle sare Cismaan Maxamed Jeelle, waxa uu geeriyooday 18-kii bishii Maarso ee sanadkan.

G/sare Cismaan Maxamed Jeelle waxa uu ku dhashay gobolka Hiiraan gaar ahaan Buule Burde sannadihii 1945-tii ilaa 1946-dii.

Marxuumka oo ka mid ahaa Golihii sare Kacaaanka ayaa xilal badan oo ay ka mid ahayeen Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Duqa Muqdisho kasoo qabtay dowladdii dhexe ee dalka oo uu madaxweynaha ka ahaa Jaalle Maxamed Siyaad Barre.

Waxa uu ahaa guddoomiyihii ugu horreeyay ee Muqdisho ee askari ah. Waxa uu ahaa qof ay isfahmayaan dadka oo dhan, itii uu hayay xilkaasna safiican ayuu uga soo baxay maamulkiisa.

     Aamina Cabdullaahi Xirsi

Alle ha unaxariistee waxaa sanadkan gudihiisa 18-kii bishii Maarso magaalada Boorame ee gobolka Awdal ku geeriyootay fannaanaddii caanka ahayd ee Aamino Cabdullahi Xirsi, oo aad loogu xasuusto kaalintii ay kasoo qaadatay fankii Soomaaliyeed.

Ku dhawaad soddon sano oo ay Aamina fanka ku jirtay waxay qaadday heeso badan, oo aan qaar ka xusi karno sida; Heesta Sharacalee, Gari Makaa Baxdaa, Gar Ma Ku Gashaa Siyar, siyar ma uu shushubanaa.

Fanka waxaa ka dhaxashay gabadheeda fannaanada caanka ah ee Hodan Cabdiraxmaan oo aabbeheed Cabdiraxmaan dheerana uu ahaa fannaan kale.

  Prof Ismaaciil Buubaa

Alle ha u naxariistee waxaa isna sanadkan gudihiisa 5-tii bishii Abriil geeriyooday Prof Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo xilal kala duwan ka soo qabtay Dowladda Soomaaliya.

Ismaaciil Hure Buubaa waxa uu Soomaaliya ka soo qabtay xilal ay ka mid yihiin Ra’iisal wasaare ku-xigeen, wasiirkii arrimaha dibeda iyo Wasiirka Maaliyada, isagoo sidoo kale noqday Wasiirkii ugu horeeyey Wasaaradda Maaliyadda Somaliland.

Marxuum Prof Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa ayaa kamid ahaa aqoonyahanadda Soomaaliyeed isagoo haystay shahaadada sare ee PhD-da.

    Khadra Cumar Dhuule

Allaha u naxaristee waxaa Iyana 11-kii bishii Maajo magaalada Muqdisho ku geeriyootay Fannaanaddii caanka ahayd ee Khadra Cumar Dhuule oo uu dhalay Allaha u naxariistee fannaankii weynaa ee Cumar Dhuule Cali.

Fannanada ayaa kamid ahayd awladdii uu dhalay fannaankii weynaa Cumar Dhuule Cali isla markaana fanka ka dhaxlay.

          Abwaan Jaamac Kadiye

Allaha u naxariistee abwaankii weynaa ee Jaamac Kadiye ayaa 16-kii bishii Agoosto ku geeriyooday magaalada Laascaanood, iyadoo la sheegay in uu sababsaday madaafiic lagu gaaracay magaaladaasi.

Abwaanka ayaa waxa uu taariikh mug weyn ku dhex leeyahay Soomaalida, maadaama noloshiisa inta ugu badan uu ahaa curiye oo gabayada iyo geeraarrada uu tiriyay in badan oo kamida ay gayiga Soomaaliyeed ka caan bexeen.

Abwaan Kadiye ayaa waxa uu gudbin jiray suugaan diini iyo dhaqanba leh oo isugu jirta Gabay guurow maanyo geeraar iyo kuwa kalaba, waxa uuna ku hadli jiray luuqadaha Soomaaliga Carabiga iyo Ingiriiska.

 Axmed Naaji Sacad

Allaha u naxariistee fanaankii weynaa ee Axmed Naaji Sacad ayaa geeriyooday 4-tii bishii Sebteembar ee sanadkan, isagoo ku geeriyooday magaalada London.

Axmed Naaji ma ahayn oo kaliya heesaa ku luuqeeyaa heesaha ee wuxuu ahaa mulaxamiistee, muusikiistee garaaca inta badan noocyada muusigga, isla markaana akhriya farta muusigga, iyo mu’allif miraha curiya.

Kuma uusan koobnayn fanka banaadiriga ee wuxuu kaloo ka qayb qaatay fanka guud ee Soomaalida.

“Waxaan ku dhashay Degmada Shibis oo waagaas la dhihi jirey Bilaajo Carab 1939kii. Iskuulka iyo dugsiga quraankaba Muqdisho ayaan ku dhameeyey” ayuu yiri xilli uu ka hadlayay noloshiisii carruurnimada intii uu noolaa.

           Cabdiwahaab Cawaale

Allaha u naxariistee marxuum Cabdiwahaab Cawaale ayaa geeriyooday 24-kii bishii Sebteembar ee sanadkan kadib muddo uu la dhibanaa xanuunka Kansarka.

Cabdiwahaab waxa uu caan ka ahaa baraha bulshada ee Soomaalida, isaga oo ahaa shaqsi fur furan oo saaxiibbo badan kudhex lahaa bulshada.

Waxa uu farriimo diini iyo wacyi gelin ah kusoo gudbin jiray barihiisa bulshada.

Mustafe Saleebaan iyo Liibaan Daahir

Allaha u naxariistee, Mustafe Saleebaan iyo Liibaan Daahir, oo ahaa labo muuqaal duube oo ka tirsanaa shabakadda Waqal ee duubta muuqaalada heesaha ayaa geeriyooday 25-kii bishii Sebteembar ee sanadkan gudihiisa iyadoo geeridooda uu sababay shil gaari oo ka dhacay degmada Sheekh.

Labadaan muuqaal duube ayaa ka mid ahaa afar qof oo saarnaa gaari u socday magaalada Burco ee gobolka Togdheer, kaas oo ay ku geeriyoodeen labadoodu, labadii qof ee kalana ay ku dhaawacmeen.

Mustafe ayaa horay uga tirsanaa kooxdii Xidigaha Geeska ee ka dhisnaa Somaliland, isaga oo ka mid noqday aasaasayaasha kooxda sanadkii 2013 kii. kadib wuxuu ka soo qabtay xilal kala duwan, isaga madaxda kooxda kamid ah.

              Xaaji Cali Ugaas Cabdulle

Allaha u naxariistee waxaa sanadkan sii dhamaanaya gudihiisa isna geeriyooday, Xaaji Cali Ugaas Cabdulle, guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahaana siyaasi caan ah.

Bilowga sannadkii 1987-dii ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Benaadir isla markaan ah duwqa magaalada Muqdisho. Wuxuu xilkaas hayey tan iyo bishii Janaayo ee sannadkii 1990-kii, taas oo ka dhigan muddo qiyaastii saddex sano oo xiriir ah.

Wariye Cabdifitaax Qays

Allaha u naxariistee 16-kii bishii Oktoobar ee sanadkan waxaa isna magaalada Muqdisho ku geeroyooday wariye Cabdifitaax Macalin Nuur Qays.

Cabdifitaax Qays oo ahaa Agaasimihii Telefishinka Somali Cable ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu dilay qarax ismiidaamin ahaa oo ka dhacay maqaaxi u uku sugnaa.

Cabdifitaax oo ahaa nin afgaaban isla markaana dadkii la shaqeynayay ay ku tilmaameen qof ixtiraam badan ayey geeridiisa xanuun badan ku reebtay bahda Saxaafadda.

 Mullaxan Xasan Sabriye Afrax

Allah unaxariisyee waxaa isna 19-kii October magaalada Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Xasan Sabriye Afrax (Xasan Gareed) isaga oo ka mid ahaa hobollada Waaberi kaas oo ku geeriyooday isaga oo kamid ahaa mullaxamiistayaasha ugu magaca dheeraa gudaha Soomalaiya.

Marxuumka ayaa door weyn kulahaa geeddi socodkii fanka Soomaalida laga soo bilaabo sannadkii 1957-kii oo ahayd markii u horreysay ee uu yimi Magaalada Muqdisho, waxa uu la xameeyey Heesta “Hooyooy la’aantaa” ee uu sameeyey Abwaan Hadraawi.

 Maxamed Xasan Barrow

Allaha u naxariistee Fanaankii Maxamed Xasan Barrow ayaa 6-dii bishii Nofeembar ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo uu kahor geeridiisa ku xanuunsanayay.

Maxamed Xasan Barrow ayaa ahaa Maareeye ku xigeenka Golaha Murtida iyo Wacyi galinta Qaranka waxaana uu ka mid ahaa fanaaniinta faro ku tiriska ah oo aan ka tegin dalkooda soddonkii sano ee la soo dhaafay.

Abwaan Cismaan Ibraahin Warsame (Hurre Walanwal)

Abwaan Cismaan Ibraahin Warsame (Hurre Walanwal) oo kamid ahaa bahda suuggaanlayda Soomaaliyeed ayaa geeriyooday 15-kii isla bishan Diseembar isaga oo ku geeriyooday magaalada Burco isaga oo 75 jir ah.

Abwaan Hurre oo ay walaalo ahaayeen Abwaankii Waynaa ee Ibrahin Warsame Hadraawi oo 18, 8, 2022 Hargaysa ku geeriyooday, waxa uu sannadkii 1948 ku dhashay magaalada Caynaba gudaheeda, halkaasi oo uu ku nolaa ilaa 10 jirkiisii, intaa kadibna waxa uu u wareegay nolosha miyiga iyo xoolo raac.

Waxa uu sheegay intii uu noolaa in uu tirinta suuggaanta bilaabay isaga oo 9 jir ah.

Musharrax Cabdicasiis Afguduud

Allaha u naxariistee waxaa shalay (19 December) gudihiisa geeriyooday musharrax madaxweyne Cabdicasiis Afguduud oo ka mid ahaa Murashixinta Madaxweynaha Puntland.

Waxa u uku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay wadada isku xirta magaalooyinka Boosaaso iyo Qardho, xilli u uku guda jiray ololihiisa doorashada.

Musharraxa ayaa la sheegay inuu ku wajahnaa magaalada Qardho oo ay kasocotey qaban qaabada soo dhoweyntiisa.

Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye

Waxaa taariikhdu markii ay ahayd 20-kii bishan December magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti ku geeriyootay Allaha u naxariistee wasiirkii Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye.

Khadiijo ayaa ka mid ahayd wafdiga Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ka qeyb galayay shirka Heritage.

Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa lasoo shaqeysay dowladda federaalka Soomaaliya muddo ku dhow 20 sano, iyadoo xildhibaanad ahayd sidoo kalena dhowr jago wasiir soo qabatay.

Xigasho BBC

 

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Hiiraanweyn 01-1-2024

0

isniin jan-1-2024-{HMC}  Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ; Shugei baryare maxuud iyo Yasiin Ali

Farsamadii :Kaafi Cismaan

HOOS KA DHAGEYSO WARKA Duhurnimo

 

{DAAWO MUUQAALKA} Shacabka Baladweyne Maxay ku xasuustaan Sanadkii tagay ee 2023.

0

isniin jan-1-2024-{HMC} Shacabka Baladweyne Maxay ku xasuustaan Sanadkii tagay ee 2023.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Liiska Xildhibaanada cusub ee golaha wakiillada Puntland 2024-2029 oo la shaaciyay

0

isniin jan-1-2024-{HMC} Liiska Xildhibaanada cusub ee golaha wakiillada Puntland 2024-2029 oo la shaaciyay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Bulshadda Degmada Moqokori ee gobalka Hiiraan waxay u baahan yihiin Maxkamad”Nabadoon Sharaawe”

0

isniin jan-1-2024-{HMC} Bulshadda Degmada Moqokori ee gobalka Hiiraan waxay u baahan yihiin Maxkamad”Nabadoon Sharaawe”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Siddee Haweeneydan ku noqotay gabadha ugu taajirsan dumarka adduunka

0

isniin jan-1-2024-{HMC} Siddee Haweeneydan ku noqotay gabadha ugu taajirsan dumarka adduunka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA