Talado-December-5-2023-{HMC} Howlgal culus oo AS looga burburiyay goobo muhiim ah
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Talado-December-5-2023-{HMC} Howlgal culus oo AS looga burburiyay goobo muhiim ah
Talado-December-5-2023-{HMC} waa sidee xaalada fataada wabiga shabeele ee Baladweyne.
Talado-December-5-2023-{HMC} Faah faahino kasoo baxaya qaraxyo xalay ka dhacay magalada muqdisho
Talado-December-5-2023-{HMC} Xogta Fatahaada iyo Xaalada Magaalada Baladweyne ee maanta 05-12-2023
Talado-December-5-2023-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ; Mustaf ali adoow iyo Yaasin ali ahmed
Farsamadii :abdi maajid abdirxmaan aadan
Mogadishu, 4 December 2023 – In a significant partnership, the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and the Government of Kazakhstan are collaborating on a safe water project across Police Stations. The initiative is aimed at enhancing policing capabilities and improving the quality of life in Somalia’s liberated areas.
Under the Stabilisation and Early Recovery programme and with funding of US$137,000 from Kazakhstan, ATMIS is set to lead these projects in Hirshabelle, Jubaland, and Southwest Federal Member States.
The project includes constructing three solar-powered shallow wells, complete with accessories and water storage tanks. The facilities will be strategically located at Jowhar Airport police station, Baakin police station in Baidoa, and Jubaland Police Headquarters in Kismayo.
Identified through thorough consultations by the Federal Government of Somalia, Federal Member States, and local communities, the projects are designed to boost operational capacities of police stations while also serving the needs of adjacent communities.
Previously in 2018, the Kazakhstan Government funded the construction of 16 water wells in Hirshabelle State for US$78,000 through the same program. This initiative, executed by a local contractor, has notably enhanced access to clean water in Jowhar, reducing incidences of water-borne diseases.
The collaboration between ATMIS and the Republic of Kazakhstan demonstrates a commitment to improving community living conditions in areas liberated from Al-Shabaab control and addressing the challenges posed by recurrent droughts and climate change in Somalia.
Talado-December-5-2023-{HMC} Xubin ka tirsanaa AS oo isku dhiibay ciidamada Nabad Sugida
Talado-December-5-2023-{HMC} Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay ku-xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mr. George Conway, oo sidoo kale ah uqeybsamaha isku-duwidda howlaha bani’aadannimo ee Soomaaliya.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray laba qodob oo kala ah taageerada hannaanka deyn cafinta kadib iyo gurmadka arrimaha fatahaadaha oo sanadkaan saameyn xoogan ku yeeshada bulshada gobollada qaar ee Soomaaliya.
Xasan Sheekh ayaa dhawaan baarlamaanka ka hor sheegay in labada toddobaad ee ugu horeeya bisha December gudahood ay dhamaan doonto deyn cafinta Soomaaliya.
“Bisha December asbuuca ugu horreeya cuna-qabateynta hubka ayaa dhamaanaya Insha Allah. Bisha December 13-keeda deyn cafinta ayaa iyadna dhamaan doonta haddii Alle yiraahdo,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Soomaaliya ayaa buuxisay dhammaan shuruudihii looga baahnaa hanaanka deyn-cafinta, ayada oo arrintaas ay dadaal badan ku bixiyeen xukuumadihii kala dambeeyay ee dalka.
Si kastaba, Deyn cafinta kadib dowladda dhexe ee Soomaaliya ayaa waxa laga rabaa inay isku filnaato, si taas loo gaarana waa in musuq-maasuqa laga adkaado, maamullada lagu qanciyo in canshuurta la mideeyo, islamarkaana la abuuro jawi nabadeed oo maalgashi keeni kara, kheyraadkana laga faa’iideysto oo suuq loo raadiyo.
Talado-December-5-2023-{HMC} Saacadihii lasoo dhaafay waxaa soo shaac-baxay sheeko in ka badan Bil la duugay oo ah in Gantaallada Xamaas ay ku garaacday mid kamid ah Saldhigyada Ciidanka Israaiil uu ku dhacay meel ku dhaw goob lagu ilaalinayay hubka halista badan ee Nukliyeerka.
Arrintaan oo laga soo xigtay Wargeyska Mareykanka laga leeyahay ee New York Times waxa uu ku muujiyay sida ay Israaiil ugu dhowaatay in guud ahaan ay ku baaba’do hubkaas ay keydsatay balse gantaalka uu ku dhacay meel u dhaw halka uu yaallay.
Wargeyska ayaa shaaciyay in uu xogtaan ka helay ilo uu qariyay waxaana uu tilmaamay in haatan loo badinayo in goobtaas laga qaaday gantaalka Nukliyeerka maadaama Mareykanka uu geeyay markabka nooca xambaara hubkaas.
Dhanka kale waxa ay arrintaan bannaanka soo dhigtay dood muddo dheer ay duugeysay Israaiil oo ahayd in ay heysato hubka wax gumaada ee Nukliyeerka balse ugu dambeyn Wargeyskaan laga leeyahay Mareykanka uu sirtaan soo bixiyay.
Xamaas ayaa gantaallo culus ku beegsatay dhinaca Magaalooyin badan oo ay xoog ku heystaan Ciidanka Israaiil waxaana ka dhashay dhimasho, dhaawac & burbur xooggan, halka dagaal toos ah ay jilbaha u dhigeen Magaalada Gaza.
Khubarrada dhinaca Militariga ayaa sheegaya in Ciidanka Israaiil khasaara xooggan uu kasoo gaaray dagaalka lugta ah oo ay si toos ah u galeen 27dii Oktoobar 2023 waxaana intaas u sii dheer weerarkii wadnaha jaray ee Xamaas ku qaaday 7dii Oktoobar 2023.
Talado-December-5-2023-{HMC} Noocyada iyo qiimaha diyaaradaha dagaal iyo taankiyada ay Soomaaliya iibsan karto si AS looga adkado