Maamulka Somaliland oo shaacisay inay weerar kusoo qaadeen isbaheysi ka kooban 3 dhinac
Somaliland ayaa ugu dambeyn ku hanjabtay in aanay ka laba labeyn doonin inay dhulkeeda la aqoosan yahay ka difaacdo nooc kasta oo gardarro ah
“Maamulka SSC Khaatumo wuxuu ogeeysiinayaa dowladda federaalka iyo beesha caalamka inay diyaar u yihiin nabad kula noolaanshiyaha deriskooda isla marakaana ay u hogaansamayaan xeerarka caalamiga iyo go’aanada golaha ammaanka,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.
Xisbullah oo shaacisay in ay Sii wadeyso dagaalka ay kula jirto Israel.
Khamiis Nofembar 23, 2023 {HMC} Kooxda Xisbulah ee dalka Lubnaan ayaa sheegtay iney sii wadeyso duqeymaha ay ku heyso woqooyiga Israel ka dib xabad joojin afar maalmood ah oo ay gaareen Xamaas iyo Israel.
War ay soo saartay kooxda ayey ku sheegtay ineysan qeyb ka aheyn dhinacyada gaaray heshiiska xabad joojinta ee beri ka dhaqan galaya Gaza sidaas awgeedna ay sii wadayaan dagaalka.
Xabbad joojinta Israa’iil iyo Xamaas ayaa lagu wadaa inay bilaabato 10-ka subaxnimo xilliga maxalliga ah {3-da subaxnimo ET} Khamiista sida uu sarkaal Israa’iili ah u sheegay wakaalada wararka ee Reuters.
Waxaa jira ikhtiyaar ah in hakadka dagaalka uu sii ahaado ilaa 10 maalmood, laakiin saraakiisha Israa’iil waxay rumeysan yihiin inaysan u badneyn inay sii jirto muddadaas.
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay markii heshiiska la ansixiyay in 10-ka qof ee dheeraadka ah ee la sii daayo, ay jiri doonto maalin dheeraad ah oo hakad ah dagaalka.
Heshiisku waxa uu dhigayaa in la sii daayo ugu yaraan 50 la haystayaal ah oo Xamaas ay qabsatay, oo ay ku jiraan haween iyo carruur, taasoo lagu beddelanayo in muddo afar maalmood ah la hakiyo ololaha cirka iyo dhulka ee Israa’iil. sido kale 150 maxbuus oo falastiiniyiin ah ayaa laga sii dayn doonaa jeelasha Israel, taasoo qayb ka ah heshiiska
kooxda Xisbullah oo shaacisay in ay Sii wadeyso dagaalka ay kula jirto Israel.
Khamiis Nofembar 23, 2023 {HMC}Kooxda Xisbulah ee dalka Lubnaan ayaa sheegtay iney sii wadeyso duqeymaha ay ku heyso woqooyiga Israel ka dib xabad joojin afar maalmood ah oo ay gaareen Xamaas iyo Israel.
War ay soo saartay kooxda ayey ku sheegtay ineysan qeyb ka aheyn dhinacyada gaaray heshiiska xabad joojinta ee beri ka dhaqan galaya Gaza sidaas awgeedna ay sii wadayaan dagaalka.
Xabbad joojinta Israa’iil iyo Xamaas ayaa lagu wadaa inay bilaabato 10-ka subaxnimo xilliga maxalliga ah {3-da subaxnimo ET} Khamiista sida uu sarkaal Israa’iili ah u sheegay wakaalada wararka ee Reuters
Waxaa jira ikhtiyaar ah in hakadka dagaalka uu sii ahaado ilaa 10 maalmood, laakiin saraakiisha Israa’iil waxay rumeysan yihiin inaysan u badneyn inay sii jirto muddadaas.
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay markii heshiiska la ansixiyay in 10-ka qof ee dheeraadka ah ee la sii daayo, ay jiri doonto maalin dheeraad ah oo hakad ah dagaalka.
Heshiisku waxa uu dhigayaa in la sii daayo ugu yaraan 50 la haystayaal ah oo Xamaas ay qabsatay, oo ay ku jiraan haween iyo carruur, taasoo lagu beddelanayo in muddo afar maalmood ah la hakiyo ololaha cirka iyo dhulka ee Israa’iil. sido kale 150 maxbuus oo falastiiniyiin ah ayaa laga sii dayn doonaa jeelasha Israel, taasoo qayb ka ah heshiiska
{DHAGAYSO}Warka Subaxnimo ee Radio Hiiraanweyn{ 23 11 2023}
Khamiis Nofembar 23, 2023 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo :Yaasin ali ahmed
Farsamadii :Abdimajiid abdirhaman aadan
HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO
Madxaweynaha Maamulka KGS LAFTA-GAREEN oo si buuxda ula saftay Madaxweyne Xasan sheikh maxamuud
Khamiis Nofembar 23, 2023 {HMC} Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa olole ugu jira sidii uu Madaxweyne Xasan Sheekh ula meel-mari lahaa qodobada ku jira heshiiskii golaha wadatashiga ee la gaaray bishii May ee sanadkaan.
Laftagareen oo si buuxda ula soo shaqeystay kooxdii Farmaajo ayaa hadda sidii oo kale ula shaqeysta dowladda federaalka ee Xasan Sheekh uu hoggaamiyo, wuxuuna u muuqdaa nin duruufaha taagan wax ku goosta
Madaxweyne Cabdicasiis ayaa Baydhaba ugu yeeray inta badan xildhibaanada BFS ee ka soo jeeda K/Galbeed, isagoo ku qancinaya inay xukuumadda Xasan Sheekh ku garab siiyaan meel-marinta heshiiskaas
Laftagareen ayaa la sheegay inuu aad u daneynayo qorshaha lagu bedelayo nidaamka hoggaanka sare ee DF oo Xasan Sheekh uu doonayo in laga dhigo madaxweyne iyo maxaxweyne ku xigeen.
Reer K/Galbeed ayaa qorshahaan u arka fursad ay uga gudbi karaan kursiga guddoomiyaha golaha shacabka oo muddo ay dhaafi weysnaayeen.
Soomaaliya ayaa ku biireysa dowladaha isticmaalaha hanaanka madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen, hadii uu qorshahaan ansixiyo baarlamaanka Soomaaliya, waxaana laga guurayaa nidaamka ra’iisul wasaaraha
Madaxda dowlad goboleedyada ayaa heshiiskii bishii May ee golaha wadatashiga qaranka waxay ka heleen muddo kororsi, balse ilaa hadda ma jiro hoggaamiye sida Laftagareen ugu ololeynaya ansixinta heshiiskaan
Madaxda qaar waxaa la sheegay in muddo kororsiga kaliya ay fursad u arkaan, balse aysan dooneyn inay olole u galaan ansixinta qodobada kale ee ku jira heshiiska, kuwaas oo sababaya in lagu qoro dastuurka
Xasan Sheekh ayaa dhawaan si buuxda ula saftay Laftagareen, kadib markii mucaaradkiisa ay isku dayeen iinay doorasho geliyaan maamulka Koonfur Galbeed, balse inta aan la gaarin Laftagareen, waxaa doorashada diiday Xasan Sheekh, maadaama uu ku jiro dagaalka Shabaab iyo meel marinta qorshihiisa wax ka bedelka dastuurka.
{DAAWO MUUQAALKA} Deeq ka timid Masuul ka tirsan Hirshabele oo la gaarsiiyay qoysas Baladweyne ku wajahaya xaalo adag.
Arbaco Nofembar 22, 2023 {HMC} Deeq ka timid Masuul ka tirsan Hirshabele oo la gaarsiiyay qoysas Baladweyne ku wajahaya xaalo adag.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Hay’adda SoDMA oo deeq Daawo ah kala wareegtay Maamulka Isbitaalka Shaafi.
Arbaco Nofembar 22, 2023 {HMC} Hay’adda SoDMA oo deeq Daawo ah kala wareegtay Maamulka Isbitaalka Shaafi.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQALKA} Rag horay dilal uga Gaystay Gobalka Hiiraan oo lagu riday xukuno dil toogasho ah.
Arbaco Nofembar 22, 2023 {HMC} Rag horay dilal uga Gaystay Gobalka Hiiraan oo lagu riday xukuno dil toogasho ah.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQALKA} Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn 22 11 2023
Arbaco Nofembar 22, 2023 {HMC} Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn 22 11 2023
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQALKA} SSC oo soo bandhigtay Dhaawacyo nool iyo gadiid dagaal oo soomaaliland looga furtay dagalkii maanta.
Arbaco Nofembar 22, 2023 {HMC} SSC oo soo bandhigtay Dhaawacyo nool iyo gadiid dagaal oo soomaaliland looga furtay dagalkii maanta.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA



