Home Blog Page 3208

Impunity in journalist killings remains the norm, report says

0

WASHINGTON — Ten years have passed since the United Nations declared an international day to end impunity for crimes against journalists. But in that time, nearly 80% of journalist killings around the world remain unsolved, according to a new report.

Between September 2013 — the year the U.N. declared November 2 the International Day to End Impunity for Crimes Against Journalists — and August 2023, 261 journalists were killed over their work.

Of those killings, no one has been held accountable in 204 cases, or more than 78%, the Committee to Protect Journalists, or CPJ, said in its annual Global Impunity Index.

“Impunity in the murder of journalists continues to be an entrenched challenge, and that is primarily because there is a lack of political will at the local level. Investigations are either nonexistent or inadequate,” said Gypsy Guillén Kaiser, CPJ’s advocacy and communications director.

The index, released Tuesday, tracks unsolved journalist killings. The report includes countries with at least five unsolved murders during the past 10 years.

“Murder is the ultimate form of censorship. Swift, transparent, independent local investigations are critical, and political will can change the course of justice to stem the pervasive impunity in cases of journalists killed for their work,” CPJ president Jodie Ginsberg said in a statement.

Haiti’s ongoing security crisis means the country now ranks among the world’s worst in terms of impunity in the killings of journalists. CPJ included Haiti on the index for the first time this year, ranking the island nation third on the list. Six journalists have been killed in Haiti since 2019, CPJ said.

“The reason Haiti has now landed on the index for the first time, and in third place, is primarily because of the general lawlessness that’s taking place there. It’s not new that journalists are getting killed in Haiti,” Guillén Kaiser told VOA from New York. “But primarily, they have no one to resort to, just like the general population.”

Haiti’s Washington Embassy did not reply to VOA’s email requesting comment.

The index’s release comes at a particularly deadly time for journalists in the Middle East, where at least 31 journalists have been killed in the ongoing war between Israel and the militant group Hamas.

Those deaths, however, were not included in the CPJ index because they fall outside CPJ’s reporting period of September 2013 to August 2023.

Syria, which has been on the index for a decade, reached number one this year as the country with the worst impunity record in the world. Over the past decade, 14 journalists have been killed with impunity in Syria, according to CPJ.

CPJ calculates unsolved journalist murders as a percentage of a country’s population and counts killings for which no convictions have been secured.

The consequences of impunity in journalist killings are bifold, Guillén Kaiser said. When journalists are killed and no one is held accountable, other journalists may become scared to do their jobs or self-censor, whereas would-be perpetrators may become emboldened, she added.

“It is a chilling effect, but it is also an empowering effect,” she said.

“The road to justice can be long and tortuous — and for the vast majority of murdered journalists, it never comes at all,” the report said.

Meanwhile, Somalia was also included on the index for the 16th year. After eight years in the worst ranking, Somalia dropped to No. 2 this year as the second-worst offender, with 11 reporters killed over the past decade.

Guillén Kaiser pointed to ongoing insecurity in Somalia, largely caused by the militant group al-Shabab, to explain Somalia’s continued presence on the index.

Somalia’s Washington Embassy did not reply to VOA’s email requesting comment.

Other countries on the index include South Sudan, Afghanistan and Myanmar.

But impunity can’t be chalked up to a country’s instability, Guillén Kaiser said, pointing to relatively stable democracies like Mexico, the Philippines, Brazil and India, which are also on the index.

“These are places that could really decide to make a difference,” Guillén Kaiser said. “And the fact that they’re not doing so conveys the same message, which is that journalists are fair game.”

{DAAWO SAWIRADA} Dhaawacyadii ugu horreeyay oo laga soo daadgureeyay Gaza

Arbaco, November -1- 2023-{HMC} Warbaahinta Masar iyo ilo ku sugan xudduudka ayaa sheegay in kooxdii ugu horreysay ee dhaawaca ah ee laga soo daadgureeyay marinka Gaza ay Arbacadii kasoo gudbeen xadka Masar, iyada oo la raacayo heshiis ay Qadar garwadeen ka tahay oo ay wada gaaren Masar, Israa’iil iyo Xamaas, xilli ciidamada Israel ay sii wadaan dagaalka ka dhanka ah Xamaas.

Dadka lasoo daadgureeyay ayaa lagu daabbulay gawaarida gurmadka degdega ah, iyadoo lasii maray marinka xadka Rafah.

Sida ku cad heshiiska ay wada gaareen Masar, Israel iyo Xamaas, waxaa loo oggolaan doonaa tiro ajaanib ah iyo dadka dhaawacyada culus qaba inay ka baxaan dhulka go’doonsan.

heshiiska ayaa yimid maalin kale oo dhiig ku daatay Qaza oo duqeyn cirka ah oo Israel ay ku dishay ilaa 50 qof xero qaxooti, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka Falastiin.

Israa’iil waxay sheegtay in weerarkaas ay ku dishay taliye sare oo Xamaas ah iyo dagaalyahanno kale oo badan.

Isgaarsiinta iyo adeegyada internetka ayaa gabi ahaanba laga jaray Gaza mar kale Arbacadii, sida ay sheegtay shirkada bixisa adeegga isgaarsiinta Gaza ee Paltel.

Ilo dhanka ammaanka ah oo Masar ka tirsan ayaa sheegay in ilaa 500 oo qof oo haysta baasabooro ajnabi ah ay ka gudbi doonaan xadka Rafah maanta.

Ciidanka Booliska oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen Qaraxyo

Arbaco, November -1- 2023-{HMC} Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in goordhaweyd ay gacanta ku dhigeen Qaraxyo ay wadeen dagaalamaayal ka tirsan AL-Shabaab, kuwasi oo sida ay sheegeen si gaar ah u beegsan rabay Rugta Codka Cali Siyaad ee Ciidamada Boliis Milatari ee waaxda kurdamac Deg/Deyniile.

Qoraal kasoo baxay Booliska ayaa lagu yiri “abaaro 11:30 Barqanimo ayay Ciidanka Boliiska Soomaliyeed Fashiliyeen Qarax Miino oo ay ALshababaab ku dhex diyaariyeen weelka Kululaysada loo yaqaan, Kaas oo ay soo dhigeen Rugta Codka Cali Siyaad ee Ciidamada Boliis Milatari ee waaxda kurdamac Deg/Deyniile”

Qaraalka kasoo baxay Booliska ayaa sidoo kale lagu sheegay in Qaybta Miinooyinka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee MBB-yada, oo goobta gaaray ayaa fashiliyeen Qaraxaasi la damacsanaa Shacabka & Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, mana jirto wax khasaare ah oo ka dhashay Miinadaas, sida ay sheegeen Booliska Soomaaliya.

Taliyaha Booliska Somalia iyo Saraakiil kale oo gaaray Ankara

Arbaco, November -1- 2023-{HMC} Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin iyo Wafti Saraakiil Boliiska ah oo ay qeyb ka yihiin Taliyaha Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir. Gaashaanla Sarre Mahadi Cumar Muumin iyo Taliyaha Hoggaanka Baarista Dembiyada Gaashaanle Dhexe. Maxamed Cabdi Wahaab {Anwar} waa safar shaqo ku gaaray Magaalada Ankara ee Caasimada Dalka aan walaalanahay ee Turkiga.

Safarka ayaa daaranaa iskaashi iyo adkeynta xariirka walaaltinimo ee ka dheexeeya Boliiska Dowladaha Turkiga iyo Soomaaliya. Iyada oo Taliyaha iyo waftigiisa uu dhigiisa Sareeye Guut. Dr. Salmi Altinok, Taliyaha Boliiska Turkigu ku soo dhaweeyay Xarunta Taliska Dhexe ee Boliiska Dalka Turkiga.

Qodobada ugu waaweyn ee la gorfeeyay ayaa ah, sidii kordhinta tayeeynta Xirfadaha Boliiska iyo korshinta tirada iyo Tayada Ciidanka Boliiska gaarka ah ee Haramcad kuwaas oo ay taakuleeyaan Ožil Harakat oo Boliiska gaarka ah ee Dalka Turkiga.

{DAAWO MUUQAALKA} Wasiirka Waxbarashada Galmudug falkii waxuushnimada ahaa ee xalay waxa uu aasay sharaftii caasimadda

Arbaco, November -1- 2023-{HMC} Wasiirka Waxbarashada Galmudug falkii waxuushnimada ahaa ee xalay waxa uu aasay sharaftii caasimadda

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn

Arbaco, November -1- 2023-{HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} G. Ganacsatada dhuusamareeb “shalay galab ayaan ka arinsanay sidii aan lacag iskaga aruurin laheyn.

Arbaco, November -1- 2023-{HMC} G. Ganacsatada dhuusamareeb “shalay galab ayaan ka arinsanay sidii aan lacag iskaga aruurin laheyn.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn {1-11-2023}

Arbaco, November -1- 2023-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinaya: Mustaf Cali Caddow iyo Shukri Baryare 

Farsamadii :Cabdikaafi

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

 

Banaanbax weyn oo ka billawday Magaalada Dhuusamareeb.

Arbaco, November -1- 2023-{HMC} Bananbaxyo waa weyn oo looga soo Horjeedo Dilalkii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb iyo degaano kale ayaa ka bilowday caasimada Maam ul Goboleedka Galmudug.

Qaybtii ugu horreysay ee dadka dhigaya Bannaanbaxa, oo u badan Ardayda Magaalada waxka barata, ayaa gaaray Garoonka ciyaaraha ee magaalada Dhuusamareeb, waxaana sidoo kale kusoo biiray qaybaha kale ee bulshada kuwaasi oo muujin doona sida ay uga xun yihiin wixii xalay ka dhacay Caasimadda Maamulkaasi ee Dhuusamareeb.

Sidoo kale waxaa la filayaa in masuuliyiin sar-sare oo ka tirsan Maamulka Galmdug inay gaaraan halka loo qorsheeyay dibad-baxaasi, kuwaasi oo bulshada kula hadli doona garoonka weyn ee magaalada.

Sidoo kale Saaka waxaa xiran dhammaan goobaha ganacsiga ee Magalada, waxaana Albaabada loo laabay goobaha Ganacsi ee ku yaallay Dhuusamareeb, iyadoo dadku ay muujinayaan, sida ay uga xun yihiin dilalka salka ku haya aanooyinka qabiil ee ka dhacay Caasimadda iyo degaanada kale.

24 kii saac ee lasoo dhaafay degaanada Maamulka Galmudug waxaa ka dhacay dilal kala duwan oo loo gaystay dad shacab ah, waxaana degaanada qaar laga soo sheegaya xaalad cabsi ah.

Dilalkii ugu dambeeyay waxaa loo gaystay labo ka mid ah ganacsatada magaalada, kuwaas oo lagu kala magacaabi jiray Saciid Tahliil Maxamed iyo Sheekh Xasan Diirshe.

Dilka labada Ganacsato ayaa waxaa fuliyay dabley hubeysan oo goobta isaga baxsaday, waxaana sida la sheegay dilkaasi uu salka ku hayaa aanooyin qabiil.

{DAAWO MUUQAALKA} Shir udhaxeeyo Wariyaasha iyo Booliska oo ka Furmay Garoowe,

0
Arbaco, November -1- 2023-{HMC} Shir udhaxeeyo Wariyaasha iyo Booliska oo ka Furmay Garoowe,

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA