Arbaco-December-6-2023-{HMC} Baaxada Saameynta Fatahaada Dagmada Bulo burde
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Arbaco-December-6-2023-{HMC} Baaxada Saameynta Fatahaada Dagmada Bulo burde
Arbaco-December-6-2023-{HMC} Wararka ugu waa weyn soomali iyo caalamka ee Hiiraanweyn
Arbaco-December-6-2023-{HMC} Wafdi ka socdo Hirshabelle oo Gaaray Dagmada Bulo burde ee Gobolka Hiiraan
Arbaco-December-6-2023-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ;mustaf ali adoow
Farsamadii : c/maajid abdirxmaan aadan
Arbaco-December-6-2023-{HMC} Wafdi ka socda maamulka gobolka Hiiraan wasiiro ka tirsan Maamulka Hirshabelle iyo qaar kamid ah Hay’addaha gargaarka ayaa gaaray magaalada Buulo-Barde ee Gobolka Hiiraan si ay ugu kuur galaan saameynta fatahaada Webiga uu u goystay dadka ku nool dagmadaas .
Gudoomiyaha Dagmada bulo burde Xasan Nuur oo warbixin siinaayay wafdigii Bulo burde gaaray ayaa yiri magaalada dhan waxaa qaaday Biyo oo meel banana malahan dadkiina wey qaxeen,waxaana jira dad dhoowr mar qaxay karkii ay biyaha uga dabatageen goobahii ay horay ugu qaxeen.
Wasiirka Gargaarka ee Maamulka Hirshabelle Caasho Khaiif oo kulanka ka hadashay ayaa sheegtay in ay ula damqaneyso dhibaatada so gaartay dadka reer bulo burde ,waxaana ay intaasi raacisay in ay wanaagsan tahay in dadka ay is caawiyaan.
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdulaahi Axmed Maalin Sufuroow ayaa sheegay u jeedka socdaalkooda ay tahay sidii ay indhahooda ugu so arki lahaayeen dhibaadada ka dhalatay fatahaada ku dhufatay dagmada Bulo burde ee Gobolka hiiraan.
Gudoomiye Sufuroow ayaa baaq deg deg ah u diray Hay’addaha Dowladda Federaalka iyo Maamulka Hirshabelle in gar gaar lala so gaaro dadka reer bulo burde oo ay saameysay Fatahaada wabiga shabelle.
Waa wafdigii ugu horeeyay oo qiimeyn ku sameeyo dagmada bulo burde tan iyo markii u uku fatahay Wabiga shabelle.



Wednesday December 6, 2023
The death toll from floods in northern Tanzania following torrential rains this weekend has risen to 63, officials have said.
Prime Minister Kassim Majaliwa said in comments broadcast on television on Monday that the number of injured stood at 116 people. Landslides had destroyed half of one village he visited, he said.
“We are here in front of bodies of our fellows. We have lost 63 loved ones. Of the total fellows we lost, 23 are men and 40 are women,” he said during an event to bid farewell to the bodies of those who had died in Hanang district, northern Tanzania.
“My fellow Tanzanians, this is a tragedy,” he said.
Queen Sendiga, commissioner for the Northern Manyara region, said the death toll had reached 68, the AFP news agency reported.
Earlier on Monday Zuhura Yunus, a spokesperson for the president’s office, said the flooding has affected at least 1,150 households and 5,600 people, with 750 acres [300 hectares] of farmland also destroyed.
“Despite all the challenges rescue work is facing from damaged roads and mud and logs filling the roads, the government is doing its best to deal with that,” Yunus said.
The flooding is the latest example of extreme weather that has devastated East African countries such as Ethiopia, Kenya, Somalia and South Sudan, with hundreds of people killed since the region’s rainy season began in October.
President Samia Suluhu Hassan, who was attending a United Nations climate summit in Dubai, has said that she will return from the trip early to attend to the crisis.
“I send my sincere condolences to the affected families and have directed all our security forces to deploy to the area and help those affected,” Hassan said in a video message.
The flooding follows a period of severe drought that has left soil in the region drier and less capable of holding water, heightening the risk of flash flooding.
Speaking to reporters on Sunday, Sendiga said that about 100 homes were swallowed up in the village of Katesh, about 300 kilometres (185 miles) north of the capital, Dodoma, and that rescue workers continue to search for people buried in the mud.
At the COP 28 UN climate summit in Dubai, Hassan highlighted the fact that poor countries face disproportionate risks from climate change, despite the fact that wealthy countries in the West bear responsibility for a large share of the cumulative emissions that drive climate change.
“It must be said, unfulfilled commitments erode solidarity and trust, and have detrimental and costly consequences for developing countries,” said Hassan. “My own country is losing 2 to 3 percent of its GDP due to climate change.”
SOURCE: AL JAZEERA AND NEWS AGENCIES
Arbaco-December-6-2023-{HMC} Wasiir Roobow oo Muqdisho ka furay kulan looga hadlayo kahortaga fikirka Xagjirka.
Arbaco-December-6-2023-{HMC} {DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay Cida iska leh abaalka qaadista Cunaqabateynta Hubka ee Somaliya
Arbaco-December-6-2023-{HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad loogu mahad celinayay dowladihii codkooda ku taageeray go’aankii taariikhiga ahaa ee Golaha ammaanka Qaramada midoobay ay Cuna-qabataynta hubka uga qaadeen dalkeenna, taasi oo saarnayd muddo ka badan 32 sano.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo uga mahad celiyay dhammaan dowladihii taageeray go’aankan, garab istaagga ay u muujiyeen dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ayaa dul istaagay halgankii dheeraa ee loosoo galay gaaridda guushan dhaxal galka ah, ahmiyadda go’aankani u leeyahay xaqiijinta Soomaaliya xor ka ah argagixiso iyo qorshaha dowladda ee ilaalinta Hubka
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sidoo kale ku bogaadiyay madaxdii iyo hay’adaha DFS ee ka qayb qaatay gaaridda natiijadan muhiimka ah isaga oo xusay in dowladdu ay si dhammeystiran u qaadanayso mas’uuliyadda ilaalinta Hubka iyo in aan loo adeegsan wax ka baxsan xoreynta dalka iyo difaaca Qaranka

Arbaco-December-6-2023-{HMC} Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka oo gaaray Magalada Kismaayo