Home Blog Page 3111

Xuutiyiinta oo Loogu Baaqay in ay joojiyaan weerarada ay ku hayaan maraakiibta Isra’iil

Arbaco November 29 2023 {HMC}  Dalalaka G7 ayaa ugu baaqay Xuutiyiinta Yemen inay si deg deg ah u joojiyaan weerarada ka dhanka ah dadka rayidka ah, isla markaana ay joojiyaan hanjabaadaha ay ku hayaan marinnada maraakiibta caalamiga ah.

 

Xuutiyiinta ayaa horaantii bishan afduubtay markabka “Galaxy Leader” oo uu leeyahay ganacsade Israa’iili ah.

 

Kooxda ayaa Todobaad ka hor ku dhawaaqday inay gacanta ku dhigtay markabka xamuulka ah ee “Galaxy Leader”, oo ku suganaa badda cas, una qaaday xeebaha Yemen, iyagoo taageero u fidinaya iska caabinta Falastiiniyiinta ee marinka Qasa.

 

Sidoo kale waxay ku hanjabtay inay beegsan doonto maraakiib kasta oo ay maamusho ama ay leedahay Israel.

 

Wasiiradda arrimaha dibadda ee G7 ayaa ku baaqay in la kordhiyo xabbad joojinta bini’aadantinimo ee Marinka Qasa, waxayna raaciyeen: “Waxaan ku baaqaynaa in si degdeg ah oo shuruud la’aan ah loo sii daayo dhammaan maxaabiista ku xiran Qasa”.

{DAAWO SAWIRADA} Dab kakacay kaalin shidaal oo ku taala Magaalada Buulo-burte.

0

Arbaco November 29 2023 {HMC} kaalin shidaal oo ku taala Magaalada Buulo-Barde ee Gobalka Hiiraan ayaa gubaneysa ka dib markii uu kakacay dab sidda idiin kaga Muuqata Sawirka Hoose waxaana si gaar ah uu uga kacay wadada ceelgaabta.

 

Buulo-Barte ayaa ka mid ah Magaalooyinka wajahaya xaalad adag oo ka dhalatay Fatahaada uu sameeyay wabiga shabelle.

 

dadka ayaa ku dadaalaya in dabka ay ku damiyaan Gacmahooda maadaama Magaalada aysan laheyn Gadiid dab damis ah.

 

Dabkaan ka kakacay kaalinta shidaal ee ku taala Buulo-barde ayaa wali si rasmi ah aan loo ogaan waxa uu ka dhashay waxaana ka dhashay khasaaro hantiyadeed.

FAAH FAAHIN Qarax ka dhacay magaalada Garowe

0

Arbaco November 29 2023 {HMC}  Qarax ka dhacay magaalada Garowe ayaa waxaa ku dhaawacmay saddex carruur ah oo la dhigay Isbitaalka, iyaga oo qaba dhaawacyo fudud, sida ay sheegeen qoysaska carruurtaasi.

Ma jiro ilaa hadda wax war ah oo ka soo baxay laamaha ammaanka oo ku aadan dhacdadan.

{DAAWO MUUQAAALKA}Wadan islaam ah oo lagu qabanayo tartan u dhaxeeya eeyaha.

Arbaco November 29 2023 {HMC} Wadan islaam ah oo lagu qabanayo tartan u dhaxeeya eeyaha.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAAALKA} Xildhibaan Yuusuf Gama’diid”Madaxweynow Dantaada kuu gaar ka ah iyo Dastuurka haku Mashquulin

Arbaco November 29 2023 {HMC} Xildhibaan Yuusuf Gama’diid”Madaxweynow Dantaada kuu gaar ka ah iyo Dastuurka haku Mashquulin

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAAALKA} Xildhibaan Caasho Koos Golaha shacabka an iska dhaafno siyaasada ee aan ku dhawaaqno in aan yabooh

Arbaco November 29 2023 {HMC} Xildhibaan Caasho Koos Golaha shacabka an iska dhaafno siyaasada ee aan ku dhawaaqno in aan yabooh

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

ATMIS supports Mogadishu journalists with Misinformation and Safety training

0

Mogadishu, 29 November 2013 – Fake news, misinformation, safety, and security of journalists were among key topics covered at a training workshop for 30 media practitioners from State and private media stations based in the Somalia capital, Mogadishu.

At the opening and closing ceremonies of the three day training, the Deputy Mayor of Mogadishu in Charge of Political and Security, Mohamed Ahmed Diiriye “Yabooh”, said the training was timely considering the widespread of misinformation in Somalia. He urged journalists to responsibly verify information to prevent conflicts from escalating.

“The safety and security of journalists and misinformation are very important issues of concern for the authorities. It is important for journalists to report factually and responsibly to ensure their work do not compromise their safety or cause conflict,” said the Deputy Mayor.

Organised by the Banadir Regional Administration (BRA) and supported by the African Union Transition Mission (ATMIS), the training focused on integrating media ethics and the principles of journalism while discussing fake news and its potential on conflict. Practical advice on self-protection in hostile conditions was also a key component.

“We know the media in Somalia face several challenges however while doing your job, you should also prioritise your personal safety and security. With the emergence of social media, fake news and misinformation continue to be a challenge in Somalia,” said Abdinasir IIdle, Banadir Regional Administration Director of Radio.

Veteran journalist with over four decades of experience, Ahmed Mohamud Dhiisow, spoke about the timeliness and working conditions of journalists in Somalia.

“I have attended about 45 media trainings however this one probably stands out for its relevance and practical knowledge sharing,” he said.

Maimuna Adan Agey, a reporter with Banadir Regional Administration radio, said following the training, she was now more aware of the long-term harm of fake news on society.

“The discussions on how to ensure my own safety and security while working in a hostile environment was very useful. The deliberations on misinformation and fake news was also interesting as now I am able to detect fake news and ensure my reports are factual,” said Maimuna.

The training is a collaborative effort between the Federal Government of Somalia (FGS) and ATMIS to counter the spread of fake news and misinformation, tactics often employed by Al Shabaab terrorist group.

{DAAWO MUUQAALKA} Siddey shacabka Baladwyne isku caawin karaan iyagoon Hay’ad iyo cid kalle u baahan?

Arbaco November 29 2023 {HMC} Siddey shacabka Baladwyne isku caawin karaan iyagoon Hay’ad iyo cid kalle u baahan?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Jubbaland oo lagu wareejiyay qalab sare uqaadaya wax soo saarka Calafka.

0

Arbaco November 29 2023 {HMC} Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaaka qeyb galay munaasbaad kooban oo lagu wareejinayay qalab loogu tala-galay in looga faa’iidaysto wax soo saarka calafka xoolaha, ayaa sheegay in agabkani uu wax weyn ka tari doono horumarinta iyo helidda calaf ku filan xoolaha deegaanka.

Mashruucan oo lagu magacaabo RAAISE PROJECT ayaa waxaa maalgelinaysa Midawga Yurub iyada oo ay fulintiisa iska kaashanayaan hay’adda FAO iyo Waasaaradda Xannaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Jubaland, ayaa xoogga saaraysa sare u qaadista Wax soo saarka Dalka ee ILED (Inclusive Locol Economic Development), waxaana looga golleeyahay in xoolaha ku nool Jubaland ay helaan daaq ku filan, maadaama ay saameyn ku yeelatay dhulkii daaqa ku haboonaa isbeddelka cimillada adduunka.

Madasha wareejinta qalabkan waxaa goobjoog ahaa Wasiirka Wasaaradda xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eeley), Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowladda Jubbaland mudane Mohamed Nuur Cali (Nuuraani) iyo masuuliyiin kasocday Hay’adda FAO.

Madaxwaynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa sheegay in qalabkan uu muhiimad gaar ah u leeyahay horumarinta wax soo saarka dalka ee dalagyada noocyada kala duwan leh.

Madaxwaynaha ayaa faray Wasaaradda Xannaada xoolaha in qalabkan looga faa’iidaysto soo saaridda calaf ku filan xilliyada jiilaalka xoolaha ku dhaqan deegaanka.

default
default