Home Blog Page 3266

Madaxweynaha Deni oo soo saaray Baaq ku socda Shacabka Soomaliyeed.

Khamiis , October -12- 2023-{HMC} Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliyeed Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Maalinta Calanka Soomaaliyeed 12-ka Oktoobar.

Madaxweyne Deni ayaa tilmaamay in dadka Soomaaliyeed ay naf iyo maalba u hureen sidii ay u gaari lahaayeen himiladooda Qarannimo, safka horena uga gali lahaayeen shucuubta iyo dalalka xorta ah ee leh calan iyo carro gobanimo ay dadkeedu ugu nool yihiin.

Madaxweynaha ayaa maalinta Calanka darteed Tacsi u diray Halgamaa Maxamed Cawaale Liiban oo ahaa assaasihii Calanka Jamhuuriyadda iyo dhammaan cidkastoo qeyb ka aheyd halgankii Calanka iyo gobonimada dalkeenna.

“Maalintan qiimaha badan darteed, waxaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed ugu baaqayaa inay dhexda u xirtaan dib u soo celinta dowladnimada si calankeennu mar labaad u noqdo mid ka dhex sharfan adduunyada inteeda kale”. Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni.

{DAAWO MUQAALKA} Taliyaha Ciidanka dhulka ”Waxaan soo afjarnay Howlgalkii Deegaanka ciid ciidka ee shabeelada dhexe’

Khamiis , October -12- 2023-{HMC} Taliyaha Ciidanka dhulka ”Waxaan soo afjarnay Howlgalkii Deegaanka ciid ciidka ee shabeelada dhexe

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn 12 10 2023

Khamiis , October -12- 2023-{HMC}  Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo caalamka ee Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Xoogga dalka ayaa ku dhawaaqay in loo soo gebagabeeyey howlgalkii dhulka howdka ah ee Ciid ciidka

Khamiis , October -12- 2023-{HMC} Xoogga dalka ayaa ku dhawaaqay in loo soo gebagabeeyey howlgalkii dhulka howdka ah ee Ciid ciidka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO } Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn – 12 – 10 – 2023

Khamiis , October -12- 2023-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinaya: Mustaf Ali Cadoow iyo Cabdimajid Cabdiraxmaan 

Farsamadii :C/kaafi Cismaan

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweyne Xasan Shiikh oo Shir gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, oo uu kula wadaagay guulaha laga gaaray howlagalladii ugu danbeeyey ee Khawaariijta Dalka looga sifaynayo.

Madaxwaynaha ayaa Golaha uga warbixiyay dadaalka ka socda jiidda hore ee dagaalka, isagoo tilmaamay in wajigii labaad ee hawlgallada Khawaariijta laga gaaray guulo waaweyn, isla markaana ciidamada qalabka sida iyo dadka deegaanku horumar muuqda ay sameeyeen furimaha dagaalka.

 

Waxa uu sheegay in laga xoreeyey deegaanno muddo dheer fariisimo u ahaa cadawga oo ay dadka ku dhibaatayn jireen, isagoo ku boorriyay Golaha Wasiiradda Xukuumadda #DanQaran in ay sii labalaabaan doorka ay ka qaadanayaan hawlgallada ka dhanka ah kooxaha Khawaariijta.

 

Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa dhinaca kale sheegay in dhamaystirka Dastuurka Federaalka uu ahmiyad gaar ah u leeyahay dowladnimada Soomaaliyeed, si loo helo hay’ado is dheelitira oo sharciga ku shaqeeya.

 

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa isna kulanka ka sheegay in xukuumaddu ay yagleeshay laba guddi oo heer Wasiiro ah, kuwaas oo kala ah Guddiga Taakulaynta Ciidmada iyo Guddiga Wacyigalinta howlgallada lagu sifaynayo Khawaariijta oo gacan ka geysan doono halganka dib u xoreynta dalka.

 

Shirka Golaha Wasiirrada ayaa maanta lagu ansixiyay Hindise sharciyeedyo iyo heshiisyo caalami ah oo ku saabsan dhaqaalaha, caafimaadka, warfaafinta iyo dhismaha Golaha Culimada Soomaaliyeed.

—𝗗𝗛𝗔𝗠𝗠𝗔𝗔𝗗 —

Trump says Israel’s Netanyahu was not prepared for Hamas attack

0


Thursday October 12, 2023

Former U.S. President Donald Trump on Wednesday criticized Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu over what he described as a lack of preparation for a weekend attack by Palestinian Hamas militants that killed at least 1,200 people in Israel.

Speaking to Fox News, Trump, the frontrunner for the 2024 Republican presidential nomination, said Netanyahu “has been hurt very badly” due to the attack.

“He was not prepared. He was not prepared and Israel was not prepared. And under Trump, they wouldn’t have had to be prepared,” he said.

Trump’s comments came as Israel was still collecting its dead and reeling from one of the most devastating attacks in its history. It has retaliated with air strikes on Gaza that have killed at least 1,200 Palestinians.

One of Trump’s opponents in the Republican contest, Florida Governor Ron DeSantis, criticized the former president over the comments.

“(It) is absurd that anyone, much less someone running for President, would choose now to attack our friend and ally, Israel,” DeSantis wrote on social media.

Trump and Netanyahu had a close relationship during Trump’s time as president, though cracks have appeared in their once ironclad rapport.

Speaking to supporters in Florida on Wednesday evening, Trump again commented on Israeli security preparedness, pointing to “some of the things that went wrong over the last week”.

Trump added: “They’ve gotta straighten it out because they’re fighting potentially a very big force, they’re fighting potentially with Iran.”

Reporting by Nathan Layne and Rami Ayyub; Editing by Lincon Feast

{DAAWO MUQAALKA} Dhaqaalo loo raadinayo Dagaalka ay Dowlada soomaliya kula jirto AS

Khamiis , October -12- 2023-{HMC} Dhaqaalo loo raadinayo Dagaalka ay Dowlada soomaliya kula jirto AS

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWQO SAWIRAQDA} Xasan Sheekh oo kulan ku la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka Qaramada Midoobay

Khamiis , October -12- 2023-{HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Muqdisho kula qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka Qaramada Midoobay {IOM} Amy E. Pope oo dhowaan xilkan loo doortay.

Madaxweynaha oo Agaasimaha ku qaabilay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxa ay kawada hadleen, sidii loo wanaajin lahaa iskaashiga ka dhaxeeya labada dhinac, Isbadalka Cimilada oo ka dhasha Barkaca, Tahriibka iyo kororka cunno yarida.

Agaasimaha Guud oo safarkeedii ugu horreeyey ku maraysa waddamada bariga Africa socdaalkeedana kasoo bilowday dalka Ethiopia, ayaa shalay soo gaartay Magaalada Muqdisho, iyada oo sidoo kale kulamo la yeelatay Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Wasiirka Deegaanka iyo Isbadalka Cimillada.

Hay’adda IOM ayaa hawlo samafal ka sameysa gudaha dalka, iyada si gaar ah gacan uga geysata arrimaha barakacayaasha iyo qaxootigeenna dalka ku soo laabanayaa, kuwaas oo ka yimid dalalka dariska ah.

 

Ciidanka dowladda oo hawgal ka sameeyey deegaano ka tirsan gobolka Sh/ dhexe

Khamiis , October -12- 2023-{HMC} Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ayaa howlgallo ka dhanka ah Al-Shabaab waxa ay ka sameeyeen halka loo yaqaano Ciid-Ciidka oo u dhaw deegaanka Cali Fool dheere ee gobolka Shabeellada dhexe.

Howlgalkaan oo uu hoggaaminyaay Taliyaha Cidanka Dhulka Xoogga dalka Soomaaliyeed G/le sare Dayax Cabdi Cabdulle ayey ciidanku ku baaraayeen dhul hawdka ah, iyadoo halkaasi ay ciidanku ka soo saareen miinooyin.

Deegaanka Ciid-Ciidka ee hawgalka laga sameeyey ayaa dhawaan Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda waxa ay kala wareegeen Al-Shabaab, oo in muddo ah halkaas ka talinayeen.

Howlgalka ayaa weli socda waxayna saraakiisha hoggaamniyasa howlgalka oo uu ugu horeeyo Taliyaha Cidanka Dhulka Xoogga dalka Soomaaliyeed G/le sare Dayax Cabdi Cabdulle oo la hadlay warbaahinta ku hadasha afka dowladda ayaa sheegay in hawgalka baarista uu socda, isaga oo sheegay in la baadigoobaya haraadiga waxyaabaha qarxa oo lagu aasay dhulka howdka ah.