Home Blog Page 3258

Saudi Arabia pauses normalisation talks with Israel amid ongoing war with Hamas

0


Saturday October 15, 2023

Hamas launched a large-scale attack on Israel on October 7 that killed 1,300 people, sparking a retaliatory bombing campaign that has killed at least 2,215 in the Gaza Strip ahead of a potential Israeli ground invasion of the Palestinian coastal territory.

“Saudi Arabia has decided to pause discussion on possible normalisation and has informed US officials,” a source familiar with the discussions told AFP.

The Gulf kingdom, home to the holiest sites in Islam, has never recognised Israel and did not join the 2020 US-brokered Abraham Accords that saw its Gulf neighbours Bahrain and the United Arab Emirates as well as Morocco establish formal ties with Israel.

US President Joe Biden’s administration had been pushing hard in recent months for Saudi Arabia to take the same step.

Under de facto ruler Crown Prince Mohammed bin Salman – known as MBS – Riyadh had laid out conditions for normalisation including security guarantees from Washington and help developing a civilian nuclear programme.

In an interview with Fox News last month, MBS said “every day we get closer” to a deal, though he also insisted the Palestinian issue was “very important” for Riyadh.

“We need to solve that part. We need to ease the life of the Palestinians,” he said.

News that normalisation discussions are now on hold comes as US Secretary of State Antony Blinken is due to meet with his Saudi counterpart on Saturday, the latest stop on a six-nation tour of the region.

Diplomatic push
In the week since Hamas launched its attack on Israel, Riyadh has voiced increasing disquiet about the fate of Palestinians in the Hamas-controlled Gaza Strip, where Israel has launched thousands of strikes and ordered the evacuation of the territory’s north, prompting thousands to flee.

It has also publicised its diplomatic outreach “to stop the ongoing escalation”, contacting regional leaders across and beyond the region.

On Thursday, Saudi state media reported that MBS had discussed “the current military situation in Gaza and its environs” with Iranian President Ebrahim Raisi.

It was the first call between the two men since their countries announced a surprise China-brokered rapprochement in March after seven years of severed ties.

On Friday, Saudi Arabia denounced the displacement of Palestinians within Gaza and attacks on “defenceless civilians”, its strongest language criticising Israel since the war broke out.

Riyadh “affirms its categorical rejection of calls for the forced displacement of the Palestinian people from Gaza, and its condemnation of the continued targeting of defenceless civilians there”, the foreign ministry said in a statement.

(FRANCE 24 with AFP)

Shir ka dhacay Dalka Turkiga oo ku saabsanaa arrimaha Soomaaliyeed ayaa War murtiyeed laga soo saaray

0

Sabti, October -14- 2023-{HMC} Magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa lagusoo gabagabeeyay shir ay isugu yimaadeen wakiillo ka kala socday dalalka Turkiga, Soomaaliya, Qatar, Imaaraadka Carabta, Ingiriiska iyo Mareykanka.

Shirkaan ayaa muhiimadiisu ahayd, amniga iyo xasiloonida Soomaaliya, waxaana Soomaalia uga qeyb galay wakiillo ka socday dowladda Federaalka.

War murtiyeed kasoo baxay shikan ayaa lagu sheegay, in waddamada shirkaan isugu yimid ay isku raaceen, inay si buuxda u garab taagan yihiin dawladda Faderaalka ee Soomaaliya dadaalka ay ugu jirto xaqiijinta amniga iyo xasilloonida dalka oo dhan. Sidoo kale, waxay bogaadiyeen dadaalada ay muujiyeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku jira dagaalka ka dhanka ah Alshabaab.

Waxay si faahfaahsan uga wadahadleen hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS). Waxay dib u eegis ku sameeyeen horumarka laga gaaray dib-u-habaynta laamaha ammaanka ee Soomaaliya iyo tallaabooyinka xiga ee lagu horumarinayo.

Ugu dambayn, waxay carrabka ku adkeeyeen inay sii wadayaan taageerada ay siinayaan dadaallada Soomaaliya ee lagu dhimayo khatarta Shabaab, iyo in si buuxda looga qaado xakamaynta hubka ee saaran.

US requests delay to Israel’s ground operation in Gaza: Local media

0


Ikram Kouachi
Saturday October 14, 2023

The United States has asked Israel to delay its ground operation in the Gaza Strip, according to Israeli media reports.

“The United States has asked Israel to postpone its ground offensive until the establishment of a humanitarian corridor,” daily Jerusalem Post reported, citing the public Israeli Broadcasting Corporation.

According to the report, “it was unclear what the Israeli response was to the request.”

The US has expressed strong support for Israel in fighting back against the Hamas group following its attack a week ago, but has also expressed concern for the humanitarian plight of the over 2 million residents of Gaza, where the attackers were based.

On Friday the Israeli military warned 1.1 million residents in northern Gaza to evacuate “within 24 hours” to the southern half of the strip.

The UN has warned it would be impossible for Palestinians in Gaza to obey the order without “devastating humanitarian consequences.”

One week ago, Israeli forces launched a sustained and forceful military campaign against the Gaza Strip in response to a military offensive by the Palestinian group Hamas in Israeli territories.

The conflict began last Saturday when Hamas initiated Operation Al-Aqsa Flood – a multi-pronged surprise attack including a barrage of rocket launches and infiltrations into Israel via land, sea and air.

Hamas said the operation was in retaliation for the storming of the Al-Aqsa Mosque in occupied East Jerusalem and Israeli settlers’ growing violence against Palestinians.

The Israeli military then launched Operation Swords of Iron against Hamas targets within the Gaza Strip.

That response has extended into cutting water and electricity supplies to Gaza, further worsening the living conditions in an area that has reeled under a crippling siege since 2007.

* Writing by Ikram Kouachi

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Radio Hiiraanweyn – 14 – 10 – 2023

Sabti , October -14- 2023-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinaya: Cabdisamad Cilmi Cabdi

Farsamadii :Cabdimajiid Aweeys isaaq

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

{DAAWO MUQAALKA} Lix Sano ka dib qaraxii Soobe sidee waaye xaalka Magaalada Muqdisho?

0

Sabti, October -14- 2023-{HMC} Soomaaliya – Qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari  laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa gilgilay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho, kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac fara badan.

Maalintaas waxay saameyn ku yeelatay dhamaan shacaba ku nool caasimadda, iyadoo qoysas badan ay waayeen eheladooda, boqollaal carruur ahna ay agoon noqday.

Sannad kasta Soomaalidu way xustaa maalintan oo muujinaysay wajiyadii ugu foosha xumaa.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

 

Ra iisulwasaare Netanyahu” Weerarka aan ku wadno Qasa waa bilaw oo kaliya”

0

Sabti, October -14- 2023-{HMC} Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa Jimcihii sheegay in weerarka rogaal celiska ah oo ay Israa’iil ku qaadday Qasa uu yahay bilow, balse ma uusan faahfaahin waxa soo socda iyo inta uu ku soo kordhin doono weerarka.

Netanyahu waxa uu intaa ku daray,”Waxaan ku weerareynaa cadawgeena xoog aan horay loo arag, waxa aan xaqiijinayaa in tani ay tahay bilow oo kaliya.” Xamaas ayaa 7-dii Oktoobar billowday howlgalka “Daadadka Al-Aqsa”, kaasoo dagaalyahannadoodu ay gudaha u galeen aagga Israa’iil isla mar ahaantaana ay ku rideen kumannaan gantaallo ah.

In ka badan 1,300 oo qof ayaa lagu dilay Israa’iil oo u badan dad rayid ah tan
iyo markii uu billowday weerarka, waxaana ku jira 258 askari, sida lagu sheegay tiradii ugu dambeysay ee ciidamada, tirada dhaawaca ayaa gaartay in ka badan 3,200 oo qof, iyada oo tirada la haystayaasha la xaqiijiyay in ay gaarayaan illaa 120.

Marinka la go’doomiyay waxaa ku dhintay 1,799 falastiiniyiin ah, oo ay ku
jiraan 583 caruur ah, halka ay ku dhaawacmeen 7,388 muwaadiniin ah ayaa ku
dhaawacmay duqeynta xooggan ee Israa’iil ay uga jawaabtay howlgalka, sida
lagu sheegay tiradii ugu dambeysay ee ka soo baxday wasaaradda
caafimaadka.

{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaan Sheekh Aweys “Nageeye Khaliif Filim dhamaaday ayuu tigid u Jartay”

0

Sabti , October -14- 2023-{HMC} Xildhibaan Sheekh Aweys “Nageeye Khaliif Filim dhamaaday ayuu tigid u Jartay”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu danbeyay Soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn 14 10 2023

Sabti , October -14- 2023-{HMC} Dawayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wararkii ugu danbeyay Soomaaliya iyo caalamka

Warka waxaa soo jeedinaya: Shukri Baryare maxamuud

Farsamadii :Cabdisamad Cilmi Cabdi

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEYAY SOMALIA IYO CAALAMKA

 

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu danbeyay Soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn 14 10 2023

0

Sabti, October -14- 2023-{HMC} Wararkii ugu danbeyay Soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn 14 10 2023

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa dhageysatay dacwad loo haysto askari dilay askari kale

0

Sabti, October -14- 2023-{HMC}  Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa dhageysatay dacwad loo haysto askari dilay askari kale

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA