Home Blog Page 3190

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweyne ku xigeenada Galmudug iyo Jubbaland oo gaaray Magaalada Jigjiga

0

Isniin, November-6- 2023-{HMC} Madaxweyne ku xigeen Galmudug Ali Dahir Eid iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa garay Magaalada Jigjiga ee Xarunta Dowlad Deeganka Somalida Itobiya.

 

Wafdigaan waxaa si diiran ugu so dhaweyay Caasimada Jigjiga Masuliyiinta Dowlad deeganka Soomalida.

 

Madaxweyne kuxigeenka iyo Wafdigiisa waxaa ay Magaalada Jigjiga uga qayb galayaan Shirka Amniga Xuduuddaha ee Dariswanaag, sido kale waxaa uu kulamo gaar gaar ah la qadan doona Masuliyiinta ugu saraysa Dowlad Deeganka Somalida.

 

Shirka Amniga ee Dariswanaag ayaa waxa sido kale ka qayb galaya Masuliyiin ka socota Dowlad Goboleedla Jubbaland oo uu hogaaminayo Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Adan Masuliyiin kale.

RW Ku-xigeenka Xukuumadda oo maanta kulan deg deg ah la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed.

0

Isniin, November-6- 2023-{HMC}  Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kulan deg deg ah la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed.

Kulankaan ayaa ahaa mid looga jawaabayo dhibaatooyinka ay sababeen roobabka dayrta ee ka da’aya qaar kamid ah gobollada dalka, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha.

Kulanka ayaa lagu soo bandhigay xaaladda dhabta ah ee ay sababeen roobabka, waxaana ilaa iyo hadda inta la xaqiijiyey ku dhintay daadadka iyo fataahadaha ka da’ay qaar kamid ah gobollada dalka, dadka gaaraya 25 ruux, iyada oo ay saameyn ku yeesheen 717, 825 kun oo qof.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa sheegay in xaaladdu ay ka sii dari karto, maadaama ay soo wajahan yihiin roobab iyo daadad cusub sida ay tilmaameyso saadaasha iyo digniinaha soo baxaya.

Mudane Saalax ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqay sida ay lagama maarmaan u tahay in la helo xeelad walba oo gurmad loogu fidin karo meelaha ay go’doomiyeen daadadka iyo fatahaadaha is wata .

Ganacsatada Soomaaliyeed ee kulanka ka qeyb-galay ayaa sheegay in dhankooda ay diyaar u yihiin gurmadka walaalahooda Soomaaliyeed ee dhibaatadu ka soo gaartay fataahadda iyo daadka ay sababeen roobabkii dayrta ee ka da’aya dalka.

Meelaha ugu daran ee ay saameeyeen daadadka iyo fataahada, ayaa waxaa kamid ah Gobollada kala ah; Gedo, Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe, Bay, Bakool, Hiiraan, Mudug iyo Galgaduud.

Si kastaba, kulankaan ayaa imanaya xilli dowladda federaalka Soomaaliya ay shalay ku dhawaaqday xaalad deg deg ah, islamarkaana sheegtay in xilligaan ay halis weyn ka jirto dalka.

Somali military court hands down death and jail sentences against soldiers

0

MOGADISHU, Somalia – The Armed Forces Court of Somalia announced it handed down different sentences to two Somali police officers, including one blamed for murder.

 

The court said Abdullahi Abdi Mustaf killed a police officer Abdikarin Ibrahim Ali (Awdango) while the police officer Dahir Abdi Mustaf was arrested for aiding him in the crime.

The court sentenced Mustaf to death for killing the policeman on February 22, 2023, while Dahir Abdi Mustaf was sentenced to five years in military prison, according to the verdict.

 

After that, the lawyers of the defendants appealed to the Supreme Court of the Army, which heard the case again on November 1, 2023, and finally agreed today with the death sentence that was previously sentenced by the Court of First Instance of the Military court.

 

Abdullahi Abdi Mustaf will face the firing squad as his colleague Dahir Abdi Mustaf was sentenced again to four years in prison, as announced by General Liban Ali Yarow, the Chairman of the Supreme Military Court.

Dowladda Soomaaliya Oo Qaaday Talaabo Deg Deg Ah Kadib Khasaaraha Roobka Deyrta

0

Isniin, November-6- 2023-{HMC} Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan deg deg ah la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed, kaas oo looga jawaabayo dhibaatooyinka ay sababeen roobabka dayrta ee ka da’aya qaar kamid ah gobollada dalka.

 

Kulanka ayaa lagu soo bandhigay xaaladda dhabta ah ee ay sababeen roobabka, waxaana ilaa iyo hadda inta la xaqiijiyey ku dhintay daadadka iyo fataahadaha ka da’ay qaar kamid ah gobollada dalka, dadka gaaraya 25 ruux, iyada oo ay saameyn ku yeesheen 717, 825 kun oo qof.

 

 

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa sheegay in xaaladdu ay ka sii dari karto, maadaama ay soo wajahan yihiin roobab iyo daadad cusub sida ay tilmaameyso saadaasha iyo digniinaha soo baxaya.

 

Mudane Saalax ayaa hoosta ka xariiqay sida ay lagama maarmaan u tahay in la helo xeelad walba oo gurmad loogu fidin karo meelaha ay go’doomiyeen daadadka iyo fatahaadaha is wata.

 

Ganacsatada Soomaaliyeed ee kulanka ka qeyb galay ayaa sheegay in dhankooda ay diyaar u yihiin gurmadka walaalahooda Soomaaliyeed ee dhibaatadu ka soo gaartay fataahadda iyo daadka ay sababeen roobabkii dayrta ee ka da’aya dalka.

 

Meelaha ugu daran ee ay saameeyeen daadadka iyo fataahada, ayaa waxaa kamid ah Gobollada kala ah; Gedo, Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe, Bay, Bakool, Hiiraan, Mudug iyo Galgaduud.

Safiirka cusub uu Maraykanka usoo magacaabay Soomaaliya oo la filayo inuu xilka la wareego

0

Isniin, November-6- 2023-{HMC}  Richard H. Riley oo madaxweynaha dalka Maraykanka uu u magacaabay danjiraha Soomaaliya, ayaa la filayaa inuu dhawaan xilka si rasmi ah ula wareego.

Danjirahan cusub ayaa noqday safiirkii afaraad ee Mareykanka u fadhin doona Soomaaliya tan iyo markii xiriirka diblumaasiyadeed ee labada waddan uu dib u soo laabtay sanadkii 2013.

Richard H. Riley ayaa wuxuu bedelayaa Larry André Jr., oo xilkan soo hayay muddo hal sano ah. Wuxuuna muujiyay kalsoonida uu ku qabo inuu qaban karo mas’uuliyadda safiirnimo ee dalka Soomaaliya.

Wuxuu carrabka ku adkeeyay wada shaqaynta uu la leeyahay ciidamada Maraykanka, USAID, iyo hay’adaha kale ee la shaqeeya la dagaalanka argagixisada caalamiga ah.

Danjire Stephen Schwartz ayaa noqday safiirkii ugu horreeyay ee Mareykan ah oo Soomaaliya u soo magacowda June 2016 ka dib dagaaladii sokeeye, waxaana ku xigay Donald Yamamoto October 2018. Larry André Jr. waxa uu ahaa safiir bishii Febraayo 2022 ilaa Luulyo 2023.

Mareykanka ayaa weli ku adkeysanaya in uu taageerayo socdaalka Soomaaliya ee ku wajahan xasilloonida iyo horumarka, gaar ahaan wixii ka dambeeyay sanado badan oo xasillooni darro iyo dagaallo sokeeye oo daba dheeraaday.

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo xukuno kala duwan ku riday laba askari oo Walaalo ah

0

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday laba askari oo ka tirsana ciidanka Booliiska Soomaaliya, kuwaas oomid ka mid ah u horay di u geystay.

Askarta xukunka lagu riday ayaa lagu kala magacaabaa Cabdulaahi Cabdi Mustaf oo la sheegay inuu dil bareer ah uu u geystay Dable Booliis Cabdikariin Ibraahin Cali Awdaango, iyadoo Dable Booliis Daahir Cabdi Mustaf loo soo xiray gacansiin dambi kadib markii dilaaga oo walalakiis ah u dhiibay qoriga uu dilka ku geystay.

Garsoorka Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida oo dhageystay dacwada dhinacyada bishii Febraayo 22-keedii sanadkaam 2023-ka ayaa ku xukuntay Cabdulaahi Cabdi Mustaf dil toogasho tasoo ah qisaasta marxuum Cabdikariin Ibraahin Cali Awdaango, halka Dable Booliis Daahir Cabdi Mustaf lagu xukumay Shan sano oo xabsi ciidan ah.

Qareenadda eedeysanayaasha oo racfaan ka qaatay xukunka ayaa markale Maxkamadda sare ee ciidamada waxay dhageysatay kiiskaan 1-di bishaan November 2023-ka, waxaana ugu dambeyn maanta ku raacday Maxkamada sarre xukunkii dilka ahaa ee horay ugu xukuntay Maxakamadda Darajada Koowaad Ciidamada Cabdulaahi Cabdi Mustaf, halka Dable boolis Daahir Cabdi Mustaf lagu xukumay mar kale Afar sano oo xabsi ciidan ah, sida uu warbaahinta u sheegay guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada qalbka sida Janaraal Liibaan Cali Yaroow.

{DAAWO MUUQAALKA} Ninkii kalaabyada ka dheeli jiray ee noqday sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda

0
Isniin, November-6- 2023-{HMC} Ninkii kalaabyada ka dheeli jiray ee noqday sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

US secretary of state arrives in Ankara to meet Turkish foreign minister

0


Monday November 6, 2023

Antony Blinken welcomed by US Ambassador to Türkiye Jeffry Flake, Turkish Foreign Ministry Director General for Americas Yaprak Balkan

 

US Secretary of State Antony Blinken arrived in the Turkish capital Ankara early Monday to meet Turkish Foreign Minister Hakan Fidan.

Blinken was welcomed by US Ambassador to Türkiye Jeffry Flake, and Turkish Foreign Ministry Director General for the Americas Yaprak Balkan.

Fidan and Blinken are expected to discuss the latest situation in Gaza and regional and bilateral issues.

The US secretary of state made a surprise visit to the occupied West Bank on Sunday, where he met Palestinian President Mahmoud Abbas.

Blinken’s surprise visit was not limited to the West Bank as he also visited Iraq and the Greek Cypriot Administration.

During his Baghdad visit, Blinken was seen wearing a bulletproof vest.

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn.

0
Isniin, November-6- 2023-{HMC}  Wararka ugu waa weyn soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Somalia floods displace more than 113,000 a year after drought

0


Monday November 6, 2023

 

Floods caused by heavy rains across parts of Somalia have displaced more than 113,000 people and “temporarily affected” hundreds of thousands, the U.N. Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (UNOCHA) said on Monday.

The rain comes a year after the Horn of Africa nation suffered its worst drought in four decades, which combined with violence and a rise in food prices caused by the war in Ukraine killed as many as 43,000 people, according to the UN.

The current October-December rainfall season has seen intense downpours in Puntland, Galmudug, South West, Hirshabelle states and in areas along the Juba river in Jubbaland State, OCHA said, driven by El Nino.

El Nino is a natural climate phenomenon in which surface waters of the central and eastern Pacific become unusually warm and cause changes in weather patterns around the world.

“Over 706,100 people have been temporarily affected, with over 113,690 people temporarily displaced from their homes across the country,” the office said in its latest update.

Southwest and Jubbaland states were the worst hit, with a total of about 536,608 people affected, OCHA said.

In the Luuq area of southwest Gedo region, some 2,400 people were trapped by floods, the agency said, adding that steps were being taken to rescue them.

Another 14,000 families had been cut off from the main town in Baardhere, OCHA said.

Earlier this year, floods pushed a quarter of a million people from their homes after the Shabelle river in central Somalia broke its banks and submerged the town of Beledweyne.

Aid agencies and scientists have warned climate change is among the key factors accelerating humanitarian emergencies, while those impacted are some of the least responsible for CO2 emissions.

Writing by George Obulutsa; Editing by Nick Macfie