Home Blog Page 327

Madaale “Waxaa nasiib darro ah in ku xigeenka xoghayaha JSP uu ku dhawaaqo Musharraxnimadiisa isaga oo dhinac maray xeerka hoosaadka”?

0

Arbaco 12, Nov 2025 {HMC} Guddoomiyihii hore Gobolka Banaadir ahna Duqii Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa kahor yimid shaacinta musharraxnimada ee Duqa Caasimadda uu isku soo taagay Guddoomiye Xasan Maxamed Xuseen Muungaab.

Yuusuf Madaale ayaa nasiib darro ku tilmaamay in goob olole looga dhawaaqayo uu musharraxa Gobolka Banaadir ee Xisbiga Caddaaladda & Wadajirka ee JSP uu ku dhawaaqay Duqa Muqdisho ee haatan talada haya Dr Xasan Maxamed Xuseen Muungaab.

Waxa uu tilmaamay in nidaamka u yaalla Xisbiga Caddaaladda & Wadajirka (JSP) uu yahay in uu iska dhex doorto musharraxa u tartamaya xilka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Doorashada la filayo in ay dhowaan ka dhacdo Magaalada Muqdisho.

“Waxaa nasiib darro ah in ku xigeenka xoghayaha guud ee Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka JSP in meel Olole uu ka socdo uu ku dhawaaqo Musharraxa Xisbiga JSP ee gobolka Banaadir, Xisbiga waxa uu leeyahay xeer Hoosaad Doorasho oo qofka musharraxa ah ku imaanaya doorasho hoose” ayuu yiri Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale.

Duqii hore ee Muqdisho waxa uu arrin halis ah ku tilmaamay ku dhawaaqista Muungaab maadaama uu sheegay in aan loo dhammayn, kala tagga Xisbiga Caddaaladda iyo wadajirka JSP ayuu shaaciyay in uu qorshahaas qayb ka noqon karo ama uu burburo sida uu hadalka u dhigo.

{DAAWO MUQAALKA} Wararka Ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 12-11-2025

0

Arbaco  12,Nov 2025 {HMC} Wararka Ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka 12-11-2025

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Masuuliyiintii ugu Saameeynta badnaa Villa Soomaaliya oo Shaqo joojin lagu Sameeyay.

0

Arbaco  12,Nov 2025 {HMC} Masuuliyiintii ugu Saameeynta badnaa Villa Soomaaliya oo Shaqo joojin lagu Sameeyay.

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Masuuliyiintii ugu Saameeynta badnaa Villa Soomaaliya oo Shaqo joojin lagu Sameeyay.

0

Arbaco 12, Nov 2025 {HMC} Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay in shaqo joojin kumeel-gaar ah isla marka aanay la caddayn muddada ay socon doonto ku sameeyay saddex mas’uul oo katirsan Villa Somalia.

Xubnahaan ayaa kala ah, Ku xigeenka Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Soomaaliya, Maxamed Amiin Sheekh, Agaasimaha Hab maamuuska Hinda Culusow & Kaaliyaha Madaxweynaha JFS Cabdirisaaq British.

Safarkii ugu dambeeyay ee Madaxweyne Xasan Sheekh uu maalin kahor ku aaday Dalka Aljeeriya waxaa laga reebay xubnahaan oo la sheegay in shaqo joojintaas kumeel-gaarka ah ay saameysay in ay safarka ku wehliyaan Madaxweynaha JFS.

Dhowr arrin ayaa lagu fasiray sababta shaqo joojintaas kumeel-gaarka ah dhalisay iyo waxa dhaliyay in si degdeg ah loo dhaqangeliyo, wararka xooggooda waxa ay sheegayaan in mas’uuliyiintaan ay sababsadeen safarkii kan ka horreeyay oo ay kusoo dareen xubno aanay qayb ka ahayn socdaalka Madaxweynaha.

Waxaa la dhowrayaa haddii shaqo joojintaan kumeel-gaarka ah ay isku baddesho mid rasmi ah iyo in ganaaxa intaas loogu simi doonno mas’uuliyiintaan oo kasoo muuqan jiray safarrada kala duwan ee Madaxweynaha Soomaaliya uu ku tagayay Dalalka Caalamka.

La soco wixii kasoo kordha Hiiraanweyn.net 

Kufsigii ugu badnaa oo ayey la kulmeeyn Haweenka ka qaxay Colaada Suudaan.

0

Arbaco 12, Nov 2025 {HMC} Haween badan oo ka soo barakacay magaalada Al-Fashir ee gobolka Darfur ee dalka Suudaan ayaa sheegay in ay la kulmeen kufsi, dil wadareed iyo sidoo kale carruurtoodii oo ay qaar badan oo kamid ah waayeen, kadib markii magaaladaasi ay gacanta u gashay ciidamada RSF, sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay hay’adda UN Women ee Qaramada Midoobay, oo ay Reuters soo xigatay.

Ciidamada RSF ayaa kadib markii ay qabsadeen magaalada Al-Fashir ee 26-kii Oktoobar si ula kac ah u laayay shacabka magaalada, taas oo qayb ka ah dagaal sokeeye oo u dhexeeya ciidamada Suudaan iyo RSF, kaas oo socday muddo ku dhow laba sano iyo badh. Dadkii ka soo qaxay magaalada ayaa ku warramay in dad rayid ah lagu toogtay waddooyinka iyo in duqeymo diyaaradeed lagu qaaday xaafadaha dadka shacabka ah.

Anna Mutavati, Agaasimaha Gobolka ee UN Women ee Bariga iyo Koonfurta Afrika, ayaa sheegtay in haweenka ka soo baxsaday Al-Fashir ay la kulmeen “argagax aan bani’aadam u dulqaadan karin.” “Waxaa soo kordhaya caddeymo muujinaya in kufsiga si ula kac ah loogu adeegsanayo hub ahaan” ayay tidhi Mutavati.

Waxay intaas raacisay: “Jidhka haweenka wuxuu noqday goob dembi, meel ammaan ahna maanta lagama heloyo Suudaan. Haweenku ma haystaan meel ay ku kulmaan, ay nabad ku yihiin ama ay ka helaan taageero nafsiyeed.”

Warbixinta ayaa tilmaamaysa in in ka badan 11 milyan oo haween iyo gabdho ah ay hadda wajahayaan gaajo iyo amni darro aad u daran gudaha gobolka Darfur. Haween badan ayaa lagu soo warramaya in la kufsado ama la afduubo xilli ay raadinayaan wax ay cunaan, iyadoo qaar ay duurka u tagaan si ay usoo qadhaabsadaan gaajo awgeed.

“Marka haweenku raadsadaan wax ay cunaan, waxay wajahayaan khataro kale oo isugu jira afduub, kufsi iyo tacaddiyo jinsiyeed,” ayay tidhi Mutavati.

Bishan, hay’adaha caalamiga ah ee la socda xaaladda cuntada ayaa ku dhawaaqay in macaluul laga soo sheegayo magaalooyinka Al-Fashir iyo Kadugli, kuwaas oo muddo dheer ku jiray go’doon.

Dhanka kale, madaxa xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in uu ka cabsi qabo in dilal, kufsi iyo tacaddiyo ku saleysan isir-nacayb ay weli ka socdaan gudaha magaalada Al-Fashir.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in in ka badan 82,000 qof ay ka barakaceen Al-Fashir iyo deegaannada ku xeeran tan iyo 26-kii Oktoobar, halka illaa 200,000 qof ay weli ku go’doonsan yihiin gudaha magaalada.

Dagaalka u dhexeeya ciidamada dowladda iyo kuwa RSF ayaa baabi’iyay nolosha malaayiin qof, halka Darfur mar kale isu bedeshay goob ay ka socdaan xasuuq, kufsi iyo tacaddiyo bani’aadamnimo, kuwaas oo dadka dib u soo xusuusinaya dhacdooyinkii murugada lahaa ee sanadkii 2003-dii.

Sargaal Sare oo ka tirsan Daacish oo Lagu dilay Soomaaliya.

0

Arbaco 12, Nov 2025 {HMC} Ciidamada ammaanka Puntland ayaa sheegay inay dileen ninkii muddooyinkii ugu dambeeyay Daacish u qaabilsanaa miinooyinka, kaas oo la sheegay inuu ka dambeeyay dhowr qarax oo lagu dilay saraakiil ciidan.

Ninkan oo lagu sheegay inuu ahaa ajnabi, ayaa lagu toogtay howlgal ay ciidamada ka fuliyeen togga Baallade, kaddib markii ay heleen xog sheegaysa inuu miino dhigay meel u dhow halkaas. Ciidamada oo ku raad joogay ayaa ugu dambeyntii ku guuleystay inay qaarijiyaan.

Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, jeebkiisa waxaa laga helay lacag doollar ah iyo qalab uu ku sameyn jiray miinooyinka. Inkastoo la rumeysan yahay inuu kasoo jeedo dalka Itoobiya, haddana weli si rasmi ah looma xaqiijin dhalashadiisa.

Masuuliyiinta ciidamada ayaa tilmaamay in dilkiisa loogu aarguday saraakiil iyo janano horey ugu dhintay qaraxyo miino oo lagu xiray waddooyinka. Waxay sidoo kale sheegeen in inta badan miinaystayaashii Daacish la dabar gooyay, isla markaana hadda si wanaagsan loo fahmay xeeladahooda.

Dhinaca kale, ciidamada Puntland ayaa shalay howlgal kale oo ay ka sameeyeen isla togga Baallade ku dilay laba xubnood oo kale oo Daacish ah, kuwaas oo ahaa ajnabi kasoo jeeda dalal Afrikaan ah.

Ciidamada ayaa sheegay inay wadaan howlgal ballaaran oo ay ku doonayaan inay gabi ahaanba kaga sifeeyaan firxadka argagixisada qaybaha ay weli ku dhuumanayaan ee togga Baallade.

Trump says he has ‘obligation’ to sue BBC over speech edit

0

Wednesday November 12, 2025 {HMC}  US President Donald Trump has said he has an “obligation” to sue the BBC over the way a section of his speech was edited in a Panorama documentary.

Speaking to Fox News, he said his 6 January 2021 speech had been “butchered” and the way it was presented had “defrauded” viewers.

It is the first time Trump has spoken publicly about the matter since his lawyers wrote to the BBC and said he would sue for $1bn (£759m) in damages unless the corporation issues a retraction, apologises and compensates him.

A spokesperson for the BBC said: “We are reviewing the letter and will respond directly in due course.”

BBC chair Samir Shah has previously apologised for an “error of judgement” over the edit.

Appearing on Fox News’s The Ingraham Angle, the president was asked if he would go ahead with the lawsuit, responding “well I guess I have to, you know, why not, because they defrauded the public, and they’ve admitted it”.

Trump continued: “They actually changed my January 6 speech, which was a beautiful speech, which was a very calming speech, and they made it sound radical.

“And they actually changed it. What they did was rather incredible.”

Asked again if he would proceed with the legal action, he said: “Well I think I have an obligation to do it, because you can’t get people, you can’t allow people to do that.”

The Fox News interview was recorded on Monday, though the section concerning the BBC was not published by Fox News until late on Tuesday evening in the US.

The BBC received the letter from Trump’s lawyers on Sunday. It demands a “full and fair retraction” of the documentary, an apology, and that the BBC “appropriately compensate President Trump for the harm caused”.

It sets a deadline of 22:00 GMT (17:00 EST) on Friday for the corporation to respond.

The BBC has said it will respond in due course.

Source BBC NEWS

Is the US government shutdown over, and why did it happen.?

0

Wednesday November 12, 2025 {HMC}  A deal to reopen the US government has cleared the Senate, bringing the budget stand-off between Republicans and Democrats in Congress closer to an end.

It needs to be approved in the House of Representatives before the current shutdown – the longest on record – will officially be over.

Until then, many – but not all – US government services will still be temporarily suspended, and around 1.4 million federal employees will remain on unpaid leave or continue working without pay.

When will the US government shutdown end?
A new funding bill finally passed the Senate 60-40 on 10 November, after seven Democrats and one independent sided with Republicans to approve the measure.

But it will still take days to reopen the government, even if the budget swiftly clears the House of Representatives and is signed into law by President Donald Trump.

The deal only extends money for the federal government until 30 January, but would fund food aid under the Supplemental Nutrition Assistance Program (SNAP) until September 2026.

It guarantees that all federal workers will receive back-pay, and reverses the shutdown-related layoffs of thousands of federal workers.

“I’ll abide by the deal,” Trump said.

Democrats will get a vote in December on extending healthcare subsidies that are due to expire by the end of the year, a key sticking point, although Republicans offered them this weeks ago.

When will the House vote on the budget?

The funding bill now heads to the Republican-controlled House of Representatives.

The party only has a two-seat majority in the lower chamber so the vote is expected to be close.

Most House Republicans are expected to support the funding bill, but House Democrats are expected to oppose it.

Complicating the path forward, House Republicans have not committed to vote on the healthcare subsidy part of the deal, unlike their Senate counterparts.

“I’m not promising anybody anything,” said Republican House Speaker Mike Johnson.

Why did the US government shut down?

In the US system, both chambers of Congress must approve a spending plan to send to the president to be signed into law.

The Republicans currently control both the House of Representatives and the Senate, but at the end of September, they were seven short of the 60 votes needed to pass an earlier spending bill in the Senate.

That gave the Democrats some negotiating leverage. The party’s main demand was that the bill should include an extension of expiring tax credits that make health insurance cheaper for millions of Americans.

The House was able to pass a temporary funding bill to avoid the shutdown, but it could not clear the Senate amid Democratic resistance.

So on 1 October, the US government shut down for the first time in nearly seven years.

Which government services have stopped, and which have carried on?

Thousands of government employees deemed non-essential have been furloughed – temporarily put on unpaid leave.

But not all aspects of government stop during a shutdown.

Federal law enforcement are expected to operate as usual, Social Security and Medicare cheques are still distributed, and mail is delivered. The Trump administration has so far found money to pay the troops.

Air traffic controllers are also expected to work without pay, but some of them have been calling in sick, leading to many flights being cancelled or delayed.

More than 42 million Americans who rely on SNAP food aid benefits have received only partial payments after the Supreme Court allowed the Trump administration to withhold some funding pending further legal hearings.

While most federal employees are not paid during a shutdown, members of Congress do continue to receive their salary.

How has the shutdown affected the economy?

The impact of government shutdowns on the economy is typically limited and temporary – similar to the disruption caused by a hurricane or major storm.

But it still causes problems. Approvals for loans and permits are delayed and hundreds of millions of dollars in federal contracts are suspended.

Unlike government employees, contractors do not receive back pay once a shutdown ends, and many of them are small businesses without other big clients.

Overall, analysts estimate this shutdown will knock roughly 0.1 to 0.2 percentage points off economic growth for each week that it continues – about $15bn a week.

What happened during previous US government shutdowns?

Shutdowns over budgets are a unique aspect of US politics.

The second-longest ever shutdown dragged on for 35 days, beginning in late 2018 during Trump’s first presidential term.

But these legislative standoffs predate the current president.

There were eight shutdowns during the presidency of Ronald Reagan in the 1980s, though all were relatively brief.

Former Democrat President Bill Clinton had a 21-day shutdown in 1995, while his fellow Democrat Barack Obama had a 16-day shutdown in 2013.

Source BBC NEWS 

Somalia and Algeria sign wide-ranging cooperation agreements covering education, energy, and livestock

0

Wednesday November 12, 2025 {HMC}  Somali President Hassan Sheikh Mohamud and Algerian President Abdulmajid Tabboun on Tuesday witnessed the signing of a series of landmark agreements aimed at deepening bilateral cooperation between the two nations across key sectors including education, energy, livestock, and agriculture.

The agreements, signed by the ministers of Foreign Affairs, Education, Livestock, and Petroleum, establish a strategic partnership that will expand trade, promote agricultural development, and facilitate investment in oil and natural gas.

They also introduce new travel arrangements for Somali diplomatic passport holders, who will now be granted entry visas upon arrival in Algeria.
Officials described the deals as a major step toward strengthening ties between Mogadishu and Algiers, emphasizing the shared commitment to advancing mutual development and reinforcing African solidarity.

President Hassan Sheikh expressed gratitude to the Algerian government and people for their “warm and fraternal welcome,” highlighting Algeria’s long-standing role in defending African interests and supporting friendly nations.

He also thanked President Tabboun for offering 500 scholarships to Somali students, particularly in fields critical to Somalia’s national development such as **agriculture, fisheries, and petroleum studies.

“Algeria’s investment in the education of Somali youth will have a lasting impact on our country’s progress,” President Hassan Sheikh said, describing the scholarships as a symbol of enduring friendship and cooperation.

The Somali leader further praised President Tabboun’s leadership in advancing the African Solidarity and Cooperation Fund, calling it “a visionary initiative that strengthens continental unity and sustainable development.” He said Somalia looks forward to benefiting from the fund as part of its ongoing recovery and reform efforts.

The visit marks a new chapter in Somali-Algerian relations, which both governments have pledged to expand through economic partnerships and joint initiatives aimed at fostering regional stability and prosperity.

Source Hiiraan online 

Duale backs 90-day plan to achieve WHO Maturity Level 3 status.

0

Wednesday November 12, 2025 {HMC} The government says it is committed to attaining World Health Organization Maturity Level 3 status for health product regulation.

Health Cabinet Secretary Aden Duale made the remarks during a strategic meeting with the Board and staff of the National Quality Control Laboratory where they reviewed institutional challenges and agreed on sustainable strategies to strengthen operational capacity and performance.

“I commended the laboratory’s progress and reaffirmed my commitment to strengthening regulatory frameworks and regional collaboration through a focused 90-day sprint towards achieving WHO Maturity Level 3 status,” he said.

During an inspection tour of the laboratory, Duale noted the need to fast-track the calibration, repair and maintenance of six stalled High-Performance Liquid Chromatography machines to enhance efficiency, boost revenue and achieve full operationalisation.

He urged the institution to align with modern healthcare demands by reducing turnaround time to the required 42 days to enhance client confidence.

This milestone will ensure a robust regulatory framework for medical products, expand access to quality-assured medicines, support local pharmaceutical manufacturing, bolster pandemic preparedness and advance Universal Health Coverage (UHC).

Source Capital FM