Home Blog Page 3115

{DAAWO MUUQAALKA} Nabaddoona AS u qaabilsanaa Ceeldheer oo isku soo dhiibay dowladda

Talaado Nofembar 28, 2023 {HMC} Nabaddoona AS u qaabilsanaa Ceeldheer oo isku soo dhiibay dowladda

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Soomaalida waxay ku tilmaaman yihiin dad yadadiilo iyo sharaf leh””RW salax””

Talaado Nofembar 28, 2023 {HMC} Soomaalida waxay ku tilmaaman yihiin dad yadadiilo iyo sharaf leh””RW salax””

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

RW Xamse oo Geeyay Safiirrada Turkiga, Shiinaha iyo Wakiilo ka socdo Xafiiska QM ee Soomaaliya Goobaha ay Deegaansadeen dadkii Ka barakacay Fatahaada ku dhufatay Jubbaland.

Kismaayo, Nofeembar 28, 2023: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa geeyey Safiirrada Turkiga, Shiinaha iyo Xafiiska Qaramada ee Soomaaliya goobaha ay ku sugan yihiin dadka ka soo barakacay roobabka iyo daadadka ka jira deegaannada Jubaland ee ku sugan duleedka magaalada Kismaayo, si ay ula arkaan baaxadda dhibaatada ay daadadku geysteen.

 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyey Danjireyaasha dalalka Turkiga, Shiinaha iyo Xafiiska Qaramada Midoobey sida degdegga ah ee ay ku soo gaareen deegaanka oo uu ugu yeeray.

Waxa uu sheegay Ra’iisul Wasaaruhu in mid ka xanuun badan dhibaatadan iyo duruuftan ay la nool yihiin kumannaan qoys oo wali ku go’doonsan dhulka daadadku ay xireen, kuwaas oo u baahan samatabixin degdeg ah.

 

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku bogaadiyey dowlad goboleedka Jubaland gurmadka ay u fidiyeen dadka soo barakacay iyo dhulka ay u qorsheeyeen, waxa uuna xusay in baaxadda dhibaatada dadka soo gaartay ay ka xoog badan tahay awoodaha maxalliga ah, isagoo ugu baaqay Beesha Caalamka in ay doorkooda ka qaataan gurmadka iyo samatabixinta.

 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa booqashada kaddib, kulan la qaatay Safiirrada Turkiga, Shiinaha, Xafiiska Qaramada ee Soomaaliya iyo hey’adaha gargaarka oo Khadka fogaan aragga uga qeyb galay, si wadajir loogu istaago gurmadka dadka ay saameeyeen roobabka daadadka wata ee ka da’aya dalka.


—𝗗𝗛𝗔𝗠𝗠𝗔𝗔𝗗 —

{DAAWO MUUQAALKA} Taliyaha howlgelinta ciidanka Daraawiishta Galmudug ayaan ka warbaxiye dagalka ay kula jiran AS

Talaado Nofembar 28, 2023 {HMC} Taliyaha howlgelinta ciidanka Daraawiishta Galmudug ayaan ka warbaxiye dagalka ay kula jiran AS

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Shacabka Baladweyne xaalada ay ku nool yihiin iyo Fataahada cusub ee caawa laga cabsi qabo.

Talaado Nofembar 28, 2023 {HMC} Shacabka Baladweyne xaalada ay ku nool yihiin iyo Fataahada cusub ee caawa laga cabsi qabo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Guddoomiyaha Maxakamadda ciidamada qalabka sida qeybta 27aad oo booqday xeryaha ciidan ee magaalada

Talaado Nofembar 28, 2023 {HMC} Guddoomiyaha Maxakamadda ciidamada qalabka sida qeybta 27aad oo booqday xeryaha ciidan ee magaalada

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQALKA} Taliyaha Asluubta soomaaliya Genaral Mahadnn ayaa maanta dhagax dhigay Dugsiga tababarka M

Talaado Nofembar 28, 2023 {HMC} Taliyaha Asluubta soomaaliya Genaral Mahadnn ayaa maanta dhagax dhigay Dugsiga tababarka M

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Ra’iisul Wasaare Hamza Dib u dhiska waddooyinka casriga ah ee laga hirgelinayo kismaayo waxa ay ko

Talaado Nofembar 28, 2023 {HMC} Ra’iisul Wasaare Hamza Dib u dhiska waddooyinka casriga ah ee laga hirgelinayo kismaayo waxa ay ko

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Wasiirka Beeraha XFS ayaa ka warbixiyay daah furka Mashruuca Beeraha ee Wabiyada Somalia

Talaado Nofembar 28, 2023 {HMC} Wasiirka Beeraha XFS ayaa ka warbixiyay daah furka Mashruuca Beeraha ee Wabiyada Somalia

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn…

Talaado Nofembar 28, 2023 {HMC} Wararka ugu waa weyn soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn…

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA