Home Blog Page 3204

{DAAWO SAWIRADA} Ugu yaraan 29 qof ayaa lagu dilay duqeyn Israel ka geysatay Magaalada Gaza

Khamiis Nofembar 02, 2023 {HMC}  Ugu yaraan 29 qof ayaa lagu dilay duqeyn Israel ka geysatay mar kale xerada qaxootiga ee Jabalia ee Magaalada Gaza.

Duqeynta Israel ayaa ayaa sidoo kale lagu dhaawacay daraasiin kale, waana weerarkii saddexaad ee lagu qaaday xerada qaxootiga ee Jabalia maalmo isxiga.

Weriye ka tirsan Wakaaladda ayaa sheegay in ciidamada Israel ay gantaal ka rideen iskuul ku yaal xerada, halkaasoo ay ku dhinteen 27 qof oo u badan rayid gabaadsanayey Iskuulka. Wuxuu sheegay in laba qof oo kale lagu dilay gantaal kale oo ku dhacay gaari.

Wasaaradda Caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegtay in 35-ka ka mid ah 35 isbitaal oo ku yaal Gaza ay fariisteen ka din shidaal la’aan

Isbitaalka saaxiibtinimo ee Turkiga iyo Falastiin, oo ah cusbitaalka kansarka kaliya ee Gaza, waxaa lagu qasbay inuu joojiyo shaqada shidaal la’aan awgeed.

Nolosha 70 bukaan oo kansar looga daweynayey isbitaalka ayaa haatan wajahaya xaalada adag,” ayuu yiri Wasiirka Caafimaadka Falastiin ee MAI Al-Kaila.

Tirada dhimashada ee Gaza ayaa kor u kacay waxayna gaartay 9,061 qof, oo ay ku jiraan 3,760 carruur ah.

Dad gaarayaa 256 qof oo rayid ah ayaa maanta oo kaliya lagu dilay duqeymaha cirka ee Israel sida ay sheegtay Wasaarada Caafimaadka Gaza

Waxaa sidoo kale jira dad gaaraya 2,600 oo oo nolol iyo geeri lagu heynin, kuwaasoo ku hoos jira burburka goobaha la duqeeyey ka dib markii la awoodi waayey in laga saaro kuwaasoo ay ku jiraan 1,150 carruur ah, waxaana loo badinayaa iney dhinteen.

{DAAWO MUUQAALKA} Maxkamadda Ciidamada oo xukuno ku ridday Sheegow iyo askartiisa.

Khamiis Nofembar 02, 2023 {HMC}  Maxkamadda Ciidamada oo xukuno ku ridday Sheegow iyo askartiisa.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Wabbiga Jubba oo ku fatahay deegaano hoostaga Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo

Khamiis Nofembar 02, 2023 {HMC} Wabbiga Jubba oo ku fatahay deegaano hoostaga Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Waalidiinta Wiil aw horay udilay Askerigii ka mid ahaay ilaalada shegow oo maanta dilka lagu Xukumay

Khamiis Nofembar 02, 2023 {HMC} Waalidiinta Wiil aw horay udilay Askerigii ka mid ahaay ilaalada shegow oo maanta dilka lagu Xukumay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Sababta qoyskii beeraleyda ahaa ay gabadhooda ugu diideen madaxweyne Waare

Khamiis Nofembar 02, 2023 {HMC} Sababta qoyskii beeraleyda ahaa ay gabadhooda ugu diideen madaxweyne Waare

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Macalin Yusuf Aw Maxamed waxa uu ku geeriyooday tuulada Bursha Sheekh, oo hoos tagta degmada Cadale

Khamiis Nofembar 02, 2023 {HMC} Macalin Yusuf Aw Maxamed waxa uu ku geeriyooday tuulada Bursha Sheekh, oo hoos tagta degmada Cadale

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

Somalia, IMF reach preliminary deal on $100 mln in new funding

0


Thursday November 2, 2023

nternational Monetary Fund (IMF) staff on Wednesday reached a preliminary agreement with Somalia that will allow for the release of $100 million in funding under a new 36-month credit programme, the fund said.

The so-called staff-level agreement under the Extended Credit Facility (ECF) is subject to approval from the fund’s board. It is to help Somalia’s economic institutions put together policies for when it reaches the point it can achieve debt relief under the fund’s Heavily Indebted Poor Countries Completion scheme, aimed for December.

“However, despite the progress achieved, Somalia faces significant challenges ahead, including those stemming from economic, social, security, and climate risks,” Laura Jaramillo, who headed a team that conducted a review on Somalia, said in a statement.

“Growth is currently insufficient to reduce widespread poverty, address large social needs, and create sufficient jobs for the youth. Somalia is highly vulnerable to climate shocks that hurt growth and hinder poverty reduction efforts.”

Somalia’s government has been fighting the al Qaeda-linked al Shabaab group since 2006. The group, which aims to overthrow the government, has been carrying out frequent gun and bomb attacks that also target peacekeeping troops supporting the government.

The country has also over the years experienced bouts of drought and floods that have led to thousands being displaced.

Reporting by George Obulutsa Editing by Mark Potter

British Somali women’s theatre gives the ‘Side eYe’ to exclusion

0


By Hannah McKay and Barbara Lewis
Thursday November 2, 2023

 

Members of Britain’s community of Somali women have cast aside the conventional roles they say are expected of them for the ones they really want with the help of a theatre company set up to combat exclusion in performing arts.

Artistic director Hannah Abdule, a civil servant, co-founded Side eYe Productions in 2019 to create opportunities she felt were denied to people like her.

She loved drama at school, but as an adult found herself thinking: “Surely I can’t perform in my headscarf, and if I do, there ‘ll be content at odds with the stories that I want to tell.”

Those stories have complex characters that are not defined only by culture or Muslim faith.

“Dugsi Dayz”, a comedy about dugsi, or Islamic school, by writer and actor Sabrina Ali, won an award at the Edinburgh Fringe festival in August and this month tours England, from Sheffield in the north to Bristol in the southwest.

Last week, Side eYe’s newest production “Desperate Times”, the story of a Muslim teacher, who tangles herself in an hilarious web of lies to try to conceal her kleptomania, played to full houses at the Somali Week festival, organised by the Kayd Somali Arts and Culture organisation in east London.

As part of its inclusive mission, Side eYe aims to give opportunities to Somali women with little theatrical experience.

“Desperate Times” is the first full-length play of journalist-turned-playwright Amal Abdi, while Nadjma Abshir, who works in marketing, made her acting debut in the one-woman play.

Abshir said Side eYe provides an outlet for “the misfits” who want to be creative, rather than pursue the steady jobs their parents, as a first generation of the diaspora, considered essential.

“Our parents had more of a mentality of survival and that is getting traditional jobs in sciences, teaching,” Abshir said.

“We’ve done what we’ve needed to do and are looking at the things that truly interest us.”

Reporting by Barbara Lewis and Hannah McKay; Editing by Emelia Sithole-Matarise

{DAAWO SAWIRADA} Kumanaan Qoys oo ku Barakacay Fatahaadda Webiga Jubba ee Baardheere

Khamiis Nofembar 02, 2023 {HMC} Webiga Jubba ayaa fataahad hor leh ka sameeyey degmada Baardheere iyo Deegaanno ka tirsan Gobolka Gedo ee uu maro webiga labadii maalmood ee ugu dambaysay.

 

Fatahaada webiga iyo Roobab xiriir ah oo ka da,ayey Degmada Baardheere maal mahii la soo dhaafey ayaa saameyn ku yeelatey nolosha dadka deegaanka,waxaana kala go,ay isku socodka dadka,gaadiidka iyo xoolaha,kumanaan Qoys ayaana ka barakacay guryahooda,waxaana gabaabsi ah Cunnada iyo Adeegyada Caafimaadka.

 

Qureesho Aden Cumar oo ah Gudoomiyaha Ururka Haweenka degmada Baardheere iyo Xaliimo hire oo ka mid ah Ururka Haweenka degmada Baardheere ayaa sheegay xaalada Baardheere maanta ay taagan tahay meel halis,iyadoo sheegayna mushkilada ugu weyn in ay ka taagan tahay dhibaatada ka dhalatey Fatahaada webiga iyo Roobabka culus ee da,aya.

 

Dhinaca kale kulan deg deg ah oo maanta ay isugu yimaadeen ,mas,uuliyiinta Maamulka degmada,Maamulka Gobolka Gedo iyo H/wadeenada Hay,adaha Samafalka ayaa looga wada hadley sidii wax looga qaban lahaa xaalada Fatahaadaha iyo Daadadka Roobabka.

 

 

Gebagebadii kulanka ayaa waxaa saxaafada la hadley Sh.Maxamed Xuseen Alqaadi oo ah G/ku xigeenka Maamulka Gobolka Gedo,waxuuna ugu baaqey DF eeSoomaaliya,Maamul Goboleedka Jubaland iyo Hayadaha Samafalka in gurmad Bini,aadinimo oo deg deg ah in ay la soo gaaraan kumanaanka Qoys ee ka barakacay guryahooda.

Maxkamadda Ciidanka oo xukunno ku riday Sheegow iyo Ciidankiisa

Khamiis Nofembar 02, 2023 {HMC} Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukunno kala duwan ku riday Sheegow iyo ciidan uu watay, iyada oo Maxkamaddu ay ku riday xukunno isugu jira; dil, mag iyo sannado xabsi ciidan ah.

Ugu horreyn Maxkamadda ayaa Sheegow Axmed Cali ku xukuntay Bixinta Diyada Sakariye Maxamed Cali oo ku baxay Fal-celintiisa iyo magdhow siinta sarkaal xigeen Cabdullaahi Xuseen Cabduqaadir oo uu dhaawacay iyo 10 sano oo xabsi Ciidan ah.

Sidoo kale Maxkamadda ayaa Axmed Maxamed Xasan {Abii Axmed } taliyaha Ciidanka Sheegow ku xukuntay dil toogasha ah, iyada oo Maxkamadda ay ku eedeysay in uu Maxkamadda ku taal Magaalada Jowhar ku dilay laba eedeysane February 13, 2023-ka.